No video

somali songs wadani - ma islaanimaa tiri

  Рет қаралды 970,067

Abdi Ahmed

Abdi Ahmed

Күн бұрын

somali songs wadani

Пікірлер: 331
@iqlassalad7308
@iqlassalad7308 4 жыл бұрын
Jooqle Wlhi waa latabay alaha ku cafiyo qarixii soobe waxbad ka orad lahad 2020 cidii ku dul oyaysa heestan like saar
@qaalimaxamed6148
@qaalimaxamed6148 3 жыл бұрын
Aameen
@mahadnorali7404
@mahadnorali7404 Жыл бұрын
Alle waxaa ka baraya inuu caafiyo wllken joogle jirada haysana danbi dhaaf alle ha uga dhiyo aaaaamin 😢😢
@mmh7588
@mmh7588 4 жыл бұрын
Am a Kenyan Somali, through I have never been in Somalia but it really hurt me every time I hear about Somalia's downfall and wars. May the Almighty Allah showers his mercy on them and restore peace within us. Somalis are one.
@mrxaabsade1
@mrxaabsade1 4 жыл бұрын
One day bro we will be on our feet insha Allah
@sacdiyomaxamud3990
@sacdiyomaxamud3990 4 жыл бұрын
ameen adan thank u bro.
@cabdullahi3820
@cabdullahi3820 Жыл бұрын
Aamiin JazakaAllahu khairan
@Robloxadventure965
@Robloxadventure965 Жыл бұрын
Roblox
@shaaxmcn
@shaaxmcn Жыл бұрын
Aameen ya rabbi
@munalovesomaliland874
@munalovesomaliland874 6 жыл бұрын
anigu waxan ayay Somaliland lkn somalia dhibkeeda waan necebay wanan ka gubtaa ilaahay haka saaro dhibka aamiin
@mohamedshooqi9572
@mohamedshooqi9572 6 жыл бұрын
muna love muna 😢😢😢😢
@sudiosman2979
@sudiosman2979 6 жыл бұрын
You are still Somali why are thinking you are from different country hargaisa is part of Somalia 🙄🤔🙄
@ahmedyacniii6977
@ahmedyacniii6977 6 жыл бұрын
masha allah wll aamiin
@ahmedaj7339
@ahmedaj7339 6 жыл бұрын
muna love Somaliland shukran
@feysaldaauud1264
@feysaldaauud1264 6 жыл бұрын
muna love Somaliland Somali so hal so ma ahan wll mcn
@zaamabii6966
@zaamabii6966 6 жыл бұрын
Wlhi Sidan u oynaye Allah Baa og Allah Janada kawada Warabiyo Inta klana Allah Bogsiyo😭😭❤💯
@aliyacadey5710
@aliyacadey5710 11 жыл бұрын
Somali for life we stop about the "qaabil" wallahi out country will be safe ohhh I can wait to go back to somali
@axzaap9995
@axzaap9995 2 жыл бұрын
@@xidigmedia6833 wll adigu manooshahay hal sano kadib😂
@BashirMohammedDhicisoow
@BashirMohammedDhicisoow 11 жыл бұрын
Allaha idinka abaal mariyo wanaaga aad sameyseen allah (swt) nabad haka dhigo wadankeena
@114jamaal
@114jamaal 11 жыл бұрын
Dhamaan Walaalahayga Somaliyeed Waan Idin Wada Salaamaya Intaas Kadib Waxaan Idin Lee Yahay Aan Isku Duubnaano Meel Kasto Oo Aan Joogno, Heestan Walaahi Wey Iga OoySiisay Kheerbaan Idin Rajeynaaya......
@axzaap9995
@axzaap9995 2 жыл бұрын
Wll hda manoshahay after 9yrs😒🤔
@mohamedhaaji3898
@mohamedhaaji3898 2 жыл бұрын
@@axzaap9995 hhhhhh yaa og hee😂
@mohodinPliano
@mohodinPliano Жыл бұрын
​@@mohamedhaaji38983 sadaxdiina yanol wixi dhintay allah uraxmado kuwi nolna Allah barakeyo
@mahamedhukun8526
@mahamedhukun8526 7 жыл бұрын
Maalin walba oo aan arko hees wadani ah Oohin ayaa nafta Iiga baxda Walhy ilaahow soomali wa mid ee isku duub in naga yel
@mariajamac1392
@mariajamac1392 7 жыл бұрын
Mahamed hukun Amin yarabi
@queendeeqa2128
@queendeeqa2128 7 жыл бұрын
Mahamed hukun sax waaye wallal
@fardowsoqorone4931
@fardowsoqorone4931 7 жыл бұрын
Walalo oohinta wxaa dhaanta ineynu ilinta iska tirno oon wx qabsano mhdsnd
@falanqeentamanchesterunite215
@falanqeentamanchesterunite215 6 жыл бұрын
Mahamed hukun ñ
@zuhuraqalbi7250
@zuhuraqalbi7250 5 жыл бұрын
Walalo anaa sidaa okalee eex oohin baaidisheee
@Asadlion
@Asadlion 4 жыл бұрын
Allaha iyo rasuulkiyo Ashahaada ruux qiray Hala jaro unuunaha Ma islaanimaa tidhi *MAYA MAYA OO MAYA* Islaanimadu may odhan
@hussein7504
@hussein7504 6 жыл бұрын
Heestaan ugu jeclahay waaye heesaha aan dhaqeysto! Tq Qeylo Dhalaan
@cimralsuhuur8898
@cimralsuhuur8898 4 жыл бұрын
Walaalahay somalia wn idinla xanuusanaynaa hadan nhy walaalihin s/land dhibkiinu waa dhibkayaga ilaaahay wxn idiinka baryeynaa nabad waarta iyo qaranimo markale
@muqtaarmaxamed9513
@muqtaarmaxamed9513 3 жыл бұрын
Wat mahat San tuhin walla heena Muslim ka ah
@thinkbeforeyoutype7106
@thinkbeforeyoutype7106 2 жыл бұрын
Masha’Allah this was absolutely BEAUTIFUL. Insha’Allah Somalia 🇸🇴 will RISE again. Every country or empire have their ups and downs.
@somaliland4ever458
@somaliland4ever458 6 жыл бұрын
😭😭From somaliland lkn dhibta wlalahayaga somaliya wlhi wan ka xumahay wanan ka gubta ilaahayna waxan uga baryaya in ilaahey dhibatada ka saaro
@idirisali5657
@idirisali5657 6 жыл бұрын
Mahadsanid walaal
@BURCO2010
@BURCO2010 5 жыл бұрын
Bro aniga oo ka mida fabaaninta qaadaya heesta somaliland ayaa. Ka so jeeda Waa wadagna dhib iyo Dheef somali Waa walaalo siyadada Ina kala qaybiaeey Mooye
@ayaanhenna9656
@ayaanhenna9656 4 жыл бұрын
Somalander hataa tahy macnaheedu mahaan inaa tahy faransiis ee waxaa tahy soomaali
@zaakirali8493
@zaakirali8493 4 жыл бұрын
Joogle shire allh caafimad taam hasiyo Waa hees qiiro leh
@NashadChakin
@NashadChakin Ай бұрын
Aamiin yaa rabi 😢🙏🤲🤲
@BURCO2010
@BURCO2010 4 жыл бұрын
Heeso kuwaan Kasi qiiro badan ayaan idin do waadna Jooqle uso duceeya in ilaah cafimad Kiisa uso celiyo Amiin
@khaalidxaaji2965
@khaalidxaaji2965 5 жыл бұрын
Dhibta laguma waaroo dhaxal looma yeeshee waa laga dhamaadaa Insha Allah guul iyo mustaqbal ifaya
@fadumoalimohammed5053
@fadumoalimohammed5053 4 жыл бұрын
2020 Qofkii daawana Like ha iisaaro
@bashircabdi774
@bashircabdi774 3 жыл бұрын
Wadani.ikadhih
@fatmaadams2233
@fatmaadams2233 7 жыл бұрын
man sha Allah.O Allah make peace in Somalia Ameen.My country .My motherland
@mohamedhassanmohamed9651
@mohamedhassanmohamed9651 6 жыл бұрын
Amiiin walal dumarkena marwalba way ka wangsan yihiin raga waxay dumiyan ayay dhisaan
@Last_King2023
@Last_King2023 6 жыл бұрын
🇻 🇮 🇻 🇦 🇸 🇴 🇲 🇦 🇱 🇮 🇦
@Last_King2023
@Last_King2023 8 жыл бұрын
*_October 14\10\2017 is The Darkest Day in the history of Somalia and may Allah help to defeat those _**_-Faqash al shababa-_*
@nabilacali9352
@nabilacali9352 7 жыл бұрын
ali Ibrahim insha allah one day thank u so much man 😭😭
@aburamenation2091
@aburamenation2091 6 жыл бұрын
mahadsanid
@hannacadey3487
@hannacadey3487 6 жыл бұрын
ali Ibrahim we love you to wallo from somalia
@crazyguy2054
@crazyguy2054 6 жыл бұрын
yaab Somalia iyo Somaliland kulahaa waryaada waa muqdisho iyo hargeysa ee caadi iska dhiga 😂🙄
@supermant9022
@supermant9022 6 жыл бұрын
Wan idin jecel nahay wllahy Somaliland hilbo wada dhashiyo hal qudhaynu nahy 😍😓😓
@friendlyboy4110
@friendlyboy4110 3 жыл бұрын
Whenever listen to jooqles voice the tears comes
@OsmanOsman-ge5st
@OsmanOsman-ge5st 7 ай бұрын
what is the notion that brings your tears out, is it that his nice voice, words of wadaninimo or the music ?
@ostarz2012
@ostarz2012 12 жыл бұрын
Reer shire cayaar jecel thank u wadani somaliyed dadka fiican unbaa kulagaranayo
@abdifatahahmed378
@abdifatahahmed378 5 жыл бұрын
maxaa ku dhacay kuwaan marki ladortay farmaajo weey iska dhaafen
@FAAD21
@FAAD21 Жыл бұрын
Dhamaadka alshabab hadaa la gaaray dhulka allaha lajaree
@dangerman1613
@dangerman1613 4 жыл бұрын
Hargaysaan kudhashay kuna barbaaray soomaalia midana waan jeclahay waayo kalaqaybsanaan waxbaatayrayso dalqudhaynu wadanahee allow dhibka naga dulqaad
@nasteho11
@nasteho11 13 жыл бұрын
Jooqle waxa tahay fanaan wadani ah adiga iyo dhamaan kooxda qeylo dhaan waadna ku mahasantihin sida wanagsane hesaha wadaniga ah aad marwalbo u keentan.
@dadihiye
@dadihiye 14 жыл бұрын
waa hees wadani ah oo cajiib ah oo qofkii maqlaa ku qiiroonaayo wadankiisa hoo ee bal dhageysta waana ERAYADII ABWAANKA DADA YAR EE ABDIRAHMAN SHEIKH AHMED GAAS
@thehunterlgnd948
@thehunterlgnd948 3 жыл бұрын
War ma nooshahay ✋
@user-sl4fg1md7h
@user-sl4fg1md7h Жыл бұрын
Jooqle waxuu inoo ahaa energy aan ku difaacno calanka & dowladnimada colaadii aan galay maalintaas & cadawgii ii sameeysmay 2009 ayaan wali leeyahay aniga & dhamaan ehelkeeyga waayoo waxaan ladirireeynaa kuwii qarax kulaayey aabaheey adeeradeey & ilma adeerteey maalin khamiis ah shan saac 18/6/2009 magalaada Baladweyne xarunta gobolka hiiraan hotel madina kuwaasoo maryo madoow & diin been ah layimid dalkeenna waligeey aqbali maayo nin inta luuq lagalo buugaag & fasahaad uu diin ku sheegay ama wadaad maryo la ordaa inaan madaxa ka jaro oo gubo mooyee waleeysan dhaceeyn oo aysan u soconeeyn in mardanbe ay fursad helaan kuwa maryaha badan ee dadkeennii & dhaqankeenniiba baabi’iyay waxaan dowladnimo aheeyn agteenna ka shaqeeyn-meeyso.
@abdirahmanomar1604
@abdirahmanomar1604 6 жыл бұрын
Walaahi suma walaahi waan ooyay markaan maqlay heeskan. Ilaahay jooqle iyo teamkiisa ka daayo.
@BURCO2010
@BURCO2010 5 жыл бұрын
abdirahman omar thanks bro anaga oo qaadayna ooyiny ayaa naga timi
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Allah iyo rasuulkii ashahaada ruux qirey.. Hala jaro Unugyaha ma islaanimaa tiri😓Maya maya islaanimadu may oran !!!
@fartun9503
@fartun9503 9 ай бұрын
waxan Baryena Allah insha Allah❤
@aniisoomar8898
@aniisoomar8898 Жыл бұрын
Allow soomaaliyed nabad iyo nolol kayeel Aamiin Yaa Rabiy 🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭
@thesomaligirl11
@thesomaligirl11 13 жыл бұрын
i love u guys. Somalidu haday maskax leedahay way arkaan waxa dhacaya in aysan ahayn wax saxa kaca oo toosa oo isku duubma oo wadankiina sida u dhaama..... ilaahow nabad dag dag.. islaanimadu may oran wax dila... islaanimadu waa naxariis iyo nabad..
@bashirdahir88
@bashirdahir88 3 жыл бұрын
Rabi ayaa mahad leh oo iga dhigay soomaali so proud to be somali 🇸🇴
@husseindiriye8912
@husseindiriye8912 Жыл бұрын
14 YEARS down the line.. somalia is on fire. Allow somalida quluubtoda isu qabooji madax hogaan wanagsan noqon kara nasii.. 2010ki ban magaalada Garissa kudageysan jire heestan waagi shabaabka iyo etobianka xamar isku dagaali jiren iyo dhamaan konfurta
@makoahmed7175
@makoahmed7175 5 жыл бұрын
Ax ya Allah waan qiiroda markaan dhgaysto Allow Somali midee anigu Somali Galbeed baan ahay Allow shanta Somali iskukeen Allahuma aaamiiin oo Somali cdowgeeda jabi
@xaajixuubsireedxaajixubsireed
@xaajixuubsireedxaajixubsireed 5 жыл бұрын
markay hees wadani nooshidan tahay kuli waxan wadanahay wadani waana wada qiiraysanahay markii heesaha wadaniga ah aan isaka daminana waxaan wada aaminsanahay qabiilkii ileyn waa sanam aan caabudnee somali waa istaqanaye runta aan isu sheegno wadani haduu jiro waxa ino harsan baa iska yar damiir iyo dadnimaba khalaas0
@supermant9022
@supermant9022 6 жыл бұрын
Ciil & oohin weyna wlhi wa layna kala dilay my dhiiga Somali mohamed qof kasta ciil iyo oohin aya qabanaysa heesaha wadaniga marku dhagaysto allahayaw sidii roon one love my dhiiga Somali mohamed 😓😓
@boqorkabeelweyntagarxajis6803
@boqorkabeelweyntagarxajis6803 6 жыл бұрын
i love like jr waan kabixi donaa dhibatada murugada iyo musiibadu waa inawada saamaysay Mana iloobi doono 277 qof oon Hal sacad weynay yaaa Allah ugargar dadkeenaas 😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 from somaaliland
@supermant9022
@supermant9022 6 жыл бұрын
Saalah Jaamac thank you bro all the best mashaqo umada somalida wada samaysay ayey noqotay never for get wlhi 😓😓😓😓
@mohamedshooqi9572
@mohamedshooqi9572 6 жыл бұрын
i love like jr 😢😢😢😢
@supermant9022
@supermant9022 6 жыл бұрын
Mohamed Shooqi 😓😓😓 wali xasustena kamay bixin Allah yarhamuk dhmn intii ku dhimatay inta dhawaca ahna alle ha cafiyo amen yaa Allah
@mohamedshooqi9572
@mohamedshooqi9572 6 жыл бұрын
i love like jr aamiin run ahaantii muqdisho maanta jawigeed waad dareemeesaa filaa Jawi gurmadeed Marxalad isku soo bax balaaran
@proudSomalisis
@proudSomalisis 13 жыл бұрын
xaaax, alla xaadaa ii istagtay wallahi. what a deep song. deeep. very deep.
@damaceey
@damaceey 8 жыл бұрын
meeeeeeellan meeeelaaaaaaann amaaaaaaanjirin ma ahhaaato noloshuyeeeeee urugiyo xanuuunqabba ma islaaaaaaaaaaaanimaaattiri mamamamyya mamamaa
@owlaadjacayl4290
@owlaadjacayl4290 6 жыл бұрын
Alla nagu beerayoo. Anagaa iskaleh Dalkee . Olalinta nooga daah. (Dalku in lo dhinto la difaaco bu rabaah ) Hees un ma rabo
@cadnanmumin5928
@cadnanmumin5928 4 жыл бұрын
Allaha iyo rasuulkii ashahaada ruux qiray hala jaro unugyaha ma islaanimaa tiri Maya Maya islaanimadu maay dhihin😭😭😭😭 jooqle alle Haku soo caafimaadsiiyo legend Caa 03-05-2020 waana ramadaan oo 10 Marayaa
@Sharoobo
@Sharoobo 6 жыл бұрын
14/10/2017 the day i will never forget wlhi marka xasuustaba wan oyaa😢😢😢😢😢
@hanicadeysomalia7003
@hanicadeysomalia7003 6 жыл бұрын
Nasra Love same walahi
@Last_King2023
@Last_King2023 6 жыл бұрын
_October 14/10/2017 The Day Darkest Day in the history of Somalia _*_we should United Somalia stay strong_*_ against those_ -Faqash al shababa-
@safiyalowra6510
@safiyalowra6510 2 жыл бұрын
Jooqle Alaha Siiyo Caafimaad Tamaam ah Waleee Waala Tabay Rabbiyoow Ka Dulqaad Xanuunka Haayo inshallah
@farhiaismail5084
@farhiaismail5084 5 жыл бұрын
Qoomkii adlaayseen janadey qirquriyeen adna qoryaha naartad ka dhex qeylineysaa qolo qolo malaha iyo qabiil iyo afmiishaar awood qeybsi malahee waxaad qalad sameysaa qoorta kuu surnaane qoomkii adlaayseen janadey qirquriyeen adna qoryaha naartad ka dhex qeylineysaa in sha alaah
@abdihaadi6608
@abdihaadi6608 3 жыл бұрын
Caaawa waa habeen jimco soogaleyso taarikhdu waa 19 /feb/2021 Bari oo jimco ah waxaa muqdishu ka dhacaayo banaanbax weyn oo sabab u noqon kara Dalka inuu bur buro caawa oo idil heeso wadani iyo calool xumo aha dawanaya wlhi
@georgecate284
@georgecate284 6 жыл бұрын
This is so beautiful , uplifting, solid, carthardic , strong, and everytime I listen to it. I feel like shaping up. Focusing. And living 😁
@noordinkhalid7213
@noordinkhalid7213 Жыл бұрын
,🥰🥰🥰🥰
@yusufabdi5755
@yusufabdi5755 6 жыл бұрын
ruunti waa hees qiiro badan oo qofkasto wadani ah uu keeneysa qiiro iyo murug ilaahay wankabareyeena soomali weyen oo isku duuban in uu ilaahay iidhaxa geeyo insha allah i see one day
@mohammedjama9253
@mohammedjama9253 3 жыл бұрын
2021 hday dhagaysanayso heeztan qof damiir leh oo ka danqanayo dhibka walalahis lagu haaya tahay🙏
@Fiyoooooore
@Fiyoooooore Ай бұрын
Heestaan waxan daawanayaa 3/8/2024 galab sabti 5:30 pm xalay waxa dhacay qarax xeebta liido ilaahow u naxariiso intii dhimatay intii dhaawac ahana caafimaad sii taam ah 😭😭
@sharmakeahmed376
@sharmakeahmed376 4 жыл бұрын
Subxanalaah Heestaan Markeey Soo Baxeysay Wax Rajo Wadankeena Kama Qabin Maantana Rajo Yar Baan Arkaa Adduunyo Waa Is Badali Haddi La Nool Yahay Yaan La Raja Jabin Dadkeeno
@mohamedhussen5157
@mohamedhussen5157 3 жыл бұрын
Walhi waa ruutaa
@jamalali8111
@jamalali8111 5 жыл бұрын
Reer ciyaar jecel allow idiin dhowr wlh heesahee sameyan waan la'ilmeyaa kaliya waxaa dareemi kara qofkii wadani dhapa
@soosusoosu6617
@soosusoosu6617 4 жыл бұрын
Yaila dhagesanayo runtii wan ilmeynaya ax 2020 aa lagalay allow wadan ka noo hagaji
@ibruumoha3562
@ibruumoha3562 4 жыл бұрын
Aniga kula dhageesanaayo ALLAH dhibkaan umadeena somalida haka dulqaado waayo ilaa hada in ka badan 30 sano usii socotaa yaa ALLAH dhibkaan isku keesaney dhib yar ma aha ee intaan noogu egee yaa ALLAH aamiin umadeena waa dhibaatoodey ax ax ax yaa ALLAH soomaaliyo nbd oo midoowda cadowkeeda fahanto😢😢😢😢😢😢😢😢
@yahyehassan2441
@yahyehassan2441 4 жыл бұрын
Ani kula dhagesaanayo ilaaa yaranteda qarax iyo xabad leee maqlayaaaa lkn wa ka tagaa insha Allah wan qoostay
@jaabirali4207
@jaabirali4207 6 жыл бұрын
ilaahow jooqle caafimaad siii waa qabiirka .. waa wadani rabiyow caagimaad sii y rabi
@zakariaelmi3430
@zakariaelmi3430 5 жыл бұрын
Runtaa kahadasheen walalahey guul iyo gobanimo insha allah waxaa aad isoitay kilibka ah (Allah iyo rasuulkiyo ashahaada ruux qiray halajaro unuunaha ma islaanimo tiri ) maya meesan dhihin guul isha allah
@ashomire8156
@ashomire8156 7 жыл бұрын
somali ban nahay.aan. qabiilka.iska dayno. wadankena.an.ilaashano. meelkasta.anaka.leh. jigjiga.garisa.hargeisa. jabuuti.mogadisho. ADunka wana.neceb.yihiin. meelkasta somali. baa.u.tahay.qabilka. joojiya.plz
@ismailnasri9936
@ismailnasri9936 6 жыл бұрын
Asho Mire wax ka fikir fiican waligay ma arag Alle somalia dhibka haka dulqaado Ameen
@farhanhagi4764
@farhanhagi4764 2 жыл бұрын
Walahi wa jiriroocday 😭
@muunamahamed6140
@muunamahamed6140 11 ай бұрын
Illahay ha caafiyo jokhle caafimad sariica alle ha siiyo
@user-kq4kf2sk1f
@user-kq4kf2sk1f 6 жыл бұрын
dhiiiga somali waa qaaali qof walbo somali ah ha difaaco dhulka somali haka difaaco kuwa danaystayaasha ah somali ilahey ha mideyo alla nagu bere anaga iskaleh dalkeenee nooga daaaya qarax iyo qabiilka somali waa hal
@ahmedysn4865
@ahmedysn4865 7 жыл бұрын
ALLAA nagu beerayoo Anaga iska leh dalkeena. ALLOW dalkeeno nabadaa kaa barinay
@mohamedabeyele4692
@mohamedabeyele4692 5 жыл бұрын
And I
@mazcuudgaalaerigaryar9653
@mazcuudgaalaerigaryar9653 7 ай бұрын
Jooqle shire ciyaar jecel caafimad taam ah sii allahayoow isagii xanuunsan Ayan ogaa😢
@husseinadan1740
@husseinadan1740 6 жыл бұрын
Maya maya islam nimada meysan dhihin ruux islaam ah hala dilo wlhi waa xanuun allow somali uso gar gaar ah
@kabaydhdawlada3302
@kabaydhdawlada3302 5 жыл бұрын
sag
@abdullahi6874
@abdullahi6874 Жыл бұрын
Heestaan markii aan maqlay waxay aheed 2010-kii waxaan joogay Adis Ababa Ethiopia
@tanadeyare5930
@tanadeyare5930 Жыл бұрын
markale iyo soobe maalinkasta waynu dhiigbaxaynaa yaa allah😭
@dayaxxidig2738
@dayaxxidig2738 7 жыл бұрын
Alla heestan maxaan dhageeystay anigo xamar joogo & dagaalo badan Ina haysto. Allow nabad ka yeel Gayiga somaliya oo idil!😭
@boqorkabeelweyntagarxajis6803
@boqorkabeelweyntagarxajis6803 6 жыл бұрын
Nasrudin Wasuge 14/10/2017 mahadhiyo musiiibo nagudhacday weyaan wlhi maaha midaan ilaaawi dono intan nolahay
@hilaacfaarax4431
@hilaacfaarax4431 8 жыл бұрын
alle iyo rasuulkiiyo ashahaado ruux khiray hala jara unuunaha ma islanimaa tiri Maya Maya Maya
@a.msalim2720
@a.msalim2720 5 жыл бұрын
Somali waa dad fiican waxa somali ugu xun habar gidir dadka laheen marki janaraal caydiid xamar soo galay 1000000 xasuuqey dadki alah ku somali ku beerey gidil cad guryahi shingaani iyo xamar weyne ayay booben waa in laga saara habar gidir guryaha xamar weyne iyo shingaani abdulqadir shingaani ex arji qore 900 xamarweyne
@sahalibrahim1254
@sahalibrahim1254 11 жыл бұрын
Dumarka soomaaliyeed ale hadaayo 99%100 commentiga at bixiyaan kuma salaysna qabyaalad iyo qudhunba ragana sidaasaan u rajAynaynayas
@ahmedyacniii6977
@ahmedyacniii6977 6 жыл бұрын
whi is truth pro shukran allah hainoodaayo gabdheheenaa
@Drabdukadirhassantuulo
@Drabdukadirhassantuulo 3 жыл бұрын
6o
@hibaaqkoosaar1325
@hibaaqkoosaar1325 7 жыл бұрын
maaaaansha allllaha somaaali baaan ahay dal qudhan wada nahay ul iyo diiirkeeed ayaaan wada nahay
@abdimohamud9134
@abdimohamud9134 Жыл бұрын
Ilaayaha kabaryaaye nab kafhig
@Deeqabunaverati
@Deeqabunaverati 8 ай бұрын
Anagaa Iskaleh Dalkee..🇸🇴💯🙏
@ahmedkafiakak6479
@ahmedkafiakak6479 5 жыл бұрын
indhahana kaaa ridaaayoo nimco ku heestaaa
@anzalmohamed5430
@anzalmohamed5430 7 жыл бұрын
anaga iska leh dalkee ololintaa nogadaa anagaa iska leh dalkee😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@soosusoosu6617
@soosusoosu6617 4 жыл бұрын
Allow caafi joogle shire amiin amiin
@abdifatahshiikh5983
@abdifatahshiikh5983 6 жыл бұрын
allah iyo rasuulkiyo ashahaada ruux qiray hala jara unuunaha ma islaanimaa tiri
@khadaribrahim3697
@khadaribrahim3697 2 жыл бұрын
Its 2022 and nothing hast change to our land
@cabdiraxmaanmuuse8721
@cabdiraxmaanmuuse8721 8 жыл бұрын
aad baan uGu mahad celinaa kooxda qayla dhaan waana ku amaana wadani nimadooda wcn
@Drcabaastuuryare
@Drcabaastuuryare 5 жыл бұрын
Weynu arki doonaa malin soomaaliya eey usoo noqon doonto awoodeydii iyo sharafteedii insha allh
@aadansiciid1388
@aadansiciid1388 Жыл бұрын
2023 bishii kowaad ba dib udhagaysanaya anoo meel qaxooti jooga heesahaan waxaa ku xasuusta marka anago wadankeena joogin aan arko hooyo iyo caruur iyo dhalinyaro Horan oo africaan aan istijoon yasayaan
@idirisalimuse2758
@idirisalimuse2758 4 жыл бұрын
jooqloow aloow ku caafi heesahan ciil iyo caro dareemaa walaahi alow shabaab naga qabo they still kilng us everyday stil going
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 жыл бұрын
11/2/2021 2:02PM Hadaad daawaneyso 11sano Ka Dib Like Iisaar
@abdigaadircalimaxamed6540
@abdigaadircalimaxamed6540 3 жыл бұрын
Jooqle cafimad Allah kusiiyo aamin
@kingsomalia8686
@kingsomalia8686 3 жыл бұрын
Soomaaliyo waligeed nabad noqon mayso Yaan la,is daalin soomaaliyey sababtoo ah farmaajo ayaan u malenenay inuu daacada yahay adigana waa gaas inuu xilka ka qaado raysal wasaare daacad ah xasan Cali khayre 😭😭😭😭
@boqorkabeelweyntagarxajis6803
@boqorkabeelweyntagarxajis6803 6 жыл бұрын
14/10/2017 maaha midaan ilaaawi dooono wlhi wlhi 😭😭👈
@ismailmohamed7199
@ismailmohamed7199 6 жыл бұрын
Saalah Jaamac 14/10/17 Wa malin Aan la ilowi karin bro
@ismailmohamed7199
@ismailmohamed7199 6 жыл бұрын
Saalah Jaamac Allah naga naga qabto kuwaaas
@ahmedcaagane2881
@ahmedcaagane2881 6 жыл бұрын
Waa hees aad iyo aad u tabaneyso ummadda somaliyed gaar ahaaan damiirlawyaasha somaliyed
@husencali740
@husencali740 2 жыл бұрын
Ashaduu ruux qiray haa la dilo maa islanima tirii
@isse544
@isse544 13 жыл бұрын
waaw caadi ma aha waa hees fiican '
@abdullahiali7506
@abdullahiali7506 4 жыл бұрын
Waa xiligii shayaadhinta diinta kuqaraabta ay aadka uxasuuqayeed shacanka somaliyed waa cadowga Alle ee Iska ilaalshe daalimiina
@Greyelfrara
@Greyelfrara 6 жыл бұрын
Its 2018 now and nothing has changed within our country 😪🇸🇴🙏
@kahiyekahin2941
@kahiyekahin2941 9 жыл бұрын
alaa nugu beerayoo anagaa dalkeena iskaleh dalkeena nooga daaya qaraxa iyo dhibka dadkeena ad ku heysaan
@abdimohamud9134
@abdimohamud9134 Жыл бұрын
Somali ahay c/risaq lamuube
@kulmiyeyare12
@kulmiyeyare12 Жыл бұрын
Heestaan waxay ii leedahay xusuus gooni ah waxaana ay ka hadlaysaa qarixii 4 october 2011, ka dhacay Hargaha iyo saamaha, oo aan ka ka mid ahaa ardaydii meesha joogtay, ilahay wax iguma yeelin , waxaan ku wayay saaxibkay , kuwa kale oo aan aqaana wax yeela kaso gaartay.
@puntlandGeezer
@puntlandGeezer 14 жыл бұрын
woooow soz cuteeeeeeeeeeeeeee long live somalia
@mohamedshooqi9572
@mohamedshooqi9572 6 жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢 14/10/ 2017 😢😢😢😢 4/10/2011 😢😢😢😢 03/12/2009 From muqdisho Maya Maya islanimadu mee Oran
@soomaaliweyn215
@soomaaliweyn215 5 жыл бұрын
shaamow 3th dec 2009. hargaha iyo saamah 4th october 2011. zoobe 14th october 2017. maalma madow Allase noo qoray 😭😭😭😢😭😢😭😢😭😢😢😭
@xamadaibrahim9276
@xamadaibrahim9276 Жыл бұрын
Listening 2023 /07/18 nothing changed yet wlhi waa murugo allahayow adaa awood lehe naga dulqad masiibadan nahabsatay. 😢
@hachxxx
@hachxxx 13 жыл бұрын
Le grand pays qu'est la somalie merite tout autant que les autres nations du globe d'exister. Honte à ceux qui, depuis plus d'un quart de siècle, divisent et sèment la tyrannie et le désordre
@mjey4555
@mjey4555 6 жыл бұрын
steaL watchng 2018 who else??
@shakurhaji6218
@shakurhaji6218 Жыл бұрын
Somalia rises again insha Allah🤲🤲...how many are watching 2022 september...
@nadir_abdisatar
@nadir_abdisatar Жыл бұрын
2023 Still same 😢
@ahmedyacniii6977
@ahmedyacniii6977 5 жыл бұрын
maya maya maya maya maya islaanimada may oran 2018/11/13 10:34pm habeen arbaco
@sahrayusuf7468
@sahrayusuf7468 6 жыл бұрын
Wiilasha qeyladhan ale ha dayo jooqle jire ale haa cafiyo
Qeylodhaan, Qaylodhaan
7:11
KOOXDA QEYLODHAAN
Рет қаралды 4,9 МЛН
SCHOOLBOY. Последняя часть🤓
00:15
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 16 МЛН
Люблю детей 💕💕💕🥰 #aminkavitaminka #aminokka #miminka #дети
00:24
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,2 МЛН
Oh No! My Doll Fell In The Dirt🤧💩
00:17
ToolTastic
Рет қаралды 13 МЛН
Hani
9:37
Release - Topic
Рет қаралды 30 М.
hadaan dibadey ku joogo
9:56
Hasan Ali
Рет қаралды 133 М.
QEYLO DHAAN HEESTII TAHRIIBKA JOOJIYA HD 2016
7:08
Abukar Mahdi
Рет қаралды 572 М.
Waraysi Jooqle 1
15:08
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 156 М.
Qeylo-dhaan, Qaylo-dhaan Hees wadani ah in High Definition
7:11
Gacal & Xigaal
Рет қаралды 153 М.
qeylo dhaan waawareey
7:07
moolmaadoow
Рет қаралды 218 М.