Waa in ay ciidamada kala duwan ee Somaliland ay deg-deg u keenaan jeelka Mandheera ciidamada Harti ee ku jira gudaha magaalada Ceerigaabo ee Somaliland.
@Qalaska14 күн бұрын
Beenaale war aakhiro iyo qabri baa kaa dambeeyee ilahay kabaq
@jamilajamila-h8v14 күн бұрын
Usheera gareeya gudidii Cada guda ee dhulkiisa lu soo duulaya wali barayootamaaye garaxajisa waa gumoobaya taariikhada idina qori doonta yusar harti
@khaliifabdi813914 күн бұрын
Huwantu hagag ha u karbashto Kuwii laha walalanu harti nahay Iyo darod e sland hagardamayn ayay hatuman dulliga hhunguri
dhulbahante wuu washay ceerigabo ragii laha way joogan
@Tixraac14 күн бұрын
Waa la filayey.
@Saydaanlaaye11 күн бұрын
War ninkii celin karaa SSC AYAA LOO BQAHAN YAHAY WELIGEEN ISAAQ LA HESHIIN MAYNO XAL KA SSC IYO ISAAQ WAA XABAD WAX KALE MAAHA WANAAG WELIGEEN UEYNAAN ISUGU IMAAN
@umalkhymohamed749214 күн бұрын
😂😂😂🤣🤣 cerigabo dhulmahante waa kuu marti homwork hasaan kuwi hoore idorba cunaaye 😂😅😂😅😂 cidmo kabale laa rdinaya waa bootadi dhilboobke darood 😂😂 cerigabo maa lascano moodeen 😅😅 soo sooco waxade kaa heshaan baade leedihin ee😅😅
@G36-u8l14 күн бұрын
Gala Dagaalka wuxuu ku qadhaabanayaa dhiiga wiilasha yar yar. Waar warlord! Bal Dhulbahante doohanoow raggan caruurtiina xabadda u dhigaya carrurtoodii meeday? Meel dugsi iyo hadha bay casiir ku cabayaan. Waar yaan odayaashan meesha ka qadhaabanaya yey idin dhamayn.