Maryam Mursal SOMALI UDIIDA CEB + QAX 1993

  Рет қаралды 829,339

Jan Thogersen

Jan Thogersen

Күн бұрын

20 years ago we helped the famous Somali singer Maryam Mursal Isse, make this recording in Denmark.
This is the original production we made with Maryam, and our own pictures from Somalia, when she first came here as a refugee from war torn Somalia in 1992.
QAX means REFUGEE and is a song about her long hard journey out of Mogadishu, via Kenya and Djibouti, to Denmark, where she was finally able to find rest and peace, for a while, enabling her to get back into her original trade of music. Her career took off again after the release of SOMALI UDIIDA CEB and QAX gave her a new platform from which to support her family and to bring hope to the hundreds of thousands of Somalis scattered all over the world, as a result of the long and violent civil war in their homeland.
She later made several records and have played with many renowned artists, a.o. Peter Gabriel
Maryam Mursal today lives in London, UK.

Пікірлер: 512
@Jazmine0923
@Jazmine0923 11 ай бұрын
2023. Who’s still listening?
@jaaleawil1818
@jaaleawil1818 6 жыл бұрын
Runtii Maamo Maryan Muuse Alle Dartii Iyo Somalinimada Ayaan U Jeclahay Maamo Xushmad baan Ku Hayaa
@farhiyamohammedhaji1644
@farhiyamohammedhaji1644 5 жыл бұрын
Saxiix
@princeshav2125
@princeshav2125 4 жыл бұрын
Jaale Awil Somali channel kzbin.info/www/bejne/rpOumYKlj62HmLs
@dualeabdiwarsame9911
@dualeabdiwarsame9911 4 жыл бұрын
Kulmiye kheyr warsame
@fatimadiamond5395
@fatimadiamond5395 5 жыл бұрын
I’m still crying when I hear this song ya rabbbbi😭💔💔💔
@ashamohamed1377
@ashamohamed1377 6 жыл бұрын
Am listening from Turkey I heard first song when I was elementary now am in university unforgettable song in my life Somali together again soon inshalh
@ahmedyaredhanaane7383
@ahmedyaredhanaane7383 6 жыл бұрын
Haa waa hees xusuus leh reer turkey waan nii salamay Istanbul Wan u xiisay aksaray meesha oo somalida u badanyihiin ee yusuf Albasha
@Yemenigreen
@Yemenigreen 6 жыл бұрын
I'm from Yemen & I love our Somali brothers we are like one people since long time ago
@hindaamoud318
@hindaamoud318 5 жыл бұрын
كلامك صح شكراً يا اختنا
@haadroon
@haadroon 5 жыл бұрын
im from the tribe of bawazir have heard of them
@yusufaddow1615
@yusufaddow1615 5 жыл бұрын
love be back to our Yemeni brothers and sisters, you aren't only our brothers and sisters but you're also our neighbour and the only arab country that opened its borders for somalis who fled their beloved country because of the civil war that was going in somalia at that time, Yemen stood with us in our a difficult time so we as somalis will never forget what Yemeni people have done for us. Thanks to yemen
@yusufaddow1615
@yusufaddow1615 5 жыл бұрын
ناس شهامة والكرم اهلنا اليمنيين. لا أجد كلمة أعبرها عن تكيفنا لما قدمتم إلينا في وقت الذي كنا نحتاج إلى من يمد يد العون إلينا وقد فعلتم ذالك أنتم. شكرً لكم بلايين تريليونات وجزاكم الله خير الجزاء وربنا ينعم اليمن وأهلها بسلام الدائمة والرخاء والازدهار المستديم من غير تقطيع إن شاالله
@mohmedalsakaf3958
@mohmedalsakaf3958 5 жыл бұрын
تشرفنا فيك 🙆🏽‍♂️
@xidigtaabgalcusman1362
@xidigtaabgalcusman1362 6 жыл бұрын
Inta wadani like saar 🇸🇴🇸🇴👈
@osmanmohamed8756
@osmanmohamed8756 3 жыл бұрын
Asc
@ilyasilgrande4571
@ilyasilgrande4571 6 жыл бұрын
Waligey waxan dareemay maanta 24/10/2018 ma dareemin😭😭😭😭 wan celin waayay ilmada, hooyo maryan waan ka bixi doonnaa insha allah waxyar baa inoo haray
@farhiyamohammedhaji1644
@farhiyamohammedhaji1644 5 жыл бұрын
Saxiix walahii runta ilahay nabad hano keeno
@nacnacadam8198
@nacnacadam8198 4 жыл бұрын
Insha Allah. Nabad allah nasiiyo iyo cadaalad. Aamin ya rabbi
@nRnWorld
@nRnWorld 10 жыл бұрын
im from Kurdistan and i LOOOOOVE first song !!!!
@mplsridah
@mplsridah 10 жыл бұрын
Cool bro, i wish u could understand the meaning behind the song, it gets me teary every time I listen to it...
@waryaaheedheh6110
@waryaaheedheh6110 9 жыл бұрын
Much love to our Kurdish friends, a royal people. I love the sound of Kurdish also, it has an uncanny resemblance to Somali in sound.
@mohamedabdialiosman7923
@mohamedabdialiosman7923 8 жыл бұрын
Robin Nibor much respect
@masraxa3458
@masraxa3458 7 жыл бұрын
respect
@khadarrovhassan3309
@khadarrovhassan3309 7 жыл бұрын
Somalia is somehow like Kurdistan, we fight our freedom, much respect my friend!
@mobgetmoney11
@mobgetmoney11 7 жыл бұрын
I feel pain and shame what happen to us remember 1977 we were once powerful now where are we. Where is the love for somali
@AhmedAhmed-nk1tp
@AhmedAhmed-nk1tp 6 жыл бұрын
Mo Bolton hey check out YUBIi 1991 on KZbin
@suldanpashir
@suldanpashir 5 жыл бұрын
we will great again my brother insha allah
@middlesister4438
@middlesister4438 Жыл бұрын
@@suldanpashir insha Allah ✊🏿
@pinkkitty3243
@pinkkitty3243 5 жыл бұрын
I cried when I listened to her 😓#2019 we re very grateful to God coz of what we hve today we re progressing little by little👏👏ilahow nabad buuxda na sii wanku dalmay dagaal iyo qabqablayale
@wardaismail2235
@wardaismail2235 5 жыл бұрын
pink kitty ♥️
@maryanmohamed4590
@maryanmohamed4590 5 жыл бұрын
😭😭😭😭😭 walahi waan ilmeynaya jeceylkan uqabo dhulkeyga somaliya iyo siduu burbur uyahay meel walbo qaxootiga kunahay walahi waligey matagin hadane waan jclhy gulow alahayow wadankeda nabad iinoga dhig 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@mohameddek8154
@mohameddek8154 4 жыл бұрын
masha allaah walaashey waa noo hagaagi doonaa wadadii guusha hada lahaayaa wax yar baa dhiman insha allaah
@cilowali4662
@cilowali4662 Жыл бұрын
Dermank wan jeclhy in aan mar un aan tago insha allah 😢❤❤
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 5 жыл бұрын
Ilmaheyga ayaan baraa heestaan soomali u diida ceeb 🇸🇴💕🍀💙💚💯👍✅🇸🇴
@QanaoSomalitvmn
@QanaoSomalitvmn 5 жыл бұрын
HEESTAAN WAY IGA ILMEESIISAY WALAHI MA DHALAN XILIGII DOWLADDA LKN CEEBTA NA HEESATA LA YAABAY 30 SANO KU DHAWAAD. MAMA MARYAN CIMRI DHEER CAAFIMAAD 23/04/2019
@highspacefox
@highspacefox 7 жыл бұрын
Such a beautiful, strong woman, she is such a shining star for her country! Love her so much! I really wish there were English subtitles to this however, would love to hear what she has to say.
@leylamaxamed107
@leylamaxamed107 6 жыл бұрын
Somalis dont shame yourselfs
@somaliforextrader638
@somaliforextrader638 5 жыл бұрын
I.a . But if you were understand this your tears follows down😭😭
@ismailmadan1466
@ismailmadan1466 8 жыл бұрын
mama aamus in shaa alah wadankena wuu noo hagaagayaa in shaa alh cadowga Ethiopia iyo daba dhilifkooda waa laga guuleysanayaa ilaah idin kiis
@khadaryare4219
@khadaryare4219 6 жыл бұрын
ILOVE. YOU TOOOOOOOO MUCH
@raqad4642
@raqad4642 5 жыл бұрын
Masha allah she is so beautiful 😍 naagaha madowga ka cararaya eega quruxda maryan muuse Ciise Masha allah waana yareyd waagaan 1990
@dr-sihaam1041
@dr-sihaam1041 5 жыл бұрын
Somaali udiida Ceeeeeeeb.. Naftiina udiida ceeeeeeeb.. 😠😠😠😢😢
@Princesssenaco
@Princesssenaco Жыл бұрын
Oh lm carry 😢😢 soomali udiida ceeb naftiina cay😢😢😢😢
@artan44ify
@artan44ify 8 жыл бұрын
Waa fanaanad wadankeeda jecel, ilaahay cimrigeeda iyo caafimaadkeeda ha'ubarakeeyo! Dad sidaadoo kale ufakeraya hadii soomali kubadan lahaayeen wadankuba maba burbureen! Mahadsanid mama Maryan noolow!!!!
@aruriyowcabaas4950
@aruriyowcabaas4950 6 жыл бұрын
Hooyo oohin ayaa iga keentay Wale wan u diidaa Somalia ceeb 2018
@sadioyarbow4569
@sadioyarbow4569 5 жыл бұрын
ţ
@nicholashassan303
@nicholashassan303 7 жыл бұрын
this song make me emotion 😢😭 walige somali markkin and I am somali
@dualeabdiwarsame9911
@dualeabdiwarsame9911 4 жыл бұрын
Fayadhowre cimilo jubba
@masraxa3458
@masraxa3458 7 жыл бұрын
hooyo maryan mursal ixtiraam baan kuu hayaa nooloow in badan ... waan guulaysanaynaa insha allah.
@khadaryare4219
@khadaryare4219 6 жыл бұрын
Destan Prince Nollow Hoyo
@khadaryare4219
@khadaryare4219 6 жыл бұрын
Nollowhoyomacan
@ozkhadija2917
@ozkhadija2917 4 жыл бұрын
Mad ash borashan
@alindaahmed7031
@alindaahmed7031 9 жыл бұрын
qataroos fananiinta kale oo gabdhaha ah wey is wada cadeyaan kuma na kalsona jirkooda waxan ku taagera mamadan siday uku kalsontahay jirkeeda masha allah haday aqli leyihiin hablaha somalia ku dayda mamooyinkina wakuwaas noolow maryn naftiina udiida cay somali udida ceeb
@khadaryare4219
@khadaryare4219 6 жыл бұрын
MashaLLAH
@khadijabasheer2126
@khadijabasheer2126 7 жыл бұрын
الله يرجع سلام بلدنا والله هل اغنيه تبكي رغم جمالها وعمقها
@abdirahmanmohamed1218
@abdirahmanmohamed1218 7 жыл бұрын
اميييييييييييييين ي رب
@en6waeii
@en6waeii 6 жыл бұрын
بكتني هالأغنية 😭
@hanoosheih7196
@hanoosheih7196 5 жыл бұрын
اللهم امين يارب حتى انا تبكيني😭
@dhuulomee9473
@dhuulomee9473 5 жыл бұрын
انا والله مافهمة شي الا اسم عبدوه خضر والله ماعرف انتو تشتموه اوتسبوه
@haadroon
@haadroon 5 жыл бұрын
بارق وا قورح باذانه
@letsgettogetherxxx2241
@letsgettogetherxxx2241 8 жыл бұрын
Illaahayoow soomaali isu soo jiid oo xaqa garansii
@hagaali9998
@hagaali9998 10 жыл бұрын
she make cry thanks maryam mursal ,djibouti love somalia and somalia is beautiful country
@HamzaWarsame
@HamzaWarsame 10 жыл бұрын
True nationalist and a wonderful singer long live Maryan mursal
@cabdicigaal3205
@cabdicigaal3205 6 жыл бұрын
heestaan wexee iga weyn tahay 4sano waana hesa mama maryan ugu jeclahay illaahey haku xafido mamo mcn
@AizackYussuf
@AizackYussuf 7 жыл бұрын
who is watching 03/08/2017 like me back😍🤗🤗
@abwaancabsiiye278
@abwaancabsiiye278 5 жыл бұрын
Soomali udiida ceeb naftiina udiida ceydh walahi waan ooyey😭😭😭 Nabiga kusaliya NNKH
@mi6443
@mi6443 6 жыл бұрын
Maryan mursal ciise magac laga miskiin ma aha abaayo nooloow waligaa illaahayne ha kuu galado maxaa yeelay Waxaa tahay taariikha soomaalida gabadha qalbigeeda noogu keydisay Waana nadiif, qalbigaaga waxaana tahay wadaniyada dalkeeda iyo dadkeeda daacad u ah, Illaahay dhibaatadaada ima maqashiiyo idan illaahay, Guul maryan mursal abaayo waligaa,
@muriidi194daahir6
@muriidi194daahir6 8 жыл бұрын
wa hees wadani ah o qofkasta o somaliya sameyneysa emotionally and theoretically
@drayaanmohamed9877
@drayaanmohamed9877 4 жыл бұрын
Somalia waku dashay meelna ugama bixin allah wadankeena nabad inoga dhigo🙏❤
@greatlearner297
@greatlearner297 4 жыл бұрын
iam still watching 2020 😪❤
@abdimuse7911
@abdimuse7911 Жыл бұрын
Maryan Mursal Fanaanada weyn Weey Abaal celisay Dalkeeda, Qofka Wanaagsan Waxaa lagu Yaqaan Abaal Celinta, Thnk U Fanaanadeena Qaran, Qiima weyn Ayaad Agteena Kulahaan Doontaa Weligaa....
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 3 жыл бұрын
JiiLka maanta jooga ma dareemi karaan Qiimahaaga Allah hanoo kaa xifdiyo maamo #maryan😭🙌🏽
@umaraly
@umaraly 7 жыл бұрын
I like her I heard when civil war started she seek refugee in Denmark Embassy in Djibouti then went there I like this song Inshaa Allah Somalia will come back ( I cosider my self Somali becouse I am from HOA ).
@somaliboy8613
@somaliboy8613 5 жыл бұрын
Somalia came backed now 2019
@tricksie88
@tricksie88 9 жыл бұрын
Thank you so much for sharing this Jan . The war has been going on for so long this video is now an important cultural archive for Somalis - especially those raised in Europe who don't understand as well what was left behind after the war.
@abdirahmanmohamedalawi6682
@abdirahmanmohamedalawi6682 6 жыл бұрын
15/09/2018 yaa dhagaysannoyo oona daawanooyo
@rashkayare6053
@rashkayare6053 6 жыл бұрын
19/09/2018
@roodoqalanjomaxamuud2201
@roodoqalanjomaxamuud2201 5 жыл бұрын
Hadaba yasa daawaday 14 aktoobar 2019 tariqda cajibka badan xasuuqii soobe
@ilyaasmohamed4325
@ilyaasmohamed4325 5 жыл бұрын
I LOVE YOU WADANKAYGA 😭😭😭
@Sumaya_iran
@Sumaya_iran 6 жыл бұрын
The video recording is very nice love everything thank you for this amazing video everyone 😍😍
@ranalee2040
@ranalee2040 5 жыл бұрын
Maryan mursal i love you inchaALLAH we will get peace and Somalia will be the best country of the world ...i love you from Djibouti.
@akramabdikhadar2092
@akramabdikhadar2092 3 жыл бұрын
Ilahaow somaliya nomidee Somalia walahi isuduubnimi.waxnodhaama majiro from awdal somalia hadanahay Ul iyo dir banahay
@mulkehussein6192
@mulkehussein6192 5 жыл бұрын
Maalintan. Maantey kasiidarantahay Ilaahayoow farjnoofur yaa RABI Aamiin yrc 😭😭😭😭
@razag911
@razag911 10 жыл бұрын
She makes me cry
@zund4
@zund4 4 жыл бұрын
Thanks A Million Mama Maryam Mursal True Somali Patriot🇸🇴🇩🇯💓 Somali u diida Ceeb
@abdirahimjama112
@abdirahimjama112 Жыл бұрын
Magaceygu dr. Abdirahim dr. Jama waxan qaxooti ku ahay dalka uganda runtii qofkii aan dal heesan ayaa dareemi kara qaxootinimo 😢😢 2026 insha allah usa ayaan rajeenaa inaan joogo 🤲🤲🤲 waxwaliba Alle weyne ayaa qarada Alle weyne ayaan ka baryaa inuu riyadeyda ii suurto galiyo
@kingw3land295
@kingw3land295 5 жыл бұрын
Long live mom #Maryam musse 07.012019 😭😭
@mayjar_ahmed
@mayjar_ahmed 7 жыл бұрын
Hooyo guulyso
@ayaangafadhi4616
@ayaangafadhi4616 9 жыл бұрын
Mama maryan ilaahy haku xafido runtii waan murugonay
@nadirobilaal7278
@nadirobilaal7278 5 жыл бұрын
@
@Cabdi_Indho
@Cabdi_Indho 4 жыл бұрын
Qofka dawaanaya 12-12-2019 . Khamiis 4:15pm
@busgudlabsalax1839
@busgudlabsalax1839 4 жыл бұрын
lfxlrioxbmx nflrp
@fartunnuuur6729
@fartunnuuur6729 4 жыл бұрын
1993 to 2020 somaliya wax ismadhanto 1993 anigu majogin Somali udida ceeb naftina udida cay maryan mursal danbigag Allah dhafo
@abdiraxmanmaxamer1512
@abdiraxmanmaxamer1512 6 жыл бұрын
Shaw islaantani waligeedba muwaadinadbay ahayd guulayso maaamo
@mohawacayz5323
@mohawacayz5323 3 жыл бұрын
Wll ma u quuri waydy mama wamaxy islaantan Hadaladu kala wngzn nio
@CiilowYare-dt7if
@CiilowYare-dt7if Жыл бұрын
Allow wadankena nabad i noga dhig waa maqrib hadan muslim ahay yaa allah yaa raxiim adaan ku waydistee dadkeygane qalbiga is kugu fur allhu aamiin 😢😢😢😭
@abdirahmanyasin1843
@abdirahmanyasin1843 6 жыл бұрын
O she is so cute wadankeedana wey jecshahy wllhi wajigeeeda ayey wadaniyad ka muuqata
@ifrahahmed3133
@ifrahahmed3133 6 жыл бұрын
Meel kasto wa na lagu bahdilay.
@salahdahir7384
@salahdahir7384 9 жыл бұрын
i love her song and i love how she is talking about.
@Hon.mustafe
@Hon.mustafe 6 жыл бұрын
Waqtika latuubay video kan dadka comments ka soqorayo qaarkod madhalanin
@aliabdi2312
@aliabdi2312 4 жыл бұрын
Ragaw Maryam maxaad u garanladehee qeerada ay u hayso wadankeeda into wadaneyadeeda iyi dhebka Nagi u gacma odhacay maanku waano qaadano ii dumarka yaan Laga ooyen
@suradonline4599
@suradonline4599 7 жыл бұрын
mama maryaan wanan kugu fanaa hoyo somaliyeed guul inshalaha
@samraqueen2782
@samraqueen2782 5 жыл бұрын
Insha allah one day Somali wayn sonoqon doonta ya allah dadka quluubtoda isku nadiifi🙏🏾❤️
@blvr10
@blvr10 6 жыл бұрын
Dubaxduu sidee utaalo sidaa macdantu ubuuxdo inagana uku qatan nahay 🚢🚢🚜🚜🛤
@khadarfaaraxmaxamed2781
@khadarfaaraxmaxamed2781 6 жыл бұрын
Axmedcali cigaal
@abdullaahicowl6899
@abdullaahicowl6899 5 жыл бұрын
Hooyo mcn alh cimri dheer ha kusiiyo ku
@muntazissa6837
@muntazissa6837 5 жыл бұрын
i love Ethiopia inkastoo arag hadana dadkeena ka somaliland way soo dhoweeyeen ilaa hadana way caawiyaan kii buka la geeya kii ciidan lagu tabo baraa kii ardaya wax ka soo bartaa waana dad wanagsan berigan yaara waxan maqli jiray itoobiya cadow ah balse somalia cadow noo noqotay hadanu nahay somaliland itoobiyana walaal
@vmclufujfskystisjtdk6983
@vmclufujfskystisjtdk6983 4 жыл бұрын
This is really so touching as a young teen Somali-Ethiopian I really feel her pain and the pain my mom suffered during that time .... My eyes are literally wet rn
@cabdiphataaxdiirane
@cabdiphataaxdiirane 24 күн бұрын
U r just SOMALI
@bashiirali05
@bashiirali05 7 жыл бұрын
Hooyo maryan mursal allah dalkeenii soo celi
@Taayofficial
@Taayofficial 6 жыл бұрын
Wxaan kuku tilmaaamo ma aqaano mama maryan mursal isse bootaan 😭😭😭😭😭😭heestan wa iska oooyaaa wllhi inkastoo aan dagaal ku dhashtay
@awo712
@awo712 11 ай бұрын
Qofka soomaliga waa qofka ugu nasiibka xun aduunka😢😢 walahay jiilkii ugu nolosha xumaa ka mid ahay
@yasirmungani6778
@yasirmungani6778 7 ай бұрын
Kula mid baan ahay walaal, laakiinse Wallahi waan awoodnaa in aan dib isku dhisno oo aan hawsha aan ka dhigno mid bulshadeed, dawlad iyo tuug iyo rag aanan daacad ahayn oo Allekacabsiga ku yaryahay baa bartaan na dhigay. Markii dadka ee dadnimo iyo insaanimo ka hor dhigan qabiil iyo dawlad caabud un baan wax badal kheyraad arki doonnaa.
@AbdiGacaliye
@AbdiGacaliye Ай бұрын
Wali waxan dhagaysanya sanadka cusub 2024 walina sidii ayay colaadi u socoda 😢😢😢
@hamsehassan-we5wy
@hamsehassan-we5wy Ай бұрын
@abdallaahmed9032
@abdallaahmed9032 6 жыл бұрын
The mother of song log life 4 ever❤❤❤❤😢
@amh7737
@amh7737 4 жыл бұрын
Hooyo Maryan 1993 waa markaan dhashay uma aan helin nasiib inaan waqtigiini fcnaa soomaliya qabka lahayd aan jiro balse wxaan dhashay wadankoo burbursan ilaa hadana waan dhex fadhiyaa hooyo allaha cimriga kuu siyaaadiyo anagana rabi ha inoo naxaristo wadanki iyo dadkaba rabi ha qaboojiyo
@MOHAMEDINDHO
@MOHAMEDINDHO 6 жыл бұрын
Yaa daawanaaya 2018__2019
@deeqamusse9382
@deeqamusse9382 5 жыл бұрын
Love Mama Maryan. Great work, the lyrics is so moving...
@MohamadAli-qn6zt
@MohamadAli-qn6zt 4 жыл бұрын
Maryan mursal ciise bootaan waa fanaanada ugu qalbi fiican faniinta Somaliyeed markay qabiil la kala safteen waa Fanaanada kali ah een Somali kala jecleysan ee ay dhamaan iskugu mid yihiin waa a hooyo sharaf leh Runtii
@saskar2948
@saskar2948 9 жыл бұрын
She make me cry
@aishakiin4071
@aishakiin4071 5 жыл бұрын
Woow😪😪😪😭😭😭ilove her really ilaahy dartiis😘😘😘
@qalanjoxusen9307
@qalanjoxusen9307 8 жыл бұрын
Wan qiiroodey markaan fiirsadey heesteediii. Jornigeed waa xusuus anan la ilaawi lakiin habaar waarid maysan Marin filaa way sheegi laheed mashalah alah Her face like 15 isn't changed hadusan qofka wax marsan na gaboobaayo anyway I love you so much maryan
@ifrahahmed3133
@ifrahahmed3133 6 жыл бұрын
Beautiful Maryann you rock!
@thebluebutterfly76
@thebluebutterfly76 6 жыл бұрын
Maryan Mursal is a true somali legend this song make me cry thanks Jan for sharing this beautiful clip
@ciisebool1425
@ciisebool1425 6 жыл бұрын
Momo dhibta somaliya ka dhacay waxa unugul waxy ahyn hooyoinkena iyo ilmaha yar yara
@mohawacayz5323
@mohawacayz5323 3 жыл бұрын
10:30 wn ilmeeyey😭😭😭😭😭😭😭🇸🇴
@maxamedfanax4663
@maxamedfanax4663 6 ай бұрын
Somalia dhibata ay ayada gacmaheeda kudoonatay ayey dhexgashay walina wey dhex maquuraneysaaye allow sidaan sidhaanto
@maksoudali1031
@maksoudali1031 5 жыл бұрын
Thank you 😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@ccqood4836
@ccqood4836 5 жыл бұрын
Somali national icon mama maryan mursal 20th-october-2019
@dontm2321
@dontm2321 4 жыл бұрын
Mama madaxwaynaha Somalia future ka waa aniga wana balan insha Allah Inan talo kaga dhiso muqdisho wadaniyad ayaa tahay
@mohamedmusa2432
@mohamedmusa2432 8 жыл бұрын
Allh dalkena haynoo hagajiyo walhy dhibta dalki taal ta qurbaha taal waaba isku mid allah haynoo gar gaaro
@anonymousoof7932
@anonymousoof7932 8 жыл бұрын
somali udiida ceb. Masha allah somali
@ismaciilmaxamedtaxta2642
@ismaciilmaxamedtaxta2642 8 жыл бұрын
somali udiida ceeb maama maryaan mursal wadinaad
@cavediver7897
@cavediver7897 6 жыл бұрын
Mama you are not alone and we are sorry, you are great!!!!!!!
@sihamaliegal8299
@sihamaliegal8299 5 жыл бұрын
My adind iga dheh
@hannalee8940
@hannalee8940 5 жыл бұрын
Her voice is everthing 💜
@hbogaga3193
@hbogaga3193 9 жыл бұрын
I like this song and really good quality video btw, thanks Mr Jan.
@raidaabdisalan3616
@raidaabdisalan3616 5 жыл бұрын
2019 like
@cabdiwali6738
@cabdiwali6738 9 жыл бұрын
maba gaboobayso ma subag goroyay is marisaaa hhhhhhhh VIVA MARYAN MURSAL cod mmmmmm ....waaa intaanay AMERICA tagin Denmark bay joogtay wakgtigan .....1950 iyo face isma laha 😙 cashiiiib
@musse0966
@musse0966 10 жыл бұрын
Inaba caadi ma ahan heestan qolka walaalaha isjecel ee 9669 lagusoo galo 712-432-3566.
@flashboydc9787
@flashboydc9787 10 жыл бұрын
Mama Maryan Mursal MASHA ALLAH Dnt crying somalia will Be peace insha alah
@khadaryare4219
@khadaryare4219 6 жыл бұрын
UMAdntcryuswewellbepeace
@calibaba599
@calibaba599 6 жыл бұрын
Love you Mama maryan mursal.
@abdirazakali7144
@abdirazakali7144 3 жыл бұрын
Maamo waad iga ilmaysiisey Aamu maamo dalkeena wuu hagaagi doonaa in şallah
@Edbashir
@Edbashir 9 жыл бұрын
i love her so much
@abdiaziizshukri7911
@abdiaziizshukri7911 5 жыл бұрын
😢😢😢 Yaa Allah Saan Noo Dhaam oo dhibtada no yasir ya aĺlah
Maryam Mursal - Somali Udiida Ceb (Somalia, Don't Shame Yourself)
5:34
Real World Records
Рет қаралды 3,4 МЛН
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 303 М.
GIANT Gummy Worm Pt.6 #shorts
00:46
Mr DegrEE
Рет қаралды 101 МЛН
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 1,8 МЛН
Players vs Corner Flags 🤯
00:28
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 75 МЛН
Worst flight ever
00:55
Adam W
Рет қаралды 28 МЛН
Ruwaayadii Lacala, Jayte Iyo Ilkacase. A.H.N
27:27
MADADAALO TV
Рет қаралды 1 МЛН
Maryam Mursal QAX 1993
13:28
Jan Thogersen
Рет қаралды 30 М.
1974 Somalia & Siad Barre Special By Italian TV [Rai Teche]
30:48
*Fanka & Suuganta  - Maryan Mursal Ciise Qaybta 1aad
15:30
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 238 М.
somali music Jooqle iyo Nimco Yaasiin C/ soo dhawoow aan ku dhowrto waligey
10:45
Sheekadii Waxbarasho, Awkuuku, Jeyte iyo Ziyatom
11:21
Said Nabadon
Рет қаралды 1,4 МЛН
GIANT Gummy Worm Pt.6 #shorts
00:46
Mr DegrEE
Рет қаралды 101 МЛН