Waaa habeen taariikhiya bishu waa 10/seb/2024 habeen talaado baxayso arbacana soo gelayso saacadu waa 23:27 ma illaawi doono heestan qiimaha badan ee macaan aadkana ii saamaysay haddaad iga dambayso like ii saar si aan u xasuusto❤
@FilsanAramis29 күн бұрын
❤❤
@yuusufcraxman4301Ай бұрын
Wof heeso waa ku wii hore
@AwalehHousseinnouhАй бұрын
Allaha xafiidoo fananada weyn ee dalka djabuutii boqorooda coodka djabuutii
@WondsenDestaWondsenDestaАй бұрын
❤❤በጣም የምወደው ሙዚቃ ነው አብዱቃድር ጁባ ❤🎵🎵🎵
@goonibare1345Ай бұрын
Aduunyo 24 sano kahor ayey ahayd heestaan waxaan xusuustaa dukaan aan kulahaa mareergur magaalo layiraahdo dhacdana gobolada dhexe ayaan ku iibin jirey ayadoo caseed ah aad ayaan u jeclaa albkii guduudo i was very young that time wlh lkn hadda waa layga dareemayaa 😢 yaa dib inoocelsha lol any way it was golden days
@WondsenDestaWondsenDestaАй бұрын
❤❤❤❤🎵🎵🎵!
@WondsenDestaWondsenDestaАй бұрын
ይሄን ሙዚቃ በጣም ነው የምወደው አብድቃድር ጁባ ፎዚያ ሄርሲ ጋብዤሻለው I'm Miss you Fozia💝❤Hersi swedine!
Aweys khamiis mabuuto..Allah cimriga ha u barakeeyo..waayo waayo 2004 anoo wiil yar ah ayan maqli jirey ....
@ahmedfarh54444 ай бұрын
Naftu qaali weeyaan qiimaha aduunkoo
@hawakiin32203 ай бұрын
❤
@mohaweheliye88524 ай бұрын
Asxbta album ki gudguuda oo dhameestiran KZbin intee kahela karaa ya isheg kara
@daarali4 ай бұрын
Walaahi waa runti ..abaal hadii la ii galo anay dib iiga goantahay ...qurbo joog uun baa fahmi kara . Dadkii yimid nimcaa la galiyey lkin dantu waa caruurta ku dhalan doonta ayaa loo dan leeyehy