Runtii kala guurka somalia baa iimuuqda iyo in aan caadi loobareeray waxaase waxaas kadaran dhoodhoobkaan dawladnimo iyo in layskusoonoqdo cidii keentay markale ma keenidoonaan i don't think so salaam salaam somalia nina kaayeelimaayo aankuu taliyo ???
@caishaali155540 минут бұрын
Waxay ila tahay in doorasho qof iyo cod ah lagaarsiiyo dalka oo la baabi.iyo maamul goboleed
@Mideye15748 минут бұрын
Ahmed wa inu Ilyas xidho oo usan ka bixin Kismayo.
@samadoon313channel6Сағат бұрын
Baarlamaan maba jiree muxuu ku adkaadaa😂
@XudeyfaСағат бұрын
Horaan ooga digey in talaadabada duulaan burburinta indha la'aanta ee villa Somalia ku qaadey Jubaland ay keeneyso Ethiopia fursad qaali ka hesho isla markaana usoo dirto Jubaland ciidan 45 Kun oo Liyuu police ka DDS oo Madoobe ku heyb kusoo eega lugu uruurinayo xuduuda Gedo la wadaagto Ethiopia qaarkoodka yimid Doolloow. Villa Somalia 600 oo askari ayay ka dejisey Raas-kanbooni oo aan wax tikniko iyo Logistics toona wadan, go'doon ayay ku jiraan dhinac kasta 1450 askari oo Daraawiishta Jubaland tikniko badana wata ayaa ka jira, wadahadalo eega socda in aan dhiig daadan ciidankaasina muqdisho ka yimid dibloo celiyo ama ay hubka dhigaan hadii kale talaabo adag laga qaadayo.
@AbdullahiJama-h9sСағат бұрын
Waxay ila tahay in xaaladda siyaasadeed ee dalku aad u qasan tahay oo dib loo noqday. Hadaad qiimayn samayso ama aad tiraahdo maxaa noo qabsoomay oo guul ah, maxaase dhiman ama laga gaabiyey waxaa kuu soo baxaysa in dalku dib u noqday gaar ahaan muddo xileedkan Madaxweyne HSM. Taas oo sababi karta awalan sumcad xumo dawladnimo iyo in dib loogu noqdo UN Chapter 7.
@jamayasin2155Сағат бұрын
Waa xaqiiq in mar labaad lagu kala tegey Soomaaliya 2024
@mustafeBashiirbuubiyeСағат бұрын
Kkkk😂
@MohamedAhmed-z2kСағат бұрын
Xasan sheeq laguma heeysto doorasho qof iyo cod waxa lagu diidan yahay 1 dalka intiisa badan gacanta uguma jirto 2 ma ahan mid dhamaan lagu wada hisheeyey 3 gudiga doorashoiyinka isagaa soo xushay taasina wuxuu ugu talo galay iney isagii mar sedexaad madaxweyne udhahaan dhamaan isku soo duuduub waxa uu xasan damacsan yahay marna uma suura geli karto iyadoo aan loo wada dhameen waxaana ugu dambeyn sugaaya waxa uu kabaqaayo oona isaga naftirkiisa okyahay in aan mar dambe cid dooraneysa aanan jirin waa teendhada uu kagiriiraayo waayo wuxuu ogyahay wixii uu dalka iyo dadkaba ugeeystay
@axmedcumaraadan1146Сағат бұрын
Warqadii waaranka ahayd ee ina yustur waad kasoo hadashay Ee Aaway tiina Ina suuban
@ikraanmaxamed-p2l2 сағат бұрын
Wan arkena waxii kasobaxo
@ikraanmaxamed-p2l2 сағат бұрын
Wan arkena waxiikasobaxoo
@CabdulaahiBakareey2 сағат бұрын
What
@CaankaBoy-g2m2 сағат бұрын
Allow wadankeena noo hagaaji🎉
@MohamedSalah.72 сағат бұрын
aqoonsi iyo waxaas kabax ina culusow wa danbiile waana lasoxiraya
@LovelyCheckeredFlags-ln1niСағат бұрын
Ma ninka kismaayo kaliya xukuma ayaa xiraya Asagaaba udhow in lasoo xiro oo raaskaambooni oo kismaayo dusheeda ah la dul fadhiyaa.