Sidii dhool gu'yoo da'ay | Maxamed Saleebaan Tubeec | Qaraami | lyrics |

  Рет қаралды 177,104

wali show

wali show

3 жыл бұрын

Ka mid noqo walaalaha ku xidhan channelkan oo subscribe noo saar mahadsanid.

Пікірлер: 33
@ahmedalijama6983
@ahmedalijama6983 Жыл бұрын
Waa heesahii jacaylka igu abuuray anigoo 16 jir waxaan gabadha magaceeda ku qori jiray dhulka ilaa 17 jirkii markan dhaneyey dugsiga sare waxaa lay geeyey anigoo ah difaaca qaranka Somalia gelinsor halkasan mudo sannad iyo badha isku hor fadhinay ciidanka xabashida hestan ayaan isku maawelin jiray anigoo qaadaya berigas may jirin wax la dhegaystaa rikoodh moyaane sanadku wuxuu ahaa 1985
@abzeezy56
@abzeezy56 10 ай бұрын
Waxasi was nacasnimo nin rag wax Kama suurtoodo
@rahmacige9251
@rahmacige9251 28 күн бұрын
Masha Allah cimriga allow ku dheere wll
@shuuriyecade1027
@shuuriyecade1027 6 ай бұрын
11 jan 2024 waxan Halkan ka salamayaa Bahda fanka somaliyed Heestan sababta an hada u dhegeysana waa arimo jcl fadlan qofkii wax jcl un baa garan kara😎
@bisharacabdi57
@bisharacabdi57 6 ай бұрын
Sida anoo kale 14/Jan/2024 wan kula daremoya aniga xitaa jacel dardi aan u soo kalay heestan
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 5 күн бұрын
Lgendary❤🔥
@gaafowgaafow
@gaafowgaafow 2 ай бұрын
Umaleynmaayo in tubeec ookale lahelayo qarnigaan hada lagujiro ma ogi 100 sano oo hada dhiman Allaha unaxariisto ee wuxuu ahaa mar la arag oo aan asookale hore loo arag Allow naxariistaada jano sii oo qabrigiisa qabow ugadhig yaarabi yaaraxiim
@user-qr9hr4hu6h
@user-qr9hr4hu6h Ай бұрын
Shey mire
@Abunabil121
@Abunabil121 2 ай бұрын
Xili danbe iyo xadanto jcyl xasuus dheer bn galay yaa looga dacwoodaa dilaaga dadbadan donidaan ka masaafuriyay kuwana lanool dhibtiisa oo ah bukaan socod sida aniga oo kale
@SaSa-th5on
@SaSa-th5on 11 ай бұрын
Allaha unaxariisto wllidkeen ustaad m.suleemaan axsan sood eesh calaa hees axsan fanaan😭😭🤲🤲❤
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 5 күн бұрын
Lgend tubeec🎧🎸❤️
@user-rw1ir3sg1h
@user-rw1ir3sg1h Күн бұрын
heestan erayadeeda yaasameeyay
@user-lp5wk9vg9x
@user-lp5wk9vg9x Ай бұрын
Sunday/16/june Maalin ciid carafa oo mirqaanku joog hoose ku duulayo
@axmedkhadar2951
@axmedkhadar2951 Жыл бұрын
Maxamed saleeban tubeec ale hakuu naxariisto
@Khaliil123
@Khaliil123 Жыл бұрын
Listening in Galka’o, Mudug, Puntland, 🇸🇴. 26/04/2023 for independent consultancy
@bisharacabdi57
@bisharacabdi57 6 ай бұрын
Allaha unaxariisto 😢😢
@Earthchannel1717
@Earthchannel1717 Жыл бұрын
Nabsaa xaqqa dhameeyee, waayo waayo
@maxamedbakayle6247
@maxamedbakayle6247 Жыл бұрын
Alle haku naxariisto
@abshircarab18
@abshircarab18 4 ай бұрын
Waxaala yaab leh heestaan sedax nin miyaa laxanka saartay
@jamasalah613
@jamasalah613 Ай бұрын
11:55pm. 4/6/2024. Tuesday night. Ayaan dhegaysanayaa.
@walishow
@walishow 3 жыл бұрын
Waxaannu illaalinnaa xarfaha laban-laabma afkeenna hooyo, arrintaas waxaannu u aragnaa masuuliyad na saaran madaama aannu soo gudbino heeso qoraal ah. Markasta waxaannu diyaar u nahay inaad na saxdaan wixii naga khaldama. Waad ku mahadsantihiin sidaad noogu xidhantihiin.
@Hassanhussein1-t
@Hassanhussein1-t Жыл бұрын
Mohamed Saleebaan Tubeec boqorka Codka alla ya raxma
@Meymaati
@Meymaati Жыл бұрын
Legend of legends Alle ha u naxariisto 😊
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Raxmaanku haw naxariisto AHUN tubeec
@cabdishukuur1407
@cabdishukuur1407 6 ай бұрын
Masuul 😂
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 6 ай бұрын
​@@cabdishukuur1407😂😂 Waar saaxiib weli ma kaydkii fankaygaad dhex muquuranay Aad baan kuu salaamay legend.😂🙏
@cabdishukuur1407
@cabdishukuur1407 6 ай бұрын
@@SuugaanSafaari Qaraamku ina-adeer, waa nolol ee yaa deyn kara.
@OsmanKeinan-yr4ie
@OsmanKeinan-yr4ie 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@mkyser64
@mkyser64 Жыл бұрын
Sixid erayda dhabdhab heesta kuma jiro Ee waa Dheeldheel saxib Dhudhun iyo lixaadiyo Lafihii i dhamaysee Dheel dheel looma heese Adaa dhagax dixeedee
@jodhajamacyare8992
@jodhajamacyare8992 8 ай бұрын
Dhayal looma heese adaa dhagax dixeede
@mhassan0163
@mhassan0163 10 күн бұрын
dhadhaab looma heesee (dhadhaabtu waa dhagax weyn oo culus) adiga dhagax dixeed ah
@Maxamedcabdilaahiodawaa
@Maxamedcabdilaahiodawaa Ай бұрын
Ccccc🎉🎉🎉❤😢😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-lp5wk9vg9x
@user-lp5wk9vg9x Ай бұрын
Sunday/16/june Maalin ciid carafa oo mirqaanku joog hoose ku duulayo
HOOYOY LA'AANTAA ADUUNYADA HUBAASHII EE MAXAMED SALEEBAAN TUBEEC
13:26
Moha deeqsi Officiall
Рет қаралды 430 М.
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 5 МЛН
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 8 МЛН
Adduunyooy Xaalkaa Ba' (Kaban) || Maxamed Mooge Liibaan || HD +Lyrics
9:03
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 1,4 МЛН
Heestii Riyo Lyrics Kaban Aun Maxamed S Tubeec
7:15
laylis channel
Рет қаралды 134 М.
Maxamed Mxasan kabanle
10:29
axmed Arshe
Рет қаралды 44 М.
duaad xanfar (roonow allahayow ruuxaad u roon tahay )
8:03
mustafe xaraaro
Рет қаралды 12 М.
MAXAMAD S TUBEEC | HEESTA CAJABEEY | QARAAMI XUL AH + LYRICS
8:05
SUUXAYE LYRICS
Рет қаралды 1,6 МЛН
Mohamed Saleebaan Tubeec Bilowgeeni Hore
9:15
Royal Media Pro
Рет қаралды 75 М.
Толстый солдат всем отомстил #shorts
1:00
Grandma Cat - the Hot Dog Eating Champion #gaming #food #challenge  #cartoon
0:15
Super Emotional Stories
Рет қаралды 9 МЛН
Всегда проверяйте зеркала
0:19
Up Your Brains
Рет қаралды 17 МЛН
Бушмен и бабуин. В поисках воды.
0:42
Парень рассекретил измену своей жены😳
0:57
Grandma Cat - the Hot Dog Eating Champion #gaming #food #challenge  #cartoon
0:15
Super Emotional Stories
Рет қаралды 9 МЛН