Waxan maqli jiray Af xawaadle haku hadlo hadii kale Buunshada halagu cuno😂😂😂😂
@MohamedAli-rt2lwАй бұрын
Dagaal qabiil faaido malahan xawaadlana waan wada dagna waligeyna diris Aya ahaa doona arinka hala kala qaboojiyo
@khadija-zy3zcАй бұрын
Yaarabi aysan balaayo nadilin! Somaalidu dil iyo dulmi badana!subxaanallaah
@ahmeddini9519Ай бұрын
Markar kastoon komanti aqriyo walaleheen abgal hadalo xanaf leh bey qoraan EE xawaadlow waa reer abtigeen yaan lagu fogaan U caqli celiya yaanladilin
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205Ай бұрын
Amiin
@FaymKАй бұрын
Asc Xawaadle iyo Abgaal Odayaal diinta islaamka yaqaan Nabadoono ha ka dhigtaan. Xalka markaas ayaa la helayaa insha Allah.
@axmadmaxamuud792629 күн бұрын
Kadaya abgal iyo xawadle O dhaha xawadle iyo Rati abgaal o anku jirin warsangeli
@maslah345Ай бұрын
ALLAHA DHEXDHIGO NABAD WAARTA
@ilmo1234Ай бұрын
Dadkaas walaalaha ah dhiigooda allaah ha kala badbaadiyo dhul in ay isku laayaan dhalin ta in ay kala badbadsadaan ayaa ka door roon oo ay dhulka wada manafac sadaan rabiyow nabad u naadi aammiin
@alabaamadi8460Ай бұрын
....... IMBOOW ... ANOO ABGAALKA BARI AH... RAGGAAS HALA KALA DHACSHO...CADOW KALE KADARAN AYEY LEEYIHIIN... WA DOQON NIMO...DADKAAN BAADIYO JOOGA...
Saas wallaahi aqoonsi ku heli meysiine ka daaya dsdka duulaanka gaadmadaa iyo ku dheelmashada dad guryahooda jiifa oonan colaadba waxba ka ogeyn 😮hadii kale adoo barooranayo yaan lagu arkin😮
@BlackiisloАй бұрын
Kkkk warkaaga is qabadsii 7 nin miyaa weerar soo qaatay 😂😂😂😂