Codka dhallinyarada rer Dibugal🔥
2:15
4 сағат бұрын
Wasaaraddii Diinta Jilib ayaa loo raray...
3:37
Пікірлер
@gashaanlegorgor9651
@gashaanlegorgor9651 Күн бұрын
Hirshabeele waa mooryaantii xamar isbaarada utiilay siloga sodeereyo ayaa jowhar loo raray isbaaratii Jiiro maskiin isbaaratii muse siidi isbaaratii Maxamad dheere isbaaratii matabaan isbaaratii buqda isbaaratii kaaraan iyo qaarkaloobadan 62 isbaaro ow Xasan tuug dhistay seey ugu codeeyaan hadaadan ogeen ogaaw wax aan isbaaro iyo jidkaas dheer an eheeyna Uma socdaan shabaabkane wa ayaga marne cimamada wajiga kurirto marne garabka saarto dadka qonta lehna dilo
@CabdirisaaqDheere
@CabdirisaaqDheere 3 күн бұрын
Waaheesaha aan taageero
@anababdi6364
@anababdi6364 3 күн бұрын
Allahu Albar
@DeeqojimcaleJimcale
@DeeqojimcaleJimcale 5 күн бұрын
Good question
@jamaabdi-ym6dr
@jamaabdi-ym6dr 5 күн бұрын
labo suaalood yaan rabaa inaan dad weynaha u bandhigo suaasha koowaad yaa leh talada xilka loogu dhiibey abu mansuur mukhtaar rooboow iyo nadaara suaasha labaad danta laga leeyahayse maxay tahay
@hasnoomar9499
@hasnoomar9499 5 күн бұрын
Shariifba ayagow ka mid ahaa madaxweyne ayuu noqday
@DeeqojimcaleJimcale
@DeeqojimcaleJimcale 5 күн бұрын
First one
@DeeqojimcaleJimcale
@DeeqojimcaleJimcale 6 күн бұрын
Cagaf 😅😅
@DeeqojimcaleJimcale
@DeeqojimcaleJimcale 6 күн бұрын
Where's Ali jeyte osman
@mohamedabdullahi6556
@mohamedabdullahi6556 6 күн бұрын
War reer Hiiranow hurdada ka kaca maxay tahay waxa lasoo sheegayo iyo amni xumadu Aaway cali jayte War cali jaytow war kumeeh war kooxdii Xasan sheikh bad u gashay war soo noqo war wadigii reer hiiran u dhartay inaad amaanka sugaysid
@Mixtv-dp2lk
@Mixtv-dp2lk 7 күн бұрын
tach back bro
@gashaanlegorgor9651
@gashaanlegorgor9651 7 күн бұрын
Kirshabeele wax kasto o magac dil ah kafilo iyo iskahorkeen ka dadka reer hiiraan
@DeeqojimcaleJimcale
@DeeqojimcaleJimcale 16 күн бұрын
Qoora gooye miyaa😂
@maankamaankisa
@maankamaankisa 17 күн бұрын
Guul iyo gobanimo
@geediga.hayaanka
@geediga.hayaanka 18 күн бұрын
war waa beentiin cawaan yahey baahan cali guudlaawe waxba kama qaadeysaane edebyeesha afar mooryaan ayaa tahiin cali guudlaawe waa dawlada yow idin dardarin reer baadyo orodaha soo qubeysta balaayo idinla wasaq badnaataye
@mahamedyarecisman3492
@mahamedyarecisman3492 18 күн бұрын
xawaadlow waxan idin codsanayaa nimanka caloshiis u shaqeysta yaasha ah madaxa ha laga jaro plz cadaw xawaadle waye daba geed iyo karoore iyo hebel salaad iyo waxa la midka ah madaxa ha laga jaro
@AbdiAbdulahi-rs5zl
@AbdiAbdulahi-rs5zl 18 күн бұрын
Salan fron Sweden wiil cabdalle samatils Xasan maxamed waad na sharafteen madaxweyne hiiraan stad iyo dhalinyara garbihiisa taagan guul tolkeygi xawaadle
@DeeqojimcaleJimcale
@DeeqojimcaleJimcale 18 күн бұрын
Ciil tira yal ❤
@DeeqojimcaleJimcale
@DeeqojimcaleJimcale 18 күн бұрын
Waa na sharafteen Allaha idin sharfo
@isxaaqCismaan-u8v
@isxaaqCismaan-u8v 19 күн бұрын
Abwaane qofka wax fahmaa waa adiga
@AbdiAbdulahi-rs5zl
@AbdiAbdulahi-rs5zl 19 күн бұрын
Salan fron Sweden wiil xawaadle cabdalle samatils Xasan maxamed walaal dadka wacya gali ninkan waa duli inta daba socoto waa duli
@DeeqojimcaleJimcale
@DeeqojimcaleJimcale 19 күн бұрын
Cali facuc hal eryo Naceb xawaadlle ayu qaba
@DeeqojimcaleJimcale
@DeeqojimcaleJimcale 20 күн бұрын
Wiil Rageed
@DeeqojimcaleJimcale
@DeeqojimcaleJimcale 21 күн бұрын
Mahadsanid Abwaan Taatiko
@DeeqojimcaleJimcale
@DeeqojimcaleJimcale 21 күн бұрын
Waa beenale
@DeeqojimcaleJimcale
@DeeqojimcaleJimcale 21 күн бұрын
Good
@DeeqojimcaleJimcale
@DeeqojimcaleJimcale 21 күн бұрын
Mahadsanid
@DeeqojimcaleJimcale
@DeeqojimcaleJimcale 21 күн бұрын
Waxii so kordho. Nala so socodsii ina adeer
@DeeqojimcaleJimcale
@DeeqojimcaleJimcale 21 күн бұрын
KZbin ka ayan ka sugeyna
@DeeqojimcaleJimcale
@DeeqojimcaleJimcale 22 күн бұрын
Allaha xalkeno
@user-fi1rb4ry7u
@user-fi1rb4ry7u 23 күн бұрын
Maashaa Allaah Abwaan taatiko guuleyso
@DauudAxmed-z7w
@DauudAxmed-z7w 23 күн бұрын
Tliyaha nisa
@StarlightMoon-xq1br
@StarlightMoon-xq1br 24 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ABDIJAMALSAHAL
@ABDIJAMALSAHAL 25 күн бұрын
Shek ad ka hade iyo shabaab waxa ka darn fisqiga xalane ka so socda nagaha lamasagenayo hade an laga dagalamin waxa so socda wax ka där somaliyey hårda ka kaca anala ayey is kudirkena ka fadideysanayan kacdon a lo bahanyahay dolad mesha ma joogto
@hasnoomar9499
@hasnoomar9499 25 күн бұрын
Kanna anagaa soofuraneyno shabaab ay uwadaan
@DeeqojimcaleJimcale
@DeeqojimcaleJimcale 25 күн бұрын
Alow markeena no sahal hub
@SowdaSagal-im3vq
@SowdaSagal-im3vq 25 күн бұрын
Sababay Sababay sanka xaaji sababay adeerkey mcn❤🫶🏻🥰
@user-sk2sr2yr5l
@user-sk2sr2yr5l 25 күн бұрын
Fikirka khawaarijta madrasadaha ay ku dhigaan ayaa qaraxyada xambaarsan.
@omarhussien8958
@omarhussien8958 26 күн бұрын
Masjidka Ali jimale,ayaa Wahabiyada saldhig u ah,ganacdiga,waxbarashada dalka iyagaa xukuma!
@user-sk2sr2yr5l
@user-sk2sr2yr5l 25 күн бұрын
Waxbarashada iyo dhaqaalaha iyagaa xukuma waa run mar hore ayaa la daraaseeyay, waa dawlad ku dhex nool dawlada wadanka.
@suldaantyga9084
@suldaantyga9084 26 күн бұрын
War Ilaa Ninka waa Reer Guriceel waa kuwii Maxacalin Maxamuud iyo shakir war ninyohow waxaadan aqoon haka hadlin Suulnuge Habargidir mahan aqoon xumoow
@AbwaanTaatiko
@AbwaanTaatiko 26 күн бұрын
Suulnuuge ayaa HG ah ma dhihin ee 2010 ayey HG fahmeen sirta AS, AHN Suulnuuge warkiisa sheekada ka dambeyso ee an ka hadlay dhegeso wll
@aliabdi8347
@aliabdi8347 26 күн бұрын
Suufi Aalle ha soo hanuuniya. Nin mar hore dhintay bay qabrigiisa beriis ku dul cunaan. Aalle Kama dhawrsadaan Ninkaa ay Awliyada ku sheegaan bay ka dhawrsadaan, iyagoo badboodaya oo ciyaaraya baad arki, waa ziyaaradii sheekh hebel unbay ku oranayaan
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 26 күн бұрын
Allaha U Naxariisto Sheekheeni Weynaa Sheikh Cismaan Xidig Aamiin Yaarabi
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 26 күн бұрын
Suul Nuuge Habar Gidir Ma'aha Waa Baadi-Cade Aun Aamiin Yaarabi
@AbwaanTaatiko
@AbwaanTaatiko 26 күн бұрын
Haa waa sax lkn suulnuuge mar dhow ayuu hadalka dhahay ee sheekadan ka sheekeeyey ee rer guriceel waa 2010 kii
@user-tx8sd5cz3g
@user-tx8sd5cz3g 25 күн бұрын
Suulnuuge waa baadi cade lakiin warka UU kahdlayo ayaa 2008 guriceel taktiko marqaati Ka ahaa
@Yaaska.1
@Yaaska.1 26 күн бұрын
Walle suufi gabalkodaa dhacay وَقُلْ جَآءَ ٱلْحَقُّ وَزَهَقَ ٱلْبَٰطِلُ ۚ إِنَّ ٱلْبَٰطِلَ كَانَ زَهُوقًا❤❤❤
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 26 күн бұрын
wahaabi aa gabalkooda dhacay nabiga c/s/w caaya sidii mutrtadkii umul oo muqdisho alaga soo raacdeeye
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 26 күн бұрын
sheekh cisman xidig janaazadiisa 2 million aaka soo qeyb gashay umul wadnaha aa istaagay ilaa hada guri kama soo bixin taas waxee kuu cadeynee in ahlu suna yihiin dadka ilaah u dhow diintana usoo halgamay
@degan4
@degan4 26 күн бұрын
Reer guri ceel😂😂😂😂
@saybahmed1504
@saybahmed1504 26 күн бұрын
Yaa ilmaha reer Muqdisho Quraanka bara dugsiyada yaa dhiga malasoo baaray maya Dowlada waa ineey baarto
@user-sg9ol7em1n
@user-sg9ol7em1n 27 күн бұрын
Adeerkey sanka xaaji❤🎉
@BikeAndFish1
@BikeAndFish1 27 күн бұрын
Gurigina Fadhiya hadad qajilaysan.
@AbdiAbdulahi-rs5zl
@AbdiAbdulahi-rs5zl 27 күн бұрын
❤❤❤❤
@hidayomahmudwasuge381
@hidayomahmudwasuge381 28 күн бұрын