Cabdikariin Raas "Gaduudo"#3

  Рет қаралды 44,798

Waaberi Studio

Waaberi Studio

Күн бұрын

Пікірлер
@kamaalabdirahmansalaad7297
@kamaalabdirahmansalaad7297 2 жыл бұрын
Heeskan ereyadeeda waxaa samee yay abwaan muuse Cali faruur waxaa original wada qaaday Maxamad Yusuf Cabdi iyo sahra Axmad jaamac waaba heeskii afraad ee sahra Axmad qaaday iyo fanankii sadexad ee ay heesla qaaday waxay heestu soo baxday 1970 Kii
@RaxmoXuseen-te7co
@RaxmoXuseen-te7co 8 ай бұрын
mahad sanid waxanba moday inu.fanan kan leyahay
@zupermax3710
@zupermax3710 2 жыл бұрын
Wooow heestan walhi mudo ayaan garan laaa fananka qaada shaw waa legend cabdirisaq raas
@hassan-zn7zz
@hassan-zn7zz Жыл бұрын
Fananka london jooga waa rer Waqooyi music iyo siduu uqadaayo rer xamar la mooda
@somalijecelsomalilover4141
@somalijecelsomalilover4141 Жыл бұрын
aduun iyo back to around 2001/2 ayaan dib ulaabtay iyo ardeynimadii, heeskaan markaasaa iigu horeeysay dibna uma arkin waan waayey, maanta ayaan helay. original waxaa qaaday Aun. M.Y. Cabdi iyo Sahro Axmed, ereyada waxaa lahaa Muuse Cali Faruur.
@najmajeele
@najmajeele 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@chantellcloete85
@chantellcloete85 2 жыл бұрын
In ka badan 15 yrs heestaan raadimayay legend waaberi thnxs
@huzenhazan8898
@huzenhazan8898 2 жыл бұрын
Hadaan caawa wada joogno warkeenii soo ma dhmaanin Qaybtii sahra axmed ayaaa ka maqan)(
@guledibrahim9714
@guledibrahim9714 3 ай бұрын
Waayo waayo xasuus dheer😢😢
@cabdirashiidcabdulaahi3369
@cabdirashiidcabdulaahi3369 Жыл бұрын
Waayo waayo , child hood.
@abdiwaliceeblaawe8603
@abdiwaliceeblaawe8603 Жыл бұрын
Xasuustii maxamed yuusuf Cabdi iyo Sahra Ahmed jaamac AUN
@WaayoArag.
@WaayoArag. Жыл бұрын
Xasuusaha qaar ayaad ku xasuusataa wax. Albumkan oo shidan baa nin waalani xaafad aannu isku reer nahay carruur ka laayay. Mar kasta oo aan maqlo albumkan Guduudo ba, waxa igu soo dhaca dhacdadaas.
@deeqtimo
@deeqtimo 2 жыл бұрын
2003
@zupermax3710
@zupermax3710 2 жыл бұрын
Hadaan helay 2022
@RaxmoXuseen-te7co
@RaxmoXuseen-te7co 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
Cabdikariin Raas "Gaduudo"#4
6:58
Waaberi Studio
Рет қаралды 21 М.
Somali song-Dahab la moodyey
5:49
Ashwaaq0
Рет қаралды 3,7 МЛН
NIMCO DAGAN OO HEES CUSUB KA QAADEY SHOWGII FISKA HARGEISA 201 HD
5:17
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
Juba's Great Songs
6:55
Release - Topic
Рет қаралды 219 М.
Heeskii Haraad
6:35
eyeforaphoto
Рет қаралды 9 МЛН
Sheekh Madar......Abdikareem Raas......
6:51
Yaxayati
Рет қаралды 82 М.
Cabdikariin Raas "Gaduudo"#6
8:03
Waaberi Studio
Рет қаралды 76 М.
Digfeer iyo Sahra Ilays (Haaygu nicin hanti la'aan)
9:53
Duul Media
Рет қаралды 5 МЛН
Isa Sheeg
11:33
Release - Topic
Рет қаралды 325 М.
Cabdikariin Raas "Gaduudo"#2
8:22
Waaberi Studio
Рет қаралды 32 М.
Alfanaan abdri kareem raas iyo heestii hay xumaynin gabadh yahay
5:55
Niyadsan🤲🏼
Рет қаралды 48 М.