Hooy anigaa subeer awala ka jooga wadada nacaybka iyo dhibaatooyinka waa wado halaq hadii lagu dhaco aan laga soo noqon. Aayaha ubadkeena iyo musaqbalka 15 jirka maanta.
@smartmustafemedia85116 күн бұрын
FAJIDA ADAA BILAABAY
@shukrimohamed85186 күн бұрын
Yusra harti cidinka Yusra harti Yusra harti inadillo mahaad kadehqabaneysa jigjiga yar
@FaadumoMaxmuud-qu9kh6 күн бұрын
Qoladiina warbaahintaay wax hubsada waalidana joojiya dadkana yaan lagu gefin
@AsmaAbdilahi-oo9yp6 күн бұрын
Baaga.yusra.harti
@axmedtimacade46935 күн бұрын
Minkii sacad muuse ee garxajis dilay 19 11 2024 miyad aragteen cid hadal haysa sow iskamay aasan lkn waxan reer somaliland u sheegaya ama cadaw hadiin soo dhiibo ama idinkuba sameeya oo waxa habar awal laga doonayo waad ka helaysan wllhi bilaahi tolaahi ileen imika kursi kuma fadhiyaane no dulqaad dambe
@MyHsan-h5h5 күн бұрын
Buuro fuul cid kale wax u sheegaya adigey aheyd is waanis markad qush iyo qudhun iyo wax lagu shegey xamarawi noo keentey
17.11. Xaafada jigjiga yar ayaa laba nin oo saaxiba bastille kunfakatay ninka dhin tay reer samatar buu ahaa nin xabaddu ka fakatay ba dhulmahante oo habar yoonis buu hotel babsl fadxi laakin labada nin saaxiiba ayay ahaayeen sakariyow qdarta cidi ma joojin karto bastolada waxaa.la Haa nin ka dhintay isaagan is xidhay dadku way isu yaqaaneen in ay laba nin oo saaxiiba ahaayeen waxba looma haysto
@mahamoudabdi74265 күн бұрын
Waa beenta adoo nacas cuwqdad qsba ah ayaad tahay hadaad run iyo caqli ku gojiro maad fafiseen. Waxad rabtay in balo dhacdo lakiin adi meel kale rabi haka siiyo
@Awliyo3344yo6 күн бұрын
ADIGA DHAB U DHIMANAYA KKU BISHARAYSO.....
@guutoxadro7066 күн бұрын
Neefkan yaa soo saaray meesha
@kawsaribrahim55176 күн бұрын
Waar miyaanady ha haany kii laha muuse biixi Canada ayaan kaga soo saray madaxtooyad
@Ahmed-hg8gq6 күн бұрын
Kadib Kadib dhalay maninka ladilay ayad Benin karta xarweyne adkayso hargeysa wad ka qaxidonta
@KoosHassan-w9s6 күн бұрын
oo kaad habeen hore dishay maxaad ugu qixi wayday hadii nin ladilay lagu qaxo faanka waad ku dhalateen
@sucadsharbaale2445 күн бұрын
Marka hore mad wax hubsatid kaa oo maydhan baa umada ka been abuuraya