wajiigan quruxda leh with lyrics.

  Рет қаралды 3,504,514

hamd yare

hamd yare

12 жыл бұрын

Пікірлер: 1 100
@cabdirashidcawilcabdulahi208
@cabdirashidcawilcabdulahi208 Жыл бұрын
Waxa dhageysanaya kaligey Maalinimo khamiis ah Trkhduna tahy 6/10/2022 Sacudan 2:30 duhurnimo Wa hees aad u macan iyo ereyo lagu amaano dumr kuwii ugu wacna aya ku jira Waxa ku qadnaya "refreshment" Wan ku nasyana Anigo diyaarinaya imtxn aan gali rabo 13/10/2022 Oo ku beegan maalin khamiis Insha alah guul aya rejeynaa Inta iga dambeysay iso duceya walalyal 🙏🙏 Ereyada aan ugu jecelhay waxa kamid ah 😊😊 "Wadartii hawenkaad gabryahy wax dheertahoo waxyahaga siman iyo wajigaaga quruxda leh Haa wanaagaad u dhalatayee 💥❤👌👍" Wxan uga so qoraya in aan dib u so booqdo insha alah Aniga iyo .......................💓💓💥❤👌👍 Insha alah cafimaad taam iyo nolol fcn aya idin rajeynaa dhaman umada somiliyed
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
Allah haku fududeeyo Imtixaanka wll 🤲sido kale farxad waarta caafimad baa ku rajeynaa ❤🙏
@mursalmohawarsame7698
@mursalmohawarsame7698 Жыл бұрын
Wakhtigaaga cajiibka ah qaado zxb
@nasteexosheekhcalinasteexo991
@nasteexosheekhcalinasteexo991 Жыл бұрын
Wow waxan dhagasanayaa maalin khamiis ah 22/12/2022 time ⌚ 2:11
@nuraahmed3820
@nuraahmed3820 Жыл бұрын
@@nasteexosheekhcalinasteexo991 Wow me2 waxan dhageysanaya 22/12/2022 3.07
@abdirahmanmoh5801
@abdirahmanmoh5801 Жыл бұрын
24-12 -2022 ayn dhagysanaya sacadu wa 7:54 gym ayan ciyarayaa aadban u salamaya asxpta halkan igaga danbysa..
@mahadabshirabshir9608
@mahadabshirabshir9608 Жыл бұрын
wadartii haween kaad gabaryahay wax dheertoo waxayahada siman iyo wajigada quruxdale wanaag baad baad udhalataye xiska wareer galiye waxa nool aduunyada adaan kugu war waryaa warna iima hayside 💔❤‍🔥 hadaad iga dambeyso booqo si ay xasuus noogo noqoto old is gold🥰🌹🥀
@hassanyobila8504
@hassanyobila8504 3 ай бұрын
Bede
@QamanHasan
@QamanHasan 5 жыл бұрын
Waxan xasusta ama an dhageysan jire anigo jaceyl walan ii hayo waxan jeclaa inan an hada qabo oo an carur ii dhashe wan wada dhageysan jirne mansha alaah ila iyo hada wan wada dhageysana jaceylkenina wu kasii dare mansha alaah
@sundusisse1708
@sundusisse1708 5 жыл бұрын
Qaman2989 Hasan Masha allah jaceyl guulestay iskuwaara abid
@luulalaki6957
@luulalaki6957 5 жыл бұрын
Maa shaa allah jacayl guulestay niyada uga farxaa😍😍 allow isku kiin daa
@ahmedhirsi3695
@ahmedhirsi3695 5 жыл бұрын
waaw hanbalyo jaceyl guulaystay
@zakkywadani2467
@zakkywadani2467 5 жыл бұрын
Guuleyso bro nasiib baad ledahay
@sahraxuseen7983
@sahraxuseen7983 5 жыл бұрын
Hanbaylo jacyl hirgalay weeye ale haisu kiindaayee😍😍
@meymuunabdirizaq3741
@meymuunabdirizaq3741 Жыл бұрын
Hestan wlhi xasuus aad iyo aad u quruxbadan igu leedahy😊Ninkeyga marka is shukansan jirnay ii qaadi jiray waliba waqtiyada ka xanaqsanhy wexe eheed dhamadki 2019 alx hada waam is qabnaa jeclki shaly mid ka ween naga dhexeyo nolol aad u quxane waa ku nool nahy alx inta hesan ala ha siiyo❤🤗
@ikhlaasabdirahman1074
@ikhlaasabdirahman1074 8 ай бұрын
M.a❤
@abdiasiisxuseenog712
@abdiasiisxuseenog712 9 ай бұрын
Ax ax Waa Addis Ababa oon arimo dhoof ujoogo Aniga iyo Saaxiib Kay amiin ayaa Dhagaysanayna heestan Dhawr mar ayaan Kusoo ceshanay Saacadu 2:55 Saq dhexe ilaahow Qof walba muraadkiisa oon Macsi Lahayn Midigta kasaar aaamiin yaa rabbi 🎉😢
@ikhlaasabdirahman1074
@ikhlaasabdirahman1074 8 ай бұрын
Amiiin
@barbarasomlilnd12
@barbarasomlilnd12 5 ай бұрын
Amiin😢
@mubashirmuhammad4440
@mubashirmuhammad4440 29 күн бұрын
Guulaysta lph anagna noso duceya
@zakariyemudey9323
@zakariyemudey9323 4 жыл бұрын
Waxeey Gbar qurux iyo wang allh u dhameeyay runtii ma aqaano wxn ku tilmaamo wqtigas wxey eheed gbdha kliya ee xafada ugu quruxda bdneed wxaa taas ka darneed in dhamn xfda wiilsha joogan ayada eey wda rbeen🤔🤔 mida ka drn ayaa eheed in eeysan banaanka soo bixi jirin kliya iskuulkeda iyo gurigeeda u dhaxeeysay, xasuustii wxeey eheed 2013/14 ka wqtigs aniga wxn ahaay galaaska 9aad ee dugsi dhexe xafda wadajir xalane, gbdha mln baan isla wqti iskaaga hor nimn wadada anagoo iskuulo kla duwan ka imany, wxey igu qaadataba wxn ka qaady lnbrkeed wxeey eheed jcylkygii iigu horeeyay ee aan yeeshay runtii aydana sidoo kle aniga ahay qofkii eey indhaha ku furty, wxn jcl wdgnba xafadii dhana ina ogaaty tasna waa dhibto soo marta labo ksta oo xafada iska doortan, wxaa bilaawday tartan iyo in liskeen diro iyo in lnbrkeed lasoo raadiyo mida iigu darneed ayaa eheed in aniga guriga ila joogy wiil mrks soo baxaayay oo aan isku magac eheen aptina u ahaay sakariye, runtii ismaan lheen asiga ayaa in uu lnbrkda kala baxo telkaada gbdhaas raadsan doono ama qofkle siin doono lnbrkeed sidaa ayana dhacday asigaa ku dayay mrkey diidayne lnbrkeed ayuu xaafada ku xaabiyay wxy i weydiisaa mxd lnbrkyga dadka usoo siisaa mrksta sakariye lnbrkda isoo siiyay ley dhahayee😁😁 wxy saas ahataba gbrtii wey iga aamin bxday wxeyna u mlysay wxksta inaan ani ka danbeeyay ugu dnbyntii weey ogaaty in aan aniga sidaa sameynin weyna ka shalaaysay blse waa waqti Qaanso iyo falaar kla tageen😪😪 hda ayda weey guursty wlibna caruur heystna anina single baan ahay alx wxna rjynyaa in aan guursn doono gbr aan isku fahansanhy wxksta oo nolsha ku saabsn🤲🤲 heestan wxeey eheed heesta aan in bdn u qoru jiry ninkii xasuusto baa xilgs xsuusstee notes ka copy leeska dhihi jiry, heestan ayaa eheed wxa kliya ee an u diro mrksta codka soo dhicistna waan saarty telkyga😪😪 Xsuusta waa qyb kmid ah nolsha bani aadanka🤔🙏 #𝗡𝗮𝗱𝗿𝗮 nbd iyo cfmd meelksta oo aad dunida kga sugnthy🙏🙏
@fadumocabdulqadir9536
@fadumocabdulqadir9536 3 жыл бұрын
Wax kasta qadar waaye is experience
@Kornelsaid
@Kornelsaid 2 жыл бұрын
Labada qof oo sidha dhabta isku jecel makala raagaan dib ayey isku helaan I wishe pro inaad markale is heshaan 👍
@luisnani4276
@luisnani4276 2 жыл бұрын
@@Kornelsaid bru qoraalka maad dhamaysan umalaynaya wiilka wuxu yiri gabadha way guursatay caruurna way dhashay mafahmty marka mid kle khayr qaba inasha allh ilahay ha usahlo amiin amiin
@Kornelsaid
@Kornelsaid 2 жыл бұрын
@@luisnani4276 imisaa iyagoo guursadey caruur dhalay dib isku helay
@shacniofficial3729
@shacniofficial3729 2 жыл бұрын
Insha alah mid ayado oo kale wad heli donta abowe😪
@abdikafiabdihakem3105
@abdikafiabdihakem3105 2 жыл бұрын
1.1.2022 ayaan dhagaysanayaa saacada 4:31 waagu dilaacayo xasuus Dareeno badan oo noocyo badan isugu jirah ayey igeysaneysaa insha allah 2023 waxaan rajeynayah anoo waxbadan qabsadey inaa dhagaysto dhibaatooyin badanah ii xalismeen
@GALANGOOLI
@GALANGOOLI 4 жыл бұрын
18/5/2020 Hadi aad dawanayso adoo meel kaliga fadhiya sidydo kale😂😂 Gacanta kor utaag 😅😅😅😅
@ramladaaciyad2340
@ramladaaciyad2340 4 жыл бұрын
👆😭
@suldanqabus9421
@suldanqabus9421 3 жыл бұрын
14/8/2020 Jimce 5:35 Jawi rooban oo hada da,aya 💨💨💨 Waxan hada hor fadhiya meherad wqliba meel laydh badani ka dhacayso wlee Jawi macaan nolol macan hees mcaan 🌹🌹🌹🙏💞💞💯
@shafisomaliyed9078
@shafisomaliyed9078 3 жыл бұрын
🙋‍♂️😭kaligey ayn ahaay
@ahlamdhimbil3693
@ahlamdhimbil3693 3 жыл бұрын
2021 ayan dawana kaligay ayan mel fadhiya wlhi🥺♥️♥️
@isaqaliaadan8983
@isaqaliaadan8983 3 жыл бұрын
@@suldanqabus9421 0
@cadeymuu7
@cadeymuu7 4 жыл бұрын
2020 yaa ilasocdo ???🤔😰 hees an jeclhy 😫
@abobasir255
@abobasir255 4 жыл бұрын
Wa lagula socdaa waase lagaa dambeeyey kiliya
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 4 жыл бұрын
😘
@abdimalikali9993
@abdimalikali9993 4 жыл бұрын
☝️
@faisaljimale3143
@faisaljimale3143 4 жыл бұрын
Me 2,,I love this songs
@Saafi974
@Saafi974 4 жыл бұрын
5/27/2020 aniga kula socdo like dhac kugu siiyay
@alimohamud1251
@alimohamud1251 8 ай бұрын
Hadaad mucaashaq tahay waxaan kuu rajaynayaa sida aniguba aan naftayda la jeclahay e ah inaad ku guulaysato hamiga noloshaada iyo jacaykkaagaba. Nolosha ha is dareensiin cidhiidhi faraxsanow wixii shalyna waxba kama bedeli kartide naftaada yaysan waxyeelayn. Nabad iyo jacayl ayaan idiin rajaynataa somaaliyeey❤
@maxameddeeq6162
@maxameddeeq6162 4 жыл бұрын
Hestan wxan dhagaysan jiray markii igu horeysay jacayl wxu yahay aan dareemo kaligay iska qaadi jiray qoftan jecla school ka isla dhigan jirnay nasiib wanag waxba uma sheegan hada waa marwo waa la qabaa allaha isku barakeeyo 👏👏
@hamdiabey2485
@hamdiabey2485 4 жыл бұрын
Sorry
@daahirguureye5923
@daahirguureye5923 2 жыл бұрын
Hhhh wlhy same nahay
@nimomohamed9914
@nimomohamed9914 6 ай бұрын
Ilaa 2024 ban dhageysnya Kama daalo wllhi Wan jecllhy heestan❤
@nasiibmaanka8183
@nasiibmaanka8183 5 жыл бұрын
Inta nabigeena scw jecel like iisaara
@aliflagofficial9283
@aliflagofficial9283 5 жыл бұрын
Who is watching 2019😂
@adnaan_al3pha
@adnaan_al3pha 5 жыл бұрын
Nabigaa jece sahay heesne waa dhagaysane balaayo hakugu dhacde
@HaniHeloS
@HaniHeloS 5 жыл бұрын
Yaranka Cida scw scw scw
@ahmednaaji8137
@ahmednaaji8137 5 жыл бұрын
Baac
@rowdamusiyan8653
@rowdamusiyan8653 5 жыл бұрын
Qofkan mxa ka qaldan ma yahuudba meshan ma quran ba kaga shidan mise wacdi nabigena subaan meshaan haku soqadiin waxba ka qaldane
@sadiasiman4387
@sadiasiman4387 4 жыл бұрын
Ax yaa xasus 2010 dhagasan jiray aniy iyo jaceylkey 2020 ilaa hada wan dhagesanena anago kala fog allh nabad naisku Ken Keeno nolosheyda❤❤❤
@muhammadabuukarry5414
@muhammadabuukarry5414 4 жыл бұрын
10sano miya nin suge wad wa late daneyso nin maduqowo ila 55 o kagaro duqnimo lagama daremo Lakin dumarka hade 38 garan we isdhiwan e daneyso
@user-qq4my4zc2t
@user-qq4my4zc2t 4 жыл бұрын
@@muhammadabuukarry5414 dumarkaba ila 50 wa dhalaaan walaal
@shalka34
@shalka34 4 жыл бұрын
Amiin
@umalkhairismael4996
@umalkhairismael4996 4 жыл бұрын
Aamin wlshy rabi ha isku kiin simo
@sadiasiman4387
@sadiasiman4387 3 жыл бұрын
@@umalkhairismael4996 amiin abyo
@Abdikadar.
@Abdikadar. Жыл бұрын
Wadarta hawenkad gabaryahay wax dherto Wax yahagan siman iyo wajiga quruxda leh Haa wanaagad u dhalate ❤ Wxan dawan hya 12/8/2022 😪 HADII AAD ARAGTO QORALEYGA WXAN KU RAJEYNA CAFIMAD IO CIMRI DHEER😪
@muuselabaraadle4342
@muuselabaraadle4342 Жыл бұрын
P
@sacdiyodheman865
@sacdiyodheman865 Жыл бұрын
ŕ
@kaldeqaabdi1108
@kaldeqaabdi1108 Жыл бұрын
Waadku mahadsanthy rajadada wanagsan eebe cafimad Tama haysiiyo
@saadahussien744
@saadahussien744 Жыл бұрын
Runti hesta xasusa aya iigalisa marka an ka shaqayna jiray pharmacie wali waxa ii dhera qofka noloshayda ayan ila jiratahay marka nolosha way ii dhanayda lkn manta ann qoray massage had wan ka tagay shqdi pharmacies noloshaydi way ii tagay lkn manta wan ka shaqeya suppperttte lkn waxa ahay ku nolow xasusuradi lkn axlamaba insha wxan rajanaya ina rabi ka saro madax
@dicdic2767
@dicdic2767 4 жыл бұрын
heestan wxan kuxasusta jacaylkaygi ogu horeyay marka jecladay bay so baxday wana udiri jiray marwalbo ayado massage ah 2013 steel wan jeclahay qalidayda ino so duceya ina isgursano wali labadenaba qof rer mayelan niyada iska jecelnahay
@raaniapdla2230
@raaniapdla2230 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣 allha isku kiiN CalfoH lkN iLaa Wakas Waa waqtiyee🥰
@dicdic2767
@dicdic2767 3 жыл бұрын
@@raaniapdla2230 haa wll aamin yarabi
@Cayn1993
@Cayn1993 3 жыл бұрын
Sxb heestan waa qaraami 2013 maaha
@abdulkadirmohammed200
@abdulkadirmohammed200 3 жыл бұрын
@@Cayn1993 Heestan waa 2005
@abdiqaniamarre9575
@abdiqaniamarre9575 3 жыл бұрын
Ilaahay habisukiin calfo insha allah
@nimcaanmohamoud9167
@nimcaanmohamoud9167 4 жыл бұрын
After coronaha hadaa dawanayso like I saar 2020. At Turkish 🇹🇷
@dadsgirl721
@dadsgirl721 4 жыл бұрын
I'm olso in 🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷
@nimcaanmohamoud9167
@nimcaanmohamoud9167 3 жыл бұрын
Watching again
@jacaylcase3242
@jacaylcase3242 3 жыл бұрын
000000⁰000000000000⁰000⁰000000⁰
@nimoahmad1217
@nimoahmad1217 3 жыл бұрын
wll wali coronah uu jira ilhy ha inag kaxeyo
@nimcaanmohamoud9167
@nimcaanmohamoud9167 3 жыл бұрын
@@nimoahmad1217 amen wll qli
@MOHANNAD2030
@MOHANNAD2030 8 ай бұрын
Waxan dhageysanaya 5/11/2023 Keligeey markii aan kuso daalay casharadii jaamacadda aqrintooda 11:55daqiiqo habiin seq dhexe 😢😭 Jaceylkyga sanad ka hor nin kle iga dooratay waana ka niyad jabay 💔 Jaceyl dhan 😢
@hassanyobila8504
@hassanyobila8504 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mahdiubaxside3779
@mahdiubaxside3779 4 жыл бұрын
2007 gabar isku xaafad ahayn heestaaan ku shukaansan jiray markii danbe igu fahantay i dhahday sxbw waa hees waa soo maqlay wa fashilmay
@najmokatkat8823
@najmokatkat8823 4 жыл бұрын
Kkkkk
@mahdiubaxside3779
@mahdiubaxside3779 4 жыл бұрын
@@najmokatkat8823 armaa adiga ahayd qofta najma la dhihi jiray
@maxamedcali7865
@maxamedcali7865 2 жыл бұрын
🤣🤣🤙🤙
@thebigbwoy7826
@thebigbwoy7826 2 жыл бұрын
@@mahdiubaxside3779 😂😂😂
@mankamusa3827
@mankamusa3827 6 жыл бұрын
Xasuuuus Bay iGu leeedahy heeeeestan inksto fiiiicnthy inaaad waaaayahaaaga laaapta ku haysto ✋
@wa3dichannel598
@wa3dichannel598 6 жыл бұрын
Manka Musa sXb lawadag waxa xasuus ah asxabta kolay wa tarikhe
@suleekhamohamed2724
@suleekhamohamed2724 5 жыл бұрын
Kkkkk so daa waxad hayso qofti meeday
@sumayajamaalroble5760
@sumayajamaalroble5760 4 жыл бұрын
Labtada ku heeso wax walpo lama sheego tarikh ad ku gar ah cid kale ma quseeso kali haku ahato 💯🙏
@Ramboooooooo
@Ramboooooooo 4 жыл бұрын
@@sumayajamaalroble5760 , qalinku waa nafisaad. Si guud baad ugu sheegi kartaa wax kasta, keliya adoo wixii fashil keenaya qarinaya, tusaale ahaan magacyada oo kale. Aad baan kuu salaamayaa walaal, adigiyo wiilkaa kale ee waayahiisa in uu inooga warramo inagala bakhaylayba.👋
@nasteexamaxamed5327
@nasteexamaxamed5327 3 жыл бұрын
*2020 Tiktok Appka ah Wiil wariye ah Cod Mcn ku qaadayo kaso maqlay Runtii🥰👏👏Inaba Caadi mahan Hees & Barkeed*
@fariyan1046
@fariyan1046 3 жыл бұрын
Magacisa ila wadag plz
@nasteexamaxamed5327
@nasteexamaxamed5327 3 жыл бұрын
@@fariyan1046 wadartii haweenka. la dhaha waxaa qaaday *Abdirahmaan Djibouti*
@nasteexamaxamed5327
@nasteexamaxamed5327 Жыл бұрын
@@adnanali-rn4jv wcs
@suhaybdafle8465
@suhaybdafle8465 Жыл бұрын
Heestan erayo micnabadan ayaa ku jira waxay isoo xasuusisay inan aan isku jaamacad ahayn 2019 aad ayaan u jeclaa xidhidhkayagu wuxuu socday ilaa 2 sano markii danbana wayaaha ayaa nakala kaxeyay markan heestan dhagaysto iyadaan soo xasuusta waxaan jeclaan lahaa inay mar uun isoo noqoto 🔥❤️💉
@hassanosmaniman7289
@hassanosmaniman7289 4 жыл бұрын
After along Time of lockdown and extended the cessations of malplotiancity of kenya i went back at my homeland Griza cadey and listening des song right now on the way b/w ni&Gza after 2days iam wishing to go along journey through Somalia specially middle juba (Buaale) mpaka Mugdisho Cadey if God wills successfully.
@abdiwahabibrahim4611
@abdiwahabibrahim4611 3 жыл бұрын
Manabad tagte walal?
@Cawil.Gaashaan
@Cawil.Gaashaan 3 жыл бұрын
Bula Punda kaso salamay
@abdiwahabibrahim4611
@abdiwahabibrahim4611 3 жыл бұрын
@@Cawil.Gaashaan salama bro ifo kasoo salamaya 😂😂
@Cawil.Gaashaan
@Cawil.Gaashaan 3 жыл бұрын
@@abdiwahabibrahim4611 on my way to Hagadera, igu salaan all Dadab Camps,
@abdiwahabibrahim4611
@abdiwahabibrahim4611 3 жыл бұрын
@@Cawil.Gaashaan hyh wll welcome bro
@mohamedmuse2879
@mohamedmuse2879 4 жыл бұрын
waxaan dawan jire xili aan nolosa daris la noqotay jacel waliba qof aan fsal wada dhigan jirne allah aduunyo waqtigaas ma soolaban doonaa
@kingjezteye
@kingjezteye 3 жыл бұрын
Who is listen 2020
@cabdifitaaxyuusufaxmad7496
@cabdifitaaxyuusufaxmad7496 Жыл бұрын
Ani1😅
@iam.legendar
@iam.legendar Жыл бұрын
Barigaad commentiga isku soo shaacbixinysay😹🙈🙈🙈
@calimaxamed6204
@calimaxamed6204 Жыл бұрын
@@cabdifitaaxyuusufaxmad7496 ¹
@user-yy6kk6co3c
@user-yy6kk6co3c Жыл бұрын
😢😢
@mkyser64
@mkyser64 Жыл бұрын
Berigaad boodhka ahyd weeye 😂
@badriamohamed6610
@badriamohamed6610 2 жыл бұрын
Gadaashy hdad dawanyso iso xasusi😂 Tulada ayeyaday mrkn boqanyno bn dhagysan jirny ani iyo ilma abtiday Missed it wlhi wqtigaa Ina kla kaxeyay nabad wn u kulmi donaa❤️
@omarmahamud6305
@omarmahamud6305 2 жыл бұрын
Hi
@ayuub_hassan
@ayuub_hassan 2 жыл бұрын
Kaalay sxbey waliba luuqa ka rawaa yah kkk
@badriamohamed6610
@badriamohamed6610 2 жыл бұрын
@@ayuub_hassan wthy wll😂😂 Leave me ur contact👍
@ayuub_hassan
@ayuub_hassan 2 жыл бұрын
@@badriamohamed6610 online ma thy number bso qoraa wana tir tiraa markiba 😂🙈
@badriamohamed6610
@badriamohamed6610 2 жыл бұрын
@@ayuub_hassan gmail ii reb ama ciwan FB hdad nambr yar la cabsanyso😂😂
@caddebaba3039
@caddebaba3039 4 жыл бұрын
2020 yaa jiifkiisa ka dhageysanoyi💤
@sumayamaya
@sumayamaya 4 жыл бұрын
Me😁😁
@iqlaazmohamed5700
@iqlaazmohamed5700 4 жыл бұрын
😁sidokle anigana sariiteyda✌
@sadiiqloveman3591
@sadiiqloveman3591 4 жыл бұрын
Aniga sis
@mraysofficial4386
@mraysofficial4386 3 жыл бұрын
Waligayba hees jiifka kuma dhagaysan miyaay xanuunsanayaa maxaa jiifka igu dhagay ziinaya
@ayuub_hassan
@ayuub_hassan 3 жыл бұрын
@@mraysofficial4386 Bada aaa kaligaaa la tagaa maxa sariir iyo heestan iskuma so baxayan u sheeg
@naamqatar214
@naamqatar214 4 жыл бұрын
Wlhi manta ayan heystan soo helay mudo 7 sano ayan raadinayay xita walsheyda aya i barty anigoo aad u yar markas ayan bilaaby inaa hestan qoro oo an buug walipo ku qoro markan wadnkan imady ayey hestu igu so dhacdy kadib wan garan wye hesta magaceyda waxn wacay walsheyda oo swedan joogta waxn ku dhahy abyo mcn heesti aad qaadi jirtay markd hoosha guriga qabneysay maxa suusata ereyda qaar ayan u sheegay wey so xasuusan weyday anigana wan iska dhaafy lkn maantu oo ay taaqriqdu tahy 15/6/2020 walipo lagu jiro covid 19 ayn wiil saxibo nahy anigo cunto cunayo ayu telvistion shiday wlipo you tube ayu ka galay marka ayu hestan inoo daray waxn ku dhahy war ninyow wax kala thy heestan mudo 7sano ama 8 sano ayan radinayayn
@SM-lh8be
@SM-lh8be 3 жыл бұрын
Waa wiil ku jecel wiilkaasi haddaa 😅
@SM-lh8be
@SM-lh8be 3 жыл бұрын
Adaan kugu war warayaa warna iima hayside Ayaa ku jirta heesta 😅
@ahmedsharp8548
@ahmedsharp8548 3 жыл бұрын
Maxad iska dalinaysa ood waxan dhan uso qoraysa
@naamqatar214
@naamqatar214 3 жыл бұрын
@@ahmedsharp8548 hahah mxa comments iga so bixisay
@naamqatar214
@naamqatar214 3 жыл бұрын
@@SM-lh8be wax wln
@khadarkeyofficial7701
@khadarkeyofficial7701 4 жыл бұрын
Hees xusuus leh, markaan schoolka ka imaado Ayaan Habaryartee la dhagaysan jiree welee maxay xusuus ahayd 2014. Markale ayaan dib u arkay 24-05-2020. Hadda yaa illa dhagaysanaayo heestan.
@bashiirwarsame6874
@bashiirwarsame6874 4 жыл бұрын
ainga sxb maba ka daalo
@abdihamidaden8270
@abdihamidaden8270 2 жыл бұрын
Yes brother of mine
@saadahussien744
@saadahussien744 Жыл бұрын
Ax ax dhiba badan markaga qof ad jeclato
@udgoonhussein10
@udgoonhussein10 10 ай бұрын
Jaceylka waa balaayo wlhi waxaa xasuustaa 2014 wiil kabiir ka ahaa dugsiga lkn xilagaaa tagay dusiga isku xaafadna aheen ayaaa jeclaaday gurigeena hortiisa ayuu soomari jiray waxaana marku mirqo ayaaa waxaan fuuli jiray geedka gurigeena hadaa geedka fuulo gurigooda caadi u arki jiray markaaa miriqdiisa waayo geedkaa fuulaa markuu gurigiisa galaa kasoo dagi jiray marka arbo thy ayuu dugsiga imaaa jiray arbacada shaax lagu kari jiray dugsiga inta badan gabiiradii hore iyo kuwa hadaba waa la imaaa jiray anina arbacada maalmaha waan ka jeclaaay kal iyo laab usoo labisa jiray waligyna lama hadlin wuu iga weynaaa Waxaan qarsadabo ugu danbeyn culees dareey dugsiga waan kari waayey guriga hooshiisa aad ii dhibi jirtay waxaan rabay oo kaliya inaaa sariirta jiifto oo cidna ii imaaan maalinkii danbe waaan xanuunsaday asbuuc maraa jiifay oo iska mataaagay hooyo ii timaaday igu dhahday naaya waan kaa shakiyee ma uur leedahay waa naxay maya hooyo maxaa aragtay waxba ma arkin meeshaa ku dhaganthy ka yaabay iyo waxaa cunto hore ka matagee tiiba tanaa iiga daran galabkiiba waaa cararay dugsiga aaday quraanka xiligaa waan dhameeyey naqdiinkaa ku jiray culeeskii hadalkii hooyo igu tiri oo aan ka naxay wuuba i daaayey wiilka xitaaa meel ka cawo ma aqoon ani talefan malaheen reerkana anaa ugu weynaaa saan sidii u ahaa waaan wiilkii anoo waxna u sheegen ayuu wuxuu aroosay gabar guriga iga soo horjeeda daganeed ugu danbeyn quus ayaan istaagay marba haduu aroosay waan ooyey illahy baryeyy oo yintii aanku seexday waxaan soo kacay anoo fiican wixii i haayo oo dhan iga ba.een alx waa waaye aduunyadee wiilkii oo gabanii qabo habeen gurigeena hortiisa igu arkay igu dhahay waan ku jeclahay maba u moodid kii aan geedka u fuuli jiray saan u arko inuu jaceykiisa xitaaa isoo maray shaki iga galay naagtaada dhaqaaleyso aniga nin naagleh marabi ku dhahay jaceylka layaaab ayuu leeyhay anoo yaro isoo salaamay hadane wali ma guursan waasoo taaganahay😂😂😂😂
@dhehabeautychannel1103
@dhehabeautychannel1103 2 ай бұрын
8 bilod kadib 2024 ta sandkan ayan qoralkga aqriyay wlhi wadren aan inaba cadi ahyn qliyey jacylku waa jini wlhi sahal kuma boxo😢❤❤
@updifyarevlog3511
@updifyarevlog3511 5 жыл бұрын
Aya ila dhagaysanya 2/4/2019 like ta ha ila dhafiin Bro iyo sis ?
@abdimajidaliabdullahi769
@abdimajidaliabdullahi769 5 жыл бұрын
CAJIIB
@abdimajidaliabdullahi769
@abdimajidaliabdullahi769 5 жыл бұрын
CAJIIB
@abdimajidaliabdullahi769
@abdimajidaliabdullahi769 5 жыл бұрын
May 2019
@bulshalesfahie5612
@bulshalesfahie5612 5 жыл бұрын
25 07 2019
@nasraibrahim5417
@nasraibrahim5417 4 жыл бұрын
👍🏾👍🏾👍🏾
@Abu_Canab
@Abu_Canab 4 жыл бұрын
Waxaan dhegey sanaaya caawo oo taariikhdu ay tahay 1 july 2020 sacaduna 11;50 yaa ila dhegey sanaayo Like isiiya deeee anigoo joogo nairopi kenya
@shandhakoboyniga8998
@shandhakoboyniga8998 4 жыл бұрын
Waan kuhayaa
@Abu_Canab
@Abu_Canab 4 жыл бұрын
Mahadsanid
@feysalmuqtar-nq2md
@feysalmuqtar-nq2md Ай бұрын
Ani cml thy sxb
@abdirahinabdimajid1729
@abdirahinabdimajid1729 2 жыл бұрын
Once we used to listen such masterpiece like this and then BOOOM!! we've Faladagan,Sharma Boy and so on😏😶Old but still Gold❤
@Arlaadi-mode
@Arlaadi-mode 2 жыл бұрын
We still do
@abdikarimabdiibrahim3962
@abdikarimabdiibrahim3962 2 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkk
@shamsamohamudosoble2494
@shamsamohamudosoble2494 2 жыл бұрын
😫🥰
@alifaras6970
@alifaras6970 2 жыл бұрын
Old is Gold 🪙
@mahadmohamed5067
@mahadmohamed5067 2 жыл бұрын
Heestaan xasuus weeyn ileedahay anoo jooga Galkacyo baa Gabar ijeclaatay Waxana isku aragnay imtixanka hayada MSF Holland nurses baa galaynay Gabar korkaas IGA jecel oo aan ishegan jecel baa jirtay oo ladhahao laki Hada melay ku noo shahay ma aqaan sorry. Ana WAA. Jeclaaday Marka SAas isku fahanay baa imtixaanki form four ka u fariisanay islamarkiba Sudan isoobaxday aaday . Saas baa laki ku kala lunay waxà igu waranbesay Inay filand gashay. Alllaha ku xafido qali wali waà kujeclahay ❤️
@ahmedyousufhashi5851
@ahmedyousufhashi5851 2 жыл бұрын
2022 I’m watching amazing voice
@altoboy4342
@altoboy4342 2 жыл бұрын
2023😁
@luqmanali8584
@luqmanali8584 2 жыл бұрын
@@altoboy4342 2024😀
@abdullahimoha5447
@abdullahimoha5447 Жыл бұрын
@@luqmanali8584 2025😂
@samraawipoi9998
@samraawipoi9998 Жыл бұрын
@@abdullahimoha5447 2026😂😂🤪
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
@@samraawipoi9998 2027🤣😏
@MameAbdi-qx1gh
@MameAbdi-qx1gh 3 ай бұрын
My Queen ❤😢 Xiska weerar galisaye waxa nool aduunyada Adaan kugu warwaraya warna iimahayside,, Umaltaydi alla hakushaafiyo🤲,,
@karaamatube3607
@karaamatube3607 4 жыл бұрын
When I listen this song I remember my first love 2012 anyway alle ha unaxriisto🤲🏻
@mahamudabdi7620
@mahamudabdi7620 4 жыл бұрын
Please meaning of this song please
@freenimo6512
@freenimo6512 4 жыл бұрын
Mahamud Abdi Somali ma tihid miyaa bro
@umalkhairismael4996
@umalkhairismael4996 4 жыл бұрын
Aamin wlo 💔🥺
@abeyqanisalah8011
@abeyqanisalah8011 2 жыл бұрын
Dabti wa hess an la ilobi karin sxp,
@daahirmhassan8645
@daahirmhassan8645 4 жыл бұрын
Jecl aan wadaagnee hadda hey wax yeleyn😍 Yaa dawanoyo 2020❓
@aminyare2529
@aminyare2529 5 жыл бұрын
2019 July still waan dageysanayaa from Canada 🇨🇦 like igu qabo dee 😂
@sulekahussen6690
@sulekahussen6690 4 жыл бұрын
Sept 2019 in Canada
@aminyare2529
@aminyare2529 4 жыл бұрын
Really Canada which side
@mohamedabdisalad2274
@mohamedabdisalad2274 2 жыл бұрын
Anigana shalay aya interviyu laygu so ceshay Canada ah isoo ducay inay janis kale isiyan
@ZakariyeMubaarak-gw2oc
@ZakariyeMubaarak-gw2oc Жыл бұрын
Habeen zabtiYa bizhuna ku taagantaHay 19/5/2023 ayaan dib uzoo bOoqdaY heeZtan anigoo ku jira jawwi farxaDeed ani iYo zhppadaY igu qaaLiYa zaacadduna ku taagan taHaY 11.30 aad baan idiin zalaamaYaa inTa iga danbaYza😁🖤🙏waan ku qizzoodaY meeZhee iga raaLi ahaada
@farxaandaahircali5806
@farxaandaahircali5806 4 жыл бұрын
Xalay baan download gareystey heestaan Anoo yar baan maqli jirey Haddane qof weyn ahay anaaba mobel heysto Waqtigaas jecel ma aqoonin Maanta jimco ah sacada 10.18 subaxnimo Muqdisho banaadir somalia wadajir xalane
@mohamedmuse2879
@mohamedmuse2879 4 жыл бұрын
caasimadii igu salaan sxb
@marianruun1157
@marianruun1157 4 жыл бұрын
Tilmaam fiican amaan kuso raadsha 🤣🤣🤣
@Shiinkayj
@Shiinkayj 3 жыл бұрын
aad iyo aad sxb😂😂😂
@farxaandaahircali5806
@farxaandaahircali5806 3 жыл бұрын
@@mohamedmuse2879 salaam sxb qaali
@farxaandaahircali5806
@farxaandaahircali5806 3 жыл бұрын
@@marianruun1157 you welcome
@Asmacabdicilmi2233
@Asmacabdicilmi2233 Жыл бұрын
23/4/2023 maalin sabti ah 😭😭😢waxa ka so wareegtay 25 cisho waxan qoray caawo aay tahay hben jimce so gelaayo date yhy 18/5/2023 😢😭💔💔waxan so eegi doona maalin maalmaha ka mida 😪anigo faraxsan ilaahow run iga dhig 😢😭
@Nawaalmubaarik11
@Nawaalmubaarik11 8 ай бұрын
Waxaan ku daawanayaaa maanta oo data yhy28/10/2023❤sxp
@ikhlaasabdirahman1074
@ikhlaasabdirahman1074 8 ай бұрын
Dib ma ufaraxday abaayo 🥺🤦‍♀️
@Asmacabdicilmi2233
@Asmacabdicilmi2233 27 күн бұрын
​@@ikhlaasabdirahman1074 haaa alxmdulih😢❤
@jiilaalyare1694
@jiilaalyare1694 2 жыл бұрын
Waaaw Waaaw Waaaw Heestan In Badan Ayan Raadinayey Waxan Xasuusta Aniga Oo dugsi Hoose Dhiganayo Ayaan Aniga iyo Sxipkey La Oran Jirey Saacid Abdijibar Dhegeynsan Jirney Alx Hadda Labadeenaba Jamacad Waa Noo Dhamatey 🤲🤲 , Walahi Waqtig Wuu Socdaaaa waqtigas Hdan Qiyaaso Waxay Ahayd 2011-2012 Hees Xasuus Gaar Ah Ayey Iileedahay, Alzeylici Primary School Ku Yaala Tiyeegow Bakool Soomaalia Ayan Kuwada dhegeysn Jirney🥰
@ayaney4497
@ayaney4497 2 жыл бұрын
Jaceyl baa ii waada oo iwaate anige 🥺kolna waaban maye wacadki hasusnoow 🤌💔🥺🦋❤️
@naajishire8951
@naajishire8951 2 жыл бұрын
Wehelkii naftaydaay weedhaad tiraahdaa❤️
@munosharaxleadan386
@munosharaxleadan386 5 жыл бұрын
2019 wixii single ah isku So baxa😂😂😂😂🤣
@nasroali1499
@nasroali1499 5 жыл бұрын
Muno sharaxle Adan kkkkkkk
@munosharaxleadan386
@munosharaxleadan386 5 жыл бұрын
Salma qurux Bk 🤣🤣🤣😘😘😘
@IbrahimMohamed-ti1nx
@IbrahimMohamed-ti1nx 5 жыл бұрын
Ani capatin ka ah Muno 😂😂😂😂😂 single sowmaha waxa hlkn ii kenay I mean inta hesa nocn iska dageysto 😢😢 😊😊😁😁😄😄😄
@seaditeyib9070
@seaditeyib9070 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@maankadeeqa2486
@maankadeeqa2486 5 жыл бұрын
Muno sharaxle Adan me 2019 /6/6
@abdallasaciidaj8560
@abdallasaciidaj8560 6 жыл бұрын
2018 loading..... Like ta ha ila dhaafin .......................
@yfhcgghxhd1219
@yfhcgghxhd1219 3 жыл бұрын
Walaliyal isodoceya wayo ducadina wexey itahay farxad wayo jecel walan baihayo inu alle isakiro wayo kamamarmo rabi dartisa😭😭😭😭😭
@sofaomer4873
@sofaomer4873 3 жыл бұрын
Aniga xitaa mid aan la xanuusanhy ihaayo qofkiina war igma haayo 😭😭😭
@mohamedabdi5458
@mohamedabdi5458 5 жыл бұрын
Abbowe macaan waxas Oodhaan waxa kafiican jecelkeena iyo caruur qeer qabto allaha nasiiyo xoolana lamadiido rabigana hadoo kusiinayo insha allah Aadigana duulqad iiyelo markaada
@ilyaasmuuse5760
@ilyaasmuuse5760 Жыл бұрын
Adaan kuu war warayaa Warna iima hayside😥💔😭 03/01/2023 Cadii iga danbaysaay like
@farhansandhere3886
@farhansandhere3886 3 жыл бұрын
Heesta gabar aan aad ujecla 2 sano wada soconey dhegeysan jirey markan donay gabadhi laysiyey hotelki laqabtay meherka xafladi meherki 4 saac ka hartay reerki gabadha isku kay rogeen sababtuna waxan uqatay dhaqale fiican maanan haysan ani Gabadhina sasan kuwayey Habeynki beri oo kale meherku dhici laha ayan gabadhi lakulmay ano hadiyad qaliyah ugeyey ano ku iri xbb meherkini cawa gelinka dame iyo beri gelinka hore aya kaharay jacaylkan 2da sano so wadney Lkn wax walba habeynki ayey isbedelen Gabadhina sasan isku weyney Waa somalia dhexdeda 1 sano kadibna calafkaygi 2019 ayu canada toronto noqday calafku waa cajiib alxm Gabadhina sasan isku weyney
@dayibqasim1717
@dayibqasim1717 3 жыл бұрын
Sorry sxb wan ka xumahay waxa kugu dhacay bro
@iskufilan9151
@iskufilan9151 3 жыл бұрын
Sorry wllo lkn qisadaada waa cajib iyo siduu nasiibka canada kaga soo tuuray
@YowVision
@YowVision 3 жыл бұрын
🤕
@Afisa543
@Afisa543 2 жыл бұрын
😂😂😂Canada hda heshay jcl mxo ku shega😃🤣
@farhansandhere3886
@farhansandhere3886 2 жыл бұрын
@@Afisa543 wlhy wlshy wax walba jacaylka kamuhimsan debedna weligay kuma hamin lkn wax walba waa calaf
@mojama6484
@mojama6484 6 жыл бұрын
Aax aax I remember my first while girl loved Mee😍 because of this song,she was from 🇪🇸 btw😍🙂
@ahmedxasan3492
@ahmedxasan3492 21 сағат бұрын
Wa xili ku beegan 8:18am arornimo 17/07/2024 arbaca ah Wxn joga dalka qatar Wxn heestan dhagaysan jiray Waayo hore anoo yar Lkn markan wxn u dhagaysanaya Saxibaday oo ethiopia jogta oo examki 12ad ka ku jirta Wxanan ku balansanhy inan is guursano markay kaso baxdo examka❤❤ insh allh. Ila 7jeer ka badan ayan heestan kuso ceshaday.
@RiyaaqcaLi
@RiyaaqcaLi 11 ай бұрын
3/8/2023❤11:25 subaxnimo dhagaysan heestan❤maalin khamiis ah ❤heestan waxaa la qaaday 2012kiii waana markii schoolka lay qoray i.a Sabtidaana wxaan bilaabin f4 last year❤ilahy Riydyda ha ii rumeeyo😢❤
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 5 жыл бұрын
Cajaaib heestan badanaa waxa aad looga qaadaa aroosyada miyiga waana heesaha u khaaska ah iyada iyo heesta kale ee Duni wada halawsan, iyo heeso kale oo badan, ninkii aroos miyi tagay ama yaqaan ayaa ila fahmaya heesahaa aan tilmaamay Old i gold memories.
@bintabdikarim6430
@bintabdikarim6430 6 ай бұрын
If you listen 2024 gather here ❤😊🎉
@Sacdiya-ko1gx
@Sacdiya-ko1gx 4 жыл бұрын
Heestana waa heesaha somailda kuwa igu macquulsan 23 /12/2019 Habeen axad ah ayaan dhagaysanaa Wadartii
@faadumosoofale8089
@faadumosoofale8089 2 жыл бұрын
Ma nooshahay sxb
@abdowibrahim6182
@abdowibrahim6182 4 жыл бұрын
whenever i listen to this heart touching song,jacel oo aan gareyniin qoof aan uqabo baa isoo galoo😢😢😢😢😢😢😢❤
@lahiyealidalmar3566
@lahiyealidalmar3566 2 жыл бұрын
Caadiya iiga qoslisisay awowe waliba si wareeer eh 🤣🤣🤣🥳🤛🏽📿
@Qaanso2018
@Qaanso2018 5 жыл бұрын
2019 qofkii dawanaya Like igusooqabo
@drshafsaabdihashi1690
@drshafsaabdihashi1690 5 жыл бұрын
Aniwaaye
@Qaanso2018
@Qaanso2018 5 жыл бұрын
@@drshafsaabdihashi1690 mahad sanid
@laylokarim6539
@laylokarim6539 5 жыл бұрын
Ani
@engabshirbudeeyeofficial3365
@engabshirbudeeyeofficial3365 4 жыл бұрын
Hadaad sidayda eriphone ku dhegeysanaysid like dhac dhac🤣🤣🤣
@ilhanxarago9449
@ilhanxarago9449 Жыл бұрын
Legend😅
@qaalibcade7339
@qaalibcade7339 5 жыл бұрын
Inta laga maqan yahay isoo raaca 😇❤ 16/07/2019 ehel jacayl
@missshaafto1086
@missshaafto1086 5 жыл бұрын
qaalib cade Wax raaadis ahay anuu
@amaalmohamed1152
@amaalmohamed1152 4 жыл бұрын
😭😭😭😭 anaa la iga maqanyahay
@shananore434
@shananore434 3 жыл бұрын
Aniga aya laiga maqanyaxay jeceilkeyga 😭😢
@abdiqaniamarre9575
@abdiqaniamarre9575 3 жыл бұрын
💌
@jibrilosman5569
@jibrilosman5569 2 жыл бұрын
2022, one of the best old-school somali songs
@mustafeahmed2263
@mustafeahmed2263 4 жыл бұрын
Yaa daawanaya 2020💖💖💖💖
@abdiazizabdulkadir9141
@abdiazizabdulkadir9141 5 жыл бұрын
Wadartii haweenkaa Gapar yahay wax dheer tahay siman teyda ❤💯
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 Жыл бұрын
Wooow hees iga dheh walee waa dookhayga ❤ 😍 💖 xasuus igu qaaliya
@Omar23839
@Omar23839 7 ай бұрын
Taariikhdu waa 8 December 2023 xili duhur ah saacadu ay tahay 7 saac heestaan Dhageysana sanad aanan Dhageysana ma jirto Laga Soo bilaabo 2013 ilaa 2023 hees igu qaaliya ❤❤
@Ismail-somali
@Ismail-somali 6 ай бұрын
Runtii kama daalo heesihii 2009, 2010, 2011, 2012, ilaa 2016kii oo xiddigaha geesku u dambeeyeen. Memory 2GB baa la iibsan jiray oo halkaasaa bluetooth la isugu dirijiray wakhtigii 2010. Markaasaa dhalinyaraduna xasuuso gooniya lahaayeen, wiilashu kubad iyo ciyaal xaafad bay ahaayeen, halka habluhuna asxaabul musalsal ahaayeen. Wakhtigu wuxuu ahaa mid degan oo dadkuna aanuu ceeb lahayn, xan iyo xasaradna ma jirin dad isu calool fayow ayay ahaayeen dadkii wakhtigaas kacay. Xiriirada dhalinyarada ka dhaxayn jiray waxay ahaayeen kuwo qarsoodi ah oon la ogayn waxaan xasuustaa in waraaqo la isu qori jiray marna message la isu diri jiray marka la kulmi rabona 10 daqiiqo kama badnaan jirin kulanku. Heesaha la dhageysan jiray iyo madadaalooyinkii wakhtigaas jiray waxy ahaayeen kuwo dhalinyarada jcayl iyo furfurnaan gelin jiray. Masoo koobi karo taariikhaha wakhtigaas, laakiin dadkaanu isku jiilka nahay ee dhashay 1995 ilaa 1999 baa garan xasuusahaas. Salama dadkii heestan soo gaadhay wakhtigeedii.❤
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 3 жыл бұрын
Fananku cod macanaa mashalh😍
@king_ipriyoz47
@king_ipriyoz47 Жыл бұрын
Wali qofki aan sida u amani laha ma helin Heestana waa hees micno xanbarsan ilahay waxan waydisanaya qof aan ku dago ku nasto diin iyo la dhaqana leh inu calaf igu daro insha allah 9_6_2023 hadad qoralkayga aragtid ii soo duceya 🥺🤲❤️
@BarwaaqaFaarah-ef6dl
@BarwaaqaFaarah-ef6dl Жыл бұрын
Aniga wll
@king_ipriyoz47
@king_ipriyoz47 Жыл бұрын
@@BarwaaqaFaarah-ef6dl ma hubtana🥺
@BarwaaqaFaarah-ef6dl
@BarwaaqaFaarah-ef6dl Жыл бұрын
@@king_ipriyoz47 haa
@yuusufmataan8886
@yuusufmataan8886 2 жыл бұрын
2022 march 30 Waxaan heestaan ku dhagaysan qolkayga anigoo niyada kuhaya gbdhaan sida dhabta ah u jeclaaday balse aanan wali usheegan sababto ah waa sxbtayda aana doonayn inaan waayo Waxaan rajayn inaan mar uuun nolosha ku midoowno🥺
@zadkey21
@zadkey21 4 жыл бұрын
2020 intii so dawatay liketa yaan liga xaasidin
@amiiramaxamuud6674
@amiiramaxamuud6674 Жыл бұрын
Who is listen 2023❤😮😮
@barkulanx.d.schanenel7613
@barkulanx.d.schanenel7613 7 ай бұрын
☝️
@wayahabaari7031
@wayahabaari7031 6 ай бұрын
2024 me
@user-bm4vn5kf5z
@user-bm4vn5kf5z 5 ай бұрын
2024
@aaminoabdullahi9130
@aaminoabdullahi9130 5 ай бұрын
2024😂😂
@aaminoabdullahi9130
@aaminoabdullahi9130 5 ай бұрын
Amina Abdullahi Ahmed
@amaalcali379
@amaalcali379 3 жыл бұрын
Yaa sanadkaan ila dhagesanoyo 2021😂💯
@zakimagan5791
@zakimagan5791 2 жыл бұрын
Wabiga qarkiisa adigo fadhiya, saacaduna ay tahay shantii galabnimo oo dawaanaya qoraxda oo godkeeda galeysa, qaadiro jacayl makuu qaaday oo intaad xabaf sigaar shidatay ma isku ilaawday, adigii oo faraha kagubtay masoo baraarugtay. Esh calaa xasuus iyo jacayl. 13-12-2021 maalin isniin ah iyo dunida dacaladeeda
@mohamedabdisalad2274
@mohamedabdisalad2274 2 жыл бұрын
Wad ku raxaysatay sxb
@waxsanfaleyaasin
@waxsanfaleyaasin 6 ай бұрын
I am listening to this song again tonight 13/01/2024 wonderful memories
@iam.legendar
@iam.legendar 2 жыл бұрын
Wadartii haweenkaad gabadh yahay wax dheertaho Waxyahaga siman iyo wajigaga qurxda Leh love this song so much❤️🌹 🎧🎧🎧26/07/2022
@cabdiibraahim8017
@cabdiibraahim8017 5 ай бұрын
13/1/2024 hadad dhagysanyso ado naftaada su aali waydinaya like hayla dhaafin 🥰🙏😢
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 4 жыл бұрын
2019yaa ila dawan 🙄🤔😭😢
@hirsiabdi9741
@hirsiabdi9741 4 жыл бұрын
Hooyo aayaa dhagaysan jirtay Maanta maarkaan arkey Waan wacay marka aan u sheegay Waxay dhahday hooyo xasuus badanidaa 5 years ago ayaa hooyo iigu danbaysay Ilhay ha inoo xiftiyoh Hooyooyinkeen
@hantiileabdi6942
@hantiileabdi6942 2 жыл бұрын
Guleyso shp
@maxamedcusmaan2338
@maxamedcusmaan2338 2 жыл бұрын
Hoyada allaha hanuniyo wax fican mahe bro 🙏
@hantiileabdi6942
@hantiileabdi6942 2 жыл бұрын
@@maxamedcusmaan2338 xaa ka galay muga 😂
@abdikafihussein9223
@abdikafihussein9223 5 жыл бұрын
2019 yaa iladawanaya like igu Qabo👍🏻
@faaraxdirir2683
@faaraxdirir2683 4 жыл бұрын
A
@alikhalifmahamed7494
@alikhalifmahamed7494 3 ай бұрын
Wan heli waye asgah lkn wan jeclahay asgah karlooooooooo❤
@sulmersaqawadiin
@sulmersaqawadiin 3 жыл бұрын
Yailadawanayo 2021 ..ismujiyaaa♥️♥️♥️
@beerqaboje4736
@beerqaboje4736 4 жыл бұрын
Who is here?? lst mnth 2019😁😁😁😂
@Halleyte
@Halleyte 4 жыл бұрын
Hestan please hadad iga danbayso11/6/2020 fananka qaday I sheeg waxan hees la yidha kuwa hadana waay iska ciyan alayle hees jacayl oo mcn dheh
@abditakow9830
@abditakow9830 3 жыл бұрын
Waxan xasuusta heestaan marki aan dhageesan jiray anigoo jooga magalada bosaso waxna markaas loyaqaan ban darqaasim waxan ahaa da.adii 12 ilaa 13 lkn hadda waxan ahay 32 waxan uqdai jiray da.adaydu marki ay ahayd 16 gabar aan jeclaa imta ndn waxan jeclaa inaam agteda udhawado waxan ku mar marsiyon jiray wax yaabo aan 😂anan rabin oo an so gadan jiray gabadhas marki danbe wey gureen anigo nan usheegin jeceylka aan qubo kadib waxan ogaday mudo kadib in ay nin isku dheceen oo ay uur ledahay ilaa manta waan radinyaa meesha ay joogto hadda ani waxam kuno lahay wadanka CANADA Gaar ahan ROSAl canada waxan raba inaan imado somaliya mardhow i.a hadda waa bil ramadan ciid kadib rajeynayaa inaan arko marki udanbesay waxaa leygu sheegay Garowe Wana raadinyaa si aan udar yeelo oo aaan noloshyda farxad galiyo 😊waan oghy wey ijeceshahay sidaas darteed ayan rabaa inaan waxas oo dhan usameeyo jeceyl dhibkiisa ayuu wataa 🥰
@ahlamdhimbil3693
@ahlamdhimbil3693 3 жыл бұрын
Wow m.a abowe raadi xata is guursada insha Allah waxan rajena inad ebid iski wartan insha Allah ♥️
@abditakow9830
@abditakow9830 3 жыл бұрын
@@ahlamdhimbil3693 haa waan radinya i.a waan oghy hadda meesha ay kusugn thy 💌🖐
@xareedaxmed7808
@xareedaxmed7808 2 жыл бұрын
Abdi takow nin wanaagsan baad tahay maadama aad xidhiidhinaysid ex love kaagii hore kolay mudo 3bilood ayaa ka soo wareegtay qoraalkaaga ma heshay gabadhii ?
@salmanabdisalanmohamed3147
@salmanabdisalanmohamed3147 2 жыл бұрын
Abdi takow maxa naga dhambeyay
@maria-xy3sn
@maria-xy3sn 10 ай бұрын
M.a inta commentga akhrinayey wa qisadi lbad oo rer bosaso ah aan arko salan sare from bosaso deeqa👋
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 4 жыл бұрын
Xasuus heesTan 2020 yaa ila daawan 🎶🤞🎸
@avenger9023
@avenger9023 4 жыл бұрын
Gabar Bari Offizial aniga wlaaal 1 august
@abdukhadirjelow3763
@abdukhadirjelow3763 3 жыл бұрын
2021 like saar😂😂😂😂❤️
@zakariyeibraahim4709
@zakariyeibraahim4709 Жыл бұрын
I am listening to this heart touching song on Wed,12 Oct, 2022 after I did heavy job all day. I fell in ❤ with someone but I don't who is that person.
@arshepoi2204
@arshepoi2204 6 ай бұрын
Who is listen 2024 😮😢
@taliso889
@taliso889 21 күн бұрын
😢
@rashkahassan6169
@rashkahassan6169 Ай бұрын
Amazing song Hargaysa 6/6/2024 Hargaysa ❤
@nacnacisiibae9504
@nacnacisiibae9504 6 жыл бұрын
Xiska weerar galisayee 😘😘Nice song
@abdiqanipaldoz
@abdiqanipaldoz Жыл бұрын
Old is gold Adan ku warwaraya warna igama hesid😞💛
@mohamedmursal7315
@mohamedmursal7315 4 жыл бұрын
War hadaba waayabe Somalida gabigoodaba waxaa haya jacyl qabyobay allow sahal amuurahaa inta ila argta like iigu qabta
@hamdiqurux1731
@hamdiqurux1731 4 жыл бұрын
Waxaa sabab u ah somalida mawada jogto hal mel meshas oo ah dalki
@qaalihassanguled9351
@qaalihassanguled9351 3 жыл бұрын
Cawa oo tarikhdu tahy 11/12/2020 sanad si dhmnyaa dawanayaa jcyl aa dareemya allow isku kayada 😍😍😍
@shakuuraala7931
@shakuuraala7931 3 жыл бұрын
Cawa waxan isku dhacnay gabadha adunka ugu jeclaa iyo sacad tahay 3:05am samad ku yahay 24/4/2021 asaxbta isoo duceya jaceyl kega ina isku soo noqo
@aaminoayuub7570
@aaminoayuub7570 2 жыл бұрын
Isku noqosho khyr qabta ayan idiin rajeynaya wll
@AhmetSalah-zm8oq
@AhmetSalah-zm8oq 5 ай бұрын
Who listen 2024❤
@MarwaAhmed-dl6kb
@MarwaAhmed-dl6kb 4 ай бұрын
Heesi waa heesihi hore 20 Feb
@asiya801ayman6
@asiya801ayman6 2 ай бұрын
Me 13 may 20 24
@huppihaniifa8324
@huppihaniifa8324 Ай бұрын
May 24, 2024🎉🥰👋🏻
@raabicoaxmed6810
@raabicoaxmed6810 28 күн бұрын
me 19 june
@MaxamedDarwiish-g2c
@MaxamedDarwiish-g2c 6 күн бұрын
Hesti hesaha
@ahmettabdikaadir4461
@ahmettabdikaadir4461 Жыл бұрын
Hees aan jeclahy waxa dhagesanooya 12:53 habeenim jimco ah 30/12/2022 macsalamenta sandka habeenka baxooyo iyo xasuuso iigara ❤ xmr
@maarizamaxamed5417
@maarizamaxamed5417 Жыл бұрын
Allah unaxaristo jacelkeyga baa iqaadi jiray manta wuu naga hoseya Allah unaxaristo jacel dacad ah markasa igu dambesey qalbi jab baa kabixi la.ahay 😭😥
@abdirahmanmahad9399
@abdirahmanmahad9399 4 жыл бұрын
2020 yaa ila daawanaya 😊 Heestan Vediogeeda meel iigu sheega 😭 Al fanaan C/raxman Markuu gaariga madow wato inta ila daawatay like 😂👍
@mukhtaarcadeekabacade7694
@mukhtaarcadeekabacade7694 5 жыл бұрын
subject hayla dhafinina asxaabta waxaan sogasha heeso jacayl iyo fillmo jacayl ah kana turjumaya waxaad ubahantihìn 🎶📞waxaan ahay wariye 5shanta somaliyed usiman
@mazkapoi1828
@mazkapoi1828 2 жыл бұрын
I remember markaa kali meel fariisto daran jiray ax jecel haduu hadli lahaay qofba qofkiis uu heli lahaay 😰❤✋
@MishAbdi
@MishAbdi 5 ай бұрын
2024❤ada kugu war waraya warna ima heysid😊
nafku jecel by brimo with lyrics
5:33
hamd yare
Рет қаралды 4,7 МЛН
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 109 МЛН
HEES MACAAN |WAJIGAN QURUXDA LEH | LYRICS
7:23
AK tube
Рет қаралды 1,1 М.
Nuur Cadde Hees Macaan _Amaan Iyo Ducaba WaaD IstaHisha 2019 Fankaab media
4:21
sagal arts Qofba waayihiisiyo waqtigaa hareeyee lyrisc 2021
6:26
faahiye lyrisc
Рет қаралды 268 М.
Heesti dhawac baa igu yaalo
6:48
Nimo Abiib
Рет қаралды 1,4 МЛН
Heestii hurdo kama bogtoo
6:32
Moo Dahir
Рет қаралды 1,6 МЛН
Cali Najiib | Heestii Cawo iyo Nasiib | lyrics 2019
4:26
Macruuf Boqortoyo
Рет қаралды 252 М.
Heesta Onkod - BOQOL - Hees Qoran
5:57
SomaliLyricsSong.
Рет қаралды 10 МЛН
Axmed biif cawo iyo ayaan
5:30
MrLivedon
Рет қаралды 1,1 МЛН
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 109 МЛН