Waa runtiis dee Burco weligeed ayay Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 ahayd waxbana kama badali kartaan
@halimamumin36437 сағат бұрын
Burco weligeed noqon meeyso magaalo Somalia. Waxba haku farxina. Somaliland haku riyoonina. Somaliland socotey dibna ha u hunguriyeeyina. Mayaarka waa in laga ceeriya shaqada loo xilsaareey.
@CamuudAwed2 күн бұрын
War wadankii Koox qawlasato Calooshooda u shaqays tayaal ah Oo Aan Qaranimo iyo Madax banaani ay Aduunka ka hesho Jamhuuruyadds Somaliland baa qabsatay Reer burco ha Ogaadaan inay si weyn u khaldameen Oo ay gacmahooda ku doorteen Dad u rahman Soomalia Oo Adeegayaal u ah kuwaa soo Aan kala jeclayn gumimo iyo gobanimo
@abiibabiib41082 күн бұрын
Mayirka Burco waa in la badalo. Maaha Masuul Somalilander ah.
Astan waxasi dadka lagu dhelhababiya marka waxlacuno rer burcoy mayarka laxisatama waxan yan laydinkujedine
@shaxshaxlowgaxafada5 күн бұрын
Dadkii caqliga lahaa ee waxii fahmay Baa Hadlaaya
@mahadcawil78535 күн бұрын
Burco aya lagatagay slanda halganki
@NurJama-ct9tv5 күн бұрын
Dadku horu mar iyo waxqabad bay u baahan yihiin ee astan uma baahna in dadka somaliland dadkeeda lagu kala qaybiiyot waar dadku cid kasta haka xoroobeen maxay tartay ee horumar dadka loo qabtay waxbarasho bilaash ah cafimad bilaash ah shaqo abuur asaasaka nolosha oo laga kabo danta guud oo ay ku ilaban burburkii iyo dhibkii soo maray inay in yari ku shaqaysato snm maaha oo aad aad astan yar meel uga taagtan waxqab bay u baahan yihiin iyo cadalad iyo danyarta in hoos loo eego oo ay yidhahan waan ka raysanay koonfurtii aan wax ku darsanay tani waxay kala fogaynaysaa dadka reer somaliland