Пікірлер
@Abdirahmandeq-dh5qp
@Abdirahmandeq-dh5qp 3 күн бұрын
Ninka wadaadka ah ee Cali Raage ay wada doodayaan, doodiisa kuma salaysan diinta Islaamka balse waa mabaa'dii kooxeed iyo siyaasado xukun iyo awood raadin. Isaga laga yaabaa inuu bartay diinta Islaamka xitaa haduu bartay gebi ahaan ba ma uusan fahmin. Barasho iyo Fahan waa ay kala duwan tahay. Wadaadka doodiisa kuma salaysna cadeymo cad cad sida Aayaat Quraan iyo Axaadiis sugan midna balse wax kale uu aaminsan yahay iyo barnaamijyo koox dhigatay ayuu akhrinayaa oo xukun iyo awood raadin usocota.
@abdirahmanomar1731
@abdirahmanomar1731 6 күн бұрын
😢ninkan sh cali maahee kalele hala qabto
@WillowRL
@WillowRL 11 күн бұрын
sorry for making bad videos
@Heavy-rain159
@Heavy-rain159 22 күн бұрын
People have the internet, we can easily google up what we are not sure about. We don’t need a sheik telling us lies. I left Islam because of the Quran not the west 😂 when you start reading a book you never read in a language you understand, is when your eye opens up. This cult is destroying our country and I hope many more Somalis leave Islam
@muusecaliaxmad821
@muusecaliaxmad821 29 күн бұрын
War wahaabigu jilicsana
@Heavy-rain159
@Heavy-rain159 Ай бұрын
mahadsanid waxan la wadaagi doona qoyskayga. beenta islaamka waa in dadka la tuso
@XaliimoCabdi-f4u
@XaliimoCabdi-f4u Ай бұрын
Asc
@jibriilcali7475
@jibriilcali7475 Ай бұрын
Waar gaalkan hala doodin waa ayo dawlada uu sheegayo ee quraysh ka talinaysay
@jibriilcali7475
@jibriilcali7475 Ай бұрын
Qurayshta uu sheegayo waxay ahaayeen ha soo Barto asnaamta ay caabudayeen khamaarka xaaraanta isdulmiga dhexdooda hadaanu Baran bal daawo gaal yahow dooda Jacfar binu abu daalib ilaahay raali haka noqdee markuu najash la doodayo Ardul xabash
@jibriilcali7475
@jibriilcali7475 Ай бұрын
Kan waa ridoobay
@jibriilcali7475
@jibriilcali7475 Ай бұрын
Walee kan in lala doodo ma mudna waar kan mulxidka ah maxaad Kala doodaysaan, kan waa ridoobay
@muusecaliaxmad821
@muusecaliaxmad821 Ай бұрын
😂😂wahaabigu diinti bu cebeyey bal waxa dadka hoog haysta
@faisalkulane4683
@faisalkulane4683 Ай бұрын
Cumat qafiifoow Afsoomaaliguussan si fiican u fahmin ama waa munaafaq isqarinaya oo magaca Islaamka inuu ku ciyaaro raba!
@Tvyasinshcumer
@Tvyasinshcumer Ай бұрын
Kan mulxidka ah maxa lagaladoodaya
@Tvyasinshcumer
@Tvyasinshcumer Ай бұрын
Waxasi wax dad islama ay kudoodan
@wllmohaa2401
@wllmohaa2401 Ай бұрын
Waxaa ku dhex jira Ninkaan Jin Islaaam
@sahradahir6959
@sahradahir6959 Ай бұрын
Waa been
@HG-os8dl
@HG-os8dl Ай бұрын
Garaadna marka ugu yaryahay gaalnimuu qarsanayy
@HG-os8dl
@HG-os8dl Ай бұрын
Culumada sharafta leh oo mulimiinta ah kuwaan diinta waxay uga bexeen uguna jeesjeesaayaan kibir iyo islaweynin. Diinta hanaloo cadeeyo oon daacad laga ahayn ayey rabaan dadkana xiijiyaan mana mudna wakhtiga aad gelineysaan
@HG-os8dl
@HG-os8dl 2 ай бұрын
Murtad inuu kibir iyo xaq diid banaanka laistaago islaamka haleygu qanciyo waxkasta ood sheegtaana maqaadanaayo xaq uma laha
@HG-os8dl
@HG-os8dl 2 ай бұрын
Diinta islaamka waxaa loo bayaaniyaa gaalka cusub amaa gaal islaamka karidoobay waa labo farood. ama soo noqo ama mudankaaga
@HG-os8dl
@HG-os8dl 2 ай бұрын
Gaalkaan Alle iyo rasuul scw kukufriyey waa murtad murtadna waad garaneysaan sharcigiisa. Diinta islaamka haley fahamsiiyo xaq umalaha inuu yiraahdo. wixiisu waa jaxdi kibir iyo islawenin. Murtad labo farood ayuu islaamku utaagaa ama gaalnimada kanoqo ama xukunka islaamkaa lagu marsiin. mid sedexaad iyo dood cusub majiri karto
@HG-os8dl
@HG-os8dl 2 ай бұрын
Axadkaan qof kasheydaansan weligeey ma arag
@HG-os8dl
@HG-os8dl 2 ай бұрын
CABDI RISAAQ WAA GAAL AAN ALLE IYO RASUUL RUMEYSNEYN WAX KASTA OO LOO SHEEGANA AAN KUTALO GELIN INUU RUMEEYO. KANOO KALE WAQTI LAGUMA LUMIYO. WAA MURTAD KARIDOOBAY ISLAAMKA
@mussaahmed2049
@mussaahmed2049 2 ай бұрын
Aduunka ma waxaad u taqaan inta aad ka joogto ama dhulka keli ah ee inoo muuqda, intee dhul jira inta aadan beenin wax aadan aqoon u lahayn, caqligaaga garashadiisa ayaad ka hadashay dhulka google mapka kuu sheegay maahee dhulal kale ayaa jira.
@mahamedafey9144
@mahamedafey9144 2 ай бұрын
Dad badan baa jira oo sida Ninkan oo kale diinta si negative ah uga hadla gaar a haan quraanka Maxey dadkii diinta horboodi jirey ee la lahaa sheekh hebel sheekh hebel eey ugu jawaabi waayeen Ana idiin sheegaya Waxey kuleeyihiin Ninkan oo kale looma jawaab islaweyni Cedla ah nin gurigaagii daldalanaya hadaad tiraahdo kawaran Labaad ninmanka aanu uheysano in eey diin yaqaanaan gaar ahaan quraanka waxba kuma hayaan meesh Walin may fahmin quraanka Quraanka oo lagatagana ama la fahmi waayo waxey keentaa in ka oo kale uu versatile oo quraankii sidii uu ahaa uu usharaxo si kaduwan Quraanka oo laga caraaro oo loocararo kutubo dadkale eey qoreen Waxey somaalida ogeen nimankan maalinwalba u wacdiye waxey u sheegaan kutub eey dadkale qoreen oo fikirkale xambaarsann Haduu jiro nin ninkan ladoodi kar majiro Ninkan waa beenaale aayad badan oo halkan uu sikale usharaxayo Intey 30 sano 40 sano waxey kumashquulsanaayen Bukhaari Muslim shaafici ibnteymiya ina cabsi wahaab ilaa iyo casrigan lagadanbeeyo ibnu bassi ikw Waa yaryahey somaali quraanka sisax ah u fahamsan oo tadabur sameeyey Intabadan xadiithaan qorofaad ah oo nabiga csw lagu beenabuursnayo oo jahuud lagakeeney ayaa mashquul kadhigey Hadii ladoonayo in Ninkan dhirbaaxo uu waligii kasookici kusoo noqda quraanka
@HG-os8dl
@HG-os8dl 2 ай бұрын
gaaal cadeeeystay
@michaelelias8264
@michaelelias8264 2 ай бұрын
40 kun sano video gaan fiirsanayaa 😂😂
@HG-os8dl
@HG-os8dl 2 ай бұрын
sh cumar mulxidkan xaq raadis maahee iska daaya inuu diinta duro uunbuu meesha usoo galaye
@maryanruunshnuur.4516
@maryanruunshnuur.4516 2 ай бұрын
Ilaahoow sheekh cali Raage cimrigiisa Raaji 🙏 100 isagoo kale Ilaahoow bulshadeena ka soo dhex saar 🙏❤❤❤❤❤❤ Aqoonyahan tayadiisu aad u sareyso waaaye 👌
@Kassimtechcom
@Kassimtechcom 3 ай бұрын
Sorry 😞 😔 aqiro Allah ku ciqaabo
@mohamedhussien3757
@mohamedhussien3757 3 ай бұрын
Walee qof ilaaheey baadiyeeyay cid xaqa tusikarta majiryo
@user-jx9lg6wz7p
@user-jx9lg6wz7p 3 ай бұрын
Why dhagaha dadka loo ga ilaalinayaa shakiga😂😂😂
@user-jx9lg6wz7p
@user-jx9lg6wz7p 3 ай бұрын
2 hrs sax sanaanta islamka maa la cadayin kari waayay😂😂
@HassanMohamed-jl8ou
@HassanMohamed-jl8ou 3 ай бұрын
Kan yaa lala hadlin kan wuxuu noo wada ey nimo aan micno maxaa na tusee soco walle kan dadka halaga qabto waa nin la soo buuxiyey waryaada joojiya la murinka mulxid doodiisa micno malahan beenaale waa ey loo soo been sheegey waa xaq la jihaadka adiga iyo eeyaha kula fikirka ah
@taatikoofficial1223
@taatikoofficial1223 4 ай бұрын
kzbin.info/www/bejne/r6G7oqSahdeMh7Msi=XgQfz83g4TmWMi2J 9 ka xaqiiqo layaab ka leh ee saysnisku hada uun ogaadey quraankuna sheegay 1445 sano kahor😮
@taatikoofficial1223
@taatikoofficial1223 4 ай бұрын
kzbin.info/www/bejne/r6G7oqSahdeMh7Msi=XgQfz83g4TmWMi2J 9 ka xaqiiqo layaab ka leh ee saysnisku hada uun ogaadey quraankuna sheegay 1445 sano kahor😮
@taatikoofficial1223
@taatikoofficial1223 4 ай бұрын
kzbin.info/www/bejne/r6G7oqSahdeMh7Msi=XgQfz83g4TmWMi2J 9 ka xaqiiqo layaab ka leh ee saysnisku hada uun ogaadey quraankuna sheegay 1445 sano kahor😮
@taatikoofficial1223
@taatikoofficial1223 4 ай бұрын
kzbin.info/www/bejne/r6G7oqSahdeMh7Msi=XgQfz83g4TmWMi2J 9 ka xaqiiqo layaab ka leh ee saysnisku hada uun ogaadey quraankuna sheegay 1445 sano kahor😮
@taatikoofficial1223
@taatikoofficial1223 4 ай бұрын
kzbin.info/www/bejne/r6G7oqSahdeMh7Msi=XgQfz83g4TmWMi2J 9 ka xaqiiqo layaab ka leh ee😮 saysnisku hada uun ogaadey quraankuna sheegay 1445 sano kahor😮
@taatikoofficial1223
@taatikoofficial1223 4 ай бұрын
kzbin.info/www/bejne/r6G7oqSahdeMh7Msi=XgQfz83g4TmWMi2J 9 ka xaqiiqo layaab ka leh ee saysnisku hada uun ogaadey quraankuna sheegay 1445 sano kahor😮
@taatikoofficial1223
@taatikoofficial1223 4 ай бұрын
kzbin.info/www/bejne/r6G7oqSahdeMh7Msi=XgQfz83g4TmWMi2J 9 ka xaqiiqo layaab ka leh ee saysnisku hada uun ogaadey quraankuna sheegay 1445 sano kahor😮
@taatikoofficial1223
@taatikoofficial1223 4 ай бұрын
Quraanku waa hadalkii ilaahay oo xaq ah dhab Ilaahay ha ku soo hanuuniyo
@kildhikildhi2949
@kildhikildhi2949 4 ай бұрын
Kani waxba ma oga .qof aan waxba rumeysneen wax tusa ama runta u sheega waxaad tidhaahaan waxaan rumeynay wax asnaam arag
@abuuramla
@abuuramla 4 ай бұрын
Xaq baan u aragnaaa Adeer
@mohazat5009
@mohazat5009 4 ай бұрын
Dinta islaamka waxba kama qadaysiid gaal yahow
@Nuursaciid-qb4yy
@Nuursaciid-qb4yy 4 ай бұрын
Sifiican ayuu uhadlay ninka hadalka sodhexgalay, ooyiri: cali raage gaalada waa kadaranyahy, waa runtii cali raage waa mujrim murtad ah ee haladilo, meeshii lagu arko halagu dilo, illaa inuu soo islaamo mooyee.
@abdulrazakahmed9203
@abdulrazakahmed9203 Ай бұрын
Waxa wadan keyna ka degi la yahay waa adiga oo kale, waa leydin ka ilbaxay 😊
@Nuursaciid-qb4yy
@Nuursaciid-qb4yy Ай бұрын
@@abdulrazakahmed9203 0.
@Abdirahmandeq-dh5qp
@Abdirahmandeq-dh5qp 3 күн бұрын
Hadii qof Islaam ah oo aqoon diimeed oo fog leh oo Aayado iyo Axaadiis jeedinaya oo doodiisa ku salayan tahay xaduudaas, hadii uu qofka noocaas ah Gaal noqday markaa Gaal iyo Islaam ayaa iskaga kaa khaldamay, oo laga yaabaa in aad adiga tahay Gaal balse isku haysta Muslim. Upside down.
@Nuursaciid-qb4yy
@Nuursaciid-qb4yy 4 ай бұрын
Cali raage waa murtad diinta islaamka toos uga baxay, shaydaan ayuu caabuday waa hawo raac (hawadiisa raacay) meeshii lagu arko halagu dilo, sikasta oo loodili karo haloodilo, hadii uusan diinta islaamka kusoo noqon . .
@Siyadmuhamed
@Siyadmuhamed 4 ай бұрын
Walaal been ayaa kuhadleysa, muslimiinta neh caqiidada ayaa ughadeleysa. Fadlan waxaan kacodsani lahaa in aad diidta aad barato wax diin aad taqanto malaha musliminta lugo'o kadaf. Muslimiinta fadlan ninkan uniduminin. Waa beenaale.
@kaltuunabdinasir8735
@kaltuunabdinasir8735 4 ай бұрын
Acudubilaah ya rasuululah naga rali noqo waxas iyo wax u dhow toona kama suurtawdo adaa na baray cadaalada hadana in lagugu tilmamo nabi bilaa cadaalad ah subxanalah 😢😢 axadiista daciifka ah ee shaqsiyadada lagu fool xumaynayo iyo qurankii in laysku qabto o qof xun o bilaa caadil ah naloga ka dhigo walahi qalbiyadeena ka daadagi mayso in yrna alle haka dhigee anagoon ku arag ayuu iftinkagi iyo cadaladadi iyo naxaristadi saxda ahyd nasoo gaadhay Cadaalad been ah o diinta lagu dhisayo nabigana loo nisbaynayoh anaga ma liqi karno si kastood cadayn noogu keentid Ya razuululaah wanu ku jecelahy I wish in an ku arki lahaa😢😢😢
@hewho7993
@hewho7993 3 ай бұрын
Walaal wax kasto uu risaq sheegay waa nasuus oo ku qoran all islamic sources. All you have to do is a little research on the major tafsirs like Qurtubi, Jalaleyn, Ibn Kathir etc iyo xadith collections such as Bukhari, Muslim, Tirmidi etc. If waxyaabaha ku qoran ee aad ugu aragto kitaabada islaamka disgusts you, then you are a good moral human being. Markaas waa in aad runta naftaada u sheegtaa
@kaltuunabdinasir8735
@kaltuunabdinasir8735 Ай бұрын
@@hewho7993 war orodoo naga tag run layne axadista been abuurka ah e kutubta islaamka laso galiyey hadad u shidaal qadato in ad nabiga ku ceebayso adaa koly iga liita aniga Ninkan ad difaacaysana hada u so muslimay e hakugu taagnato
@hewho7993
@hewho7993 Ай бұрын
@kaltuunabdinasir8735 War masoo baartay walaal mise wili. Wax diinta lagu darsaday ma jiraan ee runta ka salgaar. Haa waa run Risaq wuu soo laabtay hada laakin imisa jeer ayuu ka baxay diinta.
@kaltuunabdinasir8735
@kaltuunabdinasir8735 Ай бұрын
@@hewho7993 hadad muslim tahahy alle diintada haku fahansiiyo Hadad gaal tahayna alle diinta ad haysato haku barakeeyo
@hewho7993
@hewho7993 Ай бұрын
@@kaltuunabdinasir8735 haye walaal mahadsanid