Wareysi Abwaan sameeyay heesaha ugu caansan Barre Fidow Leento

  Рет қаралды 31,449

Journalist Alasow Tube Videos

Journalist Alasow Tube Videos

Күн бұрын

Пікірлер: 51
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 11 ай бұрын
8 Kabaniiste ayaan ka mid ahaa ayuu yidhi Ustaad BARRE waa hibooyin iyo Hanaan aan Lawada Lahayn waxa Hubaal ah ABWAAN Barre inuu ahaa Abwaan Soo Saaray Kuliyad iyo Kooxo Fanaaniin ah oo aad Fankoodu u Hanaqaaday. Alle cimriga iyo caafimaadkaba haw barakeeyo ABWAAN BARRE Fiidow.
@mohamedahmed-fp2dp
@mohamedahmed-fp2dp 4 жыл бұрын
Caadi maaha abwaankan. Lkn waa yaab waxa loo baranwaayay. Mahadsanid Cumar seerbiya
@qaysmohamed659
@qaysmohamed659 5 жыл бұрын
Bare Maxamed Fiidaw Cimri dheer Abwaan
@gacal11
@gacal11 5 жыл бұрын
Aamin ya alah
@ahmeddalmar2033
@ahmeddalmar2033 4 жыл бұрын
Abwaan shidan waaye maa sha allah lkn dadkiisa ayaa xaqiray oo aan buun buunin
@shafihussein4433
@shafihussein4433 3 жыл бұрын
Haduu kadhalan lahaa qabiil aan ogahey Alla maxaa faan laga badin lahaa lkn ninku Hawiye ayuu kadhashey waa abwaan Jira runtii
@mohamudmohamed954
@mohamudmohamed954 2 жыл бұрын
kkkkkk, waa sax
@fadxijano9364
@fadxijano9364 2 жыл бұрын
Waad bugtaa
@AhmedNurXaafid
@AhmedNurXaafid Жыл бұрын
Abwaan weyn balse dadka ka qarsoonaa. aad baad cumar ugu mahadsan thy abwaanka inaad murtidiisa soo bandhigto
@aq_ahmed
@aq_ahmed 5 ай бұрын
Alla muxuu fanka Soomaaliyeed god ku dhacay wuu galbaday wallaah. Hadda fan ma jiro. Laakin waxaa layaab leh in dadka Soomaliyeed aaney siinin maamuuskii ay mudnaayeed dadkan oo kale oo qiimaha leh
@mohamednoor6574
@mohamednoor6574 6 ай бұрын
Walaahi waa wadani aha waana cod kar masha Allah
@youssoufmouna3588
@youssoufmouna3588 7 ай бұрын
Iillaahaay ciimrigaga haa raajiiyoo abwan fiidoow
@Abdulahi_folbiraye7
@Abdulahi_folbiraye7 2 жыл бұрын
Abwan bare fiidow waa top 10 abwanada somaliyed caawanse barta mahadsanid seerbiya
@derriiyotowfiiqofficial6920
@derriiyotowfiiqofficial6920 3 жыл бұрын
Barre waxey saxiib ahaayen cali suley waa rag derri kudhashay oo ku barbaaray abwanku dhaxal ayuu ulahaa gabayada wuxu kadhaxlay adeerkii nuur fiidow alaha unaxariistee
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
Rer muqdishow Abwaa nintiina kor uma qadan soryy Abwan bare fidow
@abshircarab18
@abshircarab18 7 ай бұрын
Haa wlhi abwaaniinteena waa dayacan yihiin
@faysalhassanmahamud4551
@faysalhassanmahamud4551 3 жыл бұрын
Aqoon uma lehyn bilad buu mudanyahay abwaan fiidow
@abdiaziiz1486
@abdiaziiz1486 7 ай бұрын
Maasha allaah eeboow geey waad asiibtay qoow miyad abwaan keed ayaan kuu qiraayaa
@abdullahirajaa9577
@abdullahirajaa9577 11 ай бұрын
Maryan mursal ayaa tiri gabay ii xir ku dhahday wuxu ugu jawaabay qashinka guraaye maxa kuu qaban karaaa.
@shukrimusjeex2013
@shukrimusjeex2013 3 жыл бұрын
Heesta Jiririco/Alahayow heestaasi hees caadi ah maahin.
@abshirtallman7744
@abshirtallman7744 Жыл бұрын
Manshaa allah abwaan alla haku dhawro
@abdiaziiz1486
@abdiaziiz1486 7 ай бұрын
Sax macallin barre waa runtaa 76dii ayay ahayd xitaa axmad naaji ayaa qaaday
@maxamedfowzi3720
@maxamedfowzi3720 4 жыл бұрын
Abwaan sax ah. Waakan
@gacal11
@gacal11 5 жыл бұрын
Masha alah Abwaan fiidow.
@KkunboshkkunboshKkunboshkkunbo
@KkunboshkkunboshKkunboshkkunbo Жыл бұрын
walahay abwaanku caadi mahan
@mucadmoalim4597
@mucadmoalim4597 5 жыл бұрын
Cumar sabriye waxaa tahay nin dadkii horre
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 3 жыл бұрын
Bara maxamed fiidow abwaan cajiiba
@maxamedcabdicilmi6181
@maxamedcabdicilmi6181 Жыл бұрын
Ninkan faanka ayaa ku badan marka tasunba keentay inu dib udhaco sababto ah isagunba is amaanaya
@ififaaloraaxo3863
@ififaaloraaxo3863 3 жыл бұрын
Saaxiibayaal abwaankan xagee kala xiriiraa
@mohamudmohamed954
@mohamudmohamed954 2 жыл бұрын
wuxuu joogaa Muqdisho, laakiin waxa uu degan yahay AARHUS, DENMARK
@ififaaloraaxo3863
@ififaaloraaxo3863 2 жыл бұрын
@@mohamudmohamed954 hadeer Tel Maka haysaa
@mohamudmohamed954
@mohamudmohamed954 2 жыл бұрын
@@ififaaloraaxo3863 maya, laakiin waan kuu radinayaa insha allah
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 5 ай бұрын
Abwaan laxamiiste iyo kabaniiste fanka tiir u ahaa waxaa oqoon kara uun ninki fanka cabqari ku ah cimri dheer
@kaamilautocadafsomali6165
@kaamilautocadafsomali6165 3 жыл бұрын
Abwaan bare maxamed fidow masha allah
@abdiaziiz1486
@abdiaziiz1486 7 ай бұрын
Nooooo waan ka xumahay heesta fanaanada iska lleh inaad soo sartaan ayay ahayd qoftaan markaas maba jirin
@saeedhassan8441
@saeedhassan8441 2 жыл бұрын
Waa abwaan culus lkn aan magaciisa kor looqaadin daarood haduu ahaan lahaa kawarama kkk
@daaudcabdiibrahim6110
@daaudcabdiibrahim6110 6 ай бұрын
War wixu heesaha soomalida show asagaa iska leh
@AbuubakarFirin
@AbuubakarFirin 10 ай бұрын
Abwaan sare
@maxamuudyasiin6713
@maxamuudyasiin6713 3 жыл бұрын
Barraw sxb hada waxa socda karbaash Lala dhacaayo waxkasta oo wisiir iyo aftidii wanaagsan lahaa afqalaad nin wataa karbaashaya aqoonti Murtidii afar marka ay islagaadhan eray midaan racing karaynbaa karbaashaya Abwaanki
@ahmedosman5802
@ahmedosman5802 Жыл бұрын
Cali bare xuseen waa talyaha aaga barri ee ciidanka qaranka slland hada fadhigiisuna waa goojacade derejadiisuna waa sareeye gaas
@RoblehArreh-c8u
@RoblehArreh-c8u Жыл бұрын
Eeesh cala fanan lkn maxan umaqli Wayne magaciisa
@Qasaye-v1f
@Qasaye-v1f 2 жыл бұрын
Abwaniita kaso jeeday kuufurta dhibkooda waaxa weeyan isma faniyan oo wey Iska ilalshan kamiiroyinka Baal eeg abwankan heesahisa iyo ruuwayadiihisa daadkale aya Iska sheegta
@xiisemedia6971
@xiisemedia6971 2 жыл бұрын
ABWAAN LA QARIYAY TAARIIKHDIISA WEEEY RUNTII BARE MAXAMED FIIDOW
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 3 жыл бұрын
Abwaan bare fiidow
@XusenMaxamad-je6uq
@XusenMaxamad-je6uq Жыл бұрын
abwaan
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
Xaliimo codweyn noo soo wareesta
@AbdirahmanAliQorey
@AbdirahmanAliQorey 6 ай бұрын
SAX xaliima Cali cumar xaliima cod weyn waxay joogtaa muqdisho halasoo wareysto
@AbdourahmanAli-ew2cz
@AbdourahmanAli-ew2cz 6 ай бұрын
Markan dada jiray15 waxaaygtay ali gaab oo RER jibuti ahaa
@yaracasse8870
@yaracasse8870 3 жыл бұрын
Dayax dumar hees caadiya ma qaadayo wixiiba wuu la kufsy xitaa erayada ma hayo balo kuu tirtirtay maxaa u geeyay wuxuunan garanayn
Waraysi Abwaan Barre Maxamed Fiidow (Leento)
42:48
Goobjoog
Рет қаралды 163 М.
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 75 МЛН
The evil clown plays a prank on the angel
00:39
超人夫妇
Рет қаралды 51 МЛН
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 14 МЛН
Taariikh nololeedkii, fanki & sugaantii AUN Abwaan Xasan Sh. Muumin
16:53
RAGGAAN YAA UGU KABAN GARAACIS MACAANAA@bulshadacusub
15:36
BULSHADA CUSUB
Рет қаралды 22 М.
Qaybta 1-aad. Bilawgii nolosha qurbaha ee abwaan Maxamed Adam Dacar
18:52
Raadraaca heesaha Samatar ee Jiir Laxameeyay
1:11:34
kaamilotv
Рет қаралды 17 М.
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 75 МЛН