Пікірлер
@MukhtarOmarAbdi-e9h
@MukhtarOmarAbdi-e9h 24 күн бұрын
TOLO'AYEEEEY TOLOOOOOOOOOOOOOOOOOW 3:59❤❤❤❤❤ OO Jirta deegaankana'ga iyo qalbiga dhuuxxiyo lafta eeeen ❤🎉
@MukhtarOmarAbdi-e9h
@MukhtarOmarAbdi-e9h 24 күн бұрын
❤ HAA IYO HÀAAAAAAAAAAAAAAAAA EEEKH 2:28
@user-rw1ir3sg1h
@user-rw1ir3sg1h Ай бұрын
heestan erayadeeda yaasameeyay
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Ай бұрын
Lgend tubeec🎧🎸❤️
@AhmedAli-rs2ez
@AhmedAli-rs2ez 2 ай бұрын
Ninba wuxuu ku taamaa am Hess ka tiriyaa tiya gabay ku sheegaay Halka lagu tallaalee hawadiisu taallee uurkiisu tabayee Dumaar taan ka sahansaday waa gabadh togdheeroo maxa muudi toox wayn saddex qayd ka tolatoo Tusbax luqunta gelusoo,tufta daraya muuskii ,taakiyo badh muuqdoo.
@Maxamedcabdilaahiodawaa
@Maxamedcabdilaahiodawaa 2 ай бұрын
Ccccc🎉🎉🎉❤😢😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-lp5wk9vg9x
@user-lp5wk9vg9x 2 ай бұрын
Sunday/16/june Maalin ciid carafa oo mirqaanku joog hoose ku duulayo
@user-lp5wk9vg9x
@user-lp5wk9vg9x 2 ай бұрын
Sunday/16/june Maalin ciid carafa oo mirqaanku joog hoose ku duulayo
@jamasalah613
@jamasalah613 3 ай бұрын
11:55pm. 4/6/2024. Tuesday night. Ayaan dhegaysanayaa.
@Abunabil121
@Abunabil121 3 ай бұрын
Xili danbe iyo xadanto jcyl xasuus dheer bn galay yaa looga dacwoodaa dilaaga dadbadan donidaan ka masaafuriyay kuwana lanool dhibtiisa oo ah bukaan socod sida aniga oo kale
@gaafowgaafow
@gaafowgaafow 4 ай бұрын
Umaleynmaayo in tubeec ookale lahelayo qarnigaan hada lagujiro ma ogi 100 sano oo hada dhiman Allaha unaxariisto ee wuxuu ahaa mar la arag oo aan asookale hore loo arag Allow naxariistaada jano sii oo qabrigiisa qabow ugadhig yaarabi yaaraxiim
@user-qr9hr4hu6h
@user-qr9hr4hu6h 2 ай бұрын
Shey mire
@OsmanKeinan-yr4ie
@OsmanKeinan-yr4ie 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@user-tq8vz7km4p
@user-tq8vz7km4p 6 ай бұрын
Burco koobkii qaaday
@abshircarab18
@abshircarab18 6 ай бұрын
Waxaala yaab leh heestaan sedax nin miyaa laxanka saartay
@user-mt1vu9oj4e
@user-mt1vu9oj4e 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@user-mt1vu9oj4e
@user-mt1vu9oj4e 6 ай бұрын
Burco is not es
@saleebaanxidig8408
@saleebaanxidig8408 7 ай бұрын
❤❤❤
@bisharacabdi57
@bisharacabdi57 7 ай бұрын
Allaha unaxariisto 😢😢
@shuuriyecade1027
@shuuriyecade1027 7 ай бұрын
11 jan 2024 waxan Halkan ka salamayaa Bahda fanka somaliyed Heestan sababta an hada u dhegeysana waa arimo jcl fadlan qofkii wax jcl un baa garan kara😎
@bisharacabdi57
@bisharacabdi57 7 ай бұрын
Sida anoo kale 14/Jan/2024 wan kula daremoya aniga xitaa jacel dardi aan u soo kalay heestan
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Ай бұрын
Lgendary❤🔥
@ismailalbana
@ismailalbana 8 ай бұрын
Ninba wuxuu ku taamaa ama hees ka tiriyaa tixa gabay ku sheegaay... Halka lagu tallalee hawadiisu taalee uurkiisu tabayee.. Dumar taan ka sahansaday waa gabar togdheeroo maxamuudi toox wayn sadeex ka tolatoo tusbax luqunta gelisoo tafta daraya muuskii taakiyo badh muuqdoo
@user-rb1os6bd8e
@user-rb1os6bd8e 9 ай бұрын
lov you ❤❤❤
@apdiaziizileeye4739
@apdiaziizileeye4739 11 ай бұрын
midkamida heesihi aan radio ku dheggstt
@abdiqaniali6640
@abdiqaniali6640 Жыл бұрын
Nin marqaamay ayuunbaa fahmaya waxan ciyaalka danbe fahmi maayaaan
@dayibibraahim1077
@dayibibraahim1077 Жыл бұрын
Wahwah rageedii inaga uunbaa isfahmayna baabaa
@SaSa-th5on
@SaSa-th5on Жыл бұрын
Allaha unaxariisto wllidkeen ustaad m.suleemaan axsan sood eesh calaa hees axsan fanaan😭😭🤲🤲❤
@maxamedbakayle6247
@maxamedbakayle6247 Жыл бұрын
Alle haku naxariisto
@ahmedalijama6983
@ahmedalijama6983 Жыл бұрын
Waa heesahii jacaylka igu abuuray anigoo 16 jir waxaan gabadha magaceeda ku qori jiray dhulka ilaa 17 jirkii markan dhaneyey dugsiga sare waxaa lay geeyey anigoo ah difaaca qaranka Somalia gelinsor halkasan mudo sannad iyo badha isku hor fadhinay ciidanka xabashida hestan ayaan isku maawelin jiray anigoo qaadaya berigas may jirin wax la dhegaystaa rikoodh moyaane sanadku wuxuu ahaa 1985
@abzeezy56
@abzeezy56 Жыл бұрын
Waxasi was nacasnimo nin rag wax Kama suurtoodo
@rahmacige9251
@rahmacige9251 2 ай бұрын
Masha Allah cimriga allow ku dheere wll
@axmedkhadar2951
@axmedkhadar2951 Жыл бұрын
Maxamed saleeban tubeec ale hakuu naxariisto
@74somer
@74somer Жыл бұрын
Jecla heesta Burco ❤️💚❤️💚
@zainabdirir8818
@zainabdirir8818 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉
@Khaliil123
@Khaliil123 Жыл бұрын
Listening in Galka’o, Mudug, Puntland, 🇸🇴. 26/04/2023 for independent consultancy
@Meymaati
@Meymaati Жыл бұрын
Legend of legends Alle ha u naxariisto 😊
@mkyser64
@mkyser64 Жыл бұрын
Sixid erayda dhabdhab heesta kuma jiro Ee waa Dheeldheel saxib Dhudhun iyo lixaadiyo Lafihii i dhamaysee Dheel dheel looma heese Adaa dhagax dixeedee
@jodhajamacyare8992
@jodhajamacyare8992 9 ай бұрын
Dhayal looma heese adaa dhagax dixeede
@mhassan0163
@mhassan0163 Ай бұрын
dhadhaab looma heesee (dhadhaabtu waa dhagax weyn oo culus) adiga dhagax dixeed ah
@mutafemohamed490
@mutafemohamed490 Жыл бұрын
Alaa yacik
@nihaaalmuqtarmuqtar9965
@nihaaalmuqtarmuqtar9965 Жыл бұрын
Waaw
@Hassanhussein1-t
@Hassanhussein1-t Жыл бұрын
Mohamed Saleebaan Tubeec boqorka Codka alla ya raxma
@fatimafarah8189
@fatimafarah8189 Жыл бұрын
Love this song❤❤
@abdilatif-abdilahi
@abdilatif-abdilahi Жыл бұрын
Eraygii muquuna weeye inta sixitan iga tahay❤
@letlhogonolomadiba9729
@letlhogonolomadiba9729 Жыл бұрын
Burco
@letlhogonolomadiba9729
@letlhogonolomadiba9729 Жыл бұрын
Burco Togdheer haliicin
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Raxmaanku haw naxariisto AHUN tubeec
@cabdishukuur1407
@cabdishukuur1407 8 ай бұрын
Masuul 😂
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 8 ай бұрын
​@@cabdishukuur1407😂😂 Waar saaxiib weli ma kaydkii fankaygaad dhex muquuranay Aad baan kuu salaamay legend.😂🙏
@cabdishukuur1407
@cabdishukuur1407 8 ай бұрын
@@SuugaanSafaari Qaraamku ina-adeer, waa nolol ee yaa deyn kara.
@Earthchannel1717
@Earthchannel1717 Жыл бұрын
Nabsaa xaqqa dhameeyee, waayo waayo
@munahassan5248
@munahassan5248 2 жыл бұрын
My fov song🌚👑💥💝
@ZuperStar41
@ZuperStar41 2 жыл бұрын
Keep going zhp like this song soo geli 🥰
@walishow
@walishow 3 жыл бұрын
Waxaannu illaalinnaa xarfaha laban-laabma afkeenna hooyo, arrintaas waxaannu u aragnaa masuuliyad na saaran madaama aannu soo gudbino heeso qoraal ah. Markasta waxaannu diyaar u nahay inaad na saxdaan wixii naga khaldama. Waad ku mahadsantihiin sidaad noogu xidhantihiin.
@walishow
@walishow 3 жыл бұрын
Raali ahaada baydka labaad waa sida: "Damqadaa halbawluhu" Hal xaraf baan illaaway, ii cudurdaara. Waxaannu illaalinnaa xarfaha laban-laabma afkeenna hooyo, arrintaas waxaannu u aragnaa masuuliyad na saaran madaama aannu soo gudbino heeso qoraal ah. Markasta waxaannu diyaar u nahay inaad na saxdaan wixii naga khaldama
@sharmaakejamaal1205
@sharmaakejamaal1205 3 жыл бұрын
Weli show
@sharmaakejamaal1205
@sharmaakejamaal1205 3 жыл бұрын
Mnsha alllah
@walishow
@walishow 3 жыл бұрын
Heestan waxaa qaaday Ilahay ha u naxariistee fannaankii Maxamed Mooge Liibaan. Eryada waxaa sameeyey Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi. Kabanku waa isla Maxamed Mooge, laxanka waxaa saaray Xassan Gareed. Maxamed Mooge Liibaan waxaa la dilay Allah ha u naxarriistee 1984.
@mohamedlibah3807
@mohamedlibah3807 Жыл бұрын
Mahadsanid wll
@walishow
@walishow 3 жыл бұрын
Heestan waxaa sameeyey Allah ha u naxarriistee Abwaaan Cabdulahi Diiriye Sooraan, isla isaga ayaa laxanka saaray. waxaa qaadaysa Faadumo Cabdulahi Kaahin (Maandeeq). fiiro-gaar ah; Cabdulahi Diiriye Sooraan markii danbe wuu ka baxay fanka waxaanu noqday sheekh caan ah oo dadka wacdiya, sidoo kale waxa uu imaam ka noqday masjid Magaalada Hargeysa ku yaal.Allah ha u naxarriistee waxaa uu geeriyooday 22 July 2015.