Hees Qaraami ah Axad by Samatar
10:13
11 жыл бұрын
Sheekh Mustafe Muxaadaro 1 / 5
7:38
13 жыл бұрын
Sheekh Mustafe Muxaadaro 2 / 5
9:23
13 жыл бұрын
Sheekh Mustafe Muxaadaro 3 / 5
9:13
13 жыл бұрын
Sheekh Mustafe Muxaadaro 4 / 5
10:14
13 жыл бұрын
Sheekh Mustafe Muxaadaro 5 / 5
7:06
13 жыл бұрын
Пікірлер
@InnocentDancers-wt8un
@InnocentDancers-wt8un 3 ай бұрын
Erayada abwaan maxamed Ibrahim warsame (hadrawi) codkuna xasan aadan samatar kabanka jiim shiikh mumin laxanka cabdikarin jiir
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 3 ай бұрын
HEESTAN WAXAA QAADEY AXMED RABSHO MAXAMED MOOGE BAGAAG IYO XASAN AADAN SAMATER ANIGA WAXAA IIGU FIICAN XASAN AADAN SAMATER
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 3 ай бұрын
HEESTAN WAXAAN KU XASUUSTAA 2016 KII HARGEISA IYO JACEYLKII RUNTA AHAA EE IGA QASAAREY I AM SO REALLY SORRY ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ WAQTI IYO LACAG AAD U BADAN
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 3 ай бұрын
ILAAHEY HA U NAXARIISTO ABWAAN MAXAMED IBRAAHIN WARSAME HADRAAWI AYAA ISKA LEH HEESTAN WAA AABIHII JACEYLKA
@adankenow2688
@adankenow2688 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-xr3tl2ty1q
@user-xr3tl2ty1q 5 ай бұрын
❤❤❤❤
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 6 ай бұрын
HEESTAN WAXAAN KU XASUUSTAA HANA CABDI CALI QURUX WANAAG OO AH NASAB NASAB DHALAY UGAADH CUMAR NASAB AH OO QURUX BADAN
@omermohamed7159
@omermohamed7159 7 ай бұрын
Long live legend Xasan adan samatar
@sareguudmohaalishiine
@sareguudmohaalishiine 9 ай бұрын
Wwwww
@hassahilowle-nh7nj3ru5s
@hassahilowle-nh7nj3ru5s 11 ай бұрын
Ubax la aruuriyo inoogu danbeysay?
@MoMo-cl3gr
@MoMo-cl3gr Жыл бұрын
An kala war heynan ku af goyay heste maxay adiga kula tahay from Minneapolis Minnesota.
@user-ng1hl1gp3k
@user-ng1hl1gp3k Жыл бұрын
Heestan dadow waxaa ugu horaan qaaday maxamed warsame qasaali inta kale way kadabaqaadeen waxana lgu duubay markii ugu horaysey codka axmad cawed rabsha waxan isaguna qaaday maxamed mooge iyo bagaag
@muhudininadeeks880
@muhudininadeeks880 Жыл бұрын
Wayawaya ❤❤
@worldtiktok3000
@worldtiktok3000 Жыл бұрын
2023 June 25 abaaro 12:33am anigoo fadhiya warshad ku taala garoowe Waa markii 9aad aan dhagaysto heestaan
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Arimada jaceylbaaa... i hogaaminaysoo.. misna kama adkaystoooo. kama hoydo aydoo👋😊
@mohamedabdi4509
@mohamedabdi4509 Жыл бұрын
😢😢😢😢 naftu olol madayso😢😢😢
@dhageycade7248
@dhageycade7248 Жыл бұрын
xasus aan ilabi donin waye hestan tariikh ayey kuleedahay nafteeydaa asaxabeey
@moustaphatafo979
@moustaphatafo979 Жыл бұрын
Kabankaa dhan walba u ciyay waxa tumaya AUN JIIM SHEEKH MUUMIN YAA DHAGAYSTAY 2022
@dahirabdiwali5987
@dahirabdiwali5987 4 ай бұрын
markan waxaa tumayo Da,ud cali masxaf.!!! Allaha u naxariisto labadoodaba iyo abwaan xadraawi iyo laxanka ninkii saaray abdikariin jiir.
@marwonur5325
@marwonur5325 2 жыл бұрын
Who is lister ing 2022
@mohiadina.mohamed7045
@mohiadina.mohamed7045 2 жыл бұрын
Heeskan asal ahaan waxaa sameey nin falastiini ah waxaana ku luqeey fanaan suudaanees ah oo la dhoho saalax ibnu baadiya, waxaana la dhahaa ليلة السبت waxaa ka helay bashiir xaddi oo ahaa laxameyste waxa uu ka codsaday hadraawi inuu Turjumo, hadraawi wuu ku aqbalay wuxuuna u bixiyay axad.
@axmadwallyaxmadwally5491
@axmadwallyaxmadwally5491 2 жыл бұрын
Active au appel entrant
@saidmohamed2517
@saidmohamed2517 2 жыл бұрын
I have been listening this song since 2006 It’s such an incredible song.
@MTooyo
@MTooyo 2 жыл бұрын
Heestan Laxanka waa Abdikarin Jiir, allah ha u naxariistee.
@ahmedyare7393
@ahmedyare7393 2 жыл бұрын
Heestaa ma fahmi kartaan xataa hadii kalmad kalmad la ifiin kugu macneeyo xataa waad ku wareeraysaan .allaha fahamka saxiibka iiga dhigay ayaa mahad leh.
@inacabdirisaaq6529
@inacabdirisaaq6529 2 жыл бұрын
Noo faa’iidee walaal bal 😂
@mohamedabdi4509
@mohamedabdi4509 Жыл бұрын
Alx dheh sxb lkn fahmada adi kaliya alle kuma siinin Teeda kale dadka lama yasee waa la isla meel dhigaa ama naftada loogu sheekeeyaa inay dadka ka fiicani jiraan
@moogecali7392
@moogecali7392 2 жыл бұрын
2022 jenwry
@abdisalan5493
@abdisalan5493 2 жыл бұрын
0
@marwanlyrics8540
@marwanlyrics8540 2 жыл бұрын
Mar waxan irahda Ku ilawi meyse Wey imane si jog Mar waxan irahda Axdigad dhigaten Koley ofin meyse Samir ebo qado Ka fagow agtede Urkeyga galiya Aramida jaceylka Ihogamineso Misna kama adkesto Kama hoydo aydo.... axlaa ya samatar i was born 1997 and i love old school songs.
@abdiwali856
@abdiwali856 Жыл бұрын
𝙽𝚊𝚏𝚝𝚞 𝚘𝚕𝚘𝚕 𝚖𝚊𝚍𝚎𝚎𝚢𝚜𝚎𝚎🔥💔🥲
@MoMo-cl3gr
@MoMo-cl3gr Жыл бұрын
I'm back after one year wan so labtay meshan ku dhageysan jiray ilahay unban og 1 Sano kahor iyo cawa mesha jogo adunka wa harka 2disa galin
@xassanomar6064
@xassanomar6064 2 жыл бұрын
hala hala yaa xasan allaha yacisaka
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
I⁹ī
@galoolchannel8985
@galoolchannel8985 2 жыл бұрын
Heestan maxamed moge halkeda dhigay fikirkayga
@sheekeeye369
@sheekeeye369 3 жыл бұрын
Jaceyl iyo kaban marqaan ah Axadii abal hadra iyo samatar allha xafido
@cadanihirmoge6344
@cadanihirmoge6344 3 жыл бұрын
Legend xasan aadan samatar
@somalitoday4962
@somalitoday4962 3 жыл бұрын
Kabanka Gacantii macaneed jiim shiekh muumin
@dahirabdiwali5987
@dahirabdiwali5987 4 ай бұрын
Da,ud cali masxaf waaye
@mahadmataankuriya
@mahadmataankuriya 3 жыл бұрын
waxan xasustay wayo wayo & ti dhalin yaranimo ax ya xasuus nin ki somaray ayunba garanaya
@shaaficigaboose3468
@shaaficigaboose3468 3 жыл бұрын
18may 2021 xasuus hora iguso kacday
@libanibrahimmohamedmohamed4845
@libanibrahimmohamedmohamed4845 3 жыл бұрын
12.05.2021 Malin cidul fitri ah amigo ku cawenayo eastleigh Nairobi 😍
@abdimohamed55
@abdimohamed55 3 жыл бұрын
Mulaxalkii weynaa cabdikarim farax qaarey
@savaanaboy8295
@savaanaboy8295 3 жыл бұрын
Hadadad February 2021 aad ila dawanayso salaanta ha ila dhaafin.🙋‍♂️🖐
@cumarmiineey31
@cumarmiineey31 3 жыл бұрын
2021 inta daawaneysaa liketa heyga xasdina
@mohammedadem7879
@mohammedadem7879 3 жыл бұрын
Qaaci 2 ma ahan
@haifaabdi5686
@haifaabdi5686 3 жыл бұрын
19.November Haben fiid nimo 22:33 Germany s❤️
@hfjfgg6141
@hfjfgg6141 3 жыл бұрын
Anigoo sawiyaayoo.
@ilkacaseheybad290
@ilkacaseheybad290 3 жыл бұрын
Yasalam
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 3 жыл бұрын
Arrageeda taan ku il-doogsadey". Ma ilowsan tahay". Axdigaad martiyo". Meeshaad i tidhi waan imaanayaa😍?
@somaliarchive790
@somaliarchive790 3 жыл бұрын
Erayadii xadraawi. Codkii xasan Aadan Samatar Xsan baashe Cuudkii daauud cali masxaf
@kamaalilkacase
@kamaalilkacase 3 жыл бұрын
20/9/2020 2;20am kismaayo jubada hose somaliya Heestan Asalkeeda Waxaa iskalaha Abwaan Reer falastiin Ah Waxaana qaadey fanaan Reer suudan Ah saalax ibnu badiya magaceeda Waxaa la oran jirey Leytul sabti Kadib Waxaa somaali Ubadaley Abwaan Hadraawi Waxuuna Ubixiyey Leyltul Axad Fanaanin badan Ayaa qadey oo,somali Ah Waxaa kamid Ahaa (1) xasan Adan samatar (2)axmed moge libaan Iyo Fanaanin kale Oo dhawr Ah Waxaa Ugu danbeyey oo qadey Abdifataax jarmal Sidaa Ula socda Tarikhda Heesta Jiilka cusub iyo ka Iman donaw like tana Heyga ilaawina
@cnaasirkooraar8104
@cnaasirkooraar8104 Жыл бұрын
Waxan qaday axmed rabsho kaliya
@wanaagsameey5809
@wanaagsameey5809 Жыл бұрын
Heestaan asalkeeda waxaa axmed caawad rabsho bro
@DixGudban
@DixGudban 3 жыл бұрын
Qaraami lama yidhaahdo heesaha nuucan ah. Waa Qaaci , markaan ay tahay kaban iyo durbaan
@hasanshiiqa1768
@hasanshiiqa1768 4 жыл бұрын
Xasan aden guuul
@padronedelmare1307
@padronedelmare1307 4 жыл бұрын
Cabdikariin Faarax Qaareey “Jiir” Number ONE laxamiste, Hadraawi Number ONE abwaan, Samatar Number ONE fannaan, weey isku dhammaatay.
@cabdimuqtaar7885
@cabdimuqtaar7885 3 жыл бұрын
kadaa dadka beenta...singub ,tubeec,jaango
@abdirhmanmohamedali7753
@abdirhmanmohamedali7753 3 жыл бұрын
Jiim sheekh mumim number one kabaniiste
@abdishakourosmanmouse
@abdishakourosmanmouse 2 жыл бұрын
Heestan laxankeda bashiir xadi laxamiste la yidha lahaaa
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 2 жыл бұрын
@@abdishakourosmanmouse waa Abdikarim Jiir wll; waa heesaha caanka ah ee laxankooda cid kastaa taqaan muran ma gasho
@abdilaahihussencg9169
@abdilaahihussencg9169 Жыл бұрын
@@abdishakourosmanmouse haa sxb waa ruunta alle haa uu naaxariisto bashiir xadiyo iyo abwaan hadrawi and abdikariin jiir
@joofiyojowharad4814
@joofiyojowharad4814 4 жыл бұрын
26‘62020 eeshcala hees garanaya garanaya waxay ka hadlayso 😍😭
@kurbejr6504
@kurbejr6504 4 жыл бұрын
Kama dhargo heestan waqtigan aan qorayo faaladan malaha ilaa 5 goor oo daqiiqado yari u dhaxeeyaan baan ku celceshaday wax kalena maaha ee farshaxanka meesha ku dhaadan baa cajiib ka bilaw erayo, laxan, fardahabka garaacaya kabanka.......!!!