Ala abyoy alabtan waa i anface inte kahela jirka kale caata ka ahay lkn tii calol ehedkkk😂😢
@ikranabdulahi2758Күн бұрын
Masha allah abyo ❤❤❤❤
@Nimcoali-fv1njКүн бұрын
Mnsh allha ❤🎉❤
@SafaMaxamed-gp9snКүн бұрын
abayo mad iso jawaabtid gabadh 10jir ah nojoogto xarfaha qaar makuhawaqi karto wll ma xanuunba mise wa iska cadi😢😢❤❤
@nasriinofficialКүн бұрын
Ok
@SafaMaxamed-gp9snКүн бұрын
@nasriinofficial haye abayo
@umuaxmed5402Күн бұрын
Nasrin abyo chnlka waxad kuso dartaa dhiraglin malmaha qar wayo skin cRe,wanga dhista iyo rotin lkn dhiraglin ,dhaqlaha waxyabahs kuso dar abyo waa intasuu kufcnada wa igatalo abyo hadey ku anfaceyso bal fiiri shukrn
@amalabdirahman3989Күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@ShaafiaIsmailКүн бұрын
Nasriiney wiilkayga 2.5bil jira mupaarak way isleegyin mala alle hayno daayo
@sacdiyoxaaji1271Күн бұрын
War alle ka baqa ilmo iyo hooya dood oo nool hakala wadinina mida kale adin kana gab dhoow adigaa ilmaha dhala kor so hadaa tiraahdo biil keen waalagaa wadan qof aan alle kabaqeen waxbo ha weeydiin ilaah baa or irzaaqada bixiyee
@FatumoAli1Күн бұрын
Masha Allah❤❤
@hawaartanhusein7618Күн бұрын
❤ماشاء الله تبارك الله الله يحفظكم يارب ❤دائما وابدا ❤
@DekaAbdi-m9iКүн бұрын
Salanta waka qaaday nasriney manta ana uhoreyo
@nasriinofficialКүн бұрын
❤️❤️🙏🙏🫂🫂🥰
@yasminshazma8108Күн бұрын
Asc walasheey qaali libaaxad dumarka iinoolaaw waligaa hooray usoco waan kutaageeraa wiligeey by inshaa allah
@nasriinofficialКүн бұрын
🫂🫂🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️
@hamdamohamud14Күн бұрын
Asc abyo hope you doing well, waxaan oranlahaa hooyo walba oo kunool wadamada gaalada oo ilmahaysata Wadankeedii hakulaabato ama ha aado wadamada muslimiinta waayoo anigu waxaan kunoolahay wadanka canada waana wadan gaalo saad ogtahay most of mothers don’t have their children some are in the jails some are gangs some are in drugs .
@ubaxmacoowКүн бұрын
Asc abaayo waxa tahay Baari ilahey ha kubarakeeyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 😊😊😊😊😊😊
@abdibarre7520Күн бұрын
❤❤❤❤❤
@abdibarre7520Күн бұрын
Masha allah❤❤❤
@maryanyousuf8160Күн бұрын
Bi'idinillah allow naga aqbal rabiyow so saqir adaa awoodada sareysaye ya allah
@rayaanrayaanilla4894Күн бұрын
In sha allah weyka guuleysan xaqeedana allaha usoo ifin oo cadoowga kaqaban ya allah adaa awood badane ehe raxmanow cadwga ugahiili gabadha masakintaee xaqeedi la duudsiye ya allah 😢
@rayaanrayaanilla4894Күн бұрын
In sha allah weyka guuleysan xaqeedana allaha usoo ifin oo cadoowga kaqaban ya allah adaa awood badane ehe raxmanow cadwga ugahiili gabadha masakintaee xaqeedi la duudsiye ya allah 😢
@najmahassan8107Күн бұрын
Caruur badan inay isku dhasho maahayn waayo nin hagaagsan ma qabo
@laylamohamed1144Күн бұрын
Subxallah illahaw adaa awood badan uga hiili ugana badbaadi
@zeitunadan2 күн бұрын
Subxaanallah is so sad, walahi Hooyadaas na qalbigeda ilaahey ha u qaboojiyo Allahumma Ameeen yaraabi
@zamzam52552 күн бұрын
WAANKA DHEERAHEEY ILLAAHEEY HAA UU SOO CEWLIIYO IYAAGO CAAFIIMAAD QAABO
@shukriabdullahi42312 күн бұрын
Allaha u soo celiyo abayo caruurteeda
@SumayoAhmed-j3z2 күн бұрын
Abyo ilhy nolosha haku qurxiyo
@SumayoAhmed-j3z2 күн бұрын
Sheekada noodhamee
@umu-Akram2 күн бұрын
Ilahey ha ugu so celiiyo walhi waa xanuun anigana ilahey ha noga xafiido 😭
@SafaMaxamed-gp9sn2 күн бұрын
wll alle haugargaro wll nasriin gabafh 10jir ah nojoogto xarfaha qaar makarto (j k q ق ( ك جwll intaas oo xaraf maku dhawaqi karto wll marka bal hal isheeg ma xanuunba mise wa iska cadi 😢😢❤❤
@Xalimo4212 күн бұрын
Wa xanuun walahi😭Ilaahey waxba ma dhibayaan,Wu awooda inu Diintiisa jeclaado oo uu Hooyadiis macaan u soo noqdo.Insha'Allah wax walba qeyr ay noqon doonan. Hooyadaas na Qalbigeda Ilaah ha u qaboojiyo.Waxan wa Aduunyo imtixaan loo yimid.Ilaahey balaayo kasta ha naga xijaabo Dhamaanten.Aamiin.
@rahmoahmed67562 күн бұрын
Subxanallah ilaahow ugargaar somalia dowlad kama jirto
@umuaxmed54022 күн бұрын
Horta ilmha laqato maxey hooyo lee u oydaa away nimnkii dhalay waayab wlhi allow ragena xaqa tus inta xun
@IsmailA-b2g2 күн бұрын
Faarax kii xanunsado kii la qaato kii xumaado isagu ma dhalin wixi xldaadu wngsantahay buu shalay
@umuaxmed54022 күн бұрын
@IsmailA-b2g marka ma sasaa masuliyada rabi udortay ayaga
@IsmailA-b2g2 күн бұрын
@@umuaxmed5402 ilahay xaqa ha tuso
@FatumoAli12 күн бұрын
subxanallah illahow ugo so celi adiga weyn wlhi waa xanuun
@CawoXasan-e8p2 күн бұрын
Ha niyad jabin abaayo keep going❤
@Far.xiya_2 күн бұрын
Ya Allah illahayow uga so celi oo qalbiga u qabooji yaa rabi ❤❤❤❤❤
@faadumocabdiqaadir91402 күн бұрын
بحق لاإله إلا الله أسأل الله العظيم رب العرش العظيم أن يرجع لها إنها سالم آمن معتز بدينه الإسلام سرجع إن شاء الله وسيكون عالم من علماء الإسلام العظماء إن شاء الله
Exercise xafada ku sameya alxm hadana challenge gan manta arke alhamdulilah wana sameyey day 1❤30/12/2024 insha allah after 15 days natijada halkan kuso qori Insha allah.😊
@AminaIbrahim-u8d2 күн бұрын
Abayo dharma badan iska dhaaf please ❤
@FatumoAli13 күн бұрын
Masha Allah❤
@ikranabdulahi27583 күн бұрын
Masha allah abyo ❤❤❤
@xamdicaday71633 күн бұрын
ManshA ALLAH
@HaniCabdi-g7s3 күн бұрын
Waaw ❤❤❤
@sabariinnuuraxmed88983 күн бұрын
Masha allah❤❤
@SafaMaxamed-gp9sn3 күн бұрын
nasriiney abayo waxa nojoogto gabadh 10 jir ah wll xarfaha qaar ku madhawaqi karto ( qkj ق ك ج ) abayo maxa sabab u ah insha allah wan kusugaya 😢😢😊❤❤