Haye Haye waamarkay waalanjirtey ee madaxa ruxijirtey ee tariikhda beenta ah shubijirtey kusoco lax walaney
@shucaybmohamed71830 минут бұрын
as far am concerned about this issue there will be nothing divided administration in ogadenia the majority always rules the minority and you are (isaaq) a minor part of this administration region. so you have to follow the orders from the president Mr. mustafe muhumad cagjar.
@abdourahmanalidaher685937 минут бұрын
Faysal guul guul
@MohamedDahir-w3v42 минут бұрын
Geesi bad tahay runta aan ka gaban hadalkaaga waa lagu diirsanaya ilahay haka abaal mariyo dadkaga iyo dalkaaga sidad ugu damqanayso 💚🤍❤️
@abraQolkisa55 минут бұрын
faysal faaruq wa waxay dadkaga kaga tagen ku necen
@mussejama311Сағат бұрын
Ayagaa afkooda isku fashilay Saad sheegtay(waraaboow) waxaad degtaan 12000 square kilometers ,baaxada dhuleed ee Somali region waa 327068 square kilometers. Taa macnaheeda waxaad degtaan isaaq ahaan wax ka yar 4% dhulkaas. Bal adinku waalidaas dawadeeda soo hela..
@abucabdleiriir7271Сағат бұрын
Isagu mataliyo guule Waa loo taliyaa Isagu waa asaasaq
@NourHareed-f3u2 сағат бұрын
Feisal waa ok
@GhffGg-gr7iq2 сағат бұрын
Maxaa hoggaan ku xidhay xasuuqa???? Odaygu weli ma hadlayaa??
@clraxmaansoodaan84532 сағат бұрын
Ruug cadaagii soo rogaal celi gudoomiye faysal difaaca qaranku looga maar mimaayo
@maxamedfarah20862 сағат бұрын
War niyahow maanta rumbaa sheegtay😊
@ahmedalin2 сағат бұрын
ISAAQ WAA KUWII ODHAN JIRAY KOOFUR AYAA NA XASUUQDAY. LAAKIIN CIIDANKA ETHIOPIA DILKA U GAYSATEEN ISAAQ WAX DHIB AH UMA ARKAAN.
There is deep mistrust among the tribes in Somaliland. The only reason the administration has survived this time is the election of a new president from the Garhajis clan within the Isaaq tribe. This election only occurred because two major sub-clans of the Isaaq joined forces. As an analyst and someone with a deep understanding of the fabric of Somali tribes and the political structure of Somaliland, I must say that this is merely a transfer of power from one tribe to another within the Isaaq clan. It is not a mature democracy, contrary to what Western observers claim.
@adaibrahim92666 сағат бұрын
Somaliland is a clan-based administration, with 90% of the population belonging to the Isaaq tribe. Since the departure of the Dhulbahante tribe (now part of SSC Khatumo), those advocating for Somaliland’s recognition completely lack an understanding of the reality on the ground.
@adaibrahim92666 сағат бұрын
International community should advocate for peace. There is an active civil conflict within the Somaliland administration right now between SSC and Somaliland. Should focus on saving lives and should pressure separatism Somaliland administration to stop the war.
@mohamoudnur52157 сағат бұрын
Odaygan xun ee isku reerka nahay maxan nacay adeer hadabo na dhaaf barigaad xisbiga ahayd ayan walahay ku nacay anoo Ciidagale aha ayaa walahay waan dharanaya nacnacdaada waa nacay laba wajiile aya tahee na dhaaf
@aasiyacabdi4 сағат бұрын
Us ban ku dhahy warye shegatooy raga Cidagale sidaa Uma hadlane cidagale ahy iyo hadal jilicsan meel mawada galaan faysal cali afkaga xun ka jeedi
@adaibrahim92667 сағат бұрын
NINKANI HADII UU GUUL DARAYSTATY 3 GOOR WALI MA DADKU HOR TAGANHAY WAR ORAD ISKU XISHOOD OO QABLAYADA AAD LA WAREEGEYSO LA FADHIISO. BAL EEGA MAROODIGU TAKARTA SAARAN MA ARKO EE TAKALE AYUU ARKAA.
@halimaaden2757 сағат бұрын
Somaliland 🦁🦁🦁🦁💚🤍❤️
@saalaxy8 сағат бұрын
Kkkkkkk
@saalaxy8 сағат бұрын
Waa rafadkii doorashada kkk
@saalaxy8 сағат бұрын
Faisal waa dhacay kkkk
@samriyecapull21016 сағат бұрын
Haduu dhacay ma aduunyada rogmatay weligeed la dhici jiree adigaa madaxa udhacay cilaajyow