Xassan Sh: MW guulaha aan cid kale u ogoleyn, guuldaradana kacararaya & Farmaajo oo kaga fiicnaa

  Рет қаралды 58,673

Gaylan Media

Gaylan Media

Күн бұрын

Пікірлер: 250
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 17 күн бұрын
madaxweyne faramaajo mahadsanid hambalyo wadanka sifiican bad ugu shaqeysay oo daacade
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 17 күн бұрын
Farmaajo baa guushan keenay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 hambalyo
@abdirashiidcawaale6024
@abdirashiidcawaale6024 17 күн бұрын
Farmaajo guuuuul soonoqo adoonabada dargeesi xidhay iyay doqoni kucabtaa xassan shaqo loodhameeyay ayuudabasocdaa❤❤❤❤❤❤❤❤
@SalmaAbdillahi-es6yr
@SalmaAbdillahi-es6yr 17 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@nasriina12345
@nasriina12345 16 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@asmoapdule467
@asmoapdule467 17 күн бұрын
xassan sheikh allaha nadhaafiyo
@SomaliMaxamed-w9g
@SomaliMaxamed-w9g 17 күн бұрын
Madaxweyne la habaaro waa khalad iyo danbi weeyn.. anigu darood ban ahey hassan sheikh waan tageeraa . Marka wakhtigiisa ha qaato dhaaf
@Gonergonerido
@Gonergonerido 17 күн бұрын
​Ilahay jahanaba sida ugu dhaksaha badan hanoogu dhaafiyo tugan ​@@SomaliMaxamed-w9g
@User-s8x2d
@User-s8x2d 17 күн бұрын
Aamiin
@axmednuurjfx4156
@axmednuurjfx4156 17 күн бұрын
@@SomaliMaxamed-w9ganaga leh ilaahow na dhaafi wxy daroodnmda iyo wxd ka shekynyso Wu na bah diley qiimahngi bu dhulk la galy
@Amira_Abdalla
@Amira_Abdalla 17 күн бұрын
اللهم امين 🤲🏻
@Umuyahya6866
@Umuyahya6866 17 күн бұрын
ماشاء الله تبارك الله . P/ Farmaajo thank you for legacy Somalia. 😊
@ubaxabshi5563
@ubaxabshi5563 17 күн бұрын
Guuul farmaajo ❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 Ninkii inkara iyo aqbalaba farmaajo guuul ❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@ahmedismaciel5465
@ahmedismaciel5465 17 күн бұрын
LIBINTAAN XASAN SH WAXBA KAMA KHUSEEYAAN EE WAXAA LEH CIDII KASOO SHAQAYSAY
@abayaaska
@abayaaska 17 күн бұрын
Abe farmaajo Allah haku xafido
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 17 күн бұрын
Mudane farmaajo mahadsanid❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@maryanawad5045
@maryanawad5045 17 күн бұрын
Mahadsanid mw Farmaajo
@mohamoudsaed1875
@mohamoudsaed1875 17 күн бұрын
Waa dhaqankiisa halayaabin
@BollyAnimation
@BollyAnimation 17 күн бұрын
Abgaal kursiga halaga ilaaliyo
@AbddiUhu
@AbddiUhu 16 күн бұрын
Geedi aa ku jira iyo sheekh shariif iyo omar finish Hassan dhiiqo dartiis qabiil dhan ha u nicin..
@HakiimHakiim-t8p
@HakiimHakiim-t8p 16 күн бұрын
​@AbddiUhu .. shiikh shariif siyaasad maxuu ka ogyahay
@faysalyusufmaxamud912
@faysalyusufmaxamud912 16 күн бұрын
Famaajo guuul guuuul guuuul farmaajo guuuuul
@warsameahmed585
@warsameahmed585 17 күн бұрын
Asc. Faraax Abdulqadiir Geylan
@ahmedmohamed-x6o1e
@ahmedmohamed-x6o1e 17 күн бұрын
Hawiye Dowlad mayaqano
@akaaninadiir
@akaaninadiir 17 күн бұрын
edab yeelo anoo darood ah baa kula hadlaya umadana gafka ka dhaaf iyo qabyaalada aad hurinaysid
@abdijaliil6985
@abdijaliil6985 17 күн бұрын
Mansha allaah bro waa saad sheegtay hadal aan dadka inuu kala kexeeyo maahee wax ba tarayn maanta looma baahna waxaanahay halmid hadaa soomali nahay ​@@akaaninadiir
@mahamedomar7187
@mahamedomar7187 17 күн бұрын
Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo I love somaliya ❤❤❤❤
@shaqalehussien2662
@shaqalehussien2662 17 күн бұрын
Hadalka Farmaajo ee isoo jiitay “ Walalkay Mw nihii hore XSHM “ waa dhif iyo naadir in Masuul / Hogaamiye somaaliyed sidaas oo kale u hadlo 💙🇸🇴🙏👌
@konelfarass
@konelfarass 17 күн бұрын
Excellent work putting facts in Time and context
@hawaabdullahi9371
@hawaabdullahi9371 17 күн бұрын
Alla ku ceebee hadaad maqasho waa tan oo kale😂 waligaa lama inkiro wax cadayntoda lahayo
@fadumaabdi9765
@fadumaabdi9765 17 күн бұрын
❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉 mudane maxamed cabdullaahi farmaajo ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉
@mohamedaden6181
@mohamedaden6181 17 күн бұрын
Xassan shekh umada in uu cuno kaliya Aya udhiman
@ismailhassan2323
@ismailhassan2323 17 күн бұрын
Thank you for updating us
@Zahra-nh9px
@Zahra-nh9px 17 күн бұрын
Farmaajo guuul ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@BareHalanmude
@BareHalanmude 16 күн бұрын
Wax ka jira taas malaha oo dowlada qabilka ku dhisan ee hada muqdisho ka jirta wax ay ka shaqeysey mala waxas oo dhan waxa ka shaqeyey dowladi madaxweyne farmajo iyo safirka somalia u fadhiyey Abuukar baale aya iska leh guushaas😂😂😂😂😂
@shokanitube1219
@shokanitube1219 16 күн бұрын
Labadan O'Day kala fog runtii
@cabdallealiorshe3334
@cabdallealiorshe3334 17 күн бұрын
Thanks geylan
@Mohomed-f7s
@Mohomed-f7s 16 күн бұрын
Guul farmaajo iyo madaxdii ka soo shaqaysay guusha somaliya gartay hanblyo farmaju umada somaliyeed way ogtahay dadalka iyo jugudiga aad galisay qaranimada iyo qabka somaliya guul farm❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 I ❤❤❤❤❤❤
@ashahassan8878
@ashahassan8878 17 күн бұрын
Waa guul khasaartey inta xassan joogto u malaynmaayo in soomaaliya dhibasto mooyee wanaag uga imaanayo waxaaba laga yaabaa in ay ciqaab nagu noqoto oo codka soomaaliya loo adeegsado oo uu xassan ka dhigto koobo uu ku tuugsado magacayaga ku haleeyo ceebo tiro beela noo soo hooyo waxna aysan noo tarin allow xassan iyo kooxdiisa sharkooda naga najee
@PuntlandFirst1-q5o
@PuntlandFirst1-q5o 17 күн бұрын
SALAM BANK - Wuxu tageera argagixisada calamiga wa bangi laga leyahay Djabouti ama Ismaciil cumar Geele
@QaasimGuuleed
@QaasimGuuleed 17 күн бұрын
Ismaciil cumar geele maleh ee waxa leh axmed nuur jimcaale wuxuuna deganyahy dalka jabuuti
@AbdirizakmohamedAbdilaahi
@AbdirizakmohamedAbdilaahi 17 күн бұрын
Calooshiisa u shaqayste xasan
@Calicabdulahi123
@Calicabdulahi123 17 күн бұрын
Aabo Farmajo guul
@deqahassanabdule7103
@deqahassanabdule7103 16 күн бұрын
😢farmaajo xabiiba malayen
@felisabdi3794
@felisabdi3794 17 күн бұрын
Mahadsanid Geylan sida aad ugu hiilineyso cadalada
@SomGas-h2v
@SomGas-h2v 17 күн бұрын
Guusha farmajo
@AbdikhadarDeeq
@AbdikhadarDeeq 17 күн бұрын
Farmajana ilaahay baan kabarinay in uuxukunka dawladeed eedalka kusooceliyo
@abdidegan8452
@abdidegan8452 17 күн бұрын
Amiin inchallah
@hanasheikhdon2808
@hanasheikhdon2808 17 күн бұрын
@ Abdikhadar Deeq. Ameen Walaalkiis!!!!🥰💯🫡✊✌️
@AbunawafAljabarty
@AbunawafAljabarty 17 күн бұрын
IN SHAA ALLAH AAMIIN
@luulsharib
@luulsharib 16 күн бұрын
War ninku run badanaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯
@abdikariin5471
@abdikariin5471 15 күн бұрын
mw xasan shiiq guuleyso
@shaqalehussien2662
@shaqalehussien2662 17 күн бұрын
3da gal oo ahaa Fursad qaali ah 2004tii , 2011 , 2918 waa guulo ay somalidu gaadhay, Mahad celinteeda & Bogaadintedana waxaa ku sharfan Mw hore Mudane M. C. FARMAAJO🙏🇸🇴💙
@sahromahamud
@sahromahamud 17 күн бұрын
Manshaallaah Taas Qof Kasta Ilaaheey Ka Baqaaya Ayaa Og in Xabiibul Malaayiin Ow Ka Dambeeyey Guulahaan Maanta Laakiin Haddii Ay Amaan Geliyeen Xargihii Uu Soo Xirxirey farmaajo Wiilashii Dadaalka wadeyn walaahi Waa Alxamdulilaah Intaas Ayeey Ku Mahadsan Yihiin Dowladaan Waa Wax Dhan Hadeysan Bedelin Abukar Baale Iyo Teemkiisa Oo Maanta Guushaas keeney ❤❤❤🇸🇴🙏
@Abdikhaderhasan
@Abdikhaderhasan 17 күн бұрын
Kurisga MW farmaajo ayaa keenay
@Darulqalam12
@Darulqalam12 17 күн бұрын
Allah ku dambi dhaafo
@ibrahimmohamed9255
@ibrahimmohamed9255 16 күн бұрын
Alx waxan kufaraxsanahy iin team aan kujiray eey qeyb ka ahaayen geedi socodkan miira dhalay.....guul Somalia 🇸🇴, we should know this seat comes with it's limitations and should be used in the best way that will serve the interest of Somalia as a nation recovering from a civil war....
@MohamedOsman-s7i
@MohamedOsman-s7i 16 күн бұрын
Xasan Sh.waa lagu yaqaan xaqiirnimada
@SomaliMaxamed-w9g
@SomaliMaxamed-w9g 17 күн бұрын
DR HASSAN SHEIKH MOHMOUD. GUUL SOMALIA 🇸🇴
@fadumoali7300
@fadumoali7300 17 күн бұрын
Keep going brother ❤
@sultanlife5385
@sultanlife5385 16 күн бұрын
Xasan xaraash qaran waa qaainu waden
@OGAALKA_CHANNEL
@OGAALKA_CHANNEL 16 күн бұрын
Xasan sheekh waxkasta wuu xadayaa war ninku ilaahay ma yaqaan miyaa wuxuu u dhaqmaa oo uu u hadlaa sidii nin aan waligii dhimanayn😂
@abdulkadirmohamed8285
@abdulkadirmohamed8285 17 күн бұрын
FARMAAJO FARMAAJO FARMAAJO ISKA ILOOWA FARMAAJO Wadanka XASAN shekh ayaa madaxweyne ka ah
@Junanilll
@Junanilll 16 күн бұрын
Waqtiiga ceeb ayu kudhameystay Mr Qabri qote😂😂
@Abdiwali-Osman
@Abdiwali-Osman 16 күн бұрын
Dadka Aad warkaaas usheegaysid Inaga maahan waana Arinta somalia 🇸🇴 ayladagiwaysay Cidna farmaajo Ka dhaqan xun kana liito majiro
@AbiikarKeynaan
@AbiikarKeynaan 16 күн бұрын
Farmaajo soo noqo mar kale welcome
@jamafarah2433
@jamafarah2433 17 күн бұрын
Xasan wax jira mahan
@mahamadsanyara6134
@mahamadsanyara6134 17 күн бұрын
Farmaajo guuulguuulguuul xasan hunguri amaan ayna lahaynbay doqontu rixisaa
@abdiali4991
@abdiali4991 17 күн бұрын
Farmajo is very smart waxu shegay malinti xil warejinta wayo xasan sheik ayu sii ogaa inu guusha jeceel yahay
@MustafaAbdiAli
@MustafaAbdiAli 17 күн бұрын
Madaxwayne Farmaajo Shakhsi La midah dunida Wuw Ku yaryahay, Allah haku xafido Mudane Shacab hadan nahay waxba gacanta nooguma jiraane 😢
@Maxamed-vv8yy
@Maxamed-vv8yy 16 күн бұрын
Xaqiiq Xasan Sheekh waxba dalka uma soo kordhin inuu wax yeelo maahee wax kasta OO sheegto waa wax uu farmaajo bilaabay
@yaqubabdi9532
@yaqubabdi9532 16 күн бұрын
Waxas aya madaxweyne laga dhaha . Masha'Allah farmajo. Ninka raga wa inu ninka kale guushisa qiro
@wayyoarrag7574
@wayyoarrag7574 16 күн бұрын
Farmaajo shacabka somaliyeed iyo ciidanka qaranka waa rabaan lakiin siyaasiinta ma rabaan
@ahmedfaarah9677
@ahmedfaarah9677 17 күн бұрын
Shaqo farmaajo soo qabtay buu ku beegmay xasan ayax
@Umo580
@Umo580 17 күн бұрын
Walajabay soomaliaya 😭😭😭😭😭
@sahruja5777
@sahruja5777 17 күн бұрын
Guul madaxweyne Xasan shiiq cadawgaaga cagta kahoos nootali 10sano oo soosocota
@issaackabdi2046
@issaackabdi2046 17 күн бұрын
Walahi aad baan u qoslay odayga Xasan sh ah waad ceebayseen lkn isaga ayàa sabab iskugu ah
@Junanilll
@Junanilll 16 күн бұрын
Ninka guushada kuu qiro aya nin rag ah. Farmaajo bilaash looguma yeerin xabiibul Malaayin
@abdirahmanismaciilfurre4001
@abdirahmanismaciilfurre4001 17 күн бұрын
Maxaad ula yaabi xasan sheikh, waa Adiga oo kale oo Adeerkaa Farmaajo wax la doonaya , .Markaa Qabyaladu waa diintiina koowaad ...
@issaackabdi2046
@issaackabdi2046 17 күн бұрын
Sxb markaan meel iskadhigno nin jeclaysi madaxweyne Xasan siyaasada iyo wadani nimo waalaga badiyaa
@abdirahmanismaciilfurre4001
@abdirahmanismaciilfurre4001 17 күн бұрын
@issaackabdi2046 inadeer labada midna ma jecli mana taageersani laakiin Qofka somaliga waxkasta wuxuu ka horaysiiyaa Qabiilkiisa
@shaqalehussien2662
@shaqalehussien2662 17 күн бұрын
Dadaal fara badan kadib 2018 kii “ Mw Farmaajo “
@NurIbrahim-t3o
@NurIbrahim-t3o 16 күн бұрын
Xasan guulkahoreysay balsheeg adigu?
@roodojimcale7518
@roodojimcale7518 17 күн бұрын
Farmajo guiuuuuulll❤
@hodanabdi4308
@hodanabdi4308 17 күн бұрын
Gobanimo m d w Farmaajo❤
@ogaaloge3281
@ogaaloge3281 17 күн бұрын
Marka haduu dhameeystiray waxii iyagoo qabyaa looga tagay maxaa dambiyuu sameeyey
@HalaMadrid-qt2zq
@HalaMadrid-qt2zq 17 күн бұрын
Dad.wada uqdad ku dhashay. O wada siyasi aha. Dan qaran ka had lin weeye. Somalia waa qaran. Qaran ka kolba ninba madaxka ah.wax bu bilaaba. Ninka kale aya dhamestira.wayna ku amaanayihin dhamantid.wana dan guud o qaran somali wadaledahay weeyan.walalayan qabyalad wax matarto.dan guud an ka shaqayno.qaran qaran qaran guuuuuuuuuuuuus Somali
@OGAALMEDIA2020
@OGAALMEDIA2020 17 күн бұрын
Farmajo allaha noso celiyo
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 16 күн бұрын
dad nimada waa loo dhashaa in lawada shakhey waa sax yaaboobay dhulkii danta guud
@AbdiladiifaliGaacshe
@AbdiladiifaliGaacshe 11 күн бұрын
Somalia ha noolato xasan iyo dadka lamida alle ha ka qabto
@SakariyeShfaarax
@SakariyeShfaarax 17 күн бұрын
Oo adinkaba kuwiisii soo Korka kama saarin cidaan shaqaysan Tanna waa tii oo kale lagama daba hadli karo 💪 💪 💪 💪 💪 💪 💪 💪 💪 💪 💪 💪 💪 💪 💪 💪 💪 💪 💪 💪 💪 💪 💪 💪 💪 💪 💪
@FatumaOsmn
@FatumaOsmn 17 күн бұрын
Wax caadba lahayaa yaad ledahaay kamahadlii karaan
@mohamedsandheere6339
@mohamedsandheere6339 17 күн бұрын
Waxan dhan farmaajo ka so shaqeeye howl horay loga so shaqeeye diyaar san ayu Xassan maafiyo imaday mesha maba sheegan karo ninkan musuqa ku caan baxay iyo dhul boobka dilaal nimada ku caan baxay Alle hana dhaafiyo Xassan maafiyo
@Gmaaad
@Gmaaad 17 күн бұрын
Farmaja wuu kahoreeya marku xilka kuwareejinayay buu cadeen kareebtay marka M xasan sheikh hoola looga fadhiya ha hagaajiyo
@mahameddacaad1253
@mahameddacaad1253 17 күн бұрын
Farmaajo hamaplyo welcome back soomaaliya xasan dhiiqo weye wadnka laga qabto hada
@asadyare8484
@asadyare8484 17 күн бұрын
Adaa inkirsan gusha xassan
@KayfeyIsmacil
@KayfeyIsmacil 17 күн бұрын
Xasan dhiiqo waxaba maoga
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 17 күн бұрын
xasan sheekh fedeexad iyo guul daru lagalbaday hadu isdabo qaban waayo
@roodojimcale7518
@roodojimcale7518 17 күн бұрын
Sonoq farmajo
@NAZRIIAHMED
@NAZRIIAHMED 17 күн бұрын
Faarmajo guuul
@abdyhakammohamed2530
@abdyhakammohamed2530 15 күн бұрын
Gurgurte
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 17 күн бұрын
Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
@MohamedAbdirahman-w4x
@MohamedAbdirahman-w4x 17 күн бұрын
Waan Filaayey Inuu Ceeb Dhex Fadhiyo Xassan Sheikh War Madaxaeynow Maxaa Kugu kelifay inaa Sidaan Dhexda uga Fariisato Ceebtan weyn is Dabo qabo Hada layaaab
@axmedaxmed5455
@axmedaxmed5455 16 күн бұрын
Xasan cuqdad buu qabaa alle hacaafiyo
@HusseinAbdi-q3v
@HusseinAbdi-q3v 17 күн бұрын
Masuuliyiinta soomaliyeed illaahay hainoo hagaajiyo dhamaantood waa dilaaliin
@ubahhussein7382
@ubahhussein7382 17 күн бұрын
Mw xasan fan Iyo been mahane wax kale oo dalkan UU U qabtay ma leh alle mid ka qeyr badan ha noogu badalo dal xarashe alle ha na dhafoyo
@Khaalidmaxamedmuumin
@Khaalidmaxamedmuumin 17 күн бұрын
Deni illahay guul daro ha bado aduun iyo akhiro isaga xasan dhiiqo madaxweyne ka dhigay
@yaqubabdi9532
@yaqubabdi9532 16 күн бұрын
Iyo axmed madoobe
@ZeinproaliFarah
@ZeinproaliFarah 17 күн бұрын
Farmajo isagaba meeqa shaqo uu xasan sheikh uqabtay ayuu inkiray ninkii bilaabay 27 sano kadib soo Farmajo maa'heyn
@FarahHussein-tp1sc
@FarahHussein-tp1sc 17 күн бұрын
Runtaan baan kuugu taageera
@mudhiciro6336
@mudhiciro6336 17 күн бұрын
hasan dal xoraye 🥰
@mohamedibraa8710
@mohamedibraa8710 17 күн бұрын
Waxii dulmi kuwado somaliya ee somalinimada diidan allh naga qabto
@abdisalamnuur
@abdisalamnuur 16 күн бұрын
farmaajo libintiisa lama xaqiri karo ilahay ayaa runta nagu jecele
@mohameddeq6370
@mohameddeq6370 16 күн бұрын
Xasan asaga ayaa lagu qasbanyahay in la amaano ee maaha inuu cidkale amaano. Arinta cunaqabateentana waxaa lagu helay codeyn taasoo ubaahneyd in madaxweynuhu safaro badan galo si uu uga helo wadamadaas cododkooda waana uu ku guuleystay
@HousseinRobleh-wv5hl
@HousseinRobleh-wv5hl 16 күн бұрын
Aqliga hawiye waayaaan kaasi
@ShureymSheikh
@ShureymSheikh 15 күн бұрын
ALLOW KUDAA OO NOSOOĶAA NABAD CELI ANAGOO NOOL
@HirsiFarah-h4k
@HirsiFarah-h4k 16 күн бұрын
guulba ma aragno gunimo Ayaan aragnay
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 17 күн бұрын
shaki wayn ba jira xasan iyo siyaasin badan inay diinta islaamka kabaxen oo wadanka gaalo kuwareejin raban ileen masjid cadowga ilaahay ba dumiya uun sabab la'aan
@caynabyare3133
@caynabyare3133 17 күн бұрын
Xilliga aan doorashada u gelayno xubintaas iyo xilliga la fariisanayo intaba wuu sheegay MW farmaajo Lkn Hassan maanta wuxu naleeyahay Anaa bilaabay anaana dhameeyay
@Guledsaid-w1s
@Guledsaid-w1s 17 күн бұрын
Culusow Gurguurte waa inan Gumeed Chance helay
@shariif2143
@shariif2143 17 күн бұрын
Madax weeyne farmaajo malahaa wuxuu ogaa in mxw Xasan in uu qari doono laganaiga madaxweynihii ka horeeyay
@yusufgarad1933
@yusufgarad1933 17 күн бұрын
Dowladnimada ayaaba ah in qof wax bilaabo qofna dhex kasii wado siina dhammeystiro marka labada madaxweynaba wey mahadsanyihiin. Muhiimada waa in ummada soomaaliyeed wada guuleysatay marka warbixinada muucaan ummada iney sii kala fogeyso maahee wax macno ah malahan.
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН
Heshiiskiii Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya
30:10
BBC Somali
Рет қаралды 313 М.
Jawiga Golaha Wakiilada oo la horgeeyay Xeer Xaasaasiya
34:10