Hees Qaraami ah Axad by Samatar

  Рет қаралды 916,556

hassanjky

hassanjky

12 жыл бұрын

Waa hees kaban ah codka waa samatar kabanka aadka u macaana waa Jiim Shiikh Muumin. by studio weydhacdaa

Пікірлер: 289
@kimow999
@kimow999 4 жыл бұрын
Heestan waxaa qaadeen laxanka iyo mirahaba isku mid ah weliba Kaban ah... M. Mooge iyo Dararamle... Wallahi ineysan usoo dhawaan karin Samatar... Mucjiso hadu jiro waa kan Xassan Aden Samatar...
@padronedelmare1307
@padronedelmare1307 4 жыл бұрын
Cabdikariin Faarax Qaareey “Jiir” Number ONE laxamiste, Hadraawi Number ONE abwaan, Samatar Number ONE fannaan, weey isku dhammaatay.
@cabdimuqtaar7885
@cabdimuqtaar7885 3 жыл бұрын
kadaa dadka beenta...singub ,tubeec,jaango
@abdirhmanmohamedali7753
@abdirhmanmohamedali7753 2 жыл бұрын
Jiim sheekh mumim number one kabaniiste
@abdishakourosmanmouse
@abdishakourosmanmouse 2 жыл бұрын
Heestan laxankeda bashiir xadi laxamiste la yidha lahaaa
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 2 жыл бұрын
@@abdishakourosmanmouse waa Abdikarim Jiir wll; waa heesaha caanka ah ee laxankooda cid kastaa taqaan muran ma gasho
@abdilaahihussencg9169
@abdilaahihussencg9169 Жыл бұрын
@@abdishakourosmanmouse haa sxb waa ruunta alle haa uu naaxariisto bashiir xadiyo iyo abwaan hadrawi and abdikariin jiir
@kamaalilkacase
@kamaalilkacase 3 жыл бұрын
20/9/2020 2;20am kismaayo jubada hose somaliya Heestan Asalkeeda Waxaa iskalaha Abwaan Reer falastiin Ah Waxaana qaadey fanaan Reer suudan Ah saalax ibnu badiya magaceeda Waxaa la oran jirey Leytul sabti Kadib Waxaa somaali Ubadaley Abwaan Hadraawi Waxuuna Ubixiyey Leyltul Axad Fanaanin badan Ayaa qadey oo,somali Ah Waxaa kamid Ahaa (1) xasan Adan samatar (2)axmed moge libaan Iyo Fanaanin kale Oo dhawr Ah Waxaa Ugu danbeyey oo qadey Abdifataax jarmal Sidaa Ula socda Tarikhda Heesta Jiilka cusub iyo ka Iman donaw like tana Heyga ilaawina
@cnaasirkooraar8104
@cnaasirkooraar8104 Жыл бұрын
Waxan qaday axmed rabsho kaliya
@wanaagsameey5809
@wanaagsameey5809 Жыл бұрын
Heestaan asalkeeda waxaa axmed caawad rabsho bro
@maryanabdirahman8927
@maryanabdirahman8927 5 жыл бұрын
Waaa la iii adimay Axadii sidan ku egaye 😰 Axxxx xasuus iyo wayo wayo wayaha labtada ku heyso 😌🙏
@moustaphatafo979
@moustaphatafo979 Жыл бұрын
Kabankaa dhan walba u ciyay waxa tumaya AUN JIIM SHEEKH MUUMIN YAA DHAGAYSTAY 2022
@dahirabdiwali5987
@dahirabdiwali5987 3 ай бұрын
markan waxaa tumayo Da,ud cali masxaf.!!! Allaha u naxariisto labadoodaba iyo abwaan xadraawi iyo laxanka ninkii saaray abdikariin jiir.
@ahmedfaarah3710
@ahmedfaarah3710 5 жыл бұрын
2019 hadaad igula raaxaysanayso Like ha ila dhaafin
@zakariaalizaka6091
@zakariaalizaka6091 5 жыл бұрын
Adoy meeshana wqti xadirkaan sariir kula hoos jiraah songs from mugdishoo
@mohammedfaysal8882
@mohammedfaysal8882 5 жыл бұрын
Hees qisa weyn xambarsaaaan weye
@tusbaxleyare25
@tusbaxleyare25 5 жыл бұрын
Waliba dayaxa kula xisaabinayaa
@ahmedmohamed-mf3xt
@ahmedmohamed-mf3xt 5 жыл бұрын
Waa koognaa
@ahmedmohamed-mf3xt
@ahmedmohamed-mf3xt 5 жыл бұрын
Waa joognaaa
@marwanlyrics8540
@marwanlyrics8540 2 жыл бұрын
Mar waxan irahda Ku ilawi meyse Wey imane si jog Mar waxan irahda Axdigad dhigaten Koley ofin meyse Samir ebo qado Ka fagow agtede Urkeyga galiya Aramida jaceylka Ihogamineso Misna kama adkesto Kama hoydo aydo.... axlaa ya samatar i was born 1997 and i love old school songs.
@abdiwali856
@abdiwali856 Жыл бұрын
𝙽𝚊𝚏𝚝𝚞 𝚘𝚕𝚘𝚕 𝚖𝚊𝚍𝚎𝚎𝚢𝚜𝚎𝚎🔥💔🥲
@MoMo-cl3gr
@MoMo-cl3gr Жыл бұрын
I'm back after one year wan so labtay meshan ku dhageysan jiray ilahay unban og 1 Sano kahor iyo cawa mesha jogo adunka wa harka 2disa galin
@ahmednoor702
@ahmednoor702 4 жыл бұрын
wow wow 2013 jcl mcn bdn maxa isla so marnay yaq qofan ogahay xasus
@abdimohamed55
@abdimohamed55 3 жыл бұрын
Mulaxalkii weynaa cabdikarim farax qaarey
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Arimada jaceylbaaa... i hogaaminaysoo.. misna kama adkaystoooo. kama hoydo aydoo👋😊
@mohamedabdi4509
@mohamedabdi4509 Жыл бұрын
😢😢😢😢 naftu olol madayso😢😢😢
@saidmohamed2517
@saidmohamed2517 2 жыл бұрын
I have been listening this song since 2006 It’s such an incredible song.
@dahirduale5650
@dahirduale5650 4 жыл бұрын
Heestan waxan ku xasuustaa anigoo aad u dhageysta ayaa waxaa meel dukaan aan ka shaqeyn jiray soo agmari jirtay aad uqurux badan waxaan dhahaa gabadhaa marka ay soo weynato wxn la sameyn xidhiidh illlaahay idiinkii sidii bay noqotay waan helay gabadhii lkn waxaa nalaka ka xeeyey calaf maanta waa oori nin kale Xusuus 2008
@TheMaestro8
@TheMaestro8 5 жыл бұрын
Aun Axmed cawad rabsho heesihi macaana uu kuluu qeyn jiray. Waa legend aan music giisa soomaalidu iska ilowday.
@mohhanad2279
@mohhanad2279 5 жыл бұрын
: Arimada jacaylbaa : ihogaaminaysoo : misna kama adkaystoo : kama hoydo aydee : naftu orod ma daysee
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 3 ай бұрын
ILAAHEY HA U NAXARIISTO ABWAAN MAXAMED IBRAAHIN WARSAME HADRAAWI AYAA ISKA LEH HEESTAN WAA AABIHII JACEYLKA
@somaliarchive790
@somaliarchive790 3 жыл бұрын
Erayadii xadraawi. Codkii xasan Aadan Samatar Xsan baashe Cuudkii daauud cali masxaf
@abdallasaid6433
@abdallasaid6433 6 жыл бұрын
Alfannaan Xassan aadan allayaa-cizak inkastoo heeskaan asalkiisii uuqaaday fannaankii waynaa allaha unnaxariistee Ahmad rabsha
@soomaaliweyn7600
@soomaaliweyn7600 8 жыл бұрын
wallee ninkaaan laxamiistayaaasha ayaa si gaar ah u caawiya. viva Samatar fannaan qarameed
@sheekeeye369
@sheekeeye369 2 жыл бұрын
Jaceyl iyo kaban marqaan ah Axadii abal hadra iyo samatar allha xafido
@abukarmohamedhassan4756
@abukarmohamedhassan4756 5 жыл бұрын
Al fanaaan xasan aadan samatar waxaan u ahay big support
@abdullahikahiyebare5159
@abdullahikahiyebare5159 7 жыл бұрын
fanan qaran xasan adan samatar mar. waxan irahdaa kuilawi meyse wey imaani si joog
@mohiadina.mohamed7045
@mohiadina.mohamed7045 2 жыл бұрын
Heeskan asal ahaan waxaa sameey nin falastiini ah waxaana ku luqeey fanaan suudaanees ah oo la dhoho saalax ibnu baadiya, waxaana la dhahaa ليلة السبت waxaa ka helay bashiir xaddi oo ahaa laxameyste waxa uu ka codsaday hadraawi inuu Turjumo, hadraawi wuu ku aqbalay wuxuuna u bixiyay axad.
@khadarjama4813
@khadarjama4813 4 жыл бұрын
Axyaa xasan adn #WAAW 2020 YAA LA DHEGEYSTSY AM IN MN USA
@MTooyo
@MTooyo 2 жыл бұрын
Heestan Laxanka waa Abdikarin Jiir, allah ha u naxariistee.
@Gio19910
@Gio19910 7 жыл бұрын
xasan baashe best fanan ever caleeyk caleyk..
@salansacad
@salansacad 4 жыл бұрын
Maansha alla waa midhihii hadraawi kabankii jiim sheekh muumin codkii samatar
@joofiyojowharad4814
@joofiyojowharad4814 4 жыл бұрын
26‘62020 eeshcala hees garanaya garanaya waxay ka hadlayso 😍😭
@warsameamalle8831
@warsameamalle8831 7 жыл бұрын
Ereyadu waa Hadraawi. Laxanku Waa Cabdikarim Faarax Qaarey "Jiir"
@bulecade9814
@bulecade9814 8 жыл бұрын
Caadi ma aha Daud iyo samatar waah waah
@InnocentDancers-wt8un
@InnocentDancers-wt8un 2 ай бұрын
Erayada abwaan maxamed Ibrahim warsame (hadrawi) codkuna xasan aadan samatar kabanka jiim shiikh mumin laxanka cabdikarin jiir
@savaanaboy8295
@savaanaboy8295 3 жыл бұрын
Hadadad February 2021 aad ila dawanayso salaanta ha ila dhaafin.🙋‍♂️🖐
@cabdimalikmaxamud6945
@cabdimalikmaxamud6945 9 жыл бұрын
Woow dhiiga iyo dhuuxa ayay dhaqaajinaysaa eshcalaa hees iyo xasuustii waayo waayo
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 3 жыл бұрын
Arrageeda taan ku il-doogsadey". Ma ilowsan tahay". Axdigaad martiyo". Meeshaad i tidhi waan imaanayaa😍?
@abdalamohamed669
@abdalamohamed669 5 жыл бұрын
2019 ya ila dhagaysanaya somali maxamed
@hamadatube8325
@hamadatube8325 5 жыл бұрын
Sxb anigaa kula dhigaysanaya
@mahamedhussein7202
@mahamedhussein7202 4 жыл бұрын
Woooow xasan aadan kuwa danbe ka shidan
@muscababdi7741
@muscababdi7741 5 жыл бұрын
Arimada jaceelbaa ihogaminesee mis kama adgeesto axsan fanaan nin weyn
@abdirisaqbuux5750
@abdirisaqbuux5750 4 жыл бұрын
Ereyada Maxamed Ibrahim Warsame (Hadraawi) laxanka Cabdikariin Faarax Jiir (qaaray) xagga cofka waxa u kala daneyey fananin badan oo ay ka mid yihiin Axmed Cawad Rabsha C/qaadir Yuusuf Bagaag Xassan Aadan Samatar Maxamed Mooge Liibaan iyo Fanaaniin kale
@jawharibnuize1219
@jawharibnuize1219 4 жыл бұрын
Malin axad ah taarikhda 25/8/2019 sacada 12:03
@naimajamac250
@naimajamac250 3 жыл бұрын
Like wxn ku saray malin sabti ah tariikhda 12/12/2020
@kaderabdiadam9443
@kaderabdiadam9443 5 жыл бұрын
2019 inta dhagaysanysa
@worldtiktok3000
@worldtiktok3000 Жыл бұрын
2023 June 25 abaaro 12:33am anigoo fadhiya warshad ku taala garoowe Waa markii 9aad aan dhagaysto heestaan
@ahmedjibriil6590
@ahmedjibriil6590 5 жыл бұрын
Uduceeya abwaan hadraawi oo caafimaadkiisu xunyey
@ilyaasmohamed4325
@ilyaasmohamed4325 4 жыл бұрын
axyaa hees iga dheh xasan adan heestan super hith ban u hayaa
@cabdishakurnuur7100
@cabdishakurnuur7100 6 жыл бұрын
2018 yaa ila dhegeystay ❤️💯💪👏
@MuminAShire
@MuminAShire 5 жыл бұрын
Aniga
@soomaaliweyn215
@soomaaliweyn215 5 жыл бұрын
17/2/2019 aniga ayaa dhageysanaya
@abdikaderadem9458
@abdikaderadem9458 4 жыл бұрын
ABwaan mohamed ibrahim warsame hadrawi alle ha daayo , Qiso cajiiba ayay ahyd oo sida igu maqaalada ah hadrawi la kulmay Balse yaa inoo shegaya qisadaa oo dhamaysa !!!!
@fahadcabdi9748
@fahadcabdi9748 4 жыл бұрын
Sxb fanan sudani ah hesta iskaleh hadrawi copy owzodhahay San San maqlay
@jimacalesuugalbunow7015
@jimacalesuugalbunow7015 7 жыл бұрын
Samatar cadii maa ahaan wayo wayo G twone
@cabdimuqtaar7885
@cabdimuqtaar7885 5 жыл бұрын
Abwaan dhiirane ayaa heeskan I baray
@abdifatahismael5824
@abdifatahismael5824 5 жыл бұрын
Sidoo kale
@abdihakimawil5476
@abdihakimawil5476 5 жыл бұрын
Wlhi sidoo kle zxb
@maxali3079
@maxali3079 5 жыл бұрын
Sido kale
@bilealiali9258
@bilealiali9258 5 жыл бұрын
Sidoo kale
@dalhadahir6972
@dalhadahir6972 5 жыл бұрын
Wlhy anba sidokale
@odaysoomaaliyed538
@odaysoomaaliyed538 4 жыл бұрын
Heestan waxaa lahaa maxamed mooge allah haw naxariiste se aniga fanaankan xasan aadan ayaa igulla cod macaan heestan anigoo walliba labada fanaan taageero buuxda u ah maxamed mooge walliba la odhankaro waa fanaanka aan ugu jecelahah fanaaniinta soomaaliyeed dib iyo horeba wlhi. Allah haku naxariisto adeer 🤲
@saidabdulla9947
@saidabdulla9947 4 жыл бұрын
Asal kii waxaa qaaday cawad amed rabsho dib u raac taariikhda
@ishdabarani
@ishdabarani 4 жыл бұрын
Cawad A Rabsho baa Iska lahaa lakin Hassan adan iyo Mohamed mooge baa ka daba qaaday
@haniyey1
@haniyey1 3 жыл бұрын
Heestaan waxaa lahaa Axmed Rabsha gadaal ayeey fanaaniin badan ka qaadeen
@BilleMohammed.
@BilleMohammed. 7 жыл бұрын
It's 2017 Still I'm Listen احلا
@jugtaculus6175
@jugtaculus6175 5 жыл бұрын
Waxa ugu hor qaaday Axmed Rabsho, kadibna Samatar, mirihii Hadraawi, laxankii Cabdikariin Faarax Qaarey Jiir, bililiqadu weligeed way jirtay ee way yaryayd!
@abdilaahihussencg9169
@abdilaahihussencg9169 Жыл бұрын
Sxb waxan maqaleey waxa laaxanka sareey bashiir xadiyo alle labada haa uu naaxariisto
@amiinhassan923
@amiinhassan923 8 жыл бұрын
wooow waxay kamidtahay heesa aanan kadalin dhagaysigooda waah xasan
@omermohamed7159
@omermohamed7159 7 ай бұрын
Long live legend Xasan adan samatar
@ArifAli-dx6zm
@ArifAli-dx6zm 5 жыл бұрын
Heestaan waxaa asalkeeda ku luqeeyay al fanaan Axmed Cawad Rabsha
@mustafearbush6656
@mustafearbush6656 5 жыл бұрын
Hala waasho ba wada sxb
@mohamedkhalif8075
@mohamedkhalif8075 10 жыл бұрын
waaw waxaasaa hees ah iyo kaban macan samatar and jiimi sh mumin
@abdulmohaa
@abdulmohaa 9 жыл бұрын
Wah wah waxas aya kaa hees ah
@mohamedjaceyl3416
@mohamedjaceyl3416 4 жыл бұрын
Way ilaawsan tahay
@jaangoanamalle6425
@jaangoanamalle6425 11 жыл бұрын
Ereyaddii Abwaan Hadraawi. Laxankii macaan waa Abwaanka ama Boqorka codadka cajaa-ibka leh sameeya: Abdulkarim Faarax Qaarey "Jiir"
@nadiir5213
@nadiir5213 6 жыл бұрын
kkkk
@cabdirisaaqcali6040
@cabdirisaaqcali6040 3 жыл бұрын
Abwaan waa ( hadraawi)
@BigmanHBL
@BigmanHBL 11 жыл бұрын
waaw hees waatanaa maashalaah.
@amolaamin2618
@amolaamin2618 10 жыл бұрын
Hees laba ma ahan koley ani si gooni ah ayaan uga helay
@user-ng1hl1gp3k
@user-ng1hl1gp3k Жыл бұрын
Heestan dadow waxaa ugu horaan qaaday maxamed warsame qasaali inta kale way kadabaqaadeen waxana lgu duubay markii ugu horaysey codka axmad cawed rabsha waxan isaguna qaaday maxamed mooge iyo bagaag
@rijal6608
@rijal6608 5 жыл бұрын
28/Juli/2019💗☝️☝️🥰 Raaxo Jcyl 🥶
@rijal6608
@rijal6608 3 жыл бұрын
2021Allow Cimriga Noo Barakee
@cumarmiineey31
@cumarmiineey31 3 жыл бұрын
2021 inta daawaneysaa liketa heyga xasdina
@abdikhadirofficial7950
@abdikhadirofficial7950 4 жыл бұрын
ishacale hees waye samatar
@a.omarahmedarab6773
@a.omarahmedarab6773 6 жыл бұрын
Anigeysla lahadloo marwaxaa iraahdaa. ........samir eeba qaado kafogoow agteeda uurkeeyga qaliyaa xasan aadan samatar fanaan dhab ah asagookale lagama sugaayo Somali ee heesahiisa aruuriya bulsho
@hanadabdi1846
@hanadabdi1846 11 жыл бұрын
waa waxaas ayaa hees ah hasan nolow sxb walee waa fanaan
@DixGudban
@DixGudban 3 жыл бұрын
Qaraami lama yidhaahdo heesaha nuucan ah. Waa Qaaci , markaan ay tahay kaban iyo durbaan
@farhanamin1119
@farhanamin1119 11 жыл бұрын
waah waah waxaas hees ah
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 3 ай бұрын
HEESTAN WAXAA QAADEY AXMED RABSHO MAXAMED MOOGE BAGAAG IYO XASAN AADAN SAMATER ANIGA WAXAA IIGU FIICAN XASAN AADAN SAMATER
@libanibrahimmohamedmohamed4845
@libanibrahimmohamedmohamed4845 3 жыл бұрын
12.05.2021 Malin cidul fitri ah amigo ku cawenayo eastleigh Nairobi 😍
@siidali5929
@siidali5929 5 жыл бұрын
Samatar fanaan qaran axsan hees
@abdulazizhashi8449
@abdulazizhashi8449 7 жыл бұрын
wa fanaan aan fanaan ka dan bayiinin ilaaha cimrigiisa ha usiyadiyo cibaadan ilaaha ha ku oofsado
@yusufguulofficial
@yusufguulofficial 4 жыл бұрын
Best Calaacal song Legend Xasan aadan samatar
@maxamedcabdulahi6410
@maxamedcabdulahi6410 4 жыл бұрын
Wow hees wanaagsan
@cabdiraxman957
@cabdiraxman957 6 жыл бұрын
Waaaaaaaaw
@mowlidmohamed5106
@mowlidmohamed5106 6 жыл бұрын
Ad iyo ad axsan fanan xasanow eedan
@abdulghanitigey9639
@abdulghanitigey9639 5 жыл бұрын
Xasan wa legend lkn heeskan fanaanka ugu cod macan ee qaadey waa cabdulqadir bagaag allaha u naxaristo dhawan ayu ku geeriyoodey muqdisho
@cawilshidane5852
@cawilshidane5852 5 жыл бұрын
Walaal goormuu bagaag dhintay aun ???
@abdulghanitigey9639
@abdulghanitigey9639 5 жыл бұрын
Walal waxa u dhintey bishi aynu so dhafney ee January sanadkan wuxuna ku geeriyoodey mogadisho waxan kaso xigtey cumar seerbiya oo Facebook gisa so galiyay
@anisayubafnan.squadultimat1716
@anisayubafnan.squadultimat1716 4 жыл бұрын
march/11/2020 ❤️🇸🇴
@somalitoday4962
@somalitoday4962 3 жыл бұрын
Kabanka Gacantii macaneed jiim shiekh muumin
@dahirabdiwali5987
@dahirabdiwali5987 3 ай бұрын
Da,ud cali masxaf waaye
@bilealiali9258
@bilealiali9258 5 жыл бұрын
18 april 2019
@mahamedabdi3416
@mahamedabdi3416 4 жыл бұрын
Xasan adan wlhi waa halis niin culus
@KhalidAli-qg5ik
@KhalidAli-qg5ik 8 жыл бұрын
yasalaam calayk samatar
@cadanihirmoge6344
@cadanihirmoge6344 3 жыл бұрын
Legend xasan aadan samatar
@muparikehel4275
@muparikehel4275 5 жыл бұрын
10/10/2018 yaa dhagaysanaya
@marwonur5325
@marwonur5325 2 жыл бұрын
Who is lister ing 2022
@haifaabdi5686
@haifaabdi5686 3 жыл бұрын
19.November Haben fiid nimo 22:33 Germany s❤️
@shafkaxasan2843
@shafkaxasan2843 7 жыл бұрын
xasan love you
@ilyaasabdi9132
@ilyaasabdi9132 7 жыл бұрын
ishcalaa hees waaya
@farxaanwadani8201
@farxaanwadani8201 5 жыл бұрын
markaan murugooda waxaan weheshadaa hasan aden samentar guulYso ilahy dambigaaga hadhaafo wehel baa ii tahy 😵
@seekguidanceb4its2late85
@seekguidanceb4its2late85 5 жыл бұрын
Quraanka ayaa laweheshadaa walaal
@DH-yi5dx
@DH-yi5dx 4 жыл бұрын
Ilaahay wehesho
@xuseenibrahim217xuseen7
@xuseenibrahim217xuseen7 4 жыл бұрын
farxaan wadani 👑👑👑👑🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👑👑😭🇸🇴☝️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ijaaboaxmad5677
@ijaaboaxmad5677 4 жыл бұрын
Xasuus waayo waayo
@hazzan
@hazzan 11 жыл бұрын
Qaraami heeso waa kuwan waxan danbe heeso maaha
@cabdiwalixirsi9382
@cabdiwalixirsi9382 8 жыл бұрын
Axsan hees Xasan baashi
@muhudininadeeks880
@muhudininadeeks880 Жыл бұрын
Wayawaya ❤❤
@ahmedyare7393
@ahmedyare7393 2 жыл бұрын
Heestaa ma fahmi kartaan xataa hadii kalmad kalmad la ifiin kugu macneeyo xataa waad ku wareeraysaan .allaha fahamka saxiibka iiga dhigay ayaa mahad leh.
@inacabdirisaaq6529
@inacabdirisaaq6529 2 жыл бұрын
Noo faa’iidee walaal bal 😂
@mohamedabdi4509
@mohamedabdi4509 Жыл бұрын
Alx dheh sxb lkn fahmada adi kaliya alle kuma siinin Teeda kale dadka lama yasee waa la isla meel dhigaa ama naftada loogu sheekeeyaa inay dadka ka fiicani jiraan
@mohamedmuhidin225
@mohamedmuhidin225 5 жыл бұрын
Axsan by abwaan hadraawi
@hassanhersi6637
@hassanhersi6637 11 жыл бұрын
Waaw eshcalaa hees
@abdulmohaa
@abdulmohaa 9 жыл бұрын
Hees macaan
@cumarcabdiraxman1649
@cumarcabdiraxman1649 6 жыл бұрын
waah waah
@hfjfgg6141
@hfjfgg6141 3 жыл бұрын
Anigoo sawiyaayoo.
@mohamedmuhidin225
@mohamedmuhidin225 5 жыл бұрын
Runtii magaranayo ninkii heskan sameeye balse waxan u maleeya abwaan hadraawi oo fanka soomaliyed qeeb weyn ka qaatay, sikataba ha ahaatee runtii waa eryo qaali ah oo qalbiga dhawacaayo. #hadraawi, yamyam Iyo dhamaan abwaanintii hore Alle ha u naxaristo inta nool cimriga ilaahey ha u barakeeyo
@adamfarah7678
@adamfarah7678 5 жыл бұрын
Waad garatay Hadraawi ayaa heestan sameeyey. Laxanka waa Jiimi shiikh muumin Muusickii daa'ud masxaf.
@princessdiamon5787
@princessdiamon5787 3 жыл бұрын
@@adamfarah7678 bisinka hadadan inta kale garayn miyaad ka aamustid Abwanka wad saxdey Laxanka ckriin jiir muusigana waa axmed rabsho oo heesta ugu horrayntii qaaday mahdsanid
@umumohamedjimcale2495
@umumohamedjimcale2495 5 жыл бұрын
20 4 2019
@hasanshiiqa1768
@hasanshiiqa1768 3 жыл бұрын
Xasan aden guuul
@nsrcabdiraxman9720
@nsrcabdiraxman9720 5 жыл бұрын
2019
@kurbejr6504
@kurbejr6504 4 жыл бұрын
Kama dhargo heestan waqtigan aan qorayo faaladan malaha ilaa 5 goor oo daqiiqado yari u dhaxeeyaan baan ku celceshaday wax kalena maaha ee farshaxanka meesha ku dhaadan baa cajiib ka bilaw erayo, laxan, fardahabka garaacaya kabanka.......!!!
@ilkacaseheybad290
@ilkacaseheybad290 3 жыл бұрын
Yasalam
SAMATAR - BEST MAXAATIRI SONG - GUULEED
14:51
AMAANDHOOREY
Рет қаралды 412 М.
HEESO KABAN AH QARAAMI MAXAMAD SULEEBAN TUBEEC+
1:41:02
Bashir Hashi Yussuf
Рет қаралды 492 М.
THE POLICE TAKES ME! feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
PANDA BOI
Рет қаралды 24 МЛН
Жайдарман | Туған күн 2024 | Алматы
2:22:55
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 1,7 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 90 МЛН
Axmed Rabsha ihn | Heestii Axadii | Kaban
8:57
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 96 М.
Heestii sabidii yaraydee | xasan aadan samatar
11:38
HEESO HD
Рет қаралды 392 М.
sida meel #barwaaqo ah #BALANBAALIS hassan aadan samater
6:35
mohamed abdi
Рет қаралды 413 М.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,2 МЛН
Geesiga Dhulkiisa lyrics  | | Tubeec Iyo Hiba Nuura
7:51
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 929 М.
HASAN AADAN "QORAXDOO AROORTII"
8:39
Maaweelo
Рет қаралды 431 М.
XASAN ADAN SAMATAR HEESTII 1973
14:11
GAFDIID GAFDIID
Рет қаралды 416 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,2 МЛН
Maalmaha qaloocaa | xasan aadan samatar |lyrics
10:00
ciiro warsame
Рет қаралды 657 М.
Qaraami Sahra Ahmed, Faysal Cumar iyo Kinsi Xaaji (waayo waayo)
7:50
Qaaci iyo Qaraami
Рет қаралды 722 М.