Yaa gadhi gadhikara habar awal 24 sano xilka haynay
@MustafeAhmed-po3uo23 минут бұрын
Habar awal 24 xilka haysay
@hargiesa_gira27 минут бұрын
caaqil cusmaan,adeerkaas wuu saxsanyahay 100%. cududa mideeya tolkaygow,hantideena meel adag ku hubsada. deegaanadeena ka saara doofaarada cadawgaa. waa nalaga wada fariidsanyahay hadaan nahay habar awal. reer boorama guryaha kama kireeyaan reer Somaliland ,waxay ka kireeyaan ajnabiga kaliya,anagaa tagnay oo soo aragnay. dumar isaaq ah oo dalka dibadiisa kayimid iyo dumar somalia kasoo cheeda oo caruur dhaqan celis u keenay boorama oo gurya raadis isu raacay oo dibadaha ka yimid, baa intuu ninka gadabuursy sidaas u eegay dumarkii,buu wuxuu ka kireeyay gurigiisa tii somalia kasoo cheeday!! isagoo waliba kusoo dhowaynaya "marty wacan baad tihiin ee soo dhowaada!" farxad bay la kala balaadhatay tii somalia kasoo cheeday. wuxuu noo sheegay mar damboon waydiinay sababtuu sidaas u samaynayaa: dadka ajnabiga ah guriga ma haleeyaan,mana rabno cidkale oo Somaliland kasoocheeda inay nagu dhex bataancaruurtana naga dilaan.oo dhulka nalaga qaado,doorasho markay noqotana marabno in dadkayaga laka dhaqo maskaxda!!!! oo "brain wash" laagu sameeyo. dumarkii reer somalia ahaa way farxeen,waxaan ogahay hawiyaha iyo daarood iyo raxan waynta kusii qulqulaya boorama ,hadii xittaa ictiraafku yimaado,iska daa dagaaldhacee "inaysan boorama gogol u ool!" wax yar haduu dhaco itoobiya bay ku yaacaan oy habeen madaw guuraan! hantidana way ka yaacaan. waliba reer somalia waa dad dagaal iyo hoog u bartay khibradna u leh. waxay sameeyaan,"si fiican intan u akrista" waxay sameeyaan,tii Hargaysa ayaan dhow ka dhacday ma xasuusataan? in suuqa lagu yaacay oo dadka aan u dhalan ay suuwa ku yaaceen! inta la yiry boorama baa qoys lagu dilay "waa ayaantii bariga Somaliland uu dagalku ka bilaabnay" oo dhulbahante iyo daarood iyo huwwanta lala dagaalamayay". suuqa Hargaysa iyo midka boorama kuyaal bay hawiye iyo daaroodku ku yaaceen,waxay iibsadeen ruugaga guryaha la dhigo eewaawayn,iyo saliido,iyo raashinka dhigma sida bariiska,baastada,subaga,bustayaasha. darmo caw ah,daahyo,gambadho,girgirooyin,dogsuud waywayn. waxaad isleedahay maxay ku falayaan alaab gury!!!? anaa kuu sheegayee bal dhagayso. markay meesha ay u guurayaan ay gaadhaan bay dib u iibiyaan. dariiqa markay shufto ku hesho , dee shuftadu lacag iyo dahab iyo wax khafiifa bay dhacaan eeruugag waawayn meel ay ku qaataan mabay diyaarsan. oo isma laha dad naftooda lacararaya baa alaab gury oo culculus lasoo yaacay! hadhow bay waxaa gury kabuuciyaan.markay sifiican u dagaan bay dib u iibiyaan.lacagtii ka gashay iyo mid kabadan bay ka helaan!!! sow aqly maaha ilaahay baan idinku dhaarshee! xirfado badan bay qax iyo dagaalba u leeyihiin,dadka kale kamaqan. habar awal siwalba waa nalooga diyaarsanyahay.al baqaratul daaxika toos oodeegaankaaga difaac. waxbba kaama galin Somaliland.
@banadir503245 минут бұрын
Hadalku wuxuu dhanyahay inaadeero kuwan waxaa ka sii xun kuwa lugta inoo qabtay waa habarjeclo ee caydha ah ee tuugta ah horta ku waa ku horeeya kadib ciidagale oon inala mustawe ahayn ciro iyo tiim kiisu way qaxi
@hargiesa_giraСағат бұрын
Hargaysa magacu siduu ugu baxay aynu dib ubu noqono bal! Hargaysa waxay ahayd suuq wayn oo ninkii hanty leh ayuunbaa hargaha ku iibinchiray. Hargaysa oy nuux ismaxiil iskaleeyihiin ,magacuna kugu baxay ,ninka hantida haysta ayuunbaa hargaha ku iibinchirayHargaysa,waa kee? waa sacad muuse. anigoo sacad muuse jilib kamida ah ,maan dagichirin Hargaysa umana dhicichirin ee dulaydka Hargaysa oo baadiyaha ah baan dagichiray.markaan hargaha rabo inaan iibiyo baan Hargaysa aadichiray. hada waa anoo sacad muuse jilib kamida ahoo hantiilaa!,waxaabad sheegaysaa ciidagale oo marty ku ah Hargaysa!!! laakiin nuux ismaaciilku way siixanchireen ama way u u dhicichireen Hargaysa ,waayo? iyagaa iska leh Hargaysa. markay fiidka noqoto koob sufur ah iyo mulqacad bay isku qaraacichireen nuux ismaaciil oy orochireen :nimaan nuux ismaaciil ahayn uma hoyankaro Hargaysa! waana runtood. anagoo sacad muuse waanu ku xusmaynchirnay qofba meeshuu leeyahay. hadana ,wuxuu wiilkan adeer u ahay uu leeyahay dee waa uun waxaan leeyay waan ka difaacayaa. waanan ku garb galayaa inaan laga qaadin dhulkiisa. ninka hantida leh baa suuqaas wayn ee hargaha la gaychiray la aadichiray.waana sacad muuse oo kaliya. barigaa ciidagale meesha muxuu ka ahaa!faqiir faqiir surwaykiisu uu dabada ka cheexanyahay oy dabayshu dabadiisa marayso buu ahaa najaaska xuny. ma shaqayste xaasida. sidii shalay la kala ahaa ayuunbaa maaantana la kala yahay. kii shalay qaniga,hantida leh ahaa,oo xaqa ilahayna ka bixinchiray,maantana waa sidii. kii shalay faqiir,gaachaa,agagas ,dugaag ahaana dee maantanawaa sidii. ee maxaa isbadalay?waxna dee. garxachis oo dhan baa Hargaysa marty ku ah.oo dalkoo dhan marty ku ah.waa wiilkii lasoo tuuray ,aanu korsanay eed tiqiinan,hada waa kii!waxkale oronmayee. baa Hargaysa sheeganaya maanta! Excuse us ciidagale! afka boodhka ka qarso,yaan lagu fadeexadayne.
@mohamedhuasein3712Сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedhuasein3712Сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@iali8540Сағат бұрын
Beentaad la wareegaydo joojo subeer awal jabhad may samaysane.
@farxaanfuaad4055Сағат бұрын
Qudcur Gude iyo bidhi biibile janbiir Al abaalu Abalkoda weye Wal ciro ciro Inu sakiru alabaab U ka xidho Alababadiisa Hada ) Haada min fadali rabi Waana munafaqada Abaalkeeda Aya sidasa? QUDCUR GUDE WA BIDHI BILA AKHALAQ WA CIRO HUWAN HOOSE
@hargiesa_giraСағат бұрын
dhiigaa ikagay 400 itagayeey!
@mohamedhuasein3712Сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedhuasein3712Сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@fardusaw9688Сағат бұрын
Sakhranyow sakhranku dhalayba wase aamus garacyow
@hibofarah7774Сағат бұрын
😅😅😅😅😅 codadku waa nagu xunyahey ee si aan u maqalano 😂😂😂😂😂
@fardusaw96882 сағат бұрын
Sakhranyow umada ka fadhiso
@AhmedHapane2 сағат бұрын
Midgaan inangumeedah ayaatahay
@banadir50322 сағат бұрын
Waanu faraxsanahay waa dagaal habarjeclo iyoawal dag waanu dhisi naqaan dalka laakiin hargaysi ha dunto intay habarjeclo inala joogi lahayd dhulbahante ama khaatumo anaga cadawgayagu waa habarjeclo guul guul
@محمودمحمود-خ1ز2ح2 сағат бұрын
Be shame you are one of the our respective Somaliland women
@omarroblehnoor33783 сағат бұрын
Awalaw dulqaata oo garxajis ka fiicnaada walaalayaal
@gaasiraguuled87714 сағат бұрын
Waar taariikh iyo dhismo dawladeed midna la taaban maayo ee intii ay idiin joojiyeen uun u joojiya cayda talaxtaga ahna iska daaya ragaa sharciga kula dagaalama iyo goldaloolooyinkooda.
@abokaraadan25064 сағат бұрын
Subeer awal waxan leeyahay hadalada dadka xanuunsani miidiyaha ka dhehaan ha dhegaysanina subeer awal iyo somaliland waa isku misaan manaha aha reer madaxda iyo reeraha kale xag xagta waanu la shaqaynaynaa kii la keenoba waa somaliland lakin hadalada liita iyo hadalada dadka diciifka ah ha dhegaysanina wadankiinana ilaashada
Ax ax adeer ade baan uga xumaha walaahi garxajiis baa basasaye cidenk ino soo saara basasin kaan konfur buu ciro inagu waada walaahi Kee awaal ee uu naggaynaya. Awaal dhaforka kaa toogta😂❤ awaal is not easy guul
@awiladen78144 сағат бұрын
Hhhh war iidorow somalinimadu haydin deeqdo 🙏🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@husuinalsalmy3684 сағат бұрын
WAAR ISHOOD OO DADKA AFXUMADA KALA HORTAG.NAA ADIGUNA XISHOOD.
@HilaaHilaac5 сағат бұрын
QABQABTA REERKII WAASHEE MAR MEESHU MA BOQORTOOY AWAL ISKA LEEYEN AYEEY AHAD XILKU WAA MEERTO MALINBA NINBAA LAGU EEGAYAA EE QALBIGA KURSIGA ILAAHAY HADINKA REEBO.😂😂😂
@HilaaHilaac5 сағат бұрын
ISMA DHAANTO WAA CUDER DADKANI WAA LO IQ BADDA QARANKAALEH 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@KokoM-wp6ok5 сағат бұрын
Waat habaryoonis habar jeclaa ka Xun
@KokoM-wp6ok5 сағат бұрын
Waar cukuse garaaca waa non daarooda waa ninka muuse nafta u keenay garaaca cukuse markaa idinku is ilaaliya daantiinana sakariye nuur saajin ka erya iyo habarjeclada ka erya meelaha ay dagaan bas qaranka waynu ilaashanaynaa laakiin il dheer lahaada
@MohamedAli-ey8ny5 сағат бұрын
All somalis are the same.....reer miga all of you
@fahiimae73365 сағат бұрын
Acuudubilah. Laysla waalay. Allah ha noo sahlo. Ciro waxa laga sugayaa in Reer Somaliland walaaleeyo. Shaqada ugu horeysaa taa ha noqoto. Shaydaan ayaa inagu dhex jira. HW ilmadeerayaalow hadaan lakala roonaan roob mado. Waalida joojiya. Cadowgii ayaa inagu wiirsanaaya. Joojiya oo joojiya hadalka aan xal noqonyn. Anigu waxaan ku talinayaa in kuwa media ka hadlaaya labada dhinacba hadii ay wadanka joogaan lasoo xidho , hadii ay debeda joogaana laga xidho platform ay kasoo caytamayaan.
@faisalosman99065 сағат бұрын
Waxba kama qaban kartid ee nac nac da jooji af ku tamarle
@jamilajamila-h8v5 сағат бұрын
Hada habar awala sidee u xukumayasan. Ciro ma aqoona saninaye baahaneya xaarka xejisata