Khadar. Walaal linkga tafsiirka ibn Cabaas ayaan kuu soo dirayaa. Adiga ka akhri kitaabka Quraanka
@theunlearnedtheunknown46502 жыл бұрын
Maashallah wey fiican tahay in aad u horseedaan somalida in ay si xor ah ufakaraan ...waxaan ku leeyahay hambalyo dhiiranaantiina waa mid xusid taariikheed mudan. laakinse waa in ambaqaadkeena uusan ku ekaan xornimo araa oo ay dadkeena helaan balse u horseedno in ay noqdaan bini'aadam xor ah oo aan gorgortan ka gelin xaqiiqdiisa xornimo ee ah waxa uu yahay.
@InaMahmoudCiro9 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@ubeydkhalid84872 жыл бұрын
Quraanka waa qurafaat carbeed
@abshirabdi42912 жыл бұрын
illahy ku cadaab . Kolay wax lunsan baa thaay illahy umada hakaa qabto
@ubeydkhalid84872 жыл бұрын
@@abshirabdi4291 Isla ilaaha i abuuray ayaa dadka iga qaban waa
@khadarahmed17652 жыл бұрын
Waxaan ma Runbaa oo Quraankay ku Qoran tahay???
@DeepFacts2022 жыл бұрын
May waa quraafad walhi sheekh umal iyo dirir ka dhageeso tafsiirka saxda ah suratul qalam
@Abdikaaf2 жыл бұрын
Wll wa run
@abdihakim77612 жыл бұрын
Al zindani iyo iyo raggi noocoda aahay ayadahan iyo axadiistan mxy ka dhahaan