Inagu Hees Baynu Ka Hadlaynaaye Qaawanaan Baa Lagu Wadda Hadli Doonaa.. FALANQEYNTA WARKA:

  Рет қаралды 7,597

SAHAN TV

SAHAN TV

8 күн бұрын

Inagu Hees Baynu Ka Hadlaynaaye Qaawanaan Baa Lagu Wadda Hadli Doonaa.. FALANQEYNTA WARKA:

Пікірлер: 72
@abdinasirmohammed4595
@abdinasirmohammed4595 6 күн бұрын
Geesi qaran heelo
@user-rn3zk7tb1t
@user-rn3zk7tb1t 6 күн бұрын
Waa Nin raageed ah oo Geesi aqoon ,taarikh iyo sharafta jirtan kiisi oog One the best Journalist ah Masha'Alla guuleeyso Ahmed Abdirehman Heelo. Cey wariye ku sheeg ah oo biidiqa baa wadan ka magac xumo la raban. Siyaasi iyo Wariye Xumada wadanka ka jira iin wax laga qabo weyan
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 6 күн бұрын
Walaalo ma nihin soomaali 4 ta kaleba waa cadowgeena ee Heelo beerlaxawsiga jooji
@cartancartan8452
@cartancartan8452 6 күн бұрын
Bro beer laxawsi mahee si tahy buu wax usheegay Lkn Somaliland ta habaar ba yar haysta Kuwii 60 kii calankeeni iyo xoriyeedeni xamar geeyay Waay ku khldanayeen Lkn inagaan daacdd ahyn Maanta qaarbaa u sacba tumaya Qarbaa moodaa inay Somaliland iska leeeyhiin Waanu usoo dhimanhy waanu uso halaganhy Niic naac ku jira Hantina ka urursaday xaaran ah Sida wariihuhuba sheegay Markaaa Laba mid uun waaar somaali wax aanu la qabaybsano Ama imaan xumida intaan iska daayno laanteena imaansanno Kulmiye waxuu keenay kii xamar tagba wuu shaqo tagay kuwii isoo dhintahy dalka hday moodaayan mnta in ayaar layska odhanayo xamar ba lo shaqo tagy umay dhinteen Kuwa xamar tagay waa xabad lagu dhuftaa ader
@yasinismail2733
@yasinismail2733 6 күн бұрын
❤❤❤ gessigu ma liico Ahmed abdirahman hirsi 👋 Somaliland ha noolaato meesha shacbi ayaynu ku haynaa ee waa bilaa siyaasi congratulations 🎉🎉🎉 jamhuuriyada barakaysan ee Somaliland
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 5 күн бұрын
hadii runtu inuun madow lahayd faladanaa cadaysay !!!!!!!!!!!!!! I agree 100% is true
@user-is5us6uq9q
@user-is5us6uq9q 6 күн бұрын
saxafi garanaya cida uu yahay hore u soco sxb mahadsanid in badan
@hoodomohamed2113
@hoodomohamed2113 6 күн бұрын
Wariye heelo waa runti Wariye somaliyed fanan somaliyed waxaysay ka helan
@user-ls9vs6yu3v
@user-ls9vs6yu3v 6 күн бұрын
Mashallah Tabarikalla Wariye sare Hello guuleyso
@kevinsaucy6657
@kevinsaucy6657 6 күн бұрын
Maanshaa Alaa heelo geesi geeesi dhalay wan kugu racsanahay dhaan hadalkago dhanba
@Abdirahman-1020
@Abdirahman-1020 4 күн бұрын
HEELO GEEZI QARAN KEEP GOING BROTHER
@mubarigyusufawed7075
@mubarigyusufawed7075 6 күн бұрын
Heelo waa mujaahid dalkan usoo halgamoo asal burco ah maaha ciyaalka rermiyiga ahee ku qanacsan suxufi somaliyeed iyo fanaan somaliyeed jiroo joog mujaahid
@husseinyusuf9231
@husseinyusuf9231 6 күн бұрын
Masha Allah Hambalyo Hambalyo Mr heello
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 5 күн бұрын
USGAG USGAG WARAYSANAYA JAMURIYADA BARAKAYSAN MALAHA SAXAAFAD CAAFIMAAD QABTA. WAA QUDHUN XAARMAAJO FILM KAWADA DUUBAY. ETHIOPIA AYAA WALAALAHAYO AH REMEMBER 1988KII AND GUUL ETHIOPIA 🇪🇹 🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹
@HiboNour-oe5xm
@HiboNour-oe5xm 6 күн бұрын
Heelo nin wax badan og libaax more usoco mujaahid ❤❤❤❤❤
@fahiimae7336
@fahiimae7336 6 күн бұрын
Heesta yaan la bedelin wuxuu abwaanku u jeedey Somaliga iii cadowga ah ee aan nolosha ii ogoleyn Amxaarka aan ka nabad gelaayo ayaa iiga dhow. Wariye heelo waa suxufi aqoon leh muujinaaya diplomasiyad lakiin yaa kula fahmaaya? . Hadalka wacan iyo jibadii Somaliweyn ee ay Reer Somaliland lixdankii bilaabeen khalad weyn ayaa laga fahmay. Guul Somaliland ❤❤❤❤❤
@khalidyuusuf7835
@khalidyuusuf7835 6 күн бұрын
Hambalyo heelo analysis siyaasadeed eed samaysay iyo wadaniyada Somaliland sida aad uga hadashay iyo heesta qarniga ee Somaliland waanu taageersanahay. Noolow
@hodanibrahim3585
@hodanibrahim3585 6 күн бұрын
Alayleehe salaan saree suxufii heeloo
@user-is5us6uq9q
@user-is5us6uq9q 6 күн бұрын
mansha Allah warye axmed heelo
@kaltunhrg-zm6wt
@kaltunhrg-zm6wt 6 күн бұрын
No no wax naga dhexeeya majirto, Somaliland iyo Somali talyani.
@sadamyusuf8676
@sadamyusuf8676 6 күн бұрын
Mnshaa allaah ❤ hello...waa sidaaa waan u dhimanaynaa somaliland inshaa allaah
@user-is5us6uq9q
@user-is5us6uq9q 6 күн бұрын
saxafi sare sxb mahadsanid
@craxmanaadan1481
@craxmanaadan1481 6 күн бұрын
Mujaahid aqoonyahan ah wariye sare aadbaan kuu salaamayaa axmed c/raxmaan heelo , waad gobanimo hadashay maasadii hadraawi oo hadal ah ayaad jeedisay da' da'deed u talisoo ugu damac fog been ahay
@ahmedismail201
@ahmedismail201 6 күн бұрын
Guul,
@mdh8066
@mdh8066 5 күн бұрын
Wariyee sare Heelo !!!
@hassanabdi1536
@hassanabdi1536 6 күн бұрын
Weldone❤❤❤❤❤❤
@bilan9135
@bilan9135 6 күн бұрын
Waa runtii wariyuhu wax ka daran baa dhacaya somali wax isuguma jiraan magacu waa sinji oo samalinimada Cidna marti loogama aha Guulaysta reer Somaliland guul dhiig baa loo daadinayaa Qadiyada 1960 luntay
@ramsiosman8325
@ramsiosman8325 6 күн бұрын
Geesi
@Badahda
@Badahda 6 күн бұрын
Beeeeenaaaale
@mursalabdi4546
@mursalabdi4546 6 күн бұрын
Masha Allaah guul guul
@cabdikariimmaxamed1609
@cabdikariimmaxamed1609 6 күн бұрын
Hello waa Jaahil Diinta aan Waxba ka Aqoon , Dadka mu,miniinta waa Walaalo ilaahay baa yidhi waa Walaalo , Dadka Soomaaliyeed walaaladay, Amxaarana waa Cadowgayga
@mawlidaxmed4552
@mawlidaxmed4552 5 күн бұрын
Hello.guul
@abdiabdulahi4890
@abdiabdulahi4890 6 күн бұрын
Masha allh guul hello
@fuaadyaasiin
@fuaadyaasiin 6 күн бұрын
Heelo libaax if iyo aakhiraba ku liibaan
@abuhanaan9009
@abuhanaan9009 6 күн бұрын
Marraa waaxid waa nin is huba oo aan sir iyo faro toona laga hayn Waan ku diirsaday hadalkaaga mr hello mahadsanid 👍
@hallad598
@hallad598 6 күн бұрын
War aamus Oromka iyo adigaba dhulka Soomaaliyeed waan idinka xoraynaynaa. Ninkii Itoobiya raba ha tallaabo oo dhulka Soomaaliyeed ha nooga guuro.
@Redspittingcobra
@Redspittingcobra 6 күн бұрын
26 June waxaa iska leh ragii Ingiriis ladagaalamay oo ah Daraawiish.
@SahraSouleymanAyanle
@SahraSouleymanAyanle 6 күн бұрын
Waasidaytahay allaalay suxufi rugcadaaya 🎉
@rudwaansulub4835
@rudwaansulub4835 5 күн бұрын
Kani masaxafiba waa saxafi ismoode nin reer masaxafiba
@user-cj4lc2zc8f
@user-cj4lc2zc8f 6 күн бұрын
Qadaad weyntu xoriyad may qaadan
@CaliGuray-ot7pp
@CaliGuray-ot7pp 6 күн бұрын
Waxa xaqiiqa dadka Somalia joogaa colaad waxan kulama dhaqmaan Somaliland xagee Somalia maalin qudha inoogu hiilisay Dadka reer somaliland ah ayaa xoolo ah oo waxwalba lagula soo dhacayaa
@xafisoffical2047
@xafisoffical2047 6 күн бұрын
Intee nala aaday
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 6 күн бұрын
NINMANKANI CABDI NAASIR MUSE DAHABLE TAAR BAY KU DILEEN INTII KALENA XABSIGA LA GAYEY
@asiamusa6539
@asiamusa6539 6 күн бұрын
Waxba nagama dhexeeyaan cadawga Somalia. Cidda na qadarisa ayaanu wax isku nahay.
@qaniahmed9241
@qaniahmed9241 6 күн бұрын
Heelow weriye weyn baad tahay e Aan kuu saxo e waagaa ma jirin wax la yidhado gobolada Woqoye Lakin 26 June 1960 waxa Xoriyada qaatay dalki la odhan jirat Somaliland British protectorate.. marka maalintaa waxa iska leh SOMALILAND.
@user-se9kw3tw1d
@user-se9kw3tw1d 6 күн бұрын
Gudoomiye helo Nin waxbadan og
@dualehissak1536
@dualehissak1536 6 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AwrkiiCirka
@AwrkiiCirka 6 күн бұрын
War bal aabihii wasabaan afka qadhmuun arka wuxuu ku hadlayo taariikh baan ku dheereeyaa kulahaa balaayo af qurun leh orod ilkaha soo hagaajiso bal waxa la wareeysanayo eega ee wadan dhan laga wareeysanayo
@shabeel7467
@shabeel7467 5 күн бұрын
Gala dagaalka shalay wuxuu yidhi wax 26ka June la yidhaa ma jiraan. Kalab dheh.
@ismaacilsamakaab43
@ismaacilsamakaab43 6 күн бұрын
Heelo rageedi
@CamuudAwed
@CamuudAwed 6 күн бұрын
Heesta ayaa timi Heestu waa xaq waana run Soomalia iyo Ethiopia 100% boqol waxaa cadaw noo ah Soomalia Ama Muqdisho iyo Adisababa waxaa cadaw noo ah Muqdusho waxaana nasteex iyo Wallaal ba noo ah Adis'abababa waayo Muqdisho ma rabto Jiritaanka Dawladnimada yada Karaamada yada iyo Sharaf tayadaba Laba Hargaysa 1988 kii Cidii Dumisey Ee dhulka la sintay una isticmaa shay Diyaaradaha iyo Madaafiic da Xasuuqday Dadkii Caadimada Somaliland Hargaysa iyo Caasimad ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Ee Burco Waxay ahayd Soomalia Ee may ahayn Ethiopia sadex hada mayd maxaa ugu dambeeyey iyo kaa la sii sido Ethiopia wey Aqoonsatahay Dawlad nimada Jamhuuriyadda Somaliland waxaana Hargaysa iyo Adisababa ka kala furan kaba Safaaradood Oo Kala Metele Ethiopia iyo Somaliland halka Aanay Soomalia Ogoleynba Dawlad Nimada yada Aanu iska lahayn iyadoo Aanay Aanay Italia Soomalia xor ba ahayn Afar Somaliland Muqdisho iska daa in ay sida Adisababa Safaarad ku yeelato e xitaa Somaliland muqdsho xafiis siyaasadeed kuma laha hadana in ay yihiin Dad Aan Caadi ahayn Oo waalan waxaad ka maqlaysaa iyaga Oo Idaacadaha ka keh wallaalo ayeynu nahay ma nihin Soomalia wallalo gadaanu leenahay Ee waxaanu nagay laba dal Oo cadaawad guun ahi ka dhaxayso waayo Wallaal kaa waa ka kula jecel wuxuu isaguba jecel yahay ma waxaa wallalnimo ah Anigu Aan wax noqdo Adna waxba ha noqon Anigu Dawlad Aan ahaado Adigu maya ma noqon kartid dowlad ma taasaa wallalnimadu waxaanu Reer Italia Soomalia u ku leenahay Taa Dameero loo sheeg Waa ku celinaynaaye Soomalia iyo Ethiopia waxaa naxiga Oo Aanu wallaalo nahay Ethiopia Ethiopia iyo Somaliland Cadaw goodu ha jabo
@hodanhussen2656
@hodanhussen2656 6 күн бұрын
Asc gesesii
@Ayaanlemoh-pr2hv
@Ayaanlemoh-pr2hv 5 күн бұрын
ok
@CamuudAwed
@CamuudAwed 6 күн бұрын
Aad iyo Aad Ayaad Aqoonyahan Heelo Ayaad Dadka Da'yarta Ah Ama jiilka Dambe ah Taariikhda Saxda ah Ugu iftiimisay waana waraysi xigmadaysan Loona baahan yahay in Barnaamijyada iyo Waraysiyada Taariikhaha lagaga sheekaynayo Aad loo badiyaa Aad iyo Aad Ayaad mar labaad idiinku mahadnaqay naa Hadaad tihiin Hawl wadadeenada iyo Weriyayaasha SAHAN TV khaasatan Daadihiyaha Barnaamijka iyo Aqoonyahan Heelo Oo Usagu Taariikhda Jamhuuriyadda Somaliland si mug leh Inoogu sharaxay iyo 26/JUN/1960 kii Xoriyadii Jamhuuriyadda Somaliland 🙏✅🙏 💚🤍❤️💚🤍❤️ 💚🤍❤️💚🤍❤️ 💚🤍❤️💚🤍❤️ 💚🤍❤️💚🤍❤️ 💚🤍❤️💚🤍❤️
@MaryamMahamud-p3b
@MaryamMahamud-p3b 4 күн бұрын
Hnblyo 4 adiga kula mida ayu wadani ubhnyhy
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw 6 күн бұрын
64 SANO kadib reer Lasannod waxey hiigsanayaan horumar, midnimo,somalinimo♥️..... Halka reer HARGEYSA doonayaan gumeystihii ay ka xoroobeen xiligas mid ka xun oo madow🇪🇹
@bashiirtarabbi
@bashiirtarabbi 6 күн бұрын
Good luck.😂
@AbdiWarsame-gw7oq
@AbdiWarsame-gw7oq 6 күн бұрын
@@bashiirtarabbilaascanood ma magaalaa Walhi caynaba ka wayn magaaloyinka somaland kuma jirto waa tuulo yar horumar ku yee 😂😂😂 Lascanood ilo dhaqaale ma leedahay wax uun baa la gayn jiray
@hallad598
@hallad598 6 күн бұрын
Reerkaasi in ay Soomaali ka toloobaan oo Oromo u galaan waxaa sababay Goojacadde.
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 6 күн бұрын
Waar Somali oo dhan ayu dhaqanka iyo dhalashadu ka dhaxeysa iyo isdhexgalka bulshaduba waxba haku gagabin puntland… madaxa usii daa sheikheygii puntlanad waakuwa sababay ee geystay dhibka ugu weyn ee ciidanka qaranka ku dhacay…,, marka madaxa usii daa puntland Hawiye aya ka dhaw…
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 6 күн бұрын
waar waxba nagama dhaxeeyaan soomali ma abaa na wada dhalay dee maya
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 6 күн бұрын
Laba reer ba somaliland ka dhaman la waa majirtin iyo hawiye labada cashar ban u dhigi haday dan dansiga jojin waayan
@abdiabdulahi4890
@abdiabdulahi4890 6 күн бұрын
Qaramada midoobay Aya dhex noqon wayay oo racay tolkod mise waba miskin yaro wariye sheekanyo boorash kuso qureecday dhex muxu ka yaqan war somaliland bad ledahy wa run hello waa inay tageeran dhalinyarda wadaniyatu badax martay ee reer somaliland
@somalitech102
@somalitech102 6 күн бұрын
Heelo wuu is qaawiyay cawa shame on u
@nagwamohamed1288
@nagwamohamed1288 5 күн бұрын
Beentaa weeye walaanaan ukala fogaanayn aduu cidaad nacdayba nac wa mid adiga kugu kooban
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw 6 күн бұрын
Ninaan soomalinimo ogoleyn, isirkii qabiilkiisana ka cararey....maxey tahey sababta uu ugu dabaal degayo 26 jun
@bashiirtarabbi
@bashiirtarabbi 6 күн бұрын
Waa maalintii halgan dheer dabadii uu gumaystaha iska saaray. Xornimo malaha ma fahmeysid😂
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 6 күн бұрын
MA ADAA SOMALI DAN U HAYA, DAAROOD BAABAD TEE!!!!.CAJIIB!!!!!.CIDA SOMALIYA DHISTAY, EE WAX KA DHIGTAY, EED KA DABA OOYEYSAAN DEE WAA ANAGA!!!!!!!.BAL WAX NOQDA, WAA KAASE!!!!!!.CAR BAL WAX NOQDA!!!!!.
FOOLED THE GUARD🤢
00:54
INO
Рет қаралды 63 МЛН
Was ist im Eis versteckt? 🧊 Coole Winter-Gadgets von Amazon
00:37
SMOL German
Рет қаралды 25 МЛН
Wait for the last one! 👀
00:28
Josh Horton
Рет қаралды 124 МЛН
Xal Aad Kaga Baxayso Faqriga Iyo Busaaradda || U.Hamse Habiib
16:33
Razeen Training Center
Рет қаралды 71 М.
HALKUU MARAYAA DHAAMKA KAL-QORAY EE UGU WEYN SOMALILAND
9:44
Hargeisa Water Agency
Рет қаралды 931
FOOLED THE GUARD🤢
00:54
INO
Рет қаралды 63 МЛН