Пікірлер
@alishaafi9380
@alishaafi9380 Минут бұрын
Madax bananinda dawlada somaliya wayna ku dharanyan halaysa fogeyo nimankasi badahena rab in ay xog kuqaata dalka soomaliya iyada doranaysa hala saaro xita hadan masar iman dawlada kale waa la helay
@jaamacfaarax2375
@jaamacfaarax2375 6 минут бұрын
Somaliland iyo ethoiia waxba ka tarimaayaan.
@jaamacfaarax2375
@jaamacfaarax2375 7 минут бұрын
Somaliland iyo ethoiia waxba ka tarimaayaan.
@talokeen259
@talokeen259 8 минут бұрын
nin yahaw dhexexaad noqo
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 9 минут бұрын
Wcs gaylan media gull gobonimo mahadsanied xiisbuulaah yamane Palestine support ♥️♥️♥️♥️ free falastiin free falastiin free falastiin 🇵🇸🇵🇸
@ladanelooyan777
@ladanelooyan777 9 минут бұрын
Taxanihii xamaas soo badi dayf kasoo hadal
@aasiyoaasiyodaahir5401
@aasiyoaasiyodaahir5401 10 минут бұрын
Geylan wan idin waraa🎉🎉
@youssofalrawhani7652
@youssofalrawhani7652 10 минут бұрын
I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 6 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 20,000 Yemenis among us, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967716722163 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-◊~◊~◊~~•=~•~◊~◊~◊~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i.¡!i.I.،:;:|-;%;&&;;&;&🎉😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢🎉🎉😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 14 минут бұрын
Itoobiya waxay rabtay in ay Ina qabsato maadaama somalia burburay waan Soo dhowaynayaa ciidanka masar eritea xuutiga Iran ruushka iyo shiinaha ayaan u baahanyahay lkn uma baahnin reer galbeed African imaaraad iwm
@mmaxamed7154
@mmaxamed7154 16 минут бұрын
Bad Raadinta Aby Ahmed iyo Citiraaf Raadinta MBihi waa isku mid. Midna Suurta gal ma noqonaya.
@prosl11
@prosl11 3 минут бұрын
Failed state of somalia taasa dhab noqatay kkkk
@beryalex1798
@beryalex1798 Минут бұрын
Eey cunay filinkaas Ethiopiana dagaal kale ma geli karto waa daalantahay... Maser na dagaal mudo ma gelin
@Marlaarag5821
@Marlaarag5821 17 минут бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💯💯💯💯💯💯✅️☪️🙏🏻
@gureymax7639
@gureymax7639 21 минут бұрын
Itoobiya wixii ay soomaaliya Kala kulanto ayey heli doontaa sababtoo ah iyadaa billowday xadgubka ciidamada ay xuduudka kusoo daabuleysana waxay uga danleedahay in masar lagu cadaadiyo Ka baaqashada iney ciidan soo geliso soomaaliya reer galbeedka ayaana la og
@Mohamedcabdikariin-o7v
@Mohamedcabdikariin-o7v 22 минут бұрын
Maser haday cid wax tarikarto falestiin gacan hasiiso
@Ismlre125
@Ismlre125 23 минут бұрын
Somalida korkooda lagu dagaalami raba yaap😂😂😂
@Huruuse-o5c
@Huruuse-o5c 24 минут бұрын
"Dhinaca Somalida ayaa la eegayaa sida ay galkan u maareeyaan, maaddaama Itoobiya caddaysatay xadgudubkeeda," Gaylan. Soomaalida la rabo in ay maareeyso galkan, waatee yaase madax u ah?! Waxaa madax u ah Xasan, oo intaas oo boogood leh; yaa aaminaya? Hargaysa ninka horjoogaha u ahina waaba ka Itoobiya isu dhiibay. Garoowe ninka horjoogaha u ahi, waa kii doraad meel fagaara ah ka lahaa, "Itoobiya xumaani nagama dhaxaysa e, niman siyaasiyiin ah ayaa hawshan wata!" Haddaba, tusaale intaas baa noogu filan sida Soomaalidu u maaraynayso galkan Itoobiya & imaatinka Masaarida. Gunaanadkii, Xasan, oo ku magacaaban madaxweynaha federaalka (ee caalamku aqoonsanyahay) ma aha ninkii xaaladdan waddanka ka saari lahaa, waayo qayb lixaad leh buu dhibaatada & jahawareerka jamhuuriyadda kajira ka yahay.
@moolcaliyow
@moolcaliyow 25 минут бұрын
Ethiopia wadamo badan ayaa DERIS la ah ma aragtay wadan ay wax u tartay? Wadamada kale way ku QOSLAAN Ethiopia laakiin Soomaalidu way u QOSOSHAA Ethiopianka!
@suldaanofficially
@suldaanofficially 26 минут бұрын
Ethiopia Maxaa helay waxanoo walwal ahi maxay ahayd ? 😂😂😂😂😂😂
@dajiscom463
@dajiscom463 26 минут бұрын
itoobiyanka xun màsar halagu badalo axsan
@ahmedaden6116
@ahmedaden6116 32 минут бұрын
Adiga Ethiopia ayaad u shaqaysaa waan ku ognahay cadayso ha is qarin
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 32 минут бұрын
Itoobiya gabgabteedu wadoodjaban dalmidnimadisi iyo madaxbanaanidisi aykuxadgudubtay diidayna inaykanoqoto calamku ogyahay dacwadu gadhay gola,ammanka baaqyo usoojediyay kusocda iyada miyaysidas ugahadlaysaa maxishooto miyaa?
@40Durkiya
@40Durkiya 35 минут бұрын
Somalia 🇸🇴 is raaceegu waa Ethiopia 🇪🇹 oo nala dagaasha las go wale hilib qaydhiin baa horay la idiin baray hada ay cuno ayaad idin baraya ishaallah anoo dhashii Ahmed gurey ah
@FeysalNice
@FeysalNice 36 минут бұрын
😂😂😂 fircon its not essy😂
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 40 минут бұрын
soomaaliya inay gumeysi gashay oo kujirto waxa lagu garta ssc khaatumo oo kacdoonka gobonimo doonka soomaaliya kakaco kahilaaco ee ssc halagu dabo faylo 100kii sana dhamaataye
@asadyare68
@asadyare68 40 минут бұрын
Waan iska celineynaa
@Mustafa-v8m
@Mustafa-v8m 42 минут бұрын
DAD AAN SIDA BINI AADAMKA BA UBA FIKIRIN, BAA KOONFUR KU NOOL!!!!!.WALAAHI INAANAY CAADI AHAYN!!!!!!.TURKI BAAD LAHAYDEEN WUU NA DIFAACAYAA!!!!.MAANTANA WAA WAA MASAR,!!!!!.MIYEYDAAN OGAYN WAX TALO AH OO XASAN SH KU LEEYAHAY ARIMAHA SOMALI INAANAY JIRIN BA!!!!.CIIDAMADA AJAANIB KA AH, LACAGTOODA YAA BIXIYA????.QIIRO JAPAN LOOMA BAAHNA!!!!!!.
@AbisoJaki
@AbisoJaki 44 минут бұрын
ethiopians we don't fight with our brothers and sisters in somalia today and infuture but if Egypt put its foot in somali we will take a action against both Kemt and somalia 5:10
@HakiimHakiim-t8p
@HakiimHakiim-t8p 9 минут бұрын
... oromo has to go Amhaaro has to come back to slave garbage oromos
@gureymax7639
@gureymax7639 6 минут бұрын
You 🇪🇹 don't know brother of neighbour but you know only crises
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 45 минут бұрын
shacabka soomaaliyed yay yeelin in masar iyo itoobiya kudul dagaalaman wayo madaxdu wadamo kalay u cararayan oo diyaar u ah markay dab kudhejiyan wadanke ee waxan meesha kubas beelaya wa shacab ee ciidan hala dhisto inshaa allaah
@sadiaabdulahi6311
@sadiaabdulahi6311 46 минут бұрын
Anigu waxaan qabaa in aan masaarida lasoo dhawayn oo gala laabto heshiiskaas iyo in itoobiyaanka wadanka laga saaro waayo labadoodu ayagaa is haya ee wax danteenaa midna uma socdo
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 48 минут бұрын
shacabka iyo ciidanka soomaaliyed manooshihin wadanka kacdoonka buluugga halagu badbaadiyo wayo madaxdu wadamo kalay u cararayan ee shacabka masar iyo itoobiya cagta marinayane
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 49 минут бұрын
Ma hadaan galey fayrash keedi Xoriyadii soo 1960 Kana siib kana saar 84 sano ka dib 2024 wxey mareysa Somalia Itobiyan bixi isla masar soo gali mxaa laga faa idey kuwii hore mxaa kuwa cusub laga faa idayaa ? Weli Somalia halka ay ka socon la dahey waa muqdisho Ilaa ciidan somaliyed oo sax awoodle Abnigeda La wareegan sidas ayey ahaan doonta
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 51 минут бұрын
ciidan masar yaan wadanka lakeenin ee kuwa shisheeye laga saaro war wadanka kacdoon shacab ba baad baadin kara intay qoor qoortahay
@Eplhighlights1600
@Eplhighlights1600 6 минут бұрын
Ma shacab ayaa meel ku ogtahay, umadaan qabiilka kala xir xirtey tuulooyinkooda, Egypty ilaaha noo soo direy
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 13 секунд бұрын
​@@Eplhighlights1600shacabka soomaliyed way hurdan ee hadi latoosiyo wa dad nool nool oo wadanka kufilan dee qabyaadana wa laska ilaawi
@et9055
@et9055 52 минут бұрын
Gaylan media madaxweyne hassan sheikh iyo dalkabu kalasari layahaye.
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 52 минут бұрын
Çajìb walee soomaaliya god bay ku dhacdaye rabiyow noo maciin markey xiligaan u yeeranayaan ciidamo cusub maxay u soo kordhin doonan maxayse shacabka soomaaliyeed u ogolaanayaan arinkaan argagaxisada ay sheegaan ayagaa ku abuuray soomaaliyey indhaha fura
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 55 минут бұрын
wixi ciidan laguso tabo baray Eritrea iyo meela kaleba iyo kuwa hader shaqeyna is uruursada oo anmiga wadanka idinka kufilane shacabkoda way idin taageeryane
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 59 минут бұрын
wa sax in ciidanka itoobiya laga saaro wadanka wana kutaageersanahay xasan sheekh ee kusoco
@user-hg9qt8sd3v
@user-hg9qt8sd3v Сағат бұрын
SOMAALIYA WAA INAY TAAGEERTAA LAWAREEGIDA ETHIOPIA AMHARADI KUN SANO XUKUMI JIRTAY ETHIOPIA OO IROMADAN KHSHINKA AH LAGA SAARAA MEESHA
@beryalex1798
@beryalex1798 5 минут бұрын
adiga dabada ku wareeji
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Сағат бұрын
hada kadib soomaaliya ma aqoonsana itoobiya oo wa in soomaliya sheegato itoobiya wa tit for tat waxa itoobiya edebsankarto
@abuudeeq200
@abuudeeq200 Сағат бұрын
Itoobiya wa markii ugu horeysay ee walwal lagaliyo
@user-sl7cg9zn6t
@user-sl7cg9zn6t Сағат бұрын
Waa dhalanteede xaggee buu xukumaa oo doorasho qof iyo coda uu ka qaban karaa waa ummad dhammaan.riyoonaya.iyagoo.soo jeeda waa yaabeen ma Marajuwaaney.cabbaankkkkkkk
@MaxamedCabdiraxmaan-r3p
@MaxamedCabdiraxmaan-r3p Сағат бұрын
❤❤❤❤❤
@Abdirashid-t4e
@Abdirashid-t4e Сағат бұрын
Masaaridu waligeedba noomay dagaalAmin ee qoriyar oogaaban intay noodhiibtay ooladhaho xakiim mawtulxabash umbay nagu tiri geesiyaashiiyay dagaalama!!!
@abmoh9216
@abmoh9216 Сағат бұрын
Marka Ethiopia u soo rarto ciidamadeeda xaga Somalia waxaa fursad helaya amxaarada fano kuwaas oo si sahlan xukunka uga tuuraya oromka . Gooni goosadkii habashi lover na markaasuu qalbigu jabayaa.
@prosl11
@prosl11 6 минут бұрын
Inan gunmeed ciilan baad tahay carab waxba kuu tari mayso ee darood baa ugu horeyeey inay soo kaxaystan ethopian sidee ay hawiye uu xasuuqaan ee doofar darood baad tahay anaga waxba naga qaadi mayso masar iyo cid toona miskiin
@gorodgorod9150
@gorodgorod9150 Сағат бұрын
Somalia 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 waa Qazza Egyptian ow (mowdkii walaalkii nin jecel murugo waa u kow)(nin walaalkii doorsadey illaah darajo siinwaa)
@Abdirashid-t4e
@Abdirashid-t4e Сағат бұрын
Masaaridu SOOMAALIDA unbay dagaalka gala eeiyadudagaalamimayso!!!!!
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy Сағат бұрын
Zizi lacnatullah yahuuda fastiin mu wax taro
@hassansabriye3738
@hassansabriye3738 Сағат бұрын
CANSHUURTA WAN BIXINEYNA WANA GULEYSAN DONA LAKIN WA SUGI DONA MESHA RUfIYANIMADA KU GEYSO
@mohaadem6348
@mohaadem6348 Сағат бұрын
Waad mahadsanthy zxb
@user-sk5je4tu7n
@user-sk5je4tu7n Сағат бұрын
Hala xiro dukamada muqdisho hadi canshuurtu qasab tahay oo malin kastana keydin ku kor dhiyo dida tan xaqa wax ka badan🇸🇴❤️🇸🇴🇪🇷🇸🇴🇪🇷🇸🇴🇪🇷🇪🇷
@FosiyoAynab-ek7zs
@FosiyoAynab-ek7zs Сағат бұрын
Allah hanobadabadiyo wadanakeen
@Ina-moh
@Ina-moh Сағат бұрын
Hadiii villa aney rabin iney sexexdo iyadu iney wado hadal lalafuraba may aheyn