Faahfaahin: marka aan leeyahay 99.9% waa islaam 0.1 soo haadhay macnaheedu waxa weeyi dadka ajaanibka ee aan haysan diinta ee ku nool magaalada! 3:50
@Ahmedabdullahimohamud788 Жыл бұрын
Balse tirikoobka dadka sidaa usheegteen ma,aha igu yaraan 4 million ayaa ku nool
@somclips. Жыл бұрын
Zxp xog cajiib ah baad diyaarisay lkiin wax badan ayaa khaldan 1-wakhtiga la qoray farta soomaaliga 1972 maahan 1975 ❤❤❤ Thankz
@dagandaacad5812 Жыл бұрын
@@somclips. 1972 saxiix waayo manhajkeenna qaranka ayey ku qoran thy
@zamzam5255 Жыл бұрын
ILLAAHEEY NABAAD HSKZ DHIIGO SOMALIA OO DHAAN XAMAAR DHIIBKA HEESTO WAXAA WAAYEE MASIIBOYIIN BADAAN AAY SOO MARTEY ILAA IYO HADAANA KU JIIRTO MASAKIIN OO LAGU DIILO ANAA KA AWOOD BADAAN IYO DHAACA QUFSIIGA OO WAALII KA DHAMAAN WAA MRESHA KALIIYA EE SOMALIA NIIN GURIIGIISA UU SOO NOQDEEY QAAXII KA DIIB MARKU UU IMAADEY GURIGIISII REERO HEESTEEY AYAA NIINKII DIILEEY KUNA DHAAX DUUGEEY
@AbdiWaxid-q2b Жыл бұрын
0.1 xitaa madhamo soo marka Sidaa Inaa Dhahdo waa laga fiicnaa
@cirjiidh77 Жыл бұрын
Wall sax maaha tirada ku nool muqdisho 2.6 M tirada saxdaa waa 6.5M ama 7 M Dadkii ku noolaa gobolada somaliya oo dhan muqdisho ayey soo degeen
@someonesomewhere4344 Жыл бұрын
Inta la hubo oo tirakoobsan ayuu shegaya
@aminahmed8573 Жыл бұрын
Cid soo degtay ma jirto aan Hawiye ahayn, hawiyaa iskusoo guray oo maamuladoodii hirshabele iyo galmudug aanay awood lahayn. Dadka kale waa qof qof
@beryalex1798 Жыл бұрын
10 Million kama yara dadka ku dhaqan , Magaladaan Cadow Badan leedahay Dadkoodana waa dad dun wanaagsan Allah u barakeeyo...
@apdiyoul Жыл бұрын
Ninku ma ka daacad pa hadda😂💔 mise garasho la’aan pay ka tahyy c’z macquul maaha waxa u kaso hadlayy tariiqda bulshadeda hadana tiradoda ma garanyO😂💔 I can’t believe that marka information kan u ka hadlayyO maaha wax u isaga diyaariyy allow sahal… Een yann ka ilawin waxd tahy qofkii igu horayy een arko ee u fiirsada piontiga 👍🏻
@aestheticmoods4257 Жыл бұрын
Mash Allah. Waa video si fiican loosoo habeeyey. Thank you brother
@sahrasahra7492 Жыл бұрын
muqadisho magaladayadi iyo dadakayagi ale ha idi xafiido farom haragisa inasha allha waxana rajinaya dadakayaga somaliyed iyo dalakayaga oo midisan inan aragano inasha allha 🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏👏🤗❤🤍💚💥💥💥💥👏🏾👏🏾👏🏾🇩🇯🧑✈️🧑✈️🧑✈️🫂🫂🫂💯💯💯
@abdallahbashir7309 Жыл бұрын
I proud to be a Somali 🇸🇴 🇸🇴 Mogadishu is our National Capital City. 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
Muqdisho magaalada samirka iyo dulqaadka Alle hibo usiiyey ciribsan ❤❤❤❤❤❤❤
@sagalabdinasir7812 Жыл бұрын
Masha Allah
@fadumoabdi5595 Жыл бұрын
Mashallah mohamed badari dalka iyo dadka aay kuu baahan Welcome youtube waxa tahay nin ku fiican wariye oo leh cod wanagsan waan u baahanahay dhalinyaro ka sheekeyso taariikhda dalkeen soomaaliya
@sahruja5777 Жыл бұрын
Xamarey illaahow kunabadyeel ❤❤❤
@xakimacumaradancumar8049 Жыл бұрын
Mahadsanid maxamad Muqdisho inta badan dhibka ku Dhacaa la buunbuniya lakin Quruxdedii ayaad soo gudbisay iyo Tarikhdeda soo jirenkaa 1919 dawladii dhexe magaladoo gubanaysa igu danbaysay lakiin run ahantii wan ku farxay siday u baladhatay iyo dadkiyo faraxsan iyo masajidada aad ka u quruxda badan ee la dhex mushaxayo ilahay nabada hawgu wado iyada iyo dhamaan melay somaliyi jogtaba❤ ❤
@askarjr7993 Жыл бұрын
Allah haku xafido walaal boqolaal wax tabiya dhanka wanagsan sidaada oo kale ayaa u baahanahay🎉
@YusufAli-vg8vd Жыл бұрын
Mansha’allah somali dhaled allaha ku xafido walal hore u soco
@warsamediiriye3743 Жыл бұрын
Inan yar oo wanaagsan ayaa tahay, waan ku dhshay Mogadishu kuna barbaaray inkasta oo aan hada NAIROBI daganahay waan tagaa mar walba
allow nabad nooga dhig mogadsho waalow ay hada nabad inoo tahay qaraxyadii iyo tuugadii way inaga yaradeen alhamdulilah
@Abdiwahab8 Жыл бұрын
Warfiicaan oo aad o qiimo leh ayaad soo jeedisay..- Keep up the good work. 👍🏾😎 RAGEEDI.. VIVA SOMALI, VIVA DDSI. ONE LOVE
@mohanzfx Жыл бұрын
masha allh muqaal aad u wanagsan waYe waan ku farxay dawaashadiisa xaqiiqdi fadlan so badiya muqaaalada somalia garahaan wax yabaha qadiimiga ah tariikh ahaan sida waxyabahi hore somalida isticmaali jirtay nolashii hore iyo tan hadda thnk you 🎊🇸🇴🫡
@mohanzfx Жыл бұрын
isku day inaad muqaalo qurxoon kaso sameso iyo tarikha gobolada somalia dhamaantood waa muqaalo xiiso badan dad badana ay ku farxi doonaan insha allah🎊🇸🇴🇸🇴
@cabdiqanifanka529 Жыл бұрын
Amaanta iyo sawirka wanaagsan aad ka soo gudbisay darteed sxb kaala noqday page kaan
@bongasasa3895 Жыл бұрын
Dengeroos waaye! Zoobe still gives madax xanuun!
@amaarrasheed2523 Жыл бұрын
Bro qaabka aad u soo diyaarisay,u duubtay iyo editing ka Waa top notch 👌waqti baa kaa galay soo diyaarintiisa. horumar fiican kuu rajaynayaa bro.
Waa run waa la buubuuniyaa khatarta muqdisho balse come on aynu wada qirno in ay khatar amni oo sareesaa ka jidho muqdisho. Meel aanad garaneen guriga markad ka baxdo ma askari ayaa xabbad kugu dhufan ama qarax in meel shaax aad ka cabayso lagaa dul keeno. Ilaahay haka dul qaado e
@MohamedAli-s9y8n Жыл бұрын
Mugadisho is more safer than Nairobi & Addis Ababa.
@abukarmaxamed5376 Жыл бұрын
Wadooyinka muqdisho waa ciriiri sax maahan dhinaca wadooyinka
@aminhousein2178 Жыл бұрын
Well done brother🎉
@hassandj133 Жыл бұрын
It could have been way better if you add subtitles.. but anyways thanks
@hiisgutale2587 Жыл бұрын
wallal waad qaldantahay somalida muqdisho ha jogaan ama meelkale hajoogani waa muslim 100% waana khalad imaan tirahdo 90.9 taas micnaheedo waa in kumanaan gaalo ah kamid yahiin somali taasna waa khalad 1000 qof oo gaalaa oo ridowda xataa hadeeyjiraan mahan wax lasheegi karayo
@gaarane4883 Жыл бұрын
Mogadishu ma galbeedka Somalia ku taalaa ku laabo meeshaas Mogadishu koonfur bari dhacdaa badweeynta Hindiya saarantahy .
@omarabdullahi5297 Жыл бұрын
M.a horey usoco
@mrzaki9745 Жыл бұрын
brother write your title video muqdishu in english so that it reach more people
@ONEZONE99 Жыл бұрын
Camera, hadalka , sifiican looga soo shaqeeyay waxaa ka dhiman luqadaha kale in lagu tujimo si xaqiiqda ay u ogaadaan👌
@Maaliki133 Жыл бұрын
Alle ha iga wado tan meel ma ahane mustaqbal xuma kugu dileysa hadii adan garab heysan believe me wan ku dhashay wana ku qaan garay 😢 kuma jasarin balse you need shoulder shaqo la’aan bahsan baa ka jirta
Waxan ahay dadka jecel tariikhaha hadana igu horaysa wiilkan wana ka helay sidu uso gudbinyo ❤hore usoco wll
@fardovzadahirali Жыл бұрын
Afka somaliga waxa loqoray 1972di bro
@ummuisra6721 Жыл бұрын
Xasan dhiiqaa soo celiyey jaadka ee iska qabta
@Allsportshighlights1600 Жыл бұрын
1972 ayaa la qorey af Somaliga
@abdullahiabdi2402 Жыл бұрын
TALAYANI MABA LAGAGA HADLO WAXA KABADAN INTA English iyo Arabiga ku hadasho you can rarely see someone speaking Italian of course we do have some Italian words in our language
Somalia is not the most dangerous place we are safe then money countries
@halyeeyada7812 Жыл бұрын
It was but not now
@MrSheikh778 Жыл бұрын
waad ku qaldan tahay mageecnta magaalada Muqdisho, magacu waa af Somali waana labo eray oo laysku daray waxuuna tilmaamayaa waxa ay caan ku tahay magaalada erayga waa Muuq iyo disho muuqa ayeey dishaa, waxna looyiri waa waa meel boor iyo kuleel iyo hawdeeda oo cusbada ku badan tahay u fiirso qofka dibada ka yimaado isbuuca uga horeeya wuu dhalaalayaa isbuuc kadib muuqiisa waa uu is badalaya marka erayga Muqdisho waaba iska af Somali dadka Somaliyeed ma fahmaan meelo kale ayeey ula boodayaan
@ibraahimyuusuf9210 Жыл бұрын
Waa MUQDISHO maaha muuq disho😅😅
@ibraahimyuusuf9210 Жыл бұрын
Mida kale dhulka somaaliyeed 90% waa caro cad iyo boor marka haka dhigin magaalada Muqdisho iney kaga duwantahay magaalooyinka kale
@MrSheikh778 Жыл бұрын
@@ibraahimyuusuf9210 muq disho, ama shaqal dheer ka dhig ama shaqal gaab Muq maxaad u taqaan dhisho maxaad u taqaan
@MrSheikh778 Жыл бұрын
@@ibraahimyuusuf9210 Xamar kuma sii jirto cusbadana hawadeeda way ku badan tahay baabuurta horay ayeey ka daxalaysanayaan soo ma arag hadii aad Dayniile degan tahay ama maalmo soo joogto midabkaaga wuu is badalayaa waa hubaal, magacan waxaa bixiyey waagii hore dadka daafaha Xamar dagan markay Xamar xoolo keen sadaan gadiido waxay ku qaadan jirtay ilaa isbuuc, waxayna dhihi jireen muqdishadii miyaad u socotaa ama katimid Xamar waxaa iskuugu darsan kuleel iyo hawdeeda oo cusbada ku badan tahay, magacana waa af Somali cid aniga iga dambeysa ha waydiin
@MrSheikh778 Жыл бұрын
@@ibraahimyuusuf9210 Xamar anaa ku dhashay una dhashay cid iga jecel inay jirto ma u malaynayo, magac bixinta ayaan ka hadlaynay ee nacay ha aqaadan
@hackerboy4498 Жыл бұрын
We Somalis are 100% Muslims Alhamdulillah 🤲, Correction; Mogadishu is the city of patience not patient.
Dadka kunool Muqdishu waa 3.8Milion ila 4.m Lasoco walal
@musadaqsalaadcalimusadaqsa3717 Жыл бұрын
4.5 m waaye dadka ku nool
@gan_news Жыл бұрын
Kkkkkkkkk subxaanallaah kkkkkkkkkklll
@Axmad_moxamad Жыл бұрын
yaab! 100 ki qof oo somali ah 1 qof oo gaal ah miya ku jira..............wll hadalkaga ka fiirso wax gaalo ah naguma dhexjirto anaga. hadi aad adi meel ku ogayn.🤯
@genmejor8451 Жыл бұрын
adeero 100% muslim nahay
@abdirizaakmohamed5050 Жыл бұрын
Sxb taariikhaha iska sax 1972 la qoray Somaliga
@7FYI Жыл бұрын
صوماليا هانولاتو🫡🇸🇴
@mohamedhussein1073 Жыл бұрын
Waabeen waa xerox mooriyaan xamar😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@hanadmacaane9394 Жыл бұрын
Asc. Boqolkiiba boqol waa muslim somaliweyn gaal malaha inkastoo Somaliland eey ayaamahaan wax laga'sheeg'sheegaayo. Ee ha'dhihin boqolkiiba 99 waa muslim hadaadan ka'wadin waxa laga'sheegaayo Somaliland xasbunaa'llaah wanicmal wakiil.
@yousofabdalla-ok3ws Жыл бұрын
Magaalada Muqdisho hada waxan dhihi lahaa magaaladi maxaa iga galay meelaha qaar qashinka ayeey dhinac deganyahiin illaa cidwalba Gurigeeda booskooda eeysan ku daadin qashinka Xaafadahooda ha sameeustaan meo qashinka lagu sii farsameeyo Dhalinyarada waa ineey Nadiifsadaan dalkooda somalida waxa la yiraahdaa dhalinyarada mujtamaca Soomaaliya u badan Ha u kacaan Dalkooda iyagoo wada jir ah oo hal hadaf leh Muqdisho oo nabad iyo nadafadleh nadaafa minal. Iimaan
@quranicverse100 Жыл бұрын
Sxb waad ku mahadsan barnaamijkaan quruxda badan ee dhanka wanaagsan ka fiirisay Taariikhda la qoray farta Af-soomaaliga, hadii aan khaldanayn waa 1972
@nasrudinanasdigale307 Жыл бұрын
sxb wa 1973 ila 1974
@abdifataahmohamedhussein9427 Жыл бұрын
99.9 % waa muslim tolow wa ayo 1% christian ka ee muqdisho dagen 😂