Dorthe & Alan vielse 260823
14:28
10 ай бұрын
....one fine day in the Birdbox
1:50:15
John og Troels´film
7:03
4 жыл бұрын
Nyrefærdig      HD 720p
8:09
4 жыл бұрын
Anne 18
18:13
5 жыл бұрын
clip 2000 10 29 13;57;47
0:41
5 жыл бұрын
Happy Birthday
1:04
6 жыл бұрын
John´s Danish-Somalian Birthday
0:27
John´s Somalian Birthday
0:28
6 жыл бұрын
New kids on the Block
1:01
6 жыл бұрын
Stjær   -et godt sted at bo
6:22
6 жыл бұрын
OZ5E 2017   Årets gang i Stjær
5:28
6 жыл бұрын
A73A Qatar TV
3:24
7 жыл бұрын
The Contest - The A73A version
4:16
7 жыл бұрын
Jeanine Marie Bonadies - Tell My Ma
2:10
B&O - My Radio Room
2:18
9 жыл бұрын
Maryam Mursal QAX 1993
13:28
10 жыл бұрын
Amatørradio .mov
5:11
12 жыл бұрын
www.myberlinwall.com
2:54
14 жыл бұрын
Feeling Aquarious in HD?
7:22
14 жыл бұрын
Пікірлер
@SOOMAALIY-1960
@SOOMAALIY-1960 24 күн бұрын
“Soomaali U Diida Ceeb” Hees damiirka nool la hadlaysa oo dareenkaaga oo dhan beddelaysa. Maamo hiddo- qumman Maryan Mursal waa astaanta gobannimada iyo hawlkarnimadda hablaha Soomaaliyeed. Suugaanta iyo fanku waxay qurux badan yihiin markay waaqic bulsheed ka hadlayaan oo waayaha bulshada ka dhex jira inuun laga dhex arko. bal eeg heestan Xaaladaha qallafsan ee Soomaalidu ku nooshahay iyo nicmooyinka Eebbe weyne ku galladay ka hadlaysaa.Waa taas Suugaanta dhabta ah ee ka madhan jacayl iyo dareenka caddifadaysan. Ayman🙏👆
@SOOMAALIY-1960
@SOOMAALIY-1960 24 күн бұрын
1991🇸🇴😭😭😭😭😭😭😭
@user-cd6ly6md7o
@user-cd6ly6md7o 25 күн бұрын
Jeg elsker Danmark 🇩🇰 jeg er så taknemmelig for hvad Danmark har gjort for os ❤ Gud bevar Danmark ❤
@waayahaonlineacademy
@waayahaonlineacademy Ай бұрын
mama maryan pure somali 100% Astaan Qaran oo iftiimeysa thanks alot mum
@sharmama007
@sharmama007 Ай бұрын
u duceeya maamada in cimrigeeda raajiyo aduun iyo aaqiraba ay ku baraarto guulayso maama waanu ku jecel nahay ❤❤l❤
@user-se7tu9uo7x
@user-se7tu9uo7x 2 ай бұрын
Insha allah waynu gaadhaynaa hooyo soomaaliyeed noolow
@zakariyekoofi4150
@zakariyekoofi4150 2 ай бұрын
2024 somali udiiida ceeeb 😢 wxn arky muqaal dowlda oo dowld shishisheeye ku sadqeystay 1 desketop iyo 6 korsi xafiis😢😢😢😢 wxa igu kalifty ina soo xsusto hestan 😢😢
@king-----saam
@king-----saam 2 ай бұрын
M.a maamo maryan mursal 🇸🇴🥰🥰
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 2 ай бұрын
Africa jacelka muda u Hestan barta horta kenyati on I hayo biyo isi adigo leh ku firin ka amusa weligey ma arkin iyaga xita wax isma siyan qof kenyati bahan intu qof kale kenyati wax isi dhihi Laha wax u ka jecel yahay inu qof somali wax isi dhaha
@user-xr7zz1ns1l
@user-xr7zz1ns1l 2 ай бұрын
Maamo maryan muuse ciise botaan dar ilahey ayn ku jacelahe ilahey cimriga iyo cafimadka haku dhareyo janada bila xisabku gal 2024.bishi 5aad
@KhadarAbdulahi-tk7gz
@KhadarAbdulahi-tk7gz 2 ай бұрын
Mama shacab ilaa feer feeer ilaa casimada mabad sooma aha
@KhadarAbdulahi-tk7gz
@KhadarAbdulahi-tk7gz 2 ай бұрын
Eedo maryan ama maamo rayan xilyadaa ayaa dhashay ax ax wanaag cusub hala abuuuro
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 3 ай бұрын
Somaalida U Diida Ceeb ,Naftiina u diida Cay Midhihii Aun Yuusuf Xaaji Aadan 'Qabile' miisigii Aun Cabdi qadar xassan Laari ,Codka Maamo Maryan mursal Ciise.1992.
@shaaficimohamed2198
@shaaficimohamed2198 3 ай бұрын
Mashalah love it. Cumri dher mamo
@maxamedfanax4663
@maxamedfanax4663 3 ай бұрын
Somalia dhibata ay ayada gacmaheeda kudoonatay ayey dhexgashay walina wey dhex maquuraneysaaye allow sidaan sidhaanto
@basharalhashimi6187
@basharalhashimi6187 6 ай бұрын
تحية لمريم مرسل
@saidmohamed745
@saidmohamed745 6 ай бұрын
Somalia don't shame your self
@archibaldsmithers
@archibaldsmithers 6 ай бұрын
I love her energy
@hawakarshe7904
@hawakarshe7904 7 ай бұрын
So young and beautiful 🇸🇴
@kevinreid3529
@kevinreid3529 8 ай бұрын
Out standing!
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 8 ай бұрын
Alaha cafimad ku siyo amiin diamond woman
@Jazmine0923
@Jazmine0923 9 ай бұрын
2023. Who’s still listening?
@awo712
@awo712 9 ай бұрын
Qofka soomaliga waa qofka ugu nasiibka xun aduunka😢😢 walahay jiilkii ugu nolosha xumaa ka mid ahay
@yasirmungani6778
@yasirmungani6778 4 ай бұрын
Kula mid baan ahay walaal, laakiinse Wallahi waan awoodnaa in aan dib isku dhisno oo aan hawsha aan ka dhigno mid bulshadeed, dawlad iyo tuug iyo rag aanan daacad ahayn oo Allekacabsiga ku yaryahay baa bartaan na dhigay. Markii dadka ee dadnimo iyo insaanimo ka hor dhigan qabiil iyo dawlad caabud un baan wax badal kheyraad arki doonnaa.
@user-zr1kj5re6b
@user-zr1kj5re6b 9 ай бұрын
😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭
@cabdibaadi6586
@cabdibaadi6586 9 ай бұрын
2023 😢
@cabdisamadjama3147
@cabdisamadjama3147 9 ай бұрын
Long life momo maryan mursal
@cabdisamadjama3147
@cabdisamadjama3147 9 ай бұрын
Waa tariikh madow bay ahayd burburkii somalia
@user-uo2hb8uc7i
@user-uo2hb8uc7i 10 ай бұрын
Oh lm carry 😢😢 soomali udiida ceeb naftiina cay😢😢😢😢
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 10 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@bashiirbashka708
@bashiirbashka708 10 ай бұрын
Eedo maryan
@mmcproductions7163
@mmcproductions7163 10 ай бұрын
Dadyahow dadyahow dhilanidhashe sidan wax kabedelaa 😂
@abdimuse7911
@abdimuse7911 11 ай бұрын
Maryan Mursal Fanaanada weyn Weey Abaal celisay Dalkeeda, Qofka Wanaagsan Waxaa lagu Yaqaan Abaal Celinta, Thnk U Fanaanadeena Qaran, Qiima weyn Ayaad Agteena Kulahaan Doontaa Weligaa....
@shaficiroraye
@shaficiroraye 11 ай бұрын
talaahi cadiim, indhahayga ilmo ayaa qoysay, alle maxaa dhibaato inagu dhacay, Hooyo Maryan Mursal taariikh aan si fudud ku ilaawi lahayn ayaad inoo kaydisay, abaalkaas umadda Soomaaiyeed way kuu hayn doontaa inta ay dunida kor saaran yihiin, heestaani waxaa ay mudan tahay in dugsiyada sare loogu dhigo ardayda Soomaaliyeed si ay cashar uga qaataan dhibaatada dalkeena ka dhacday from 1991 ilaa 2010. idam alle buug in aan ka qoro wixii inagu dhacay ayaan isku dayayaa alle ha ii fududeeyee.
@abdirahimjama112
@abdirahimjama112 11 ай бұрын
Magaceygu dr. Abdirahim dr. Jama waxan qaxooti ku ahay dalka uganda runtii qofkii aan dal heesan ayaa dareemi kara qaxootinimo 😢😢 2026 insha allah usa ayaan rajeenaa inaan joogo 🤲🤲🤲 waxwaliba Alle weyne ayaa qarada Alle weyne ayaan ka baryaa inuu riyadeyda ii suurto galiyo
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Kuwan African nimo iney igu dhig yihin ka dhadhicin jiray sow dhicis ma noqon sawaxili igama dhiman 😂😂😂😂😂😂adunyada dhilo badan ala maxay dadku nagu dhigen 😂😂😂😂😂😂 juboyinka qof ki safro og cilka sawaxili umada somaliyed ku hayo 😂😂😂😂😂😂
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
😅😅😅😅😅In dhibato nagu filan so marnay xili adag laso maray aniga nin jecleyn gursaday Tanzania ah si nolosha family keyga garab u noqdo 😂😂😂😂😂😂😂
@bashiirbashka708
@bashiirbashka708 Жыл бұрын
Eedo maryan
@umafnaan5197
@umafnaan5197 Жыл бұрын
Allow somali nabad na tuus ya rabi anigo aqli leh ma arag 😢😢😢😢😢
@cabdiraxmancaska1531
@cabdiraxmancaska1531 Жыл бұрын
Thank you mama maryam mursal 😢
@kipgardner6230
@kipgardner6230 Жыл бұрын
I remember singing this with Jeanine and several other friends at the cabin in the Shenandoah Valley, many years ago.
@stephaniedaughtrey9232
@stephaniedaughtrey9232 Жыл бұрын
❤❤❤beautiful
@khadarahmedadem
@khadarahmedadem Жыл бұрын
Habeen Salaaso ah kuna beegan Markii ugu horeysay ee dhul Soomaaliyeed laga Taago Calan Xora oo ay iyagu leeyihiin june26,1960. Waxey maalmo tiro yar iga xigaan jully01,1960 oo ah Markii si Rasmiya Xoriyadooda uheleen Gobaladii koonfureed sidaana ay ku Sameysantey Jamhuuriyadii Soomaaliya. Wixii intaa ka dambeeyey waxaa lasoo marey wakhtiyo badhaadhe iyo balaayaba Soomaalidu daris la noqotey si kastooy ahaato waxaa Qaranimadii Soomaaliyeed burburtey wixii ka dambeyey 1990gii😢. Waxaa halkaa ka bilaabmey Qax iyo hoog ilaa maanta oo ah 26.6.2023 ummada Soomaaliyeed waa kuwa aduunka oo dhan ugu Nasiibka Xun. Dhalinyartii Soomaaliyeed waxey noqdeen kuwo nolosha ka dhaca,kuwo calooshood ushaqeystayaal Soomaali ahi ku shaqeystaan,kuwo dunida uqaxey,kuwo dhintey,kuwo waashey😢😢😢😢. Waan ka xumahey iney dadkayga iyi dalkeygu Xaaladaa kujiraan.
@hayaan3237
@hayaan3237 Жыл бұрын
Heestii adeerkay Cismaan Askar
@adnajama2104
@adnajama2104 Жыл бұрын
Heestan waxaan dhagysanyaa 2023 waa markii uu dagaalku ka qarxay magaalda laascnood dagaalo ayaa ka socda mudo 5bilooda ana qax ayaan uga soo baxay rabaw sidii roon😢
@shaficiroraye
@shaficiroraye 11 ай бұрын
waan ka xumahay abaayo in aad maantay 2023ka wali dalkaaga gudihiisa ka qaxayso, allow naga soo gabagabee colaadaan way nagu dheeraataye.
@CiilowYare-dt7if
@CiilowYare-dt7if Жыл бұрын
Allow wadankena nabad i noga dhig waa maqrib hadan muslim ahay yaa allah yaa raxiim adaan ku waydistee dadkeygane qalbiga is kugu fur allhu aamiin 😢😢😢😭
@ShucYbAar-cg2xg
@ShucYbAar-cg2xg Жыл бұрын
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😅😊😅😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😅😊😊😊😊😊
@foziaabdullahi5212
@foziaabdullahi5212 Жыл бұрын
😢😢proud to be Somalia ❤🇸🇴 hadicin calankeygow waliga ibaaabo❤❤❤
@BosteeyaXussenAli-sf8uo
@BosteeyaXussenAli-sf8uo Жыл бұрын
1993 otanga joogey 🪵🛖🛖🛖🛖🛶⚠️⛔️✅️ Dans Red cross bixiya lacagta DDS Etiopien cabdi elay ba kusoo dhaweye salagii maxamed siyaad bare idiin sii gogley 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴📮✅️jabuut 🗣i No abaal tplf milez Naserat na dajiyeen
@maaidaaxmed7200
@maaidaaxmed7200 Жыл бұрын
Mashallah Mashallah ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Dadka manta jooga ma fahmi karaan Qiimahaga waayo waa dad Qabiil dulaystey.. Habo Maryan Mursal Allah kuxifdiyo..