Subxanallah allah umada ugargaaro lkn kan falastiin kwrn ana jirin qof kaso warameyso ya allah adiga rabigeyna rabiga naxarista badan thy nogargar
@haashimahmed466222 сағат бұрын
Wlhi xabsiga israil aya roon Asad bani aadam ba ma.ahen
@moskajunior5480Күн бұрын
ولا تحسبن الله غا فلا عما یعمل الظا لمون انما یو خر ھم لیو م تشخص فیه الا بصا ر
@abdinasirmuqtar9634Күн бұрын
Allahu Akbar ilahay baa Ka dulqaday bishaar al-asad
@farhiaabdikadir4262Күн бұрын
Subxaanallah war wuxu miyuusan bani'aadam aheyn bisinkee.
@UmuRaxmaInabashiirКүн бұрын
Maya asga ayaa kaliita xoolaha
@Cabdiqanibulshawi713 сағат бұрын
❤
@habayscambe9238Күн бұрын
Alle ha usahlo dhamaan umada muslimiinta
@zamzamcabdiraxman5351Күн бұрын
SubxanAllah ya Rabb Calol xumo badanaa Inkar Alle haku rido Bashar Al Assad, ciqaab xanuun badan Alle ha mariyo aduun iyo Akhiro, Aamiin Aamiin ya Allah🙏😢
@AbdiraxmanHussein-y8oКүн бұрын
Allahu akbaaaaaaaar❤
@ifrahamin6203Күн бұрын
Finally Alxamdulilah Alahhuakbar waxamahadodhami usuknate Allah ❤❤❤❤
@maajid33443Күн бұрын
daalim walboo dulmi sameyo Alle mid arka una dheeraya qabtana qabasho adag Alle waa caadil adoomadiisa u caadalad fala Allow dadkaas la dulmiyey dadkii dulmiyey qabo qabasho adag yaa rabbi
@Fatumasahra1232 сағат бұрын
Aamin❤❤
@ifrah_Күн бұрын
Vedio walba aan ka arko TikTok make me to cry walahi. Subxanallaah