SHIRKAA AWAARE CADE GUDE IYO INA KAAMBIIR AYAA KA DAMBEEYA
@kawsarxuseen244219 сағат бұрын
Baryobadana belayo idin aragtay manabadlabarueynu aragnay war nabada laysma amaahiyo e sandullaykutimafa markay curadowaayan
@Abdiladifshaqaaqo2919 сағат бұрын
Ma garan Dir?
@ibra840919 сағат бұрын
Eebow isaaq qaran miyaa hada😀
@housseindjama482520 сағат бұрын
Ninka sheegtay magaca Bashir Cumar Geelleh ee macrafoonka Taar tv isagoo ku edeb daroonaya Ogaaska Ciise isagaa indha lhayn oo dega la'a on maan iyo miyir lagu arag oo beenlow ah walibana gurcud gudaya. Waxaa ninkaa laga raba inuu sheego meesha Ogaas Mustafe ka hadlay oo waxa uu akhriyayo ka sheegay. Hubsiimo halbaa la siistaa Somalibaa tiri. Waxaa kake oo laga rabaa cidda Ciisaha ah ee uu lacag u dhiibay beenaalahan Suldaan Dir sheeganayo. Cid wali Ogaas Ciise sidaa ugu badheedha lama arag iyaase wuxuu sheeganayo u doortay? Taar tv na waxaa u taalla inuu raalli galin ka bixiyo isagoo micrfoonkiisa kula qaldamy wax uuna iska hubin oo aan waxba ka oqoon dhaqanka iyo sida uu u shaqeeyo Ogaaska Ciisaha. Waxaan sheegaynaa in Ogaasku iska hadal sidaada beenlow yahaw dibjirka sidiisa u hadlaya. Waar wax hubso oo cidda aad la hadlaysid garo suldaan aan habeen jirinow. Taar tv waxaan faraynaa in dib loo maqlo.
@MohamedBade-i5j21 сағат бұрын
😂😂
@engosmanabdilahiali505622 сағат бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa madax dhaqameedka yaa u dirtey nabadda ay sheegayaan. 2.0. Waxay noqdeen jimciyaddii quruumaha ka dhaxaysey ee nabad gelyada qaabilsaneyd. 3.0. Taasi oo ah United Nations Security Council ee Nabad Gelyada Qaabilsanayd. 4.0. Waxan dhahayaa madax dhaqameed beesha isaaq cidina umay diranin nabad gelyada ay ku hadaqayaan markastaba. 5.0. Haddaba beesha warsangelli meeshay doonaan ha tegaan loogama baahna ceerigaabo. 6.0. Haddaba dagaalka ay sheegeen waa loo baahan yahay waxay ka hellaanna cidna yaanay waxba ka siinin. 7.0. Waxan dhahayaa madax dhaqameedka waa hunguri lacag iyo hunguri bacle aanay cidina waxba u diranin. 8.0. Ciidamada qaranka iyo SSB iyo G36 iyo SA 1333 iska jira hoosaasiye yaasha hunguri qaattey ee sheeganaya madax dhaqameedka. 9.0. Hadday ceerigaabo yimaadaan halkooda ku garaaca iyo shaabuug dabada u qabta. 10.0. Hadday tegi waayaan xabadda afka kaga dhufta oo ha uga tudhina ee dhiigoodu waa idiin bannaanyahay. 11.0. Waxay wadaan waa hoosaasintii ay ku sameeyeen beesha arab ee shacabkii ku xasuuqeen oo dhiigooda ku daadiyeen..
@januarySl202422 сағат бұрын
Nabad Isaaq iyo Daruud ilaa qiyaamaha dhexmaraysaa ma jirto! Waxa wada shiray horgalaagii la yiqiiney ee mar kasta oo Somalilaand dagaal kaga gacan sarayso Daruud, malaayiin dolaar cadawgu ku baayicijirey siday tolkood libinta uga burburin lahaayeen, lugaha u qaban lahaayeen ee libinta Daruud ugu wareejin lahaayeen.
@Cadnaancumar-vs9km22 сағат бұрын
darod way washen melkasta in ay dab qabad siiyan ayay donayan lkn hadi ay jogsan wayan cida ay xog wax kaga qadan ma egna wali hadad doda aya badatay besha cise cida xukunta wa ogaden ee cida xukunta ayu garan la yahay wa bakhti an damir lahayn ugaas kasi wa cise hora loyidhi cirole ciise carurta waxba ma dhamo
❤❤❤❤❤❤ TAARB TV SACAD IYO LEEKASE WAAD KU DAADUUMISAY 😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤ KULI SOMALI IYONSIMALILAND DHAGAHA KA RAAC LAAKIIN HADAAD ISAAQ NOOGA HIILISAY SOMALIDA KALE HA KULA HIILIN MR DIRIE
@apdiaziizpaazhe299122 сағат бұрын
oo saaxiib saaxiib noqono o jaar jaar noqono😂😂😂😂😂 ayeeyo ayeey
@JubbaFilm22 сағат бұрын
Wariye Sare, soo gaabi dee!!
@AbiibColaad23 сағат бұрын
Wlahi suldankani runta ushegay ugaaska cise ee aan wxba garayn dayus New police Arab sfcn ukarbaashy wlee Odayashi ogaadeen shirka Lagalay waa khaayimenee waa In gacan wx Laga wanajiyo weyi
@Xasancabdilaahi-u9m23 сағат бұрын
HANTI MA GUURAAN AH HADUU DALKA GUDIHIISA KU LEEYAHAY WAA SAX HADII KALE SIDEE LOO AAMINAYAA BERI AYUU LA GOOSAN HANTIDA QARANKA SIDII KUWII.HORE KKKK UDOOMIYAHA BOOHOO
@suleimangoox607523 сағат бұрын
Fursada Nabadu waa mid la gaadhi waayo, mid la garan waayo iyo mid aan la doonayn. Labada hore ninkii ka shaqaynaya Alle ha u fududeeyo laakiin ninkii aan doonayn dan baa garansiin.
@gjama951123 сағат бұрын
BASHIIR WAA NIN GAADSAN AH OO REER QARBIDAHARE AH WAANA DADKII QAXOOTIGII REER LUUG JEELOW, SOOMAALI OO DHANA WUXUU KA DHIGAY DIR .😂😂😂