Itoobiya Nabad heli mayso haday Qabiilada soo hubayso 1999-kii

  Рет қаралды 1,018

Sollas Media

Sollas Media

Күн бұрын

#Somalia #Somali #Mogadishu #Soomaaliya
Xuseen Caydiid, oo isku sheegay inuu yahay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, ayaa 1999kii si xooggan uga hadlay arrinta faragelinta Itoobiya ee Soomaaliya. Isaga oo aad uga soo horjeeda siyaasadda Itoobiya ee ku aaddan hubeynta qabiillada Soomaaliyeed, wuxuu yidhi: "Itoobiya nabad heli mayso haddii ay qabiillada hubeyso."
Wuxuu xusay in Bare iyo Shilaabo ay yihiin saldhigyo millatari oo Itoobiya leedahay, islamarkaana sanadkii 1997 ay Itoobiya u dirtay Muqdisho 12 baabuur oo hub ah.
Wuxuu ku eedeeyay Itoobiya inay tababarto dagaalyahanno Soomaali ah oo waxyeelo u geysanaya gudaha dalka, taas oo uu ku tilmaamay xadgudubyo cad oo ka dhan ah madaxbannaanida Soomaaliya. "Waxaan ku niri Itoobiya inay joojiso falalkan, maxaa yeelay abuurista qabaa’ilka hubeysan waxay keeni doontaa amni darro uun," ayuu yidhi Caydiid.
Siyaasadda Itoobiya ee ku salaysan hubeynta qabiillada ayuu Caydiid ku sheegay inay halis gelin doonto amniga Itoobiya lafteeda,

Пікірлер: 1
Somali Documentary 1976
14:39
Sollas Media
Рет қаралды 63 М.
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН
Mom Hack for Cooking Solo with a Little One! 🍳👶
00:15
5-Minute Crafts HOUSE
Рет қаралды 23 МЛН
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
Siad Barre and the Building of the Somali Nation
25:41
Sollas Media
Рет қаралды 11 М.
Somalia 1993
4:08
Sollas Media
Рет қаралды 751
Flim-1936   ( Ciidankii Naxaasta ) Geesinnimada Beesha Soomaaliyeed
1:16:38
What did Russia do to the Turks in Crimea?
21:52
GZT
Рет қаралды 29 М.
What Was Discussed at the Turkic World Special Meeting?
20:57
Line-by-line analysis of Hakan Fidan's speech in China
22:21
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН