Hawd & Reserve area Inshaa’Allah dhakhso aya looga saraya maamulka cagdheer oo maamu gaar ah ayu yeelanayaa ..
@KhaalidKhaalid-x2o18 күн бұрын
Hhhh hawd and reserve area ogaden baa majority ka ah 😂dhowr tuulo gashamo iyo xarshin baad ka dagtaa doolo wardheer ilaa dhagaxburr waa hawd ogaden baana ugu badan ee maxad sameyn meel walba cagdheer baa kaaga horaysa
@khadarhussain174118 күн бұрын
Abti ma anaka ayaa riyo ku jirna mise idinka ayaa dabo ordaya dhalanteed aan waxba idinka suuroobayn aakhirka
@Buurta118 күн бұрын
Adiga 1983 ayaad soo dagteen MARKII snm dagalamaysay qaxooti ahaan dhulkan ogaden ayaa leh xitaa hargaysa tariikhda soo baro
@allayaqaan910118 күн бұрын
Oo saw taasna cagdheer kuma badna?
@Kaafi1mk18 күн бұрын
Hadee idinku maba lihiine Hawd iyo resieve ka aad sheegi waa ogaden teritory Xataa macalinkaaga ingiriiska soo waydii Mida kale ma ethiopia isku direysaan cagdheer wXba ma haystaane iyagaba looma tureee maad joogtaaan ma daawan karno dhibaatadiine war hooy iska jooga
Somaliland is a clan-based administration, with 90% of the population belonging to the Isaaq tribe. Since the departure of the Dhulbahante tribe (now part of SSC Khatumo), those advocating for Somaliland’s recognition completely lack an understanding of the reality on the ground.
@HaboonDucale-k2d18 күн бұрын
Ala hadalka Fasal run badanaa 🦁❤️🌹✌️✅🦁🦁
@qaniahmed924118 күн бұрын
Daarood wuu diiday nabadii ILAAHAY sharkooda ha u mooso.
@Topspotstories18 күн бұрын
Lascnood Markii nabad laga rabay maad qadatid
@Kaafi1mk18 күн бұрын
Ninka duulaanka wada ayaa nabada diiday Mida kale ogow waxaad qojoqojaynayso waa Ethiopia e ma aha daarood Goormaad miyirsanaysaaan ma wada maafiyo ayaa tihiin waa yaabe
@qqaran984616 күн бұрын
Cuqda iyo cawrada habarkagu hakugu noqdo idorow idinka nabada diday alaha a wuu idin arka iyo umada islam iyo galo
@mohamedibrahim718317 күн бұрын
💚💚💚💚💚💚💚💚💚
@mussejama31118 күн бұрын
Ayagaa afkooda isku fashilay Saad sheegtay(waraaboow) waxaad degtaan 12000 square kilometers ,baaxada dhuleed ee Somali region waa 327068 square kilometers. Taa macnaheeda waxaad degtaan isaaq ahaan wax ka yar 4% dhulkaas. Bal adinku waalidaas dawadeeda soo hela..
@adaibrahim926618 күн бұрын
International community should advocate for peace. There is an active civil conflict within the Somaliland administration right now between SSC and Somaliland. Should focus on saving lives and should pressure separatism Somaliland administration to stop the war.
@Topspotstories18 күн бұрын
Firstly be proud of your language
@khayrdoonnj201318 күн бұрын
Howd and reseve waa 36 degmo bal sheeg imisa ka dagtaa
@KhaalidKhaalid-x2o18 күн бұрын
3 dagmo kaliya 😂inta kalena daarod baa leh xarshin gashamo iyo daror unbay dagan inta kale soo ogaden maaha iyo harti
@Kaafi1mk18 күн бұрын
@@KhaalidKhaalid-x2o3daana maleh iyagu
@khadralulmohamed525418 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@DooGeeye18 күн бұрын
Kan meeshaa ku arko qosolkaa iga dhamaada wlhi😅😅😅
@dualehissak153618 күн бұрын
❤❤❤
@adaibrahim926618 күн бұрын
There is deep mistrust among the tribes in Somaliland. The only reason the administration has survived this time is the election of a new president from the Garhajis clan within the Isaaq tribe. This election only occurred because two major sub-clans of the Isaaq joined forces. As an analyst and someone with a deep understanding of the fabric of Somali tribes and the political structure of Somaliland, I must say that this is merely a transfer of power from one tribe to another within the Isaaq clan. It is not a mature democracy, contrary to what Western observers claim.
@MohamedDahir-w3v18 күн бұрын
Geesi bad tahay runta aan ka gaban hadalkaaga waa lagu diirsanaya ilahay haka abaal mariyo dadkaga iyo dalkaaga sidad ugu damqanayso 💚🤍❤️
@shucaybmohamed71818 күн бұрын
as far am concerned about this issue there will be nothing divided administration in ogadenia the majority always rules the minority and you are (isaaq) a minor part of this administration region. so you have to follow the orders from the president Mr. mustafe muhumad cagjar.
Taariikh hore hadii Laga hadlo waa run hargaisa meesha ay ku taal ogaadeen ayaa degi jiray laakiin maxaa ka danbeeyey 500kM sidii ay habar yoonis iyo ciida gale ogaadeen dabada UGA sii wadeen ayay ku xereeyeen meesha la yidhaahdo dhagax buur kkkk gabayadii Cali dhuux iyo qamaan bulxan oo labaduba ahaa niman daarood ah internetka ayay ku jiraane intaad Soo dhegaysatid igu Soo noqo...adeer isaaq iyo Daarood beri hore ayay kala calaf qaadeen
Hawd and reserve area daarod baa majority ka ah reerkan yaa beenta iyo khiyaaliga ka dhaadhiciyey dhulkaa aad sheeganeyso 3 degmo bas baad ka leedahey waana xarshin gashamo iyo daror xaafadaha garabcase ee jigjiga ayaa ka dad badan doolo jarar iyo dhulkaa oo dhan waa hawd and reserve area darod ayana majority ka ah ee umada kala fadhiiso
Walaahay waxay ilatahay idoor ilaa hargaysa laguqabsado iyo berbera in ayna daynayn in ay mailnba reer dhulkiisa kuqabsadaan
@maryami229918 күн бұрын
Lafihii Waa u dhamaatay laascaano baa maxa boosting lagu hayaa
@khayrdoonnj201318 күн бұрын
Hadii laba kilil laga dhigo maxaad ka noqon kartaa ma xarhin gaashamo iyo daroor baa kilil kuu noqon
@khadarhussain174118 күн бұрын
Jigjiga waa magaalo Direed kilidhka 60% Dir baa Dega ..si daarood loola gudhiyo qabyaalada uu soomali kula dhexjiro Dir iyo Daarood ayaa lagu noqonayaa isaaq iyo neelahan soke waa la isla dhaafayaa markaa waa waxaad ka heshaan idinka ayaa Somali kala dilay oo qabyaalad ku dhex beeray
@libanbile981818 күн бұрын
@@khadarhussain1741runtaad usheegtay walaal
@KhaalidKhaalid-x2o18 күн бұрын
@@khadarhussain1741jigjiga aa 😂😂dirta jigjiga joogta wlhi xabashida iyo oromada ayaa kaga badan ee qof aan jigjiga waligii arag ugu sheekee waxaa jigjiga daarod baa kaaga badan adigu kirad kaga dagantahey guryaha bal car dukan ama wax dir ledahey kasoo dhex hel jigjiga
@khadarhussain174118 күн бұрын
Waar daarood ayaa Somali qabyaalada markaa waa la idinla qaasanayaa . Wallahay Dir waa halkan dhowe ilaa samaale ayaa la idinla tegayaaye bal waa waxaad ka heshaan qabyaalada foosha xun ee aad Somali kukala disheen
Wixii Gardaran ee dhibta geesanaya ee soomaali diid ah waa la iska qabanayaa.
@Gla27717 күн бұрын
Isaaq waa u dhamaay masaanaa u danbaysay Calaacal iyo oohin war sooqaata lafahii 1988 oo ku dara oohinta bal inaan idinka naxno Gabadhoodu guur maleh iidoor
Sanadka cusub maxaad sheegi sawdigii dhacay ee xil wareejintii ka dhuuntay xisbi aad jeebka ku wadan jirtay waa dhamaaday bal noo yara seexo.
@khadarhussain174118 күн бұрын
Maya sidaas maaha ingiriis waxba nagama xidhna laakiin qadiyada aanu wadano oo ah in ay somalland ahayd dal hore u jiray oo xuduudihiisa la leexay 1865 intaas baa naga xidhan ..hadaad u fiirsatid mar alla marka saxaafada caalamku somalland ka hadasho waxay halkaa Soo dhigtaa mapkii somalland ka dhaxay ingiriis iyo taariikhdii somalland..taas ayaydaan meella ka Mari karayn xitaa hadii aanay somalland dhulka daarood Dego gacanta ku hayn hadana dhulkaasi aakhirka somalland uun buu raacayaa sidaas awgeed dagaalkiinaba Dan kamaanu lihin
Arinkaas wa ina itoobiya toos logala xidhiidha oo dadka meeshaas dagan sidi ciidan logu sameyn laha toos itoobiya uu hoos taga oo dadka meeshas daga difaca oo cagdheerta labada kaadh leh oo mida kaadhka somaliya oo kaalay aan somali diidka ku duulnee daa iyogo itobiya basaas uu aha marka wa ina mid laga guba oo ka itobiya wa ina laga guba oo la yidhaada somaliya iyaay la shaqeeyan marka inaka xadka ku teedsan somaliland iyo itoobiya uu dhaxeeya ciidan culus wa ina meesha lo sameeya amniga itoobiya iya ku jira
Odaygu wuxuu inosheegay in qorshedheer oo idooku somalegey uyahay dagal kii kadhacay dawacale sikutalo gal ah
@Abdinasir41318 күн бұрын
Beenbadanaa odayga subxanaallh
@hudaibrahim911118 күн бұрын
War maxay tidhi laxdii waalayd darod baa dablawaregaya waxa layidhi adunka waxaa lo yabaa markay balaayo adiga kugutirahdo balaayo
@khayrdoonnj201318 күн бұрын
Hadii la dhaho sheeg hawd iyo reserve area waa meeqa magaalo ama meeqa degmo ma sheegi karo
@abdirashidalidof801618 күн бұрын
ilaa ceeb looma dhinto
@khayrdoonnj201318 күн бұрын
Dadka beenta ka daa waxa dadka waalaya waa adigoo kale
@mohamoudnur521518 күн бұрын
Odaygan xun ee isku reerka nahay maxan nacay adeer hadabo na dhaaf barigaad xisbiga ahayd ayan walahay ku nacay anoo Ciidagale aha ayaa walahay waan dharanaya nacnacdaada waa nacay laba wajiile aya tahee na dhaaf
@aasiyacabdi18 күн бұрын
Us ban ku dhahy warye shegatooy raga Cidagale sidaa Uma hadlane cidagale ahy iyo hadal jilicsan meel mawada galaan faysal cali afkaga xun ka jeedi
@DooGeeye18 күн бұрын
@@aasiyacabdi adiga waxaas naag isu duleeshaa katahay ma caqli wax lagu kala gartaa kugu jira😂😂😂
@aasiyacabdi18 күн бұрын
@@DooGeeye wlhi in adan cidagale ahyn abaha hadalka jilicsan ka wase xaranba tahay uraya uff
Wan garty wlhi nin cidagale sida umaba hadlo Walasha ayad aragty somaha iny isku furanthy 😭😂💔
@adaibrahim926618 күн бұрын
NINKANI HADII UU GUUL DARAYSTATY 3 GOOR WALI MA DADKU HOR TAGANHAY WAR ORAD ISKU XISHOOD OO QABLAYADA AAD LA WAREEGEYSO LA FADHIISO. BAL EEGA MAROODIGU TAKARTA SAARAN MA ARKO EE TAKALE AYUU ARKAA.
@cabdullaahiismaaciil570818 күн бұрын
Goormaad Soomaali noqotay?😂😂😂Orom Orom dhalay
@maryami229918 күн бұрын
Awal a adinkaa ingiriis u ogolaaday in ay dhulka qaataan hadana soomaaliya kalagoinaysaan hadana ogaadeen ya u dhigateen
@yahyegani816417 күн бұрын
Faysal wuxuu ku wacnaa naagihii uu madaxda daarood u keenijiray waa fataal
@maryami229918 күн бұрын
Ingiriis ogaadeen to buu u bixiyay xagee kaga qornayd