Allah iyo rasuulkii ashahaada ruux qirey.. Hala jaro Unugyaha ma islaanimaa tiri😓Maya maya islaanimadu may oran !!!
@kulmiyeyare12 Жыл бұрын
Heestaan waxay ii leedahay xusuus gooni ah waxaana ay ka hadlaysaa qarixii 4 october 2011, ka dhacay Hargaha iyo saamaha, oo aan ka ka mid ahaa ardaydii meesha joogtay, ilahay wax iguma yeelin , waxaan ku wayay saaxibkay , kuwa kale oo aan aqaana wax yeela kaso gaartay.
@Tlie____Raajuu__2008 Жыл бұрын
😢😢
@MAHADNOR007 Жыл бұрын
Alle waxaa ka baraya inuu caafiyo wllken joogle jirada haysana danbi dhaaf alle ha uga dhiyo aaaaamin 😢😢
@AboutThatLifeKZ Жыл бұрын
Nice song but that won't change shit. Get together and overthrow the government and become as one.
@عبدالفتاح-د4ز Жыл бұрын
Jooqle waxuu inoo ahaa energy aan ku difaacno calanka & dowladnimada colaadii aan galay maalintaas & cadawgii ii sameeysmay 2009 ayaan wali leeyahay aniga & dhamaan ehelkeeyga waayoo waxaan ladirireeynaa kuwii qarax kulaayey aabaheey adeeradeey & ilma adeerteey maalin khamiis ah shan saac 18/6/2009 magalaada Baladweyne xarunta gobolka hiiraan hotel madina kuwaasoo maryo madoow & diin been ah layimid dalkeenna waligeey aqbali maayo nin inta luuq lagalo buugaag & fasahaad uu diin ku sheegay ama wadaad maryo la ordaa inaan madaxa ka jaro oo gubo mooyee waleeysan dhaceeyn oo aysan u soconeeyn in mardanbe ay fursad helaan kuwa maryaha badan ee dadkeennii & dhaqankeenniiba baabi’iyay waxaan dowladnimo aheeyn agteenna ka shaqeeyn-meeyso.
@aadansiciid1388 Жыл бұрын
2023 bishii kowaad ba dib udhagaysanaya anoo meel qaxooti jooga heesahaan waxaa ku xasuusta marka anago wadankeena joogin aan arko hooyo iyo caruur iyo dhalinyaro Horan oo africaan aan istijoon yasayaan
@jamaabshir8866 Жыл бұрын
waa dhamadeen waqtgii kala tagga io kala firxadka the High turning is coming wee see 2030
29/oct/2022, maalinimo sabti ah, waa maalin aan sigtay, anigoo isgoyska usocdo oo u jiro taban talaabo, wasaarada waxbarashadane albaabkeeda waxan u jiray shan talaabo, guriga ku dhagan albabkiisa ku aadanaay, ayuu dhacay qaraxa koowaad, haday ii sheken laheen gabadh mesha joogtay oo dukankayda aan joogay, waan ku beegmi lahaay, lkn teeda dhamaanin, asxaab badan aan lahaay ay agtayda ku ruux baxen, hooyooyin iyo dad maati ah aan arkay oo gubanayo, iyo sxbkey garas oo uu soo wacay walaalkiis xoogsade oo yaalo isgoyska zoobe oo dhaxda ka go'ay ayuu aaday, waana laga celin waayay, isagane uu haleelay qaraxii labaad, walina la layahay hilibkiisa, iyo iqro shiine oo aan saaray indhahayga iyada oo la celin la'yahay, kadib markii hoyaded oo jaad isgoyska ku gadaysay, eey rabtay inay aado si ay u hubiso inay dhimatay iyo inay nooshahay, iyadane qaraxii labaad uu haleelay, waa malin kale oo mugdi ah ee soo martay, dalkena, zoobe ( 2)
@saladelmi28112 жыл бұрын

Manta oo ah malin isnin ah, malin kadib qaraxii zoobe 2 ayaan soo maray meshii malin ka hor dadka hilbahoodii laga aruurinayay, oo aan jaam ku galay, inteen aadna waa mesha shaqada aan u tago meel kale oo loo marane malahan, wlhi waa macaanay, ilaa hada dhagaha i xeran xoogii qaraxa agtayda ka dhacay, dartiis, meel aan aadno ma naqaano, ilaahow wan somanahay manta oo isnin ah, wa malin kadib masibadii zoobe 2 ilaahow dalkeena ka dulqaad dhibatada.