Alla muxuu fanka Soomaaliyeed god ku dhacay wuu galbaday wallaah. Hadda fan ma jiro. Laakin waxaa layaab leh in dadka Soomaliyeed aaney siinin maamuuskii ay mudnaayeed dadkan oo kale oo qiimaha leh
@shaaniqadarshaani56775 ай бұрын
Abwaan laxamiiste iyo kabaniiste fanka tiir u ahaa waxaa oqoon kara uun ninki fanka cabqari ku ah cimri dheer
@mohamednoor65746 ай бұрын
Walaahi waa wadani aha waana cod kar masha Allah
@AbdourahmanAli-ew2cz6 ай бұрын
Markan dada jiray15 waxaaygtay ali gaab oo RER jibuti ahaa
Waa abwaan culus lkn aan magaciisa kor looqaadin daarood haduu ahaan lahaa kawarama kkk
@xiisemedia69712 жыл бұрын
Waxa Qoray Ibraahim Hawd Ilaa yaraantaydii fanka Soomaalida wax uun baan maqli jiray Barre Maxamed Fiidow, Barre Maxamed Fiidow, Barre Maxamed Fiidow, Barre Maxamed Fiidow. Qofkii waxaa si wacan ii baray Cumar Seerbiya. Ashqaraarkii aan ka qaaday kulankii ay labadaa nin fanka ka ga sheekaysteen weli wax aan is wayddiinayaa "Soomaalidu dadkeeda sarreeya maxay u wada sarraysiin wayday, sida uu Seerbiya u sarraysiiyay? Dadkeenna wax aan u gu cudurdaaraa in ay ku hoos gumaysnaayeen dawladnimo xun. Dawladnimada xumi siyaasadda keliya ma aafayso ee ilbaxnimada umadda oo dhan bay xumaysaa. Halyeygan Soomaaliyeed taallo ayuu mudan yahay.
@xiisemedia69712 жыл бұрын
ABWAAN LA QARIYAY TAARIIKHDIISA WEEEY RUNTII BARE MAXAMED FIIDOW
@Abdulahi_folbiraye72 жыл бұрын
Abwan bare fiidow waa top 10 abwanada somaliyed caawanse barta mahadsanid seerbiya
@shafihussein44333 жыл бұрын
Haduu kadhalan lahaa qabiil aan ogahey Alla maxaa faan laga badin lahaa lkn ninku Hawiye ayuu kadhashey waa abwaan Jira runtii