yartii buurdhaab miyaa la iibsaday inan wacan bay ahayde kkk
@AbdiqadirIbrahim-nq2rw2 ай бұрын
Dadka waxa ugu liita kan iyo wixii la caqliya oo ay ugu horeeyaan sariflayaasha kacay ee ay ugu yeedhaan Saladiinta adeer sariflayaashan kacay cidna uma taliyaan ee taagada ku cayuuq nin walowba Suldan Abdilahi Suldan Cali Muuse ayuunbaa adeer Suldaan ah anigoo reer Qoriligudahbaa ku leh tuugtan isu bahaysatay sharaf dilka habarjeclana aniga iyo inta ilamidkaa ayaa qurbaha uga soo kabo gashandoonta Sidii loo fadhiisinlahaa halkay bulshada ku leeyihiin oo ah saylada xoolaha ee burco ma kuwaasaa aniga Suldan ii shiigan Kara iyo darbi jiifyada ku taageeraya caqaarta jaadka ah waryaa habarjecloy tasho sidani ina dhiqimaysee