BBC Somalia 🇸🇴 mareey aad iyo aad u fiicneed. Waxeey ahaayeen wariyaal ka hufan in carabkoodo ku dhawaaqo qabyaalad si kasta la isu hayo. Lkn kuwa maanta joogo waa dad liita oo qabyaalada ka macaasha Alle swt xaqqa ha tuso 😭 Alle swt ha u naxariisto inta dhimatay
@fahmoali23513 сағат бұрын
H
@Warcusub_channel15 сағат бұрын
😂😂😂😂😂 walahi waa I wan aday Bisinka
@MohaArab-tr2pl20 сағат бұрын
La laabo
@Wllzoyaa20 сағат бұрын
Tiktok in USA lagaxirey kasoo hadal iyo mr beast wuxu sodhigey tiktok video kayabney 3 malin kahor. Kuna soqortey bio ceo 🤏🙄hosow kasohadal
@NimcoMaxamuud-k1lКүн бұрын
Hamansiba kabixi la ahybe maxa😢😂
@MohamedAbdullahi-v8zКүн бұрын
Ani 25 dolar isii ilaa heey dartiis 😭
@asmaaxmed1988Күн бұрын
😢😢😢
@Deeqaluul721Күн бұрын
maxaa iyada Argagaxiso iyo Balaayo ugeeyay iyadoo Ahayd qof muslim ah oo waxbaratay Hooyo ah Khalad bay ka gashay nolosheedii iyo Tan caruurteeda
@WifiWifi-tv5bpКүн бұрын
Tageero lagu kadinaa maxeey aheed 😂😂😂😂
@farxaanmoxamed1Күн бұрын
Been weeye😅
@Deqamohamed-o6zКүн бұрын
Aamiin Yaa Allah استودعتك الله الذي لا تضيع ودائعه فالله خير الحافظ وهو أرحم الراحمين
@ducaaleali3762Күн бұрын
Allah ugar gaaro
@AbdiGuuhadКүн бұрын
Amiin yaa Allah
@CiilowofficialКүн бұрын
Maalin argagaxu aad udran yahay Adoomuhu indhuhu wada tagayaan Allah baa kuu aar gudi sabar ukhtii Dr caafiya😢😢
@amalidiris9641Күн бұрын
Waxa weyan dhibatada lo gaystay Muslimta manta wa dad lita on dhig lahayn Qof danbiya oy gashay male,Ilahay ha unaxaristo miskinta
@AmiiradhaxdhexaaDКүн бұрын
Ani paypal wan leyhy sweatcoin 162 kujirte ya iga saaro😢 wan ubahny
@maysaan50Күн бұрын
Inantas cayn o wadankeda dulmiyeybay u egthy iyaga kudiray galada wxyna saas uyelayan cilmigeda dartiis wayo wa umad dumarka liita dallkas aykasojedo
@SahroAli-x1nКүн бұрын
Adoo taagan baaban la aa
@abdallehassan22272 күн бұрын
Asc Ustad Hosow, Shekadan Dhinac kale oo Muhiim ah ayaan filayaa inaadan kasoo baarin. Sida aan wareysi uu bixiyay ku sheegay ( Clive Stafford Smith) oo ah Nin Abuukati u ahaa markii eey ku xirneyd GUWANTAMO BEY. Sida aad Sheekada ku sheegtay markii la weynayay Waxeey usii socotay Garoonka Diyaaradaha Waxaana Jidka u galay C.I.A Iyo Sirdonka Pakistan oo U gacan galiyay C.I.A isla markiiba waxey Caruurtedii iyo ayada kala saareen 2 Gaari oo kala duwan isla halkaana waxeyna ku dileen waliba si fool xun Wiilkii ugu yaraa oo markaa jiray sida la sheegay 6Bilood oo kaliya. Intaas ka dib waxaa Xarun Sirdoon oo Xabsi ah kuna taala Pakistan Lkn eey maanusho C.I.A halkaas oo ayada iyo 2-dii ilmood ee kala aad loogu Dhibaateeyay. Hadaba si sheekada loogu ekeysiiyo iney tahay qof ka tirsan AL-QACIDA waxaa la dhahay Waxaan kula kulan siineynaa Ilmahaaga ee Baaburkaas Raac waxaana lagu dajiyay Masaajid hortiisa loona sheegay in ilmaheeda qof rag ah uu u keeni doono Meel Ka tirsan AFGHANISTAN oo Masaajid hortiisa ah ayaana la geeyay waxaana si hoose eey C.I.A-DU ugu sheegtay ciidankii Afghaniztan in haweeneey Qarax ku xiranyahay eey fadhiso Goobtaas sidaas ayaana looga dhigay in Markaas uun la qabtay. Ugu danbeyntii waxaa Muddo Dhowr Sano lagu haayay aadba loogu dhibaateeyay Guantanamo Bey ka dibna waxaa losii gudbiyay USA halkaas oo sida aad sheegtay eey wax uga dhaceen. Waxeyna hada ku jirtaa meel dadka Dhimirka ama Maskaxda looga dhaqo uu ku taala USA.
@Najmanaju-t9p2 күн бұрын
Caafiya qisadede silsilada libaxyada jebeysan ayan kudhegeystey waxa loheysto o ey ciqabtan umareyso wa cilmiga aybaratey okeliya soqabashadeda bakistanna mareykanka ayakadanbeyey ayago kabaqaya iney alqacida kubirto ideymahan Ben aburka ahna ayaga dusha kasarey markila ogadey iney cafiya gacantoda kujirto hoyadeda maama cismad xabsiyada sey ugalalabaneysey o lomermerinayey ayey geriyotey 5sano kadib ayadon gabadheda arkin cafiya hada mudadan 86sano wexeykuqadaneysa xabsiga koantanaamobey e mareykanka alle waxan kabaryaya ayada iyo intalamidka ahba alle xabsiga hakasodayo amiin🤲😭
@nimcofarah56732 күн бұрын
Ameen Alle ha ka so fuurfuro
@RidwanMohamed-tn3pg2 күн бұрын
Waxay ku haystan iney muslimad tahay waxkale laguma haysto, Allah u gargaaro Ayada iyo intii muslim dhib haysto.
@mohaazow2 күн бұрын
Legend hoosow 🐐
@luulaadan8692 күн бұрын
Galada wax ka xadsidsan majran😢
@AhmedSalat-nz1iv2 күн бұрын
Los Angeles ma ahan magac Latin ah. Los Angeles means malaaigti luntay waa english dadka haka waalina 😅
@MuxudiinYusuf-ws2li2 күн бұрын
Mahasanid Hosow Pro Mahasanid
@barlinhashi67522 күн бұрын
Alloow ka soo badbaadi adaa awood leh Yaa Rabi
@zuzu-eu7uh2 күн бұрын
KZbin ugu khalaaqada badan KZbin somalida insha allah waxan rejeynaa inaad gaadho 1m wll
@HanadabdishakurMohamed2 күн бұрын
Side lo sign kareya
@luuleyali51712 күн бұрын
Amarika ma jecelo Qof aay ayaga wax bareen in uu wadan kale wax si baro
@abdiqadirabdiasis54232 күн бұрын
Ilahay baa awoodleh isagana kasoo daynaya
@abdinoorahmedbuzuri95212 күн бұрын
Walasheen Dr caafiya Allaha kasoo daayo mujrimiintaas
@xaliimogeedi32042 күн бұрын
Galadan waa benala yaal cida ay donan ayay dambi been ah ku ogaaan nacalad haku dhacdo kafirinta
@qalbilula61522 күн бұрын
Kolay ani waan ku faraxsanahy jabkaas mid kadaran neh wan u urajeynaa
@AyaanMaxamed-d1t2 күн бұрын
❤❤❤❤😊
@mohajacelowchanell49312 күн бұрын
سبحان الله لا حول ولا قوة الابالله العظيم Allaaah ha u gargaaro xuriyadeedana allaaah ha u sooceliyo waa xanuun walaahi😢😢😢😢😢
@ifrahmohamed58542 күн бұрын
May Allah help her,😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲.
@AyaanMaxamed-d1t2 күн бұрын
❤❤❤❤
@Xamse.abdi12 күн бұрын
Inta jecel nabiga iso raaca ❤
@XaawoluulFaarax2 күн бұрын
Amin yrpi
@laaramuqtar22752 күн бұрын
Caafiyo aduun caadalad kuma helin lkn insha allah malinta qiyama calad heli waa libax muslimad ah
@Jinan-gc4un3 күн бұрын
waad ku mahadsantahay qisadaan walal ,ajarna allah kaasiiyo ,waayo waad u hiiilisay ,waxaan rajeynaa inaad baarto culimada maxaabiista ah oodna ka soo hadasho ,سلمان العودة خالد الراشد siiba sheikh khaalid
@Jinan-gc4un3 күн бұрын
2006 ayaan maqlay xiligii maxaakiimta ,waxaa loo qaday anaashiid kaliya qisooyinka muslimiintii maxabiista,ah waxaa sifican uyaqaan dadka jihaadka jecel, waayo ayaga difaaca sharafta gabdhaha ,sidoo kale,maxaabiista muslimiinta waxa ka mid ah culumo fara badan ,waxaana ka mid ah sheikh waliid al sinaan 56 sano ayu xiranyahy,sheikh khaalid al raashid 18 sano sababta loo xirayna waxaa maxaad udifaacday nabiga SCW , iyo kumanaan kale oo diintooda lagu haysto waxayna uxiranyihiin sacuudiga ,imaaraadka marroco masar ,aljeeriya ,soomaliya ,waxaana lagu raali galiyaa gaalo gaar ahaan yahuud iyo marykan.
@samiiroclnuur68763 күн бұрын
Ameen 🤲
@MaymuunAbdunazer-fd8bf3 күн бұрын
Alla wey dulmiyeen allah ha uga aargudo 😢 Aan uducayno walasheen salaadaha ka dib ducadu waa hub cajiiba
@zaek_adde12763 күн бұрын
Ree Galbeedka Argaagxiso waxeee uyaqanaan muslimiinta dhamaanteenan Dil baaa ugu xukumanahay balse waxaaa nasiib daraaa munaafiqiintaas ninka gargaar wedisanaa misane garab kusiinaaa sidii dal Muslim eh loo dhibaateen lahaaa.
@MohomedHussein3 күн бұрын
Muuqaalka xiga ka soo hadal Justin baldoni Blake lively iyo Ryan Reynolds Arinka ka dhexeeya ayaa Maal ma,han internet-ka viral ka ah