Alxamdulillah waalo soo celiyey isla markiiba Waalidkaan
@Edebsan2022Sidii-hooyaded28 күн бұрын
Xaquuqal insaaan mayaqaanaan ee umada shartooda allah kaqabto Dadka duqowshada waa kuwa uguxun ee dadka kudira iyo kuwa xuno cunsirinimo katahay iyo jinsi nacayb allow umadaadavu gargaar 😢😢
@faizamohamedabdi284728 күн бұрын
Wallahi beentaada ma aha duqooshiinkaa oogudaran mid dagan qeebtakle ayaa saay indhaha noogugubijirtay maalinkii dabe kulahaa muslimka dad fiican ma aha sabab aandhahnay waxytire xijaabka mxy uxirtaan xataa gabdhahaadan yaryar malaiskuqasbaa xijaabka maye waxaandhahnay waa waajib alle na amray ee adigu mxaadlaqaawantahay maankudhahay mxd iiweydiini xijaabkeyga inaay qososhay raalinoqo kulahaa marka dadka muslim nimadaa dhibi qofki jileec kadareemaan ama inuu luuqada aqaanina qalaas waay udhamaatay Allah hanaga badbaadiyo shartooda🤲🤲🤲🤲
@munahussein-rv3zs28 күн бұрын
Ilahay shartooda ha naga hayo subxanalah 😢
@fayzabarkhadcisman993728 күн бұрын
Allah usoceliyo ayago nabada amiin amiin yaa Allah ❤❤❤❤
@farhiyaabdullahi668128 күн бұрын
Waa Sweden waxaan aheen ilmo qadasho aheen maba yaqaanan insha Allah waaye ka shaley doonona carab waaye arsandoonta bslan waaye 🥲
@lulmohamed18128 күн бұрын
Allah ha u soocesho ilmahooda
@NimcoDiirie28 күн бұрын
Allahayow ubadka noo xafid ya rabi
@faadumoali11728 күн бұрын
Allaha usoceliyo ayago nabada
@Jawhara11223 күн бұрын
Waxwalba oo sharleh Allaha naga xijaabo
@Xamdicabdiwali-k3d28 күн бұрын
Abayo intiina qurbaha jiro alle haidin amansado
@NajmoMohamed-lv2zm26 күн бұрын
Ilmaha markii lapaato xagee lageeya horta 😢
@FatumoAli128 күн бұрын
Subxanallah
@fayzabarkhadcisman993728 күн бұрын
Allahaa haa naxafido amiin amiin yaa Allah ❤❤❤❤
@sirathalane525928 күн бұрын
Wlh waruntaa duqoshink maficano because xitaa teaches old teachers be careful
@fadimoabdirahman912528 күн бұрын
Ilahey dhibatadoda hana dhafiyo Ilahey ayaba no shegey yahud iyo nasara iney na jecel wax kasto hadi sameyno dugoshinka nagaha waa balayoyin
@Farxadiyoguul28 күн бұрын
Yurubta meel ma ahan ilmahana xuquuq kuma lahan. Fiiirso documentary badan ayaa laga sameeyey iyaga oo gaalo ilmohooda xoog oga qaadanaya wax eey ku qaadteena la garanayn.
@hafsaibrahimhassan28 күн бұрын
Alaa aniga ayaa duquushin la dagan ilahayow shartooda Naga xijaab
@aaminaibraahim356428 күн бұрын
Subxallh
@nasramohamud254929 күн бұрын
Maxa lagu daceeyey
@ekramabdirahman374628 күн бұрын
Waxaa laga yaaba inay dhibsadeen ilmaha dhaq dhaqaaqoda.
@Xalimo42128 күн бұрын
Walahi Gaalada muslim ma jecla😭😭Qosol been ah ayan ku arkay Xasbun Allaah wanicmal wakiilan.Waxyaalo badan an arkay inaan nala jecleeyn.Maskiin Allaa umaqane Ilaahey ha badbaadiyo intii la xasday.Qofwalba Dalkiisa iyo Dadkiiso nabada aya u fiican inuu ku noolado la noolado.Allahu Akbar.
@Awoqali-c1y28 күн бұрын
Sheekada ayan ku xasuste nag ayaa malin igu tidhi inantadu game ha ila ciyarto guriga ha ila joogto kdib wan udiday wlhy markay iga soo hor baxdo wajiga siday ka dhigto hhhh ma aniga ujoojiyaba kusoco ureyso 😂😂😂
@mudanmohamed28 күн бұрын
si fcn ayaad sameysey Wajigeeda ha cunto Xitaa naagahan waa fadaro caruur laguma Aamini karo sidoo kalena in eyna Kuba soo galin ayaa fcn meesheeda kaa joogto Sharkeeda Allaha ku mooso
@Awoqali-c1y28 күн бұрын
@mudanmohamed aaamin wll Waa run gurigooda lama galo adna gurigaga yey kusoo galinba weyn qofkan iska soo hor baxno bas wan isasalana jarka uun gurigooda ma galo 4 sano ayan jooga qurbe walee wan iska ilaliya xita somali aya ku jirta guriga uma galo danteyda uunban ka racda wayo hada dadku aad ayey uxumaden illahay hainaga ilaliyo wixi sharwadaba
@Xalimo42128 күн бұрын
Aamin ma jiro,Aloow na amaano yeel.
@Awoqali-c1y28 күн бұрын
@Xalimo421 aamin wll
@Geedkaas28 күн бұрын
😢😢😢
@umuaxmed540228 күн бұрын
Dadkaan xasidiinta ah angaa radsany wana caqlixumo in loo tahriibo nolol aduun lee lo aday qurbaha maxa idinkaba ayo wadamada muslinka ina kuqancdan oo alle mooye adane kugu heysan alhu akbr nolol adunyo jcl lee dhibkan lomarayaa
@MaryanMaxamed-k6j28 күн бұрын
Waa waxaan africa ujoogo waxaasi
@NasroXidig128 күн бұрын
Africa aa xor ku ahay Africa meel ogama socdo
@Nimcoali-fv1nj28 күн бұрын
Abyo mcnto video ku so dir snchat please ka so hdl no turjiman deutsch waye waa ku cusub ahye hal bila joga mcnto germany
@mudanmohamed28 күн бұрын
Sweden waaye Walaal Alxamdulillah waana loo soo celiyey ilmaha Walidkood
@fadimoabdirahman912528 күн бұрын
Alxamdulilah khayr waye hadii lo so ciliyey@@mudanmohamed
@bilanaxmed311928 күн бұрын
Inagaa dhulkodii ku donanay hadaynu muslim nahay
@Shariifo-ug4nn28 күн бұрын
Maxaa kugudhacay abaayo
@amira143828 күн бұрын
xaququl insan majiro hadu jiro ilmaha reer gaza lama xasuqeyn oo ilmaha calamka dhan ma firsaden ilahey ha no gar garo ilmaha musliminta rabi ha ilalsho duqoshinka leba ugu daran uguna xun waxeyba kugu bilabayan waba yartahy waa maxey ilmahan badan aad wadatid madaxa ma ku xanunayo miya ani waxaba igu darned marku duqdariskeyga idhahay. xijabkan maxa uwadata iska dhig wad qurxontahy ha is caburin nolosha waa free 😂
@wardaomarenchardi125528 күн бұрын
Asc wll iniga aya gabdhaha so dhibayo wayo waxad ledahin nolol fican aya hu jirna lakin waxa fican ina runta usheegtin