Dhismayaashii waa duqoobeen 1977 aniga walaashay yaryar Aabbo ku dhintay dagaalkii 1977,kuwa ugu yaryar ayaan ka mid ahaa.waligay maa illoobi doono,Lafoole.thank you Siyaad Barre.
@Ahmeddauud-g5zАй бұрын
Ka bacdina waxaan aaday Jaamacaddii u dhaweed " Agraria" oo lafoole iyo Afgooye u dhaxaysay.
@CayniCali-t1b19 күн бұрын
2024 dawanayaa 😢🤲🇸🇴
@ahmedfarah5718 Жыл бұрын
Shalay oo ay taariikhdu ku beebgnayd 26/3/2023 waxay ahayd sannadguuradii 53aad ee ka soo wareegtay aasaaskii xdhk lafoole. Aniga ahaa waxaa la yiraahdaa Axmed faraax ,"Axmeddayib" waxaa la I keenay dabayaaqadii 1970kii
@mahbubmurshid10352 жыл бұрын
Waa xusuus iyo taariikh aan waligeed la ilaawidoonin. Inshaa.alaah. Xaafadii Horseed. Daalo. Ishabaydhabo Taleex Ceeljaale Cirjiir Faanoole Lagbadne Biyokulule Inta badan waan iloobay
@ibrahimnur34496 жыл бұрын
Masha allah Dr. BUBA waa meeshan kusoo kornay jazakalah Brother muuqaalkan
Masha allh xasus adeer cabdulqadir Yusuf kariya allaha unaxaristo
@ismailyahye5 жыл бұрын
Abdiqaadir waxaan u malayn waan garanayaa hadii lagu naaneysi jirey Abdiqaadir koorta . Miyuu dhintey mise waa nool yahay?
@freemeditation45774 жыл бұрын
@@ismailyahye haaa wuu dhinty galab arbico eh xilli danbe 2009 ku lagu dilay gurigiis hortiis xerada asaa masuuliyadeed haaye Allah u naxriisto
@queenaisha89304 жыл бұрын
@@freemeditation4577 galabtaas xerada dhaxdeed banku sugnaa c.qaadir awliyo nin fiican buu ahaa allah ha u naxariist
@Hana-yo5bl3 жыл бұрын
Ilaah ha u naxariisto aderkay
@Hana-yo5bl3 жыл бұрын
@@freemeditation4577 asc setahay
@dahirhilowle78783 ай бұрын
Cabdu qaadir yuusuf kariye owliyo ama koorow allaaya raxma
@mohamedaliabdirizaki8485 Жыл бұрын
magaceeyga waa cabdirisaaq cali maxamed waxaan ka mid ahaa ciyaalkii ugu horeeyay ee wax kabarata berigaas waxaa gacanta ku heeysay ciidanka asluubta sida askarta ayaa naloo tababari jiray waxaana madax ka ahaa ala ha u naxariisto laba xidigle muuse dhakafaar berigaas agoon kaliya ma aheeyn ciyaal suuqda xamarna lasoo qabtana waa ku jireen nambaro ayaan kala laheeyn dhowr iyo sideetan baan ahayn dhar cad baa nala oran jiray anigu nambarkeeyga wuxuu ahaa 80 anigaana ugu yaraa oo sagaal jir ahaa inta badan dhalin yaro waaweeyn beey ahaayeen markaa anigu markii danbe hooyadeey iyo walaaladeey oo xamar degan ayaan ku noqday waxeeyneey aheeyd 73kii ilaa fasalka shanaad ku dhigtay dhalinta kacaan lafoole waxbarashadeeydii xamar baan kasii watay dugsigii dhexe shibis baan ka baxay dugsigii sarana badda hadana waxaan deganahay ingiriiska waan jeclaan lahaa inaan is helno ardaydii hore inta kanool kuwii aan isku wakhi aheeyn email keeyga waa raaxeeye_98@hotmail.dk
@Shaarkeey100 Жыл бұрын
Waqti fiican ayaad soo qaadatay sxb. Oktoobartii ugu dambeysay oo aad marto ma xasuusataa
@abdulmalikubeyd2944 жыл бұрын
Wa xasuus wlhi waan ka mid ahaa ardayda sanadkan classka kowaaad
@iftiinkawarka35583 жыл бұрын
Wllshay Layla Ahmed yasiin Waa jillkii dagaalku Ku qabsaday ILa maanta warkeedii lama hayo Fadlan hablihii 1990 iyo 1991-kii hadday jiran ha lay baafiyo
@mohamedyusuf955 Жыл бұрын
XIDIG AXMED SOORE MAJOOR NUUX GAARI OO QAABILSANAA VIDEO GA AFGOOYE OO IRIDA LAGA SOOGALO JOOGAY XASUUS
@abrahamojegalitarianism6850 Жыл бұрын
Asc walaalkay wali majiraan??
@mubarakali545812 күн бұрын
Waxa aan daawanayaa 2024/11/21 maalin khamiisa 2:06PM
@ismailyahye5 жыл бұрын
Waxaan Ku jiray Sanadkii 5 December 1982-Nov 1983
@ismailyahye5 жыл бұрын
@A Dweller Of The Internet halkan igla soo xidhiidh; ismailyahye@gmail.com
@caasholikeyou84345 жыл бұрын
Abahey haystey cartan
@AliAli-tb9mm3 ай бұрын
@@caasholikeyou8434cabdulaahi Cartan miyaa ?
@habonhajiabdi86936 жыл бұрын
Waa Xasuus ..
@abrahamojegalitarianism6850 Жыл бұрын
Waan xasuustaaa walaal
@ayaanabdulkadir53632 жыл бұрын
Wax barasho lacag la aan ah waagas baa iigu dan baysay
@caasholikeyou84346 жыл бұрын
Abahey cartan madaxa kaha agaasimah guuda
@maxamudsheikh20035 жыл бұрын
Allaya raxma waqtigii cartan madaxda ka ahaa ayaan kujirey
@caasholikeyou84344 жыл бұрын
@@maxamudsheikh2003 sawirkis raadinya igu caawi
@caasholikeyou84343 жыл бұрын
@@maxamudsheikh2003 sawirka abahey aad ugu bahaan
@mohamedshakaal15455 жыл бұрын
Wadada isku xirta Xamar iyo gobolada koonfureed😒xilli bay ahayd wallee hadana afgooye lama dhaafi karo iska daa baydhabo,kidmaayo iyo beled xaawo iyo luuqe
@caasholikeyou84345 жыл бұрын
Waxaanka codsanya abahey cartan sawiradi waan ka qaxaney waa halka laga heli karo email mohamudf53@gmail.com ila soo xariira