Пікірлер
@AbdiqaadirJeesto
@AbdiqaadirJeesto Сағат бұрын
xaqbuu koa huadlayaaye huadiidina loobaa tihiine
@abdiyusuf9419
@abdiyusuf9419 7 сағат бұрын
Xirsaw munaaqbaad tahay ee Dalka iyo Dadka kadaa dhibtaad ku hayso
@khadrajama6756
@khadrajama6756 10 сағат бұрын
cidina doronmayso 😂😂
@manamamanama3204
@manamamanama3204 10 сағат бұрын
Kkkkk caruusad isu mashxaradday ninkaa warkiisa maxaa ka faganteen
@mid5094
@mid5094 11 сағат бұрын
Maxamed abib waxa lamoda nin xaqa uhadlaya lakin waa isqor bal ufiirsada ninka mantana mayar mooge ayu afka dheer lalacay yarkasi malinti jananka bolisku shadha leg utoli lahaa ayay dadbadani kadaa lahaayen maatana waka mayr mooge dontay xadhig laydh oo dabaysan ayuu tabtay manta bal eega wadoyinka badhada ah ee lagu gamayo iyo wadoyinka cagaran ee wada dhirta ah iyo beenta uu dadka shalay ushegayay ooyaye
@mid5094
@mid5094 11 сағат бұрын
Maxamed abib waxa lamoda nin xaqa uhadlaya lakin waa isqor bal ufiirsada ninka mantana mayar mooge ayu afka dheer lalacay yarkasi malinti jananka bolisku shadha leg utoli lahaa ayay dadbadani kadaa lahaayen maatana waka mayr mooge dontay xadhig laydh oo dabaysan ayuu tabtay manta
@mid5094
@mid5094 11 сағат бұрын
Maxamed abib waxa lamoda nin xaqa uhadlaya lakin waa isqor bal ufiirsada ninka mantana mayar mooge ayu afka dheer lalacay yarkasi malinti jananka bolisku shadha leg utoli lahaa ayay dadbadani kadaa lahaayen maatana waka mayr mooge dontay xadhig laydh oo dabaysan ayuu tabtay manta
@khadijac9841
@khadijac9841 14 сағат бұрын
Maxamed abiib waa dadka dhaliisha qalad kafahmay waana negative person waxba yaanlagaqurin
@khadijac9841
@khadijac9841 14 сағат бұрын
😂😂😂😂😂
@abdikadirmohamed9169
@abdikadirmohamed9169 15 сағат бұрын
Reerku sida ayday u dhaqmantu waa run howlahaga qabso ma tihid duqii mglde
@HiboNour-oe5xm
@HiboNour-oe5xm 15 сағат бұрын
Somaliland allaw dhawr allahuma ameen ❤❤❤❤❤❤
@abshirhussein1904
@abshirhussein1904 16 сағат бұрын
ANIGU REER MUQDISHO AYAAN AHEY QURBO JOOGNA WAAN AHEY, NINKAA MAXAMED ABIIB EE XILDHIBAANKA AH IYO QAAR KALE OO BADAN OO SIYAASIYIINTA SOMALILAND AH WAXEY U SHAQEEYAAN CADOWGA SOMALILAND SABABTOO AH HAL MAALIN IYAGGOO KA DHIIDHINAAYO AMA U JAWAABAYO MA ARKEYSID HUWANTII AMA SIYAASIYIINTII MUQDISHO EE NAXLIGA IYO XAASIDNIMADA IYO NACEYBKA IYO CADAAWADA U QABO REER SOMALILAND WAXEY KU MASHQUULSAN YAHIIN HURINTA IYO NACEYBKA IYO ISKU-DIRKA REER SOMALILAND DHEXDOODA
@haydar378
@haydar378 16 сағат бұрын
Hargeisa qadhmuun ayuu rabaa
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 17 сағат бұрын
hhh waa u tuber
@omarjama7627
@omarjama7627 17 сағат бұрын
Boqorku Caadi maha well said Boqor ❤️🤍💚
@user-cp7mi7te3j
@user-cp7mi7te3j 18 сағат бұрын
Maayer MOOGE ISAAQOO DHAN BAA SITA WAA MADAXWEYNIHII BERRI EE LA ISKU RAACSAN YAHAY INA ABIIB BOORAMAA LAGA SOO DOORTEE KA HADAL
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 18 сағат бұрын
Adiga maxaa kaa khuseeya Maxsmed Abiib? Shaqadaadu saw maaha Suldaanka Beelaha Gabooye? Maxaa kaa khuseeya hadslka Maxamed Abiib? Ma soo caybaa lagu yidhi? Shaqadaada waa Beelaha hoormaad noqotay siyaasi? Waxan kaa khuseeyaa muxu yahay? Gambadh soo qaado u soo jawaab kkkk Isaaqa iyo Gabooyaha waxay wadaagaan dhaqamo badan...Hebel u jawaab iyo hebelbaa hadlay.
@siciidali4034
@siciidali4034 17 сағат бұрын
Isaaq iyo gabooye haku wasaan
@AyaanWaano
@AyaanWaano 18 сағат бұрын
Usheeg sudaan waa dameeer xaarmajo
@AyaanWaano
@AyaanWaano 18 сағат бұрын
Guuuuul somaliland
@roodanuur461
@roodanuur461 18 сағат бұрын
Suuldan guul iso faarid baad taahay
@safiakhalinle204
@safiakhalinle204 18 сағат бұрын
Wuuwalanyay hildhimaku oo madhana 😮😮😮
@user-ih7tr1ik4s
@user-ih7tr1ik4s 18 сағат бұрын
Dadka somalilan dufacayana suaalo bay ku booban
@user-ih7tr1ik4s
@user-ih7tr1ik4s 18 сағат бұрын
Kuwani waa ciyal tigtog dadka somalilan cadugeda ah suaalo ma waydiiyan
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 18 сағат бұрын
Oyaaye wuxu garablayahay shaqadiisi o mooge ayuu kukhafiifay
@user-nm3fl6ps4v
@user-nm3fl6ps4v 19 сағат бұрын
Jawsab fiican runta wax u sheeguu waayay.
@mowlidabdi9209
@mowlidabdi9209 19 сағат бұрын
Maxamed Abiib waan taageerijiray,....haddase waxa uu ka soo talaabay khad cas, oo Maayir Mooge ayuu shaqadiisii soo fara geliyey...waanu eedi doonaa!!
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 19 сағат бұрын
XABIIB WA NACAS MOOGA KU WA SHAY
@shukrijamaahmed2837
@shukrijamaahmed2837 19 сағат бұрын
Dantada kahadal danti moog
@sheekhcabaasagemailcom7441
@sheekhcabaasagemailcom7441 19 сағат бұрын
Waa sidaa tiisa madar yeele ayaa tukalena ku dara
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 19 сағат бұрын
waa siyasad xoog weyn hawasha bartaa ka wadaa si dadkeena la dhibo u ogaadaan iney wadan leeyhin
@mustafesulyman
@mustafesulyman 19 сағат бұрын
Kana.maaxaakalifay
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 20 сағат бұрын
waa run ooyaayey loma dirin shaqada dawladaa hoose
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 20 сағат бұрын
Boqorka madfac weyn bu ridey maxmed abiib ooyaye waa ka badbdinyaa
@asadaxmed218
@asadaxmed218 20 сағат бұрын
Xabada uun Inoo bilaaba sugi Kari laanhny 😂😂😂
@mohamedamir7751
@mohamedamir7751 20 сағат бұрын
Humananimal talking nonsense
@mohamedamir7751
@mohamedamir7751 20 сағат бұрын
Yaab wale waa yaab
@aliabdi5708
@aliabdi5708 20 сағат бұрын
Sorry cadow somaliland ayaad tahay oo musse od suldaan u tahay oo ka so horjedaa ayaad tahay sorry
@Yaasiin1
@Yaasiin1 20 сағат бұрын
In golihii wakiilada reero iyo saladiinta tagaaan oo reerar iyo ajandaayshi ka hdlayaan waxay u tahay shir gudoonla kulaha bari waxaa tegeyaaa arab iyo garxajis iyo samaroon wada haday furanto khatar ah ceeb ku somaliland maha inay reero faragilyaa
@CamuudAwed
@CamuudAwed 21 сағат бұрын
Heelooy Xisbiga wadani maaha cabsida shacabka Reer Somaliland qabaane Xirsi Gaab iyo Maxamed C/llahi Cumar Ama Meeqaam Wanaagsan Ragga business men ka ah Ee wadanka ku khiyaamay wadahadaladii Somaliland iyo Soomalia Qadiyadii Guunka ahayd iyo Jiritaan keeniina Calaamad su'aasha geliyey iyagoo Gobanimada Dad kooda iyo Dal kooda iyo Karaamadoodii ba shilimo dhaafsaday
@user-nl7qm7qh2b
@user-nl7qm7qh2b Күн бұрын
Ciilqabayaal
@saalaxy
@saalaxy Күн бұрын
Djibouti Waa walaal ❤
@saalaxy
@saalaxy Күн бұрын
Asaasaq siyaasadeed IYO Somaliland Bal Adba???
@hassanfarah1784
@hassanfarah1784 Күн бұрын
MA XISHOODE YAA REER SOMALILAND ONLY SNM ,ISAGAA ISU MAAHMAAHAYA ANAGA IYO REER AWDAL SNM MA NIHIN YUU U HANJABAYAA MA SAMAROON ,DOQON REERKAAGAAD U TALISAAYE IIMAANSO.
@KhadarCilmi-wv9cn
@KhadarCilmi-wv9cn Күн бұрын
NOOCASA DALKA WAALAYA LKN BIIXI WAANU KU FASIXI
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 Күн бұрын
Muuse baloodh
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 Күн бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa waa maxay sababta somalia ay u diidantahay dawladda somaliland. 2.0. Waxa xamar ku nool lo' gizzi sidaasi anigu maan dhihin waxa dhahay jaamac gallad oo ah wiil ogaadeen ah oo caqli badan. 3.0. Waxan dhahayaa ninka diida sinaantaada adiguna diid sarreyntiisa. 4.0. Waxan dhahayaa maxaa kugu adkeeyey waan aqoonsaday somaliland waanay madaxbannaantahay. 5.0. Haddaba mar haddaad garanweydey somaliland noqda laba dawladood oo is kaashada oo safiiro isweydarsada. 6.0. Haddaba jibouti oo magaalo yar ah maxaa ka dhigay dawlad weyn oo la aqoonsanyahay. 7.0. Haddaba dadka xamar joogga ee lo' gizzida la mid ka ah waxa idinka dhaw amxaarka ee sidaasi ku biyo cabba oo ku seexda. 8.0. Waxan dhahayaa waa maxay sababta aad cabdinaasir oo idiinka shaqeynayey datuuradaha aad u gawracdeen. 9.0. Xamar waxa ku lo' gizzida boqollaalka isku raacda ee hal shabeel digada ka dhigo. 10.0. waxan dhahahaa xassan sheekh maxamuud iska saar dawladaha africa ee kugu wareegsan. 11.0. Haddii kalleeto afkaaga hayso lo'da gizzida ah baad noqotey. 12.0. Waxad tahay dawlad ku meel gaadhka ah ee kenya ruwanda brundi iyo ethiopia ay ilaaliso. 13.0. Haddaan hooya wattaa runtii lagu sheegay aamus oo afka isku qabo. 14.0. Haddii kalleetto waxad tahay lo'da gizzida gambaanu kaa dhigi doonaa adiga iyo gaafuur culusta kugu wareegsan.
@MaxamedsaleebaanFaarax
@MaxamedsaleebaanFaarax Күн бұрын
Cabdi sicid
@mohamoudfarah8188
@mohamoudfarah8188 Күн бұрын
No hersi
@IbraahimCawil-qe6bu
@IbraahimCawil-qe6bu Күн бұрын
Muuse daalin adigaa dhigey wax kastoo dalka ku dhacey
@axmedkayse1060
@axmedkayse1060 Күн бұрын
Dp world oo dekadda iyo dalkabba magac iyo manfac meeqam sare gaadhsiisey ina cirro muu ogalayn waana kii feedhka madaxdda kula dhacaayey . Waddani berbera danteedda ma waddo tu qarana daa