Sayid Maxamed, Dhurwaa Adhiga Eebbaa leh.
3:31
kuwa diiddan Jiritaanka ilaahay .
13:52
Пікірлер
@imbashiir1825
@imbashiir1825 8 сағат бұрын
Sucuudiga iyo Suriya iyaba imisay Islaamay dileen, AHN sheekha shahaadadisana haka aqbalo
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 19 сағат бұрын
Ninkan iyo shabaab halkee bay isaga mid yihiin dadow
@SaedJama-li4wh
@SaedJama-li4wh 2 күн бұрын
Alle haku naxristo😢
@AbdirahmanMohamedMuhumed-f5s
@AbdirahmanMohamedMuhumed-f5s 3 күн бұрын
Allaha Unaxariisto Hogaamiye mujaahid gabyaa Sayid Mohamed Abdille xasan
@sufyaanmclmsaciid9139
@sufyaanmclmsaciid9139 3 күн бұрын
Ma haysaa Gabaygii Koofi oo Aw Daahir Af Qarshe ah iyo Xuseenow Ninkii Laable
@SollasMedia
@SollasMedia 3 күн бұрын
Waan eegi doonaa inshalaah
@maakhiri3886
@maakhiri3886 4 күн бұрын
Illaahay ha u naxariisto Sayid Maxamed Mujaahidkii weynaa
@hiboilix2104
@hiboilix2104 5 күн бұрын
allaha kunaxariisto jano allaha kugu casuumo❤❤
@Mudugboy-l4f
@Mudugboy-l4f 5 күн бұрын
Waa gaas africa oo dhan aya hamigeena ahaa.. inaan xoreeno. Haddana khabiil ayaba ebar iskaga dhignay..walahi hoos u dhac wayn aya nagu dhacay..
@AbdulahiAhmed-w9s
@AbdulahiAhmed-w9s 5 күн бұрын
2024 yaa ila dawanayo
@sufyaanmclmsaciid9139
@sufyaanmclmsaciid9139 6 күн бұрын
Ma noo soo dhammaystiran kartaan wareysigii BBC da ee Diiriye Baalbaal Allaha u naxariistee qabtii 2aad.
@SollasMedia
@SollasMedia 5 күн бұрын
Haye inshalaah yagoo badan baan hayaa waan eegayaa.
@sufyaanmclmsaciid9139
@sufyaanmclmsaciid9139 6 күн бұрын
Sollas is back Masha Allah.
@cabdixasan8700
@cabdixasan8700 6 күн бұрын
09/23/24 wali waan dhagaysanaya ❤❤
@DHAQAQLAGUMADHAME-l5r
@DHAQAQLAGUMADHAME-l5r 7 күн бұрын
AUN CAWIL!! WUXU NOOGA TEGEY ASLUUBTA HADALKA!! AUN EE HADAAD HOBOL TAHAY! HADAL XUMO HA BARAN!
@AbdikhalikMHashi
@AbdikhalikMHashi 11 күн бұрын
Soo Noqosho Wanaagsan Sollas Media.
@koosmohamud-s2y
@koosmohamud-s2y 12 күн бұрын
Dadka dhaha heesta aadan abdule osman loosameyet tolow aakhira xagay aadayaan😊
@mohamudissa7364
@mohamudissa7364 14 күн бұрын
Allaha u raxmado Cismaan sugulle
@abdibashir192
@abdibashir192 15 күн бұрын
Appka aad ku samayso muqaalladan ila wadaag jaalle.
@SollasMedia
@SollasMedia 14 күн бұрын
Final cut pro
@abdibashir192
@abdibashir192 4 күн бұрын
Mahadsanid jaalle
@axmeddhinbiil84
@axmeddhinbiil84 15 күн бұрын
Alle how naxariisto hana u danbi dhaafo sheekha
@maxamedfarax-w9u
@maxamedfarax-w9u 15 күн бұрын
Adeerkay😢
@apdalaawmuse7527
@apdalaawmuse7527 15 күн бұрын
Allaah janada hanagu kulansiyo sayid maxamed cabdule xasan ❤❤
@faisalsheikh5682
@faisalsheikh5682 17 күн бұрын
Hindi iyo Bangaal ,wale.legend ahaa sayidka
@fadumoali7402
@fadumoali7402 17 күн бұрын
Allah ha u naxariisto Sayid M.C.X🤲🏼🇸🇴 gabayaaga ugu weyn luuqada 🇸🇴
@Saki-Shammiiri
@Saki-Shammiiri 17 күн бұрын
Gabay gale oo iga maqnaa ayaan caawa helay. Thanks for uploading. Gudban, Dardaaran1 iyo Dardaaran2, Warka Badaha iyo gabayo kale oo aan aad u jeclahay baa jira. Eebboow kuu naxariiso Sayid Maxammad. Wallee Carro Seed Magan nin bay dhashay.
@abdirashiiddirie4635
@abdirashiiddirie4635 17 күн бұрын
Carro Seed Magan miyaad garan kadhaa waxa ay u tahay Cali Khaliif reer abtigii, Reer Cabdi Xiirey oo Cali-Gari ah?
@rashidaden2561
@rashidaden2561 19 күн бұрын
Geesi, Xigmad iyo maclinkii Suugaanta iyo gabayada Soomalida.
@ZamiirOthmaN
@ZamiirOthmaN 20 күн бұрын
dekedii jabuutaa cashuuur dalab leh kaa qaaaday 🐐
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 20 күн бұрын
Alle ha u naxariisto 2021 ayuu dhintay.
@Goalsports5-wx6hl
@Goalsports5-wx6hl 23 күн бұрын
7/8/2024😢
@BaxnaanChannel
@BaxnaanChannel 24 күн бұрын
Cumar cigaa sawir ma laga hayaa?
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix 24 күн бұрын
Waryaa taariiqda haka been sheegin way qoran tahaye meel walbaana laga heli karaa soomaaliya hanoolaato ❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix 24 күн бұрын
2:51 WaryaA beenaalaad tahay ilmaha yar yarkaa ee aan taariiqda aqoon ku afuufa beenta wax soomaali land la dhaho ma jirin ee ingiriis iyo talyaani faransis gumeystayaal ah baa soomaaliya haystay . taariiq dhalinyarooy barta yaan been la idinku afuufin
@sohdaal100
@sohdaal100 24 күн бұрын
2024 qufkii so boqday like saar
@mohamedhasan7231
@mohamedhasan7231 25 күн бұрын
Xaqiiqdii walagu xasuusa doona mashaAllah bbc da wa shidi jidi jirtay halkan an kasalamayaa
@AbdirasaqAden-h4c
@AbdirasaqAden-h4c 27 күн бұрын
Sayid managed wuxuu ahead mujaahid halgamaa ah ilaahayna haha waraabiyo Canadian fardawza
@ie3787
@ie3787 29 күн бұрын
Allaah haw naxariisto Sayidka. Wixii gef ka dhacayna Allaah ha udhaafo. Alla Sayidku ragannimo badnaayee
@MaslaxJanuzaj-ue2ii
@MaslaxJanuzaj-ue2ii Ай бұрын
Africa Kaso Labta Hada Anagii Shalay Sas aheen Ayaa Manta San ah Alx Mar Walba Alle ayaa Mahad Iska leh ....
@Never_give_up484
@Never_give_up484 Ай бұрын
8 jir sidee u jeclaan karaa ???
@AbdilahiYare
@AbdilahiYare Ай бұрын
Ilaahy ha u naxaristo
@RayanAbdiGedi
@RayanAbdiGedi Ай бұрын
Annagana Allaha nagu anfaco muxaadaradaada Aamiin .
@RayanAbdiGedi
@RayanAbdiGedi Ай бұрын
Maashaa Allah , Jazaakallahu kheyr , Allaha idin xafido adiga iyo Familkaaga , Aamiin .
@AbdilahiYare
@AbdilahiYare Ай бұрын
Jazaklh khyr
@Khadarmahadmaxamuud9475
@Khadarmahadmaxamuud9475 Ай бұрын
1967 dii miyaa la qaaday wakhti dhow maaha ee ilaahay hayna cafiyo wllyal
@daahirdarajo8003
@daahirdarajo8003 Ай бұрын
Old is gold 9/8/24
@Abdalle1-m7h
@Abdalle1-m7h Ай бұрын
Innaalillaah war waxaan eega.
@FANKAFILMS
@FANKAFILMS Ай бұрын
Bahal aan ku daynen dusha laguma qaatee. 😢 Wuxuu ula jeeday itoobiya allow kuu naxariso waakaa hada ay dusha sarayaan
@Axmednuur160Nuurdeew
@Axmednuur160Nuurdeew 2 ай бұрын
Abo sedid ilahy haku naxariistii Jano ilahy haku siyo 😢😢😢😢❤❤❤❤
@Axmednuur160Nuurdeew
@Axmednuur160Nuurdeew 2 ай бұрын
Masha Allah ilahy haku naxariisto 🤲🤲🤲🤲😭🤲🤲🤲
@FidowCade
@FidowCade 2 ай бұрын
Ubax yar hadu baxo Wuxu abid ku taaha Carafta iyo udgoonkiyo Exaanta ku ag taal Inaad ka ur sataayo Kaligeed ag joogta Marka ay ishaadiyo Farahaga idinka ah Labadaba u eexdan Kuwa kale ilaaban Farxaad aan idlaan iyo Alalaasku raagyo Abidkiis inu dhalo Ama uu ilwaad gabo Waa waxan la eegin Waa maxay itaalkiyo Aqligaad ku bertay Ma af baad wadagtaan?
@abdissalamofficiale5017
@abdissalamofficiale5017 2 ай бұрын
😢🎉🎉2024