Dhalinta kacanka lafole
5:26
4 жыл бұрын
Dhalinta kacanka lafoole
4:52
4 жыл бұрын
Dhalinta kacaanka
4:28
5 жыл бұрын
xarunta dhalinta kacaanka afgooye
27:20
Xerada dhalinta kacaanka ee lafoole
28:04
Dh.k.lafoolle
3:45
7 жыл бұрын
26 March 2018
4:19
7 жыл бұрын
Waa Bootinta Dhaliyarada Xawaadle
2:14
Пікірлер
@mubarakali5458
@mubarakali5458 12 күн бұрын
Waxa aan daawanayaa 2024/11/21 maalin khamiisa 2:06PM
@CayniCali-t1b
@CayniCali-t1b 20 күн бұрын
2024 dawanayaa 😢🤲🇸🇴
@Ahmeddauud-g5z
@Ahmeddauud-g5z Ай бұрын
Dhismayaashii waa duqoobeen 1977 aniga walaashay yaryar Aabbo ku dhintay dagaalkii 1977,kuwa ugu yaryar ayaan ka mid ahaa.waligay maa illoobi doono,Lafoole.thank you Siyaad Barre.
@Ahmeddauud-g5z
@Ahmeddauud-g5z Ай бұрын
Ka bacdina waxaan aaday Jaamacaddii u dhaweed " Agraria" oo lafoole iyo Afgooye u dhaxaysay.
@mohamedyusuf955
@mohamedyusuf955 2 ай бұрын
MADAXDEENII YAA KANOOL XAAJI AXMED SOORE NUUX IYO WASRDIYIHII GANJEELKA AFGOOYE
@mohamedyusuf955
@mohamedyusuf955 2 ай бұрын
CEELJAALE WAXAA HORJOOGE NOO AHAA MAXAMED XASAN DOOBIYO IYO NUURAANI
@mohamedyusuf955
@mohamedyusuf955 2 ай бұрын
INTEE JIRTEEN CEELJAALE INTEE JOOGTEEN CEELJAALE CEELJAALE WAAN JECELAHAY WAAJOOGNAA CEELJAALE
@dahirhilowle7878
@dahirhilowle7878 3 ай бұрын
Cabdu qaadir yuusuf kariye owliyo ama koorow allaaya raxma
@ZakAli9904
@ZakAli9904 3 ай бұрын
Siyaad barre hadduu xumaa gadaashiis maxay qabteen kuwii dagaalka lagalay? Xitaa xaruntii agoonta ma aysan dhaafin Subxaana.Allah
@abdiwarsame4236
@abdiwarsame4236 6 ай бұрын
Xaruntu well waa nabdoon tahy. Vidipwgusu waa goorma?
@jamayare5180
@jamayare5180 7 ай бұрын
Thank you brother from sh biris
@AhmedAdam-t1j
@AhmedAdam-t1j 8 ай бұрын
Baafin Waxan halkan ka bafinaya walashay Leyla yasiin Ahmed Oo kamid ahayd dhalinyaradii afgooye Qof garanay fadlan naga caawi
@MadarAadan-h4y
@MadarAadan-h4y Жыл бұрын
Reer dhalintii lafoole
@MadarAadan-h4y
@MadarAadan-h4y Жыл бұрын
Reer dhalintii lafoole
@MadarAadan-h4y
@MadarAadan-h4y Жыл бұрын
Asc
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 Жыл бұрын
Asc walaalkay wali majiraan??
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 Жыл бұрын
Waan xasuustaaa walaal
@XiddiggaXiddigga
@XiddiggaXiddigga Жыл бұрын
traaweershe waan ku salaamey saaxiib xasuus fog iyo berisamaadkii ayaad na xasuusisey anigu waxaan ahaa Biya kulule
@mohamedyusuf955
@mohamedyusuf955 Жыл бұрын
XIDIG AXMED SOORE MAJOOR NUUX GAARI OO QAABILSANAA VIDEO GA AFGOOYE OO IRIDA LAGA SOOGALO JOOGAY XASUUS
@baashicabdi8401
@baashicabdi8401 Жыл бұрын
Sheey.waankusalaamay
@ahmedfarah5718
@ahmedfarah5718 Жыл бұрын
Shalay oo ay taariikhdu ku beebgnayd 26/3/2023 waxay ahayd sannadguuradii 53aad ee ka soo wareegtay aasaaskii xdhk lafoole. Aniga ahaa waxaa la yiraahdaa Axmed faraax ,"Axmeddayib" waxaa la I keenay dabayaaqadii 1970kii
@mohamedaliabdirizaki8485
@mohamedaliabdirizaki8485 Жыл бұрын
magaceeyga waa cabdirisaaq cali maxamed waxaan ka mid ahaa ciyaalkii ugu horeeyay ee wax kabarata berigaas waxaa gacanta ku heeysay ciidanka asluubta sida askarta ayaa naloo tababari jiray waxaana madax ka ahaa ala ha u naxariisto laba xidigle muuse dhakafaar berigaas agoon kaliya ma aheeyn ciyaal suuqda xamarna lasoo qabtana waa ku jireen nambaro ayaan kala laheeyn dhowr iyo sideetan baan ahayn dhar cad baa nala oran jiray anigu nambarkeeyga wuxuu ahaa 80 anigaana ugu yaraa oo sagaal jir ahaa inta badan dhalin yaro waaweeyn beey ahaayeen markaa anigu markii danbe hooyadeey iyo walaaladeey oo xamar degan ayaan ku noqday waxeeyneey aheeyd 73kii ilaa fasalka shanaad ku dhigtay dhalinta kacaan lafoole waxbarashadeeydii xamar baan kasii watay dugsigii dhexe shibis baan ka baxay dugsigii sarana badda hadana waxaan deganahay ingiriiska waan jeclaan lahaa inaan is helno ardaydii hore inta kanool kuwii aan isku wakhi aheeyn email keeyga waa [email protected]
@Shaarkeey100
@Shaarkeey100 Жыл бұрын
Waqti fiican ayaad soo qaadatay sxb. Oktoobartii ugu dambeysay oo aad marto ma xasuusataa
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 жыл бұрын
Meeshaan waxaan xasuustaa iyadoo ay madax katahay naag la oranjiray Carfoon. Meel quruxbadan bay ahayd oo dhallinta gabdhaha oo aan waalid lahayn lagu koriyo qaarna, wax lagubaro, waxaana masuul ka ahaa ciidanka asluubta.
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 2 жыл бұрын
Wax barasho lacag la aan ah waagas baa iigu dan baysay
@halimaali9786
@halimaali9786 2 жыл бұрын
Masha allah gandhii kacaanka afgooye waa kuleejadi aan ku korey oo aan mareyno oktoobarka
@abdimohamedbare3189
@abdimohamedbare3189 2 жыл бұрын
Wan ku salaamay.aaway gurigii daalo.ee banaanka ku yaaley
@seidabdi751
@seidabdi751 2 жыл бұрын
AUN GOLAHA SAREE KACAANKAKII INTII KA GALBATAY IYO DHAMAANTOOD INTII SHAHIIDAY AAMIIN
@XiddiggaXiddigga
@XiddiggaXiddigga 2 жыл бұрын
Ninkaan Odeyga ah waxaan filayaa in la odhan jirey diyaaradashiish Maasha allaah xasuus
@mahbubmurshid1035
@mahbubmurshid1035 2 жыл бұрын
S.c walaalo adigoo mahadsan magacaaga Ii sheeg. Waa xusuus
@mahbubmurshid1035
@mahbubmurshid1035 2 жыл бұрын
Waa xusuus iyo taariikh aan waligeed la ilaawidoonin. Inshaa.alaah. Xaafadii Horseed. Daalo. Ishabaydhabo Taleex Ceeljaale Cirjiir Faanoole Lagbadne Biyokulule Inta badan waan iloobay
@mahbubmurshid1035
@mahbubmurshid1035 2 жыл бұрын
Xaruntii lafoole yaa hada jooga. Intii dhimatay alle ha u naxariisto. Taa og dadkaan aan qaar sheegidoono. Xoghayihii xeradda waa daud jiis. Farsamo yaqaankii korontada xerada.waa shiine. Ciise toorif Warsame toorif Maama faafumo-dheer Cali baashi Macalin C.casiis Labo nin oo isbitaalka xeradda joogay. Mire iyo maxamed Yusuf Wixii khaldan ha la I saxo.
@caasholikeyou8434
@caasholikeyou8434 3 жыл бұрын
Wali codsigeg maadan fulin
@user-fw8pn5oi3k
@user-fw8pn5oi3k 3 жыл бұрын
Masha alaah alaha akbar was schoolkii aan ka soo baxay iyo Xeradii San kusoo barbary I will never forget #Mamule Mixile waaw
@iftiinkawarka3558
@iftiinkawarka3558 3 жыл бұрын
Wllshay Layla Ahmed yasiin Waa jillkii dagaalku Ku qabsaday ILa maanta warkeedii lama hayo Fadlan hablihii 1990 iyo 1991-kii hadday jiran ha lay baafiyo
@abdirizakmaow1544
@abdirizakmaow1544 4 жыл бұрын
Xawadle botin dheraa oradan kula yabi jiraye m.a
@caasholikeyou8434
@caasholikeyou8434 4 жыл бұрын
Dhowar jeer kaa codsadey abahey haysan jirey cartan ila soo xariir [email protected]
@abdulmalikubeyd294
@abdulmalikubeyd294 4 жыл бұрын
Wa xasuus wlhi waan ka mid ahaa ardayda sanadkan classka kowaaad
@osmanhusseinahmed1273
@osmanhusseinahmed1273 4 жыл бұрын
Alla xasuus badanaa Xaruntii Agoonta Wiilasha Lafoole oo ah meesha aan waxbarasho lacag la'aan ah ka helay maantana aqoontaas ka gaaray ilaa heer Master Degree. Magacayga waa Cismaan Macalin Xuseen Aw Axmed (Cismaan gaabow) oo jaamacada beeraha ku dhashay walina deegaan ku ah ciyaalka heesta qaadaya ayaan ku jiraa safka dambe, Macalin Maxamuud Sulub (Macalin Gaari) ayaa muusiga noo garacaayo, Macalin Dr. Buuba ayaana camerida noo haya. Heestana waa sidan inta aan ka xasuusto. Daainkii na uumay Dagaalkan sokeeye Dabkan dami waayay Dabool naga saara ############# Dadku waa walaalo Duudki nabi Aadan Bay ka soo dareereen Waa ul iyo diirkeed ############ Diinta daafaceda Dalki daaficiisa Dadka daafacooda Annagaa u diyaaraa 🤘🤘🤘🤘 Heer lafoole, carbis, jaamacada beeraha, buundada, daaqa qaranka, maguurto, kacaanka, buulo kaashi, matoorka, maleesiyo, taleex, buur qarme iyo jaamacada lafoole waan idin salaamayaa aajooyaasha. 🤟🤟🤟🙏🙏🤜🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️
@caasholikeyou8434
@caasholikeyou8434 4 жыл бұрын
Ina badan ka codsadey inaad ila soo xariirtey
@Hana-yo5bl
@Hana-yo5bl 4 жыл бұрын
ar mixile ahaaa kkkk
@caasholikeyou8434
@caasholikeyou8434 5 жыл бұрын
Waxaanka codsanya abahey cartan sawiradi waan ka qaxaney waa halka laga heli karo email [email protected] ila soo xariira
@mohamedshakaal1545
@mohamedshakaal1545 5 жыл бұрын
Wadada isku xirta Xamar iyo gobolada koonfureed😒xilli bay ahayd wallee hadana afgooye lama dhaafi karo iska daa baydhabo,kidmaayo iyo beled xaawo iyo luuqe
@ismailyahye
@ismailyahye 5 жыл бұрын
Waxaan Ku jiray Sanadkii 5 December 1982-Nov 1983
@ismailyahye
@ismailyahye 5 жыл бұрын
@A Dweller Of The Internet halkan igla soo xidhiidh; [email protected]
@caasholikeyou8434
@caasholikeyou8434 5 жыл бұрын
Abahey haystey cartan
@AliAli-tb9mm
@AliAli-tb9mm 3 ай бұрын
​@@caasholikeyou8434cabdulaahi Cartan miyaa ?
@qamarabdiqadir1247
@qamarabdiqadir1247 5 жыл бұрын
Allaha noo xafido wiilasheema masha allah gob weeyaan
@mostafanajimhasnii8014
@mostafanajimhasnii8014 5 жыл бұрын
Dhalinyaradanu ma ogyihin ciyartan op kale ninja ugu heysta 2mitir ayu record kiisu yahey yaguna wax labo mitir ka dheer bey ka boodayaan sida ugu dhaxsaha badan ha iska diwaan geliyeen olombikada soomaaliya was iga talo,
@sadaqabdulahiahmed2321
@sadaqabdulahiahmed2321 4 жыл бұрын
sax wlhi wax markan wadanki jogay ka tilabsan jiray ayaa meshan yurub ka ah wax aad uweyn
@abdimohamedbare3189
@abdimohamedbare3189 6 жыл бұрын
Hambalyo sanadguurada kasoo wareegtey 48...I was one of them who grew up xarunta dhalinta kacaanka lafoole
@SuperFilsan
@SuperFilsan 6 жыл бұрын
Manshaa Allah. Maamule mixile
@abdullaahi4571
@abdullaahi4571 6 жыл бұрын
masha Allah halyeeyada kudhaarano
@caasholikeyou8434
@caasholikeyou8434 6 жыл бұрын
Abahey cartan madaxa kaha agaasimah guuda
@maxamudsheikh2003
@maxamudsheikh2003 5 жыл бұрын
Allaya raxma waqtigii cartan madaxda ka ahaa ayaan kujirey
@caasholikeyou8434
@caasholikeyou8434 4 жыл бұрын
@@maxamudsheikh2003 sawirkis raadinya igu caawi
@caasholikeyou8434
@caasholikeyou8434 3 жыл бұрын
@@maxamudsheikh2003 sawirka abahey aad ugu bahaan
@buufiyeali3863
@buufiyeali3863 6 жыл бұрын
Maadha allaaah
@habonhajiabdi8693
@habonhajiabdi8693 6 жыл бұрын
Waa Xasuus ..