Пікірлер
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu Ай бұрын
aan kuugu daree markii masar ay gooyeen wadamada carabta iyo qaar muslimeenta waxaa ka wakiil ahed safaaradaha carabta soomaaliyaqunsuliyo calanka soomaaliya kor ka babanaayey waaqaca ayaa ku dhahaaya kan nagu dhex jira aan lasafano xaljale majiro kan soosocda hanaga joogo waa dal madaxweynihii hor socdo in lagubo
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu Ай бұрын
wariye itoobiya dhinac walba ayey nooga jirraa ciidan iyo shacaba marka hore ma in itoobiyaanka la bixiyo markaas waxuu rabo ha keensado mise asagoo og in itoobiyaan iyo masar dagaal ka dhexeya og maxuu ula jeedaa in lagu kor diriro oy qax labaad oon soonoqosho lahey galiyo soomaaliya xadan khamaar ayuu ku ciyaarayaa soomaaliya
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu Ай бұрын
iney labaduba baxaan hadii gale aysan wada joogin mid kaliya joogo mid ay dan noogu jirto majirto masar dagaalka itoobiya waxa u dheer iney tababarta dhalinyaro soomaaliyeed oy bada cas geyso si ay ula diriraan xuuti oo khasaaro badan noogeystey kanaaka suweys aan ku khasaarney mareykan iyo dowladaha yurub wey ku taageeayaan
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 Ай бұрын
Runta macaanaaaa
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 Ай бұрын
aliyaw rabbii adiga cadaaladda ku haleeshiayay markii hawiyaha ay damceen iney xaq darro kugu dilaan ayaanu leenahy dhammanteenna sxb
@abdirahmanosman6944
@abdirahmanosman6944 Ай бұрын
Good news
@fadmazahracabdinuur1643
@fadmazahracabdinuur1643 Ай бұрын
Wiilow masar horta sidaad U qeexday arinka masar waa sax waana kugu raacsahay, lkn ethopia waa xabiibatanaa kaama yeelin ethopia waa gacalisadeena hanoo xayeysiin, dhibka ey noo geystey ayaa ka badan waxey na tartey,ma Mana dooneyso in somaliya ay noqoto dal xoog leh lkn maan gaabku ma fahmi karaan oo meel dhow ayey wax ka arkaan, ethopia midnimada somaliya ayey inkirsan tahay bal waxey aaminsan tahay in somaaliya ay tahay qeyb ka mida ethopia, burburkii dowladii dhex iyadaa mucaarad kii dowlada ridey saldhig u aheyd soona hubeysey, marka ethopia hanoo xayeysiin, dhulkeenii qeyb ka mida ayey xoog ku heysataa. Gunaandkii masar danteena uma imaan madaxda hada ka talisana waa qaaimiin musuq maasuq badan waxayna u yimadeen dalkeena ka fal celin biyaxireenka ethopia iyo iney gudaha somaliya ka bilowdo xarbi bil wakaala ku wajahan ethopia. Nacam ethopia waan isaga filanahay hadii xalku xumaado, Marka 2duba danteena kama shaqeynayaan ee amaan hana siiyaan Ethp qofkii caadifad u haya ha ahaado.
@fadmazahracabdinuur1643
@fadmazahracabdinuur1643 Ай бұрын
Ana dhexdeena umarimeyso ethpia wadankeeda hakala soo dagaaasho, waa la ogyahay dan kale ayey leeyiihn,
@fadmazahracabdinuur1643
@fadmazahracabdinuur1643 Ай бұрын
Labadaba dan nooma aha ethopia waa cadowgeena,falastiin wax ha u tarto, ukrian waaba loo hiiliyey lkn masar wax faaiidaa nooma leh
@abdullahabuukar8846
@abdullahabuukar8846 Ай бұрын
Ilbaxnimada gaaljecelka sidaan miyaa
@housseincahil3309
@housseincahil3309 Ай бұрын
Kani wa Neef runti
@IdrisAlikorow-my1ld
@IdrisAlikorow-my1ld Ай бұрын
Bro, I assume themat could solve the insecurity problem in the south and thank you for this good idea.
@Ducaale2024
@Ducaale2024 Ай бұрын
tuug tuug dhalay laangaab ah
@shekeyemahamud4914
@shekeyemahamud4914 Ай бұрын
Nin cay tamaayo rum ma sheegaayo qof kasto wuu fahmi karaa waxuu ka hadlaayo
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 Ай бұрын
Waxan aad sheegaysaa ma sax baa ma qaladbaa shaw waa waxeenii duliga ahaa ee soomaalidu iska lahay haa waa qudhunkeenii
@yareys3919
@yareys3919 Ай бұрын
Qof run sheegaayo ma caaytamo ,, ee maxaad la caaytameeysaa ?? Kuwa tiktok dartiis loosoo xirey waxeey geeysteen ee is balansi iyo qabiil caay ahaay waa la og yahay Kuwaas ineey dambi galeen waa la og yahay ee wax kale sheeg
@abdulkadiralimahamad4278
@abdulkadiralimahamad4278 Ай бұрын
Guddoomiyaha gobolka xisaab culus ayaa sugeyso asiga mahdi iyo sulub cid hadalkeyga hor istaagi karta ama dowlad majirto warkeygana waa xaqiiq don't play no more or???
@AbdullahiMohamed-r6k
@AbdullahiMohamed-r6k Ай бұрын
Dhammaan hadalkiisa ma.been baa, sidaa shegeysid qya qaldan, waayo ninkani laqn gaab maahan. Inta badanba runta atuu sheegayaa, sidaad doonto u qaado.
@nadiifosalaad1763
@nadiifosalaad1763 Ай бұрын
Runta lamajeclee
@audijooyjoy7976
@audijooyjoy7976 Ай бұрын
Waar kan waaba xayawaan sida loo hadlo bartay mise wuu waalanyahay, Somaliland iyo Puntland kulahaa, labadaas maamul waa labo maamul oo qaab qabiil ah ku dhisan, haddii ay Soomaalinimo aaminsanyihiin midna ma dhi laheen waan go´eena midna Federaal aan qaadano, dadka noocaas ah maa wax ka sugee waa yaabe.
@shukrigalandiid7044
@shukrigalandiid7044 Ай бұрын
Ninkaani Dumin qaran uunbuu ku hadlaa ma Utoobiyaanbaa mise waa ku shubo?!!!!. UF...Baa lagu yiri doqonow.
@AbdicasiisXuseen-ec4vk
@AbdicasiisXuseen-ec4vk Ай бұрын
Asc mudane ❤❤❤
@abdihashi9863
@abdihashi9863 Ай бұрын
Waar kani hada ayuu soo toosay wax kale oo uu ku halo ayuu waayey xaalkiisu waa nacnac waa macaaac
@yusufabdihagi7829
@yusufabdihagi7829 2 ай бұрын
Cidaacada afka galaada
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 2 ай бұрын
Kan in 30 sano la xiro ayuu istaahilaa waayo sharciga ayuu gacntiisa ku sitaa oo wuxuu rabaa in siduu rabo loo yeelo oo sharciga ayuu handadayaa madaxdana u caayayaa wax uusan hubin oo isaga sideey la tahay u turjumayaa
@mohamudmohamedomar3665
@mohamudmohamedomar3665 2 ай бұрын
Ninkaan waxuu mudan yahay in shacabka laga qabto waayo waaa beenaale waxa uu shegaayana waa been madaxada ayuuna ugefaaa maxdaxwynaha xataaaa waaaaa u gefay
@tahlilali2201
@tahlilali2201 2 ай бұрын
Hey you need to go Dahir allasaw court Cabshadaadu waa badantay Marka halkaatag
@sahruja5777
@sahruja5777 2 ай бұрын
Qurunyahow umada kafariiso
@HUSSEINMOHAMMED-p6q
@HUSSEINMOHAMMED-p6q 2 ай бұрын
adiga in lagu waso ayay eheed wacalyahow wacalku dhalay
@mohodinmohamed2620
@mohodinmohamed2620 2 ай бұрын
Don't listening to him he's one of them
@ShamsaShamsa-o4x
@ShamsaShamsa-o4x 2 ай бұрын
(( ALLE. UMADA. HAKA. QATO. QAAMIMIINTA. XASAN. DHIIQO. KU. KEENSADAY. QABYAALAD. CUQDADAYSAN. WADANKIINA. QARANIMADII. IYO. DAWLADNIMADII. QARIBAY. (( WAYO. CAQLIGIISUBA. WAA. MAXAA. CUNAA. HUNGUR. IYO. XASUUQ. IYADOO. (( XASAN. DHIIQO. AWOODII. DAWLADNIMO. MAUULIYADII UMADA. AYUU U. ISTICMAALAY. INUU. KU. XASUUQO. DADKI. IYO. SALKII. IYO. INUU. 24. SAAC. BOOBAYO. HANTIDII. UMADA. (( ISAGA. IYO. NAAGAHIIS. IYO. MOORYAANTUU. DHALAY. WAA. YAY. DIIRATAY. DADKII. IYO. DALKII. ALLE. CUQUBADA. FIDNADA. DULMIGA. IDIN. KU. BIXI. GURYIHIINA. SI. DHAQSAA. ALLE. U. GEE. QAAINUL. WADAN. WUXUSH. DHAGAR. QABE. WAA. XASAN. DHIIQO. ((MUXUU. MW. IYO. MASUUL. KA. KASAA. MOXOG. YUU. GURI. JIREE. MOORYAAN. MASAAKIINTIIMUSULIFIYAY. ALLE. KAA. QABAY. TUUG. TUUGO MEEL WALBA. GAYSTAY. IMISAAD. KU. NOOLAAN. CUQUBO. IYO. DULMI. WAJIGAA. GUBAY KA. QARI. UMADA. WAJIGAAGA. WASAQAYSAN. (( TAARIIKH. XUME))❤❤❤❤
@XusseinCabdiduqow
@XusseinCabdiduqow 2 ай бұрын
Waa sax warkaa
@ShariifMaxamudcali
@ShariifMaxamudcali 2 ай бұрын
Adaa faasid iyo faasiq eh waa naqaan sirdoon Adoo kale eh oo caado qaato eh wan ogahay 3mushaar inaad qaadato double agent 😮
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 2 ай бұрын
ilaahey haku sharfo
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 2 ай бұрын
dadka sommliyeed gar ahaan siyaasiyiintooda ilaahey awoodeeda ha tusso
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 2 ай бұрын
inlaaalilaaah wa inaaa ileyhi raajicuuuuun
@sahruja5777
@sahruja5777 2 ай бұрын
Beenlow caloosha kuxanuuntay
@mmalasow24
@mmalasow24 2 ай бұрын
Waa mahadsan tahay mudane Abdalla muumin baraarujinta aad bulshada siisay iyo sida wanaagsan ee aad nooga digtay dhagarta , musuqa , khiyaanada iyo fisqiga ka jira maxkamadihii qaranka ee cadaalada laga sugaayay . Run ahaantii waan kaaga mahadcelinaa juhdiga aad ku bixisay helida xogtaan muhiimka ah , in kastoo waajib ay kugu tahay inaad u soo ban-dhigta wixi halis ku ah dadkaaga iyo dalkaaga . Subxaan Allaah . ( dulmi waa ka daalnee rabow daacad adeegta noo keen }.
@cabdidhere
@cabdidhere 2 ай бұрын
Nin la ciilay cml ayaad uhadleeysa sxb is deji
@fahmoyeelo5371
@fahmoyeelo5371 2 ай бұрын
Reer tiktok umada Allah ha ka qabto
@fahmoyeelo5371
@fahmoyeelo5371 2 ай бұрын
Dadkiina fusuqa ah ee TikTok’s ceshada marka hore nacnacda iyo cayda jooji
@fahmoyeelo5371
@fahmoyeelo5371 2 ай бұрын
Waa ninka garsoorka ugu divan kani
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu 2 ай бұрын
madaama aan nahay qabaail oonan aheyn dowlad caalamkuna saas nooyaqaan si uu nin ay isku galaas ahaayeen xasan galaaka 6 aad jamacad uu dhigtey cid cadeysa lama helin mid uu kadhigay jaamacadaha xamar oon arkey wiil galaaska 8 daad oo ka dhigaya xasan nin wax bartey ma rabo waxuu rabaa mujrim iyo mid aan hadal ku soo celini
@OmarMohamed-be5fn
@OmarMohamed-be5fn 2 ай бұрын
Ilahey ka cabso waxa aad shegeysid iska hubi naceybku yuu ku denbaajin.
@abdulahihassanjimale8149
@abdulahihassanjimale8149 2 ай бұрын
BEENTA DHAAF
@AlfiaAmiin
@AlfiaAmiin 2 ай бұрын
Waad Ku qaldanyahay in aad reer tiktok dambi la'aan kusheegto , Laba qabiil bay isku diraayeen .
@AlfiaAmiin
@AlfiaAmiin 2 ай бұрын
Police ka ma aha dad loo qabsado waxaas oo Marka la fiiriyo ciidan kaan Waa dad dagan oon dhibaato geysan . ee xassan haddu run shegayo ha baaro ciidanka nabadsugidda iyo taliyahooda oo geysta dilal iyo dulmi Hana lasooqabto askartii qaraxa loodiray ee iyagu laayay shacabkii badnaa oo Soo firxaday .
@mruun2509
@mruun2509 2 ай бұрын
Ilaahay dhulkeena nabad ha ka dhigo
@mrniceguy8663
@mrniceguy8663 2 ай бұрын
Xasan iyo ragiisu abaalkaaga bey kaawaraabiyeen iyo denbigii aad kagashey farmaajo iyo dowladii hore malihin xumaan Qari balse waalagugu shaqestey
@SiaAbdi-e9x
@SiaAbdi-e9x 2 ай бұрын
Maashaa alaahu wax garad dumar kuma jiro ragna waa ku yaryahay horaalooyiri ninkaan dhalin yarada ah aloow caqligiisa ubarakee