Пікірлер
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 7 сағат бұрын
Ina .Tanaka la sarico ciqaab wa inaho lafaguru rahim
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 7 сағат бұрын
Qurbac geel stareli
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 7 сағат бұрын
LAakiin. Turkish iyo. Ingilish
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 8 сағат бұрын
Yaxool baynal mari
@Zakibinxaaji1
@Zakibinxaaji1 11 сағат бұрын
😮😮
@MomNass
@MomNass Күн бұрын
XAFADA SIRAJ EE CASIMADA TRIPURY - LIBIYA 😢 ayan ku dhgaysana allow xasuusaha albaabadooda hanagu wada furin. Walahi xasuus ayan galay dheer😢😢❤
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 Күн бұрын
Sida beel sanagaayiyo ku surmidey saraar godan ,sadaalinayso sugayaan inuu helo HABARJECLO markaa abwaanku ku xanfaray
@bashiircabdirisaaq-hm1hr
@bashiircabdirisaaq-hm1hr 2 күн бұрын
Lallabaha habeenkiyo maxay kawadaa
@jamaal_mouze
@jamaal_mouze 2 күн бұрын
Cigaalkiina loo suray❌️ Cigaalkiina loo sudhay✅️
@XaririXasan
@XaririXasan 2 күн бұрын
@AliyaAliya-cy6jl
@AliyaAliya-cy6jl 2 күн бұрын
Kuwa diradiraaloo daf kuso yirahdee waa inaad kadurugta ayan layskuken dirin ilahw kunaxariiso muse ismacil qalinle😢❤
@MaxamudxasanmaxamedMaxamudxasa
@MaxamudxasanmaxamedMaxamudxasa 3 күн бұрын
😊😊😊😊😊
@MaxamudxasanmaxamedMaxamudxasa
@MaxamudxasanmaxamedMaxamudxasa 3 күн бұрын
❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 3 күн бұрын
Wxan dhegaysanaya khamiis #18_07_2024👂🎻🪘 iga danbeeyow like ❤ Ereyo lamida cod lamida laxan lamida kaban lamid Wlee dib looma arko Erayadii Abwaan kii weynaa X X CLHI Codadki (AU) Sahra axmed Jamac iyo X. Adan Samatar
@user-hm2re5lc8i
@user-hm2re5lc8i 3 күн бұрын
qof iga danbeeyo miyaa jiro 18-7-2024
@user-zd6yd8ni8g
@user-zd6yd8ni8g 4 күн бұрын
Midhihii abwaankii waynaa ee xasan Ganay laxankii dun carbeed ❤
@MaxamedAbshir-xz8zq
@MaxamedAbshir-xz8zq 5 күн бұрын
10:09pm/7/16/2024 Soo booqday
@user-so5hx9dq6b
@user-so5hx9dq6b 6 күн бұрын
Xaqiiq waa xigmad miidhan heestani waxaan maqlay dad badan ayaa markay heesta dhageysateen ay wanoo u noqotay sheekh iyo hadalkii dadkala oo dhan maqli waayey qaar yurub iyo tahriib ayaa wax lagu helaa iyo dhac
@AsmaDajirAsmaDajir
@AsmaDajirAsmaDajir 6 күн бұрын
Who still watching 15/7/2024😢
@fiyatyare9335
@fiyatyare9335 2 күн бұрын
😮
@Somaliofficaill
@Somaliofficaill 6 күн бұрын
2024 🎉
@HudaHudamohamed
@HudaHudamohamed 6 күн бұрын
Alle ha u naxariiato
@gaaleefyare6988
@gaaleefyare6988 7 күн бұрын
Erayo cajiib ah iyo cod iyo laxan la mid ah baa heesta Ku midaysan Ilaahay naxariistii Jano ha siiyo abwaan Xasan qowdhan iyo muuse ismaaciil qalinle iyo guud ahaan shumucyadii siraaday fankeena iyo suugaanteenii dahabka ahayd
@cubeyd27
@cubeyd27 8 күн бұрын
Wajiyaal is xasuustaa is xasuustaa Indha aan kala waarin Nafo aan isba waayin Laba aan kala weecan Wadnayaal is jeclaada Wadku daayo oo raagga Oon wadeeca asqeynin Oo wadaaga xaanaano. Inagaa ku wacneynee Maxaad iiga wareegtey 14/July/2024 3:03 Am
@user-vp5yf9wq2t
@user-vp5yf9wq2t 8 күн бұрын
2024-->13->July, anigoo ah 16 jir ayaa dhageesanaya
@HabsaQuen
@HabsaQuen 8 күн бұрын
Meerisyadu macaana Muunadsanaa maanssdu 4:35
@RidwaanKhaliif-k6w
@RidwaanKhaliif-k6w 8 күн бұрын
Allow u naxariiso😢😢😢
@RidwaanKhaliif-k6w
@RidwaanKhaliif-k6w 8 күн бұрын
Allow u naxariiso😢😢
@RidwaanKhaliif-k6w
@RidwaanKhaliif-k6w 8 күн бұрын
Alle ha u naxariisto😢
@diiriyeoomaar816
@diiriyeoomaar816 8 күн бұрын
Wlhi nin soomaali inay midowdo iga jeceli inaanu jirin haddana markaan arko xumaanta iyo nacaybka reer koonfurku uqabaan reer Somaliland ayaan xanaaqaa oon somalilanimada ku dhintaa. Soomaali meelay joogtaba nabad iyo Barwaaqo ayaan urajaynayaa
@EymanCabdi-k7m
@EymanCabdi-k7m 8 күн бұрын
Maanta 2024
@user-fx5wo8kt1l
@user-fx5wo8kt1l 10 күн бұрын
مامعنى الاغنيه
@abdilahiasad7767
@abdilahiasad7767 10 күн бұрын
😂
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 10 күн бұрын
viking *❤£(Wcb)2 bullring ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv .
@user-jt1se9mw1h
@user-jt1se9mw1h 10 күн бұрын
allaha unaxristo waa qiso cajib ah😢😮
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 10 күн бұрын
#11_07_2024_Ayaan_fadhi_ku_dhegaysanaya_iga_danbeeyow____🤏LIKE 👌🏻❤❤❤❤ Erayadii Abwaan X. aw qawdhan codkii mar la araga ahaa M. I. QALINLE (AU Lbadaba) 🤲🏻🤲🏻 Kuwa dira diraale Dafkusoo yidhaahdee Waa inaad ka durugtaa Ayaan laysku keen dirin Nacab yuu ina kla dilin
@yuusufosman791
@yuusufosman791 10 күн бұрын
Hal habeen wada dhagesanonaa heestaan
@abdikadirabdullahi4075
@abdikadirabdullahi4075 7 күн бұрын
Anigana cwada dhageysanooyaa​@@yuusufosman791
@nugaalproduction6445
@nugaalproduction6445 10 күн бұрын
Xasuus walhi
@abdallehaji2286
@abdallehaji2286 10 күн бұрын
Hees qali ah oo cod iyo laxan cajiiba leh 11/07/2024 Ayan dib u soo boqday 11:30AM
@SalmoIsmail-xd4ie
@SalmoIsmail-xd4ie 11 күн бұрын
11jul 2024❤❤🎉
@MaxamedN
@MaxamedN 11 күн бұрын
❤❤❤❤
@nuuradiinxariir1307
@nuuradiinxariir1307 11 күн бұрын
Kabanka ninka kuraaxaystay inagana inuugu raaxeeyey isna alle ha u raaxeeyee waa mucjisadii aalada cuudka soomaalida jiim sheekh muumin AHUN
@nuuradiinxariir1307
@nuuradiinxariir1307 11 күн бұрын
Kabanka ninka kuraaxaystay inagana inuugu raaxeeyey isna alle ha u raaxeeyee waa mucjisadii aalada cuudka soomaalida jiim sheekh muumin AHUN
@nuuradiinxariir1307
@nuuradiinxariir1307 11 күн бұрын
Kabanka ninka kuraaxaystay inagana inuugu raaxeeyey isna alle ha u raaxeeyee waa mucjisadii aalada cuudka soomaalida jiim sheekh muumin AHUN
@ApdalleAadem
@ApdalleAadem 11 күн бұрын
2024/6/9
@BadriLabagole
@BadriLabagole 12 күн бұрын
ereyada waxa qiimayn kara qofga sayla soo arkay 🫡❤️
@Kofiyad
@Kofiyad 12 күн бұрын
2024
@maxamuxasan4186
@maxamuxasan4186 12 күн бұрын
Ale hawnaxariiso abwaan xasan qawdhan yuusuf codkuna waa muuse ismaaciil qalinle❤
@maxamuxasan4186
@maxamuxasan4186 12 күн бұрын
Riywaayaduna waa galbeed waa laxoreeyay 1977kii ❤sixir iyo saaxir jilayaashii booonxirsi iyo maxamed yuusuf❤
@maxamuxasan4186
@maxamuxasan4186 12 күн бұрын
Waa heesaha aan duugoobin suugaanta soomalida waxa ugu quruxbadan ta deegaanta amaanta iyo xoolaha iyo barwaaqada Abwaanku waa xasan xaaji c/laahi xsn ganay codadkuna waa xasan aadan samatar iyo sahra axmed jaamac❤
@user-qt6ng3be7c
@user-qt6ng3be7c 13 күн бұрын
2024❤
@maxamedshacraawi
@maxamedshacraawi 13 күн бұрын
ᴡᴀxᴀᴀᴀ̊ɴ ᴅʜᴀɢʏ sᴀɴᴀʏᴀᴀ ɢᴀʟᴀᴘɴɪᴍᴏ ɪsɴɪɪɴᴀ2024 ʙɪsʜɪɪɪ 7/8 sᴀғᴀʀ ᴄᴇᴇʟᴅᴀᴀʜɪʀ ᴛᴏ ʙᴀᴅʜᴀɴ ʜᴇᴇs ʟᴀᴍᴀ ᴏʀᴀɴ ᴋᴀʀᴏ ʜᴇᴇsᴏ ᴡᴀᴀᴀ ᴅʜᴀᴀғᴛᴀʏ xɪᴛᴀᴀᴀ sᴀxᴀɴsᴀxᴏ ᴜᴅɢᴏᴏɴ ʙᴀᴅᴀɴ sᴀɴᴋᴀ ᴋᴜᴜʟᴀ ʀᴀᴀᴀᴄᴀᴀᴀ ᴄᴀᴊɪɪᴘ ᴡʟʟʜɪ😂❤