BĭLĭng Stẫrs .wmv
2:54
12 жыл бұрын
dahabo by gulled axmed with lyrics
7:17
wajib by c/kariim raas with lyrics
5:54
wajiigan quruxda leh with lyrics.
7:23
nafku jecel by brimo with lyrics
5:33
Qalbi Love by fatumiina.flv
4:58
12 жыл бұрын
maanqaboojiye with lyrics
4:23
12 жыл бұрын
qalanjadii hablaha
2:44
12 жыл бұрын
Пікірлер
@FarxiyaMohamed-h5w
@FarxiyaMohamed-h5w 7 сағат бұрын
Asxabey wan idin salamin dhamantiin inta iga horaysa iyo inta iga danbayn doonta waxan ku nolahay magalada garowe casimada puntland tarikhdu waa 2024 agoosto 29 haben jimca ah magacaygu wa cabdiraxman adan iiso duceeya hami ban leyhy ifinkana alle ha ufin rumeyo hamigina 🎉❤😊
@rashediting6172
@rashediting6172 15 сағат бұрын
29 8 2024 Still My Fav🫶
@Mohamedaxmed-yy7zz
@Mohamedaxmed-yy7zz 23 сағат бұрын
Heestii caruurnimaday bn maqli jiraa 😂
@CabdiqaniHold
@CabdiqaniHold Күн бұрын
Inta dawanaysa 2024
@leewaayefilms1863
@leewaayefilms1863 Күн бұрын
Anyone here in 2025?!
@abdikafi231
@abdikafi231 2 күн бұрын
Waxan dhagaysanaya 2024 bisha 8 Marki kowad aan maqlo waxay ahayd 2007 Waxaa igu dhacay jacayl mid ugu daran ee qof bini adam ku dhaco Waxaan rajeynaya inan maalin un is helno ruuxan jeclhay 😢
@AhmedAbdi-nc2un
@AhmedAbdi-nc2un 3 күн бұрын
Ano kaligay ah ayan dhagaysana trkhduna tahay 6:20 subaxnimo 26/08/2024
@daqane
@daqane 4 күн бұрын
Who's listening 🎧 2024.. fav song 😮
@HamseAhmed-h9o
@HamseAhmed-h9o 4 күн бұрын
😢
@HamseAhmed-h9o
@HamseAhmed-h9o 4 күн бұрын
2024 ila 12years kama xiiso dhicin heesta😢
@user-hq3hs1ky1w
@user-hq3hs1ky1w 5 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-pp2pu5oy8c
@user-pp2pu5oy8c 5 күн бұрын
Magaceygu wa muxamed waxan jooga xamar saxcadu wa 12.16 daqiiqo 24agust 2024 waxan ahy nin dhalinyaro ah 18 jir ah nolosha hami.ween k leh iiduceya wllyal wana ii xasuus i.a❤
@timacade2004
@timacade2004 5 күн бұрын
2030 steal I am lessening this song
@CrahmanMR
@CrahmanMR 6 күн бұрын
DIB MIYAY USOO NOQON MAALMIHII NARUURADU😢❤
@AbdulmajidAhmed-gd1nd
@AbdulmajidAhmed-gd1nd 6 күн бұрын
2024
@salmansomalipoi9860
@salmansomalipoi9860 6 күн бұрын
Still 2025 watching 😢
@abubakaranshur5371
@abubakaranshur5371 6 күн бұрын
2024/8/23❤🫶🏻♾️
@MaHamuTt0pTtHi-m3s
@MaHamuTt0pTtHi-m3s 7 күн бұрын
Nin dhalin Yaro aYan ahyy 18 aYan jira Saacadu 11:04 wkhtigu wuu igu adgyhy 22/8/2024 i.a anoo nolol qurxon aYan kusoo laaban💜🤲 allow ii rume
@SaygaSabta
@SaygaSabta 7 күн бұрын
heestan jecala wxan raadiya wa aniga helay waqtiguna 22/8/2024 maalin khamiis ❤
@salim_ahmed.
@salim_ahmed. 8 күн бұрын
Waxaan ku dhageysanayaa magaalo xeebeedka bosaso guri bada ku jeeda jawiguna waa iska qabow waxaan ahay rajo ku nool gabadh canada jirta si xad dhaafa isku jeclnhy mudo 4yrs ah wn jecln lahaa laku lankeeda balse waayaha iyo waqtiga nakala xiray iigu soo duceeya sido kaleh qofkasta qoralkan akhrisanaya nolol wanagzan urajeynayaa alle idinkii
@najafihassan10
@najafihassan10 9 күн бұрын
Xasuus wye wllhi
@Marjuu7
@Marjuu7 9 күн бұрын
Somalidi hore xitaa wey haleysnaayeen cajaaib sheekhow 2024 mxa sugeyney marka😂😂 illahow nasoo hanuuni😊
@Ali-jama_axmed
@Ali-jama_axmed 9 күн бұрын
Hhhh😂😂 waa runtaa sxp ilaahay ha soo hadeyo🤲 amiin
@Marjuu7
@Marjuu7 9 күн бұрын
@@Ali-jama_axmed cajaaib aamintadu sooma daahin wxan islahaa samanadan qof meeshan imaanmayo lkn 😂😂
@Ali-jama_axmed
@Ali-jama_axmed 9 күн бұрын
@@Marjuu7 waa runta sxp nolol farxad ku waar 👍👑🔥
@Marjuu7
@Marjuu7 8 күн бұрын
@@Ali-jama_axmed sdo wllkei🙌🏼❤
@MankaManka0710-hs9cr
@MankaManka0710-hs9cr 10 күн бұрын
Fatush jamac abdullahi 😢❤adunka athiga kugu jeclahay nolasheyda ❤😢
@NaciimoBile-u2p
@NaciimoBile-u2p 10 күн бұрын
Kama dalo😢
@husseinabdirahiim464
@husseinabdirahiim464 11 күн бұрын
Waa habeen axad soo galeeyso taariikhdu na waa 18/8/2024 , goobtu waa xirada qaxootiga hagadeera Run ahaantii xilligaan aan qoraalkaan soo qoraayo waxaan ku suganahay xaalad hadal iyo qoraal lagu soo koowi karin, xaqiiqdii dunidaan iyo waayaheeda wax la'isku haleeyo maahan oo la'isma raaciyo sababtoo ah waxaad ogaaataa daqiiqada aad faraxsantahay gudaheeda in eey murugo ku soo wajahdo , waxaad arkeesaa qof aad aaminsaneed inaad dunidiisa iyo noloshiisa tahay is badalaaya oo axdigii iyo ballantii kaala dhaxeeysey iska iloowaayo run ahaantii wax ka xanuun badan mlhn qofkaad isjecleedeen in uu meel cidlo kaaga tago 😢😢💔💔 Waxaan fariin u dhaafiyaa gabadhii cidlada iiga taktey oo nolosha rajadii aan ka lahaa burburisey waxaan leeyahay "ogaaw inaan wali sidoo kuu jeclhy iyo inaan zaa'id kuugu xiisey run ahaantii waxaan la noolahay xusuusahaaga qalbigii aad dhaabacdey u soo laabo wali wuuku jacelyhy" Qof walboo qoraalkeeyga akhrinaayo waxaan ka codsanaayaa in uu ii soo duceeyo ilaaheey dartiis💔😭🥺😭💔💔
@Mustafe-q9f
@Mustafe-q9f 9 күн бұрын
Alla haku grb galo zxb umuruhu wey ku hgaagyan i.a❤️
@AzmaMahad-u9j
@AzmaMahad-u9j 11 күн бұрын
Ya ila dhagysanya 18/8/2024 habeen axada isniina soo galayso cabaaro19:52 😊
@Garadmohammedali
@Garadmohammedali 11 күн бұрын
2024😢❤
@AxmedRuush-c4h
@AxmedRuush-c4h 11 күн бұрын
2024❤😂
@MohamedHasan-yq5ky
@MohamedHasan-yq5ky 11 күн бұрын
2024🎸
@NaimaahmedIbrahim
@NaimaahmedIbrahim 12 күн бұрын
Magacaygu waa naima ahmed ku nool.magalada Hargeysa saacadu waa 4:52 galabnimo taarikhdu 17/aug/2024 maalin sabtiya heestan ila markay soo baxday ila hada wan dhagasta runti waa hees aad u macaan hasuusna way igu lee dahay❤😢
@naimaismail614
@naimaismail614 13 күн бұрын
Heestan waxan xasuustaa anoo malcaamad dhignaya 2012 wan dhagysanyay mid yarban idhi quraanbn ka baxyaaye moblka ii qabo anoo moblka ii cusubyay masay heesatan gaysay wlhi wali waxan xasuustaa sidii maclinku ii dilay 😂cool dartii wan saaray hesatn hadan arkayaaa ka sheeke 😀
@maxamedaadan5050
@maxamedaadan5050 13 күн бұрын
Waligeey waan ku jeclaa. Doona heesteyda ❤😢
@ZamzamMaxamad-js1zq
@ZamzamMaxamad-js1zq 13 күн бұрын
❤omg hestan 🎉kaliya jecelhy 😢
@visit.lqmaan
@visit.lqmaan 13 күн бұрын
yareey hada maa timid dadka inta heestaan dhageesto waan jeclahay☺
@ahmednucman4333
@ahmednucman4333 13 күн бұрын
Naf ku jecel aduunyada baa u wacan Wax Nolol lala wadaago Nimco lagula Waaro 💔🫀🥺
@user-re7um8jj4r
@user-re7um8jj4r 14 күн бұрын
Aug 15 2024 olD❤😮
@maryanomar7969
@maryanomar7969 15 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂qadari qamare qadari ragu waa qasare qorahaku yu noqon
@IdirisMahad-lc9ez
@IdirisMahad-lc9ez 15 күн бұрын
Alah mhadleh Heestan waxan dhagaysanayaa duhur 14//8//2024/ inta badan ragga sideedaba waxay donayaan hadii surta Gali waydo uma jaban qof aan jecelahy ayaan arkaa iyadoo iga sii jeeda Inta badan iyada iloopay lkin iyada walaal tinimo iiso qabata kadip jacayl u sheegtay ogolaatay lkin waxpa kama jiran urkaa 100 💯 jecl lkin hada 30 zpp iyada xageega ka yimid oo ku arkay wax yaapo qiimaha 30 geeyay lkin waxan allah ka rajaynaya qof wanagsan xaas iga dhigo inta badana been lagu dhaqmaa 14 sano adip soo boqan doono insha allah xaas wanagsan yeeshay ama qofka jecalahy ama ka wanagsanpa allah waxkastapa awoodee Qoralka kusoo lapandoono anoo xaas wanagsan diin leh yeeshay Hadiipa dhacdo qofka jecelahy inay xaas ii noqotan tusi doona Hadii kle xaaska kle tusi allah mid wanagsan ha I siiiiiye
@UnderstandOLDDayezzz
@UnderstandOLDDayezzz 16 күн бұрын
Naar iyo kadaran Olal . Explain fooor then . 👽👽🙈
@IdirisMahad-lc9ez
@IdirisMahad-lc9ez 16 күн бұрын
14//8//2024// ALLAH WAXANKA BARYAYAA INUU ISIIYO GABADH BAARIYA DIINTEEDA IO AKHLAAQADA WANAGSAN
@IdirisMahad-lc9ez
@IdirisMahad-lc9ez 16 күн бұрын
Allah mahadleh xumana oo dhan ka hufane Allah weyn waxN karajaynayaa insha allah mustaqbal i fiya Nolol allah ka raaliyahy oo caafimad kow ka yahy Io hapi aan leeyahy inuu allah iii rumeeyo inshaa allah Qoralkan anoo waxas allah iii suurto galiyey soo booqan doona insha allah bacda 14 sano kadip i.a hadiii noolado Tarikdu waa 14/14//2024/ hapeen arpaca ah Age 20 34 jira allah hamigaa iii rumeeyey insha allah Allah wax weyn paa laga fishaa isagaa koonkan iska leh
@CabdulaahiCatoosh
@CabdulaahiCatoosh 16 күн бұрын
2025 fvv song❤😢
@WalalTaraa
@WalalTaraa 16 күн бұрын
Nimcan ❤marku😂 xalisey🎉xaimo 😅na
@Saamiya33
@Saamiya33 17 күн бұрын
Heestan markaa arko waxa ii sawirma aniga oo wadanka ka dhoofay oo USA jooga ilaahaw ii rumee insha allah 😂😂❤❤
@ubahmohamed-yx1zl
@ubahmohamed-yx1zl 17 күн бұрын
Those days I was falling in love with Saida,and one day I remember I was admitted to isiolo referral hospital,I dreamed with this song,and I was awaked by the doctor and asked me why are you dreaming with that song,I asked him which song he told me the title of the song,then the doctor took me to the lab room for check up,he finded nothing that is when he came to know that it was lovesick
@xamdicusmanmacalinmacalin3766
@xamdicusmanmacalinmacalin3766 17 күн бұрын
waqtige hestn so baxysy dugsilyy ban ahy 2024 fuvv 😊❤
@ilyas--hassan--29
@ilyas--hassan--29 18 күн бұрын
Who listening 2024❤
@252soomali
@252soomali 18 күн бұрын
Xasuus😢
@HassanAhmed-nw4rt
@HassanAhmed-nw4rt 19 күн бұрын
2024
@CabdiRaxmaan-sj6qz
@CabdiRaxmaan-sj6qz 19 күн бұрын
ᴄᴏᴍᴍᴇɴᴛɪ ᴡᴀʟᴀʙᴀ ᴀᴀɴ ǫᴏʀᴏ ᴡᴀᴀɴ ᴡᴀʏᴀ ᴇᴇᴇ ʜᴀᴅᴀᴅ ᴀʀᴀɢᴛᴏ.ʟᴇᴋ sᴀʀ ᴢʜʙ
@ayanlefarah2452
@ayanlefarah2452 20 күн бұрын
2024 still I am leasing this song 🎵