Пікірлер
@salaamxaaji8043
@salaamxaaji8043 12 күн бұрын
Wajac cudurna way isaga dhigtaa off wareen magal😊
@Abdiaziizz
@Abdiaziizz 17 күн бұрын
Wale salan carbey landheere ayu ahaa isaaq maxa afatahno soo maray oo tarkhidoda la qarary 🏁
@cawaalecawaaleyarre-yy1nl
@cawaalecawaaleyarre-yy1nl 29 күн бұрын
Booga Maga cii
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 Ай бұрын
Salaan carabeey wuxuu ahaa yaraantiisii wiil ay soo koriyeen reer abtigii bahararsame dhulnahante markuu gaadhay wakhti guur wuxuu gabadh ka doonay reer hagar dhulbahante....reer hagar waxay ka dalbadeen yarad ahaan faras abtiyaashiis lahaayeen oo macruuf ahaa ...abtiyaashii faras kale ayay siiyeeen sidaa ayuu salaan carabeey uga cadhooday reer abtigii oo uu u bilaabay in uu gabayo ku soo caayo....
@AxmedCarab-l1g
@AxmedCarab-l1g Ай бұрын
Allah hau naxa riisto salan cara beey abwanka
@KhadarMuxumed-d6s
@KhadarMuxumed-d6s 2 ай бұрын
Esh callaa abwaan
@Karaamo-ky1hk
@Karaamo-ky1hk 2 ай бұрын
Alle ha unaxariisto❤
@YoonisMaxamed-xn9id
@YoonisMaxamed-xn9id 2 ай бұрын
Adero allah ku naxriiso
@CabdiraxmaanJaamaccilmi
@CabdiraxmaanJaamaccilmi 2 ай бұрын
Maanweel
@CabdiraxmaanJaamaccilmi
@CabdiraxmaanJaamaccilmi 2 ай бұрын
@CabdiraxmaanJaamaccilmi
@CabdiraxmaanJaamaccilmi 2 ай бұрын
Maanweel
@abdiahmed5719
@abdiahmed5719 2 ай бұрын
Somaliland weeye eebbe 21.
@abdiahmed5719
@abdiahmed5719 2 ай бұрын
Nabad gelyadu waa cajaayib iyo mucjiso eebbe 21.
@abdiahmed5719
@abdiahmed5719 2 ай бұрын
Mashaallaah caleeg caalamiin 21
@ahmedkhalif7944
@ahmedkhalif7944 2 ай бұрын
Nimanyahow soomaali ilaahey xaasid buu isaga dhigay wax loo sheegey xaasidnimada garan maayee wixii nin hore soo mare nasiibkiise ragan ka danbeeya maxaa ka galey dunidiiba is rogteye oo hada dacal baa leyska war qabaaye
@sihaamalifarah6204
@sihaamalifarah6204 3 ай бұрын
Alle ha unaxaristo sayid maxamed cabdile xasan iyo darawiishti dhamaan 🤲❤❤❤
@abdirashiiddirie4635
@abdirashiiddirie4635 3 ай бұрын
Cajaladaan aadka u qiimaha badan markii iigu horreysay ee aan dhagaystay waxay ahayd bishii 12 aad 2020 kii. Caawa oo taariikhdu tahay bishii 7aad 2024 saacaduna tahay 01:13 niska dambe ee habeynka ayaan dib u muraajacayn. Salaan Carrabay Eebbe ha u naxariisto waa Abwaanka labaad ee aan taageero marka laga tago Mahwigii Sayid Maxamed Cabdille Xasan ahaa eebbe ha u naxariisto labadoodaba, maxay dhaxal nooga tageen!.❤
@nuurbayfar1452
@nuurbayfar1452 3 ай бұрын
Ilahy hawnaxaristo
@dabiyobiyo9880
@dabiyobiyo9880 3 ай бұрын
Waligey nin ka Xikmad iyo gabay qurux badan kuma arag Iidoor Wlhi ninkaas wn taageera Salaan Carabey allah u naxaristo abwaanka
@AhmedMohamed-tv6kr
@AhmedMohamed-tv6kr 3 ай бұрын
Yarehe Yarehe!
@husseinyusuf9231
@husseinyusuf9231 4 ай бұрын
Alle ha u naxariisto
@AbdiraxmanCade
@AbdiraxmanCade 4 ай бұрын
Allahuma arxumu hum marxuum
@CabdiCali-hs4ri
@CabdiCali-hs4ri 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@apdihakimck602
@apdihakimck602 4 ай бұрын
Inaan reer daahir wliba abokor cumar wliba dhashii jama hashi ahy ma layga daremayaa😂😂😂❤
@januarySl2024
@januarySl2024 4 ай бұрын
Ha Ha Ha ! Waa Huwan iyo Huwan Kalkaal Ictisaam isujiibinaya gabayada nabada. Huwanka oo Dhulbahante ah dunidii ayaa ku soo oodmatay, dhulkii iyo dhirtii ayaa u dhaqdhaqaaqday markii uu xasuustay sida dugaaga aanu dugaag u gelin ee Huwan iyo Shayaadiintoodu ay u galeen dhalinyarada maxaabiista ah ee Ciidamada Qaranka Waxa hortimid gutooyinka, ciidamada iyo ciidamada duufaanka iyo daadka ah ee ku soo waajahan Huwan Faqash Shayaadiin ee xaga kale u rogi doona sidii Junuuda Illaahay ee Isaga uun uu yaqaano. Huwan meel ay joogaan ba waxa maanta mur iyo deebaaq la noqotay wanjalaadi ay Huwan Kalkaalku Goojacade ugu fuliyeen ee ay 8 bilood ku faanayeen oo iminka dhalanteed iyo dhado. Qudaac duruq mujrim Dhulbahante kii shalay caabir sabiilka Illaahay meel walba Qur'aanka ku sheegay in sooryayn iyo sadaqad uu mudan yahay sidii yeyda u googyey jidhkiisa ee cawradiina gacanta la galay ee xubnihii midba laan ku laalay ee u balamay sidii Dhegdheer in caawa ku casheeyaan inta aan haadku berito la kala cararin, ayaa Dhulbahante iyo caadadii markuu arkay Isaaq oo bunduqii soo urursaday, Huwan Kalkaal u yeedhay oo ku yidhi Habarjaclo maqashii gabayadii nabada ee Salaan Carabey isaga oo Salaan ka dhigaya kii aan tirin gabaygii Guba ee uu Daruud oo dhan dhulka ku jiidjiidey ee uu fulaynimadooda, liidnimadooda iyo hooga iyo ba'a uu Isaaq marsiiyey uu kaga waramayo !!! Dhulbahante Dugaag Dhegdheer, nabadi ma jirayso ilaa Isaaq sidiinii ramiim iyo duqada idinka dhigo oo Somalilaand intiina soo hadhay debeda ka dhigo !
@CabdixaafidGaraad-k7m
@CabdixaafidGaraad-k7m 4 ай бұрын
Amazing❤
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 4 ай бұрын
viking *❤(wcb)2 bullring ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.
@EnthusiasticOldTypewrite-yk9rn
@EnthusiasticOldTypewrite-yk9rn 4 ай бұрын
Ilaahay ha u naxariisto abwaankii iyo faylasuufkii somaliyeed ee qarniga 21 Buu haa
@Nasiiba
@Nasiiba 4 ай бұрын
Nin yaraan ku loofaray wuxuu lumiyay raacdee wale suugaantiisu mudug bay noogu timid eraygaasna ayeeyday baa igu tiri galab markasan mediyaha ku qoray mise waaaba gabay dhanoo nin aadan carab layiraahdaahi tiriyay cajiib❤❤😅
@Hanadhaaji6
@Hanadhaaji6 4 ай бұрын
Salaan Carabyey ayaa leh
@Nasiiba
@Nasiiba 4 ай бұрын
​@@Hanadhaaji6 waan isku qaldaa labadas abwaan Ilaahay amarki😂😂
@YasiinAwraas
@YasiinAwraas 4 ай бұрын
Y..m.j.aburaas
@AbdimajiidMohamed-vv1vo
@AbdimajiidMohamed-vv1vo 4 ай бұрын
Sayidku wuu gabyi jiray; balse Salaan Carrabay baa ka halkudhegyo iyo hogatus badnaa. Sayidka labo meeris oo maahmaahoobay baa gabayadiisa oo dhan ku jira. Waana labadan meeris: "Musuqmaasuq Soomaali waa; meheraddeediiye!" "Maandhoow asxaan lagama tago; eed haddaad faliye!" Halka Salaan Carrabay meerisyada uu leeyahay ee maahmaahoobay ay ciiddaa iyo cammaarkaa yihiin. Waxana ka mid ah: "Afku wuxu la xoog yahay maqliga; xawda kaa jara’e!" "Xaashee nin libin kaa xistiyay; xumihi waa yaabe!" "Cankabuudka caaradu xidhee; lagu cayaaraayo, Iyo wiil cartiisii qaboo; kibir la ceeryoomay, Cindallaahi waw siman yihiin; waana kala cayne!" "Nin labaatan buuxsamay [iyo] adduun; waa legdamayaane!" "Nin yaraan ku loofaray wuxuu; lumiyay raacdeeye!" "Haddaad dhimato geeridu mar bay; nolosha dhaantaaye, Dhaqashiyo mar bay kaa yihiin; dheraggu xaaraane!" "Gujiskii baddaan uga dhignahay; gabiba Daaroode, Nin Isaaqa godobtii rabaan; gaadhka ka hayaaye!" "Ninna haybta kuma raaci karo; hooyo aan dhaline!" "Habaryoonis waataa hantiday; haradi Ciideede!" "Ka hulleele Hagar Aadankii; hooballayn jiraye!" "Waataad haween nagu xustee; haad ma ku cunsiiyay, Dabeebna hoog iyo hungiyo; ciil ma la hulleeshay!" Ha igu kallifin in aan buug ka qoro meerisyada 𝙈𝙖𝙖𝙝𝙢𝙖𝙖𝙝𝙤𝙤𝙗𝙖𝙮 ee uu 𝙎𝙖𝙡𝙖𝙖𝙣 𝘾𝙖𝙧𝙧𝙖𝙗𝙖𝙮 leeyahay.
@fikradtech8264
@fikradtech8264 5 ай бұрын
Salaan carabey great man ❤️
@ahmedadan4654
@ahmedadan4654 5 ай бұрын
Alle haw naxariisto Abwaan Salaan Carabay.
@cumardayr7446
@cumardayr7446 5 ай бұрын
salaan carabay❤
@abaawn_caqlisame
@abaawn_caqlisame 5 ай бұрын
Book xage laga helaya talow
@MowliiidAli2002
@MowliiidAli2002 5 ай бұрын
Alllah yarxama salaan carrabay
@hamz233
@hamz233 5 ай бұрын
Waar Maxaa tidhi.. Salaan Carrabey boqorka sugaanta.. waa daabac aan go’in midkuu dacal bilaaba. Laandhere Habar jeclo ah
@MuhyodinOmer
@MuhyodinOmer 6 ай бұрын
Gabay ka xikmad badan hore uma dhagaysan
@idalahow
@idalahow 6 ай бұрын
kzbin.info/www/bejne/hJuonWyPp51-mNUfeature=shared
@Danan47
@Danan47 6 ай бұрын
Waxan dawanaya 2024/4/7 habeen isniini soogalayso❤
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 6 ай бұрын
AHUN Abwaan M I W Hadraawi
@cumardayr7446
@cumardayr7446 6 ай бұрын
❤❤
@CabdinuurKhadar-j7q
@CabdinuurKhadar-j7q 6 ай бұрын
ما شاء الله
@maxedcalimaxed2105
@maxedcalimaxed2105 6 ай бұрын
Waa abwaan maxamed calimaxamed waxn idnleeyahybarashowanaagsn dhmaanwaaidnsalaamayaa ismadhaafno
@gudbifariinta3958
@gudbifariinta3958 6 ай бұрын
From Garissa this poetry program should be added to our school syllabus. What we speak here in the north eastern too plastic.
@mohamedshilabo8834
@mohamedshilabo8834 6 ай бұрын
War nio gabayaga mala yaabtay northeastern afsoomali mayaalo
@abdurahmannour3685
@abdurahmannour3685 7 ай бұрын
2024, iyo Tronto oo aan had ku suganahay baan ku dhagaysanayaa, waa taariikh dahabi ah oo aan duugoobaynin, allaha u naxariisto Sayidka iyoii naf iyo maalba u huray diinka, dalka iyo dadkeena Soomaaliyeed.
@CiiloowCabdala
@CiiloowCabdala 7 ай бұрын
Ruuxii huleelee kataga hogobka ciidiisa heytoloshkuu magenta unoqdoo abidkahooseeyne cajiib Allhyarxmhu
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 7 ай бұрын
Edada uu qosol
@Waxkasta
@Waxkasta 7 ай бұрын
Seyid ka iyo Salana Carabey waa iyama marka foolaad kii sugaanta hore ee reer Somaliland la eegayo.
@AadanGuure-f2d
@AadanGuure-f2d 8 ай бұрын