Cabdinuur Alaale| Heesta Maxay Dantu Ciishay Wiiloo | with Lyrics

  Рет қаралды 84,423

HAWD

HAWD

Жыл бұрын

Пікірлер: 34
@maalik1278
@maalik1278 6 ай бұрын
7 years kahor dhagesan jiray😢😢 Lkin waqtikan hada la jogo xanun jacayl iyo daruuf daremaya 28/12/2023 ilow sanadka cusub 2024 mid wangsan ikaaga dhig yaarabi😢😢🤲
@abdoww861
@abdoww861 3 ай бұрын
Waxan ahay wiil dhalinyar ah oo nolasha mustaqbal iyo rajo ka laha balse way rajadi iyo mustaqbalki intuba way lumen dalkayaga oo bur buray xaladaha iyo marxaladaha an ku jiro oo adkaday duruf iyo dareen jacayl oo baahsam oo iskugu darsamay Qalbigaygu wuxu wajahay mawjadaha quusta iyo rajo beelka ah wan daadala wan guuldaraystay hadaneh wan dadadalaya walina wn guuldaraysanaya alhmadulilaha insha allah nolal Qiimo badan oo an dareen iyo dagagansho ku dareeman rajeynaya
@UpdiasiisJama-yz8bo
@UpdiasiisJama-yz8bo 10 ай бұрын
Maanta waa maalin Axada bishu waa 3/9/2023 saacadu waa 2:50 pm duhurnimo. Wakhtiga ayaa igu adag dhinac kastana iga soo xidhay murugo awgeed heestan baa iibaxaysa eebe waxaan ka baryayaa nolol tan dhaanta iyo inay riyadaydu ii rumawdo. 🥺🥺🥺🥺
@AamiinCaarif
@AamiinCaarif 10 ай бұрын
😮 Lipx KAwrn Hada Wax ma isbadaleen ❤
@UpdiasiisJama-yz8bo
@UpdiasiisJama-yz8bo 9 ай бұрын
@@AamiinCaarif caawa ayaan markale dib ugu soo laabtay dhegaysiga heestan. Isbedel weyn ayaa jira waana mahad alle.. farqi weyn baa iidhaxeeya maanta iyo shalay mahadsanid saaxiib kunjeer..❤️❤️
@CMSTUDIO2
@CMSTUDIO2 7 ай бұрын
Ad adeeg muuji sxb mcn 😢😢
@UpdiasiisJama-yz8bo
@UpdiasiisJama-yz8bo 7 ай бұрын
​@@CMSTUDIO2 mahadsanid saaxiib qaali ❤
@hanadabdillahi1657
@hanadabdillahi1657 7 ай бұрын
😢😭
@Habsa-wd1zm
@Habsa-wd1zm 27 күн бұрын
Ax Marka MaQl0 wllhie heestan waxan isdhaHaa Malaha wllka aaYapa loQadayy😢😢
@mohamedduufaan8274
@mohamedduufaan8274 5 ай бұрын
"Wadnahayga damqashada kadaa" ~Ibraahim Gadhle. (Ma hubo) Laa xawla❤
@AsmaDajirAsmaDajir
@AsmaDajirAsmaDajir 8 күн бұрын
Who still watching 15/7/2024😢
@fiyatyare9335
@fiyatyare9335 4 күн бұрын
😮
@qays21
@qays21 Күн бұрын
Same 😢😮
@ibrahimbarre508
@ibrahimbarre508 3 ай бұрын
April 21, 2024 xasuus
@CSeerbiya
@CSeerbiya 8 ай бұрын
Waa Cabdicasiis Jarmal maaha Cabdi Nuur
@MohamoudGoodir-ph4gd
@MohamoudGoodir-ph4gd 8 ай бұрын
Was runtaa was C.Casiis Jarmal, dhawrnjeer baan arkay inay Ku sheegeen Abdinuur.
@LakiJama-eu6bh
@LakiJama-eu6bh 4 ай бұрын
Hesksn clas 7 ayan ku dhigty mnta soo bdhey wlhi wakhyigu wuu igu adagyay wlhi lkn alle ayawax ka qaban kara alx alle ayaa iii badali doona insha lah wagas an dhigan jirey scholkagiih 21.novembar ee ku yala magalada.burco ayaa akhri jirey habayrtyna way ila qadi jirty mantan from 2 ahey waa 7 subaxnimo laxoox ayaan dubaya
@Shamuurey01
@Shamuurey01 6 ай бұрын
Last day 2023 🎯
@SucaadMuxumed-gv3wh
@SucaadMuxumed-gv3wh 2 ай бұрын
2024 sis😏
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 4 ай бұрын
#LyricsSongLyricsSong #MohamedADugsiiye 00:01 Maxaa dayr cad 00:01Geel Halaaboo 00:01 Dib jiray uu cunay dugaagoo 00:01 Ninkii Lahaa day dayaa 00:01 Maxay dantu ciishay wiiloo 00:01 Dulqaad iyo deeq Lahaayoo 00:01 Dadkuna doqon moodayaa 00:01 Wakhtigu wuu is daba socdaa 00:01 Adoo degganaa ah baa 00:01 Mar buu Dirir kuu da'aayoo 00:01 Xareed ku dabaalataa 00:01 Intay deeq EEBE maqan tahay 00:01 Ha diidin hana iga dagaaline 00:01 Dubkaa iigu yaalee 00:01 Wadnahayga damqashada kadaa #FaadumoADhimbiiL 00:01 Maxaa DUNI Lagu Lu'go'ayoo 00:01 Inaba Nabad Lagu dagaynoo 00:01 Sidaad doonaysay Noqonayn 00:01 Maxaa Laba ruux is doortoo 00:01 Dab Hogan dusha Looga mariyoo 00:01 Kuwii xigay Loogu daw galay 00:01 Adoo dayr adag dhistaa 00:01 ILLAAHAY kaa dunshaa 00:01 Danayso adoo Leh 00:01 Marbaad dacar qooshataayoo 00:01 Dhunkaal ku dur duurataa 00:01 Intay DOQONIIMADAA tahay 00:01 Ha diidin waa Loo dulqaataa 00:01 Naca𝐬 baa dabcaayee 00:01 Miyaan dakharkaba Ogahay #MohamedADugsiiye 00:01 Habeenka Oo dam yidhiyoo 00:01 Gudcurku daahiisa rogayoo 00:01 Dabayluhu Foor ya yaan 00:01 Halkii adi kuu darayd 00:01 ILLAAH waa kaa duwaayoo 00:01 Dib baad uga Joogsataa 00:01 Adiga Doonistaada iyo 00:01 Dareemada Jiidhi Laa 00:01 Mar buu DAYAX soo baxaayoo 00:01 Abeesada Duuban iyo 00:01 Daluunta Ka weecataa 00:01 Intay deeq EEBE maqan tahay 00:01 Ha diidin hana iga dagaalin 00:01 Dubkaa iigu kaa yaale 00:01 Wadnahayga damqashada Kadaa #FaadumoADhimbiiL 00:01 Ruuxaad doonaysa Oo 00:01 Daraadii u Liidatoo 00:01 Adiga kuu Dahab ah baa 00:01 Dunjiga Ruuxiisa iyo 00:01 Dubkiisa La dooriyaayoo 00:01 Dadkuna kugu CAAYA YAAN 00:01 Wixii daawadaa ah 00:01 Aadmigu kuu diidayaan 00:01 Danyare waa Laga dhaqaaqoo 00:01 Miyaa Laysku raacayaayoo 00:01 Dariiqaa La Oodayaa 00:01 Intay doqoniimadaa Tahay 00:01 Intuu Doogii abaar yahay 00:01 Ha diidin waa Loo dulqaataa 00:01 Nacas baa dabcaayee 00:01 Miyaan dakharkaba Ogahay 00:01 Wadnahayga damqashada kadaa 00:01 Miyaan dakharkaba Ogahay. ======================END. ORIGINALLY POSTED 📫 ABW Gadhle AHUN Erayadii Abwaan Ibraahim Gadhle AHUN 1975 Melody Laxanka CABDI NUUR ALLAALE.
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 6 ай бұрын
Eraydii abwaan ibraahin. Gadhle
@sobbesobbe2162
@sobbesobbe2162 5 ай бұрын
Ishcalaa Hees kuwi latariyy kuwa ugu fcn runti wa dhab sidu ukala dhigaa
@mussali3427
@mussali3427 6 ай бұрын
Heesta waxa ku qaadi jirey maxamed mooge horraantii todobaatanaadkii.
@sahalelmi7330
@sahalelmi7330 4 ай бұрын
Originally heestan :Mohamed Aden dugsiye iyo Fatuuma Axmed dhimbiil Secondly: Mohamed mooge
@Somaliofficaill
@Somaliofficaill 8 күн бұрын
2024 🎉
@RooblexaashiCilmi
@RooblexaashiCilmi 2 ай бұрын
Ax 😢 rutu wa mcn
@musiiabdirahman5767
@musiiabdirahman5767 6 ай бұрын
Asc dadku fanaaniinta makala yaqanaan waar ninkan heesayaa waa c casiis jarmal iyo kabankiisa haysku qaldina
@MohamedFarxaan-di5xt
@MohamedFarxaan-di5xt 6 ай бұрын
1/1/2024
@el-pharicsaid7367
@el-pharicsaid7367 7 ай бұрын
18-12-2023 lestening this song in the same condition with the song😢💔
@sobbesobbe2162
@sobbesobbe2162 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤😢😢😢😢😮😮😮😮😮😊
@SahalBashiir-ju4ms
@SahalBashiir-ju4ms 7 ай бұрын
Kala xun maal muhu ka xun
@Yahyekaldaweye
@Yahyekaldaweye 3 ай бұрын
Waar dadkiinan youtuberadi idinkoo wax hubsan ayaad wax iskaga soo qoreysaan waar codku waa abdi casiis jarmal abdi nuur heeska ayuu leeyahay ee codku waa abdi casiis jarmal dadka kala barta
CabdiNuur Allaale | Maxay Dantu Ciishay Wiiloo | With Lyrics
6:59
SHOKANA FILMS
Рет қаралды 79 М.
Who has won ?? 😀 #shortvideo #lizzyisaeva
00:24
Lizzy Isaeva
Рет қаралды 64 МЛН
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 6 МЛН
Best father #shorts by Secret Vlog
00:18
Secret Vlog
Рет қаралды 22 МЛН
AbdinUr Allaleh iyo Habiba Abdillahi BalBalaf Hesstii Gahira
10:42
Kinsi X Adam Iyo C/llaahi Cumar Xarrago 🔥Iyo Heesta "BARASHO"
15:55
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 378 М.
Nimco Yassin Iyo Abdinuur Alaale Jaceel Lama Mosi karo
9:51
ISHA CAAlAMKA
Рет қаралды 387 М.
Cabditahlil & Heesta Ugaaso lyrics
10:10
SIR YAASKA
Рет қаралды 1,2 МЛН
Axmed mooge iyo faadumo axmed (maxay dantu ciishay wiilo)
12:40
Foore channel
Рет қаралды 21 М.
Cumar Dhuule Cali Heestii | Ceelasha Bari Lyrics | 2020
7:08
Brother Colombo
Рет қаралды 2,6 МЛН
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 832 М.
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 2,2 МЛН
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 9 МЛН