walahay maxakamda aduunka gayno wanau kaguulaysankarana had china aay adeegsnayan china hadanu doono waanu u yedhi haday markaynka ka soobixi wayan howshooda
@saynabjama81604 сағат бұрын
Iyagagaaba soo bandhigay aqoonsi udiidkii baa xaga kale isu rota cirkuu marayaa citiraafkaka run alah hakadhigo khayr haday inoo tahay
Dawalda Trump waay Aqoonsaneysa Somaliland waa goan uu madaxweynah hore u gaadhey mida kale labada aqal ee looga talyo Markeyn waxaa cod badan ku haysta xisbiga Trump ka soo baxey kolkaa ma iibsan karaan m ida kale wasrada gaashan dhiga ooo dhn baa taagersa Somaliland iney soo dagan
Cid Allah taqaan oo cadowga runta ah fahansan laguma diro ehelkiisa,laakiin dadka iyagu isneceb ee isku mashquulsan baa laga faaiidaa oo marka ay daciifaan dantii laga lahaa laga gaadhaa!!!
@abdirashiidali869217 сағат бұрын
Kii yimaadaaba waa kii kale Nidaamka ayuunbu raacayaa
@abdimeigag441017 сағат бұрын
Sxb waa dad cadaan u badan oo siisay looyaro cadaan ah iska Markaa a lacag badan ayey ku bixinaysaa
@fadumo402417 сағат бұрын
Awalba way ahayd
@alijama340117 сағат бұрын
WAXA LA OGAADAY IN AY SOMALIA MOORYAAN RAJO LAHAYN TAHAY
@ahmeddaud507518 сағат бұрын
dawlada maraynka ma mooryaan laaluush qaata ayay u haystaan ,somaliland mou,gii iyada oo karaamo le bay Ethiopia la gashay halka ay somalia xoog ku haysato ,dakado bilaashana la baryaysay,maraykanka hadii danaha labada dawladood is qaataan waa lala galayaa heshiis iyo aqoonsiba,
@hashimmohamed469818 сағат бұрын
Reer konfur waxa ku dhacay vudur aan dawo lahayaan oo layidhaaho cudurka waalid.
@lulaha794118 сағат бұрын
Nin rag ah
@lulaha794118 сағат бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉
@aididfamily23618 сағат бұрын
Somaliland cidna ma Xaasido Ilaahay baa Riyadooda u Rumaynaya Insha Allah.
@mohamedguleid533018 сағат бұрын
Nimamkan dalka kolba dal u ban dhigaya ma jagaa qof leeyahay mar maraykan imaaraad itoobiya waar dalku iib maaha xaraash maaha allaw cadawgq iyo kuwa u gacan haadinayw naga kaafi sharkooda iyo shirqoolkooda
@İsmailroobleEid18 сағат бұрын
Shirkad u dooda dadka dhibaataysan dalka Maraykanka gudihiisa ayey Somalia u kiraysatay Ka hortaga aqoonsiga Somaliland ee Maraykan. Shirkadaasi saacadii waxay qaadanaysaa 50,000 dollar muddo hal sano ah lacagtaasi sanadkii waxay noqonaysaa 432,000,000 Milyan oo dollar.