Alle ha u naxariisto abwaankii weynaa ee FAYLASUUFKA ahaa ee Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi).
@abdiahmed34194 жыл бұрын
Wxn daawaday in badan wn ku cel ceshadaa. Wxy gali laadahay caqligayga sidan uu hal meel iskugu dhamaan aduunkan somalida iyo nolosha dhanba wixii ka qaldanaa. Aduun caafimaad iyo cimri dherer iyo cibaado suuban ayaan Allah kaaga baryay Aakhirana jano farduusa
@halimali8389 Жыл бұрын
Ana manta ayan isa suaalayaa cajaaibka xikmadaa kasoo unkumaysa abwaankii weynaa ee Hadraawi Raxiimku raxmada iyo raynraynta al firdaws ha ugu raaxeeye. Alla cabqarisanaaya hadalna kiisa runtaa heli ogaaya. Muxuu kolba faylasuuf aduunka soo maroo xaqiiqoyinka waayaha tafsiir kaga bogtay. Muxuu Hadraawina dhaxal kiisa ugu qaalisan, oo waa dhaxal abwaaneede, u hanbeeyey ummada Soomaaliyeed. Waxa iga yaabisay sida dhakhtar shaybaadhaya bukaankiisa uu Abwaanku u durundurinayo waayaha ay dadkeenu ku suganyihiin. Waa duco ee alle ha inaga dhigo kuwii ku waantooba waanada Abwaanka. ❤️
@haamedhowr3141 Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto abwanka from barkhad ibrahim in hargeisa
@understandingoflife4756 Жыл бұрын
Alle Ha unaxariisto abwaan hadraawi
@cabdimajiidkhadar663110 ай бұрын
Tiro siman sagaal tuur Soddon hoo siddeed keen Waxa hadhay bal suuree! Ma so baa ma saan baa? Saddex iyo shan waa kee? Abwaan Hadraawi AHUN.
@bayleolad9953 Жыл бұрын
Alleh u naxariisto dogkana hanuuriyo cadaabad hakayo aamiini aamiin
@RadioQaraami9 ай бұрын
AHUN Abwaan M I W Hadraawi
@cumardayr74463 жыл бұрын
allah ha caafiyo abwaan hadraawi
@muxiyadiincali5249 Жыл бұрын
Alle ha unaxriisto Aamin
@cabdimajiidkhadar663110 ай бұрын
"Nin abwaana baan ahay haddaad; oday i mooddeene, Abaarii horreetaan dhashiyo; ololki luufluufe, Intad ila arkaysaan WAXAAN; anigu soo joogay, Afar inan hal loo soo lisay; ooy in iska reebeene, Immikana Adhiga kii dhalay ayaan; inan yar deeqayne, Alaahoobe ama ibtiloobe * * *"
@barkhadibrahim383 жыл бұрын
Allah if iyo aakhiraba haku janeyo
@nourhersi7174 жыл бұрын
HADRAAWI allah barakeeyo
@mustaffadal-jir80183 жыл бұрын
Kaalinta aadanuhu nolosha ku leeyahay oo maanta aqoonsigeedu gabaabsi yahay
@deeqchamiqo20962 жыл бұрын
Aloow unaxriiso aamiin
@dirgaxwanaf66052 жыл бұрын
Thanks sxb
@barkhadibrahim383 жыл бұрын
Mahadsanid
@alibadarheyf20014 жыл бұрын
SaaS weeye
@hassanfarah84174 жыл бұрын
OGI OGI SAREEYE HOOSEE AYAA KA DHACDAY
@taariikhhistory95584 жыл бұрын
Taariikhdii daraawiishta SAYIDKA ka hor iyo ragii aas aas aasay doowladii. Daawo. kzbin.info/www/bejne/eHfHd41mfb2NpMU