Waa Wareey war saaxiib waalagu waayaye xageed kumaqnayd
@FaadumoMaxmuud-qu9kh3 сағат бұрын
Awal ciida gale waa inay gurmadka libinlaabaan waana inlays barbar taago beesha arab deegaamdeenana inoo difaaca sidoo kale etopiy inta aynu kadegno maamulka cagjar iyo cagdheer waa inlaga diidaa oo lagu yidhaa idinma aqoonsanin dawlada dhex waa in waraaqo loo qoraa maamul kagaarana laynoo doonaa insha allaah
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el9 сағат бұрын
Viv G36 iyo SSB
@al-bashirdermalclinic11 сағат бұрын
6:25
@xalinta211 сағат бұрын
Ciidamada DDS ee loo yaqaan Liyuu police dadka dagaalka ay Ku qaadeen uu isku yadeen inay Xasuuqaan Arab Wayne ma ahayn ee waxay Ahayd jifo yar oo Samane Cabdale Ka mid ah waxa sidaas u galay ee 42 nin iyo saraakiisha Ka dilay laakiin haday soo rogaal celiyaan ayay Arab is arki doonaan
Madax weyne nabadu ma xumee nin naagtaada doonayaan inantaada kaama qaato
@ShukriBashir-n3s12 сағат бұрын
Xaar tv adiga &iyo reerkinaba waxan miyaa isugu sheekeysaan
@a.h.h448210 сағат бұрын
Nayaa hanagu soo kala qabane dhiidhiibso oo iska bulaacadyahay Max meesha ku keenay orod qololkiin qabo nayaa uf baad tahay.
@Mustafe-o6z12 сағат бұрын
What is Space cithgen.
@Ahmedcismaan-y1i13 сағат бұрын
Anna dhalay qadheedhkii waa intay dhadhamiyaan
@abdullahiomarali524112 сағат бұрын
Madaxweyen Ciro maxad mar kasta oo madaxweynahii la doortey Ee Mujaahid Madaxweyen Muuse markst iidnku yeedho is arag talo qaran aad u diidi jirteen eed u odhan j irteen nabad Galyada wadanak Muuse dul saarantey iyo xataa dabaal daga 18 may ood madaxtooyada aydaan iman jirin waxan waa taariikh fool xum oo book tariikhada iidnku jirta waxaa ka taliyey Xirsi Gaab xirsi talo xume iyo Khadar dhukur khadar nin bukaan qabiil hayo isagoo dadaa ah
@abdullahiomarali524113 сағат бұрын
Amarka ma diidi karaaan Golha deeganka Gabiley Wasaarada Arimha Gudaha
@SaynabNuur-zu4ib13 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@asawirbukhari513012 сағат бұрын
ISAAQU MIYAANAY KU JIRIN LIYUU BOOLISKA
@SaedDahir-v6d11 сағат бұрын
Haday kujiraan miyaa loo adeegsan lahaaa
@hodanmahamoud790213 сағат бұрын
Habarjeclo kawaran Tasaa kuuhaboone
@mcnncm131812 сағат бұрын
Waar SABLAALE TV Gabiley ma hooyadaaba Leh
@AichaAhmed-rc3bt12 сағат бұрын
Guuuul Somalilland Salan SARE taar tv
@ShaficiXasan-jr1mh10 сағат бұрын
Waxa la aqabalii karo maha.waxana iga balanaa ianana qorigigaa soqadan dono hadii dagalkasa darodasan laga jojin wayo. Besha araba wana balan inan jinacsanii sii tosaa uga sobixii una garab istagii besha arabaa
Ciidamada difaacu waa diyaar Bari ilaa jigjiga hala holciyo
@MukhtarMohamed-v1u12 сағат бұрын
Arab sheikh isaaq geesiyo any jeecelnhy from gal jeecel garbkina ayaan Naga hadal nahaay gaaljecel Arab geedlabka reer sheekh gulaysta waad gulaysteene
@KhadarXasankhayare8 сағат бұрын
Mahad sanid wloo anaguna garibkina nahay
@danabguuled54919 сағат бұрын
Ciro isaga ayaaba ka mid ah huwanta msrkaay muxuu soo kordhin karaa? Yaahuu
@sidrasirad947511 сағат бұрын
arabki afar gaadhi bay ka qbasdeen askarti ugadeen soo dirtay walee bulshadan somaliland ciyaar ha modoan ilahay uun ba jebin kara
Wax soomaali galbeed la dhaho ma jirto waa guriga ina cagjar iyo daarood inta kale ee degan waa la hayste yaal, reer Jinacsanay ayaa ka baxay mar hore MashAllaah Tabarka Laah Jaarso waa dad jira oo indheer garato ah. War meeshu waa Ethiopia dadkuna waa Ethiopian war Gooni isu taaga ama kiilka 4 si shuruudi ku jirto ugu darsada reer horor ka carara waa reer wacad Alle qabe ma daahiraan.
@AbiibColaad11 сағат бұрын
Huwnatii gabal baas udamay xaardareshe kudhacay maclaa New police Arab ayaba cagta mariyey Wle 30 Ayey kadileen gadhid badan wa laqab maryo calastii new Police
@UbahMohamed-t4g6 сағат бұрын
👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑
@MaaslaxMaxamed3113 сағат бұрын
Maamulka gobolka ceerigaabo waxan.aywadaan.waa qalad iyo geef dadki cadawgaku aha nabadgelyada somaliland ee aykalaxiigtaysanayaan
@SaedDahir-v6d11 сағат бұрын
Laamaha kala duwan ee ceerigaabo maguryahay ilaaliyaan mise kii loo ilaalinayay oo xabad kuuhaysta kibrayna