KZ
bin
Негізгі бет
Қазірдің өзінде танымал
Тікелей эфир
Ұнаған бейнелер
Қайтадан қараңыз
Жазылымдар
Кіру
Тіркелу
Ең жақсы KZbin
Фильм және анимация
Автокөліктер мен көлік құралдары
Музыка
Үй жануарлары мен аңдар
Спорт
Ойындар
Комедия
Ойын-сауық
Тәжірибелік нұсқаулар және стиль
Ғылым және технология
Жазылу
ASAL TV
This is the official page of ASAL TV, an Independent media group.
8:28
GO'AAN KA SOO BAXAY SHACABKA DEGAN MUQDISHO KA DIB QORSHAHA DORASHADA QOF & COD EE SOOMAALIYA ...
2 сағат бұрын
14:27
DOWLADA SOMAALIYA OO CIDANKI UGU BADNA KA DEJISAY JUBALAND & MANTA OO KISMAYO LAGU DORTAY A, MADOBE.
4 сағат бұрын
8:32
DOORASHADA MADAXWEYNAHA MAAMULKA JUBBALAND & JAWIGA MAGAALADA KISMAAYO.
4 сағат бұрын
12:15
DIGNIINTII UGU ADKEET OO KA SOO KALA YERTAY JUBALAND & PUNTLAND +CABSI WEYN OO KA JIRTA DEGANADA ...
7 сағат бұрын
15:25
FAAH FAAHINTA DUQEYN DIYAARAD OO LALA EEGTAY SALDHIG AY KOOXDA AS AY KULAN KU LAHAAYEN& MAGACYADA...
9 сағат бұрын
9:26
DEG DEG:- GO'AAN AN HORE LOO SII OGEYN AYAA KA SOO BAXAY CAAWA M/ KISMAAYO & BESHA CAALAMKA OO ...
12 сағат бұрын
8:57
MUQ:- QALAB AWOOD ULEH KA HORTAGA QARAX- YADA OO AY KA HELEEN TALISKA CIDANKA BOLISKA SOMAALIYA ....
12 сағат бұрын
10:07
HEESTA MAALINTA MACALINKA OO SI WEYN LOOGU MUUJIYAY MUDNAANTA MACALINKA UU LEEYAHAY.
14 сағат бұрын
8:55
M/WEYNE XASAN SHEEKH OO CAAWA KA DHAWAAJIYAY GO'AANKA DFS EE DOORASHADA QOF & COD BAAQNA UDIRAY ....
16 сағат бұрын
10:26
WAX KA BADAL LAGU SAMEEYAY GUDIGII KMG AHAA EE DOORASHOOYINKA & XADU- DAHA EE SOOMAALIYA.
16 сағат бұрын
8:23
M/WEYNE MUUSE BIIXI OO KA HADLAY MARKII UGU HOREYSAY NATIIJADA KA SOO BAXDAY DOORASHADII DHAWAAN ...
16 сағат бұрын
8:59
XAALADAHA DAGAAL EE SAAKAY KA CUSUB DEEGAANADA DOWLAD GOBOLEEDKA PUNT & ABAABULKA MW SICIID DENI...
16 сағат бұрын
10:03
QALADKII UGU WEYNAA EE SOMALILAND KA DHACAY & GUUSHA M/WEYNE CIRO & XISBIGIISA WADANI AY GAAREEN ...
19 сағат бұрын
8:13
SI LOO XAQIIJIYO HUFNANTA IYO DHEELI TIRKA TIIRARKA CADAALADA AYAA WAXA MAANTA JOWHAR KA BILAWDAY...
21 сағат бұрын
38:09
RW XAMSE CABDI BARE OO DABOLKA KA QAADAY XOG MUUJINTEEDA MUHIIMAD WEYN UGU FADHISA SLN, JLN & PLN..
21 сағат бұрын
8:36
M/ WEYNE XASAN SH OO DIIDAY NIDAMKA 4.5 & SIDA UCODEYN DOONAAN DADKA KU SUGAN DHANKA AL-SHABAB?...
21 сағат бұрын
8:53
FAAH FAAHINTA QARAX SABABAY QASAARE ISUGU JIRA DHIMASHO & DHAAWAC XOGTA OO DHAMEYSTIRAN...
Күн бұрын
11:31
SIDEE AYUU UDHACAY DHUL BOOBKII LAGU SAMEEYAY BEELAHA JAREERTA EE DEGA GOBOLADA DALKA SOOMAALIYA?...
Күн бұрын
25:15
SARKAAL & ILALADIISA KA TIRSAN CXD OO SI CAJIIB AH USOO BANDHIGAY QAABKA AY DHACEN HUBKA DFS & ....
Күн бұрын
8:37
GO'AAN HALIS WEYN XAMBAARSAN OO AY QAADATAY MAANTA DOWLADA ETHIOPIA & JAWABTA DOWLADA SOOMAALIYA...
Күн бұрын
13:16
MASAR & TURKIGA: XIISADA KA DHEX ALOOSAN SOOMAALIYA & ETHIOPIA & YAA HANTAY NATIIJADA DOORASHADA?...
Күн бұрын
9:51
DOWLADA FEDERAALKA SOOMAALIYA OO XALAY XILI-DAMBE SI BUUXDA UXAQIIJISAY IN DALKA UTALAABSADAY ....
Күн бұрын
14:51
2 LABA KA MID AH DADKII KA DAMBEYAY DILKA AYAA LA SOO QABTAY & XFS OO KA HADASHAY FACEBOOK-YADII ...
14 күн бұрын
11:32
MW XASAN SHEEKH OO WEERARKII ABID UGU ADKAA UGA YIMID MW MUUSE BIIXI KANA HADLAY ARRINTA JUBALAND...
14 күн бұрын
13:42
XILDHIBANO FEDERAL AH OO AXMED MADOBE KU TAGERAY DORASHO DADBAN & NIN ETHIOPIAN AH OO LAGU DILAY...
14 күн бұрын
8:50
ISBAHEYSIGII MW XASAN SHEKH USAHLAY MAMULIDA DALKA OO MAR KALIYA ISU BEDELAY MUCAARAD & XALADA DALKA
14 күн бұрын
19:25
DHALEECEENTII UGU ADKEED OO LOO KEEDIYAY DFS IYO HAY'ADDAHEDA KALA DUWAN & MW XASAN SH OO DAFIRAY...
14 күн бұрын
9:05
GUUL DARADII CAAWA EE VILLA SOMALIA & ODAWAA YUUSUF RAAGE OO MAR KALE NOQDAY TALIYAH CIIDANKA XOOGA.
14 күн бұрын
9:02
DFS OO SOO SAARTAY AMAR KA DHAN AH JUBALAND & FAAHFAAHINTA QARAXYADA KOONFURGALBEED EE NISA IYO CXDS
14 күн бұрын
Пікірлер
@halimaahmed2179
4 сағат бұрын
Cid kasta oo sog dalka la wadaagta dal shisheeye in maxkamad la hor geeyo wa sax
@AliAhmedAyanle
5 сағат бұрын
Ku soco koley meel bay usocotaa
@MulkiBashiir-j1n
5 сағат бұрын
Madaxweyne ay soo zereyso maxkamad gobol waa cashar iga maqnaa balse waan note gareysanayaa
@AhmedCabdalleAhmed
5 сағат бұрын
Ismalaheen sidaan dhan ayaa ufududahay dowlada dhexe
@AdamAbdullahi-xp5th
5 сағат бұрын
Soo qabashaa waa war kale oo igu cusub waaba hadii ay sahlan tahay
@AhmedCabdalleAhmed
Күн бұрын
Waa arrin cajiib ah soomaaliya heerkaan miyaa mareysaa
@FcWadajirjowharFcwadajir
Күн бұрын
Codka 1aad aniga isiiya waa hubaal anigaa mudan weydiiya madaale
@FcWadajirjowharFcwadajir
Күн бұрын
Galabta miyaa doorashada mise beri subax?
@MulkiBashiir-j1n
Күн бұрын
Gudoomiye madaale aribta doorashadalee ka hadal gabdhahaan iska dhaaf waalidkooda soo deestay
@MulkiBashiir-j1n
Күн бұрын
Axmed madowe mala soo qabtay mise weli waa la raadinaa
@AliAhmedAyanle
Күн бұрын
Doorashada mala gaaray mise weli waaye😂😂😂😂😂😂
@nasteexoabuukar7582
Күн бұрын
Fashilka federal meel fogaan ka arkay qof iyo cod iska daaye xitaa soomaalida in dib isugu soo laaban ayaa dhicikarta
@maxameddeeqow7708
Күн бұрын
Dagaalkii alshabab uu kula jiray ma waxuu uwareejiyay axmed madoobe
@maxameddeeqow7708
Күн бұрын
Jiliin wey dhaaftay baasha xasan sh cijiyaha ayuu ku dagaalamayaa waxna kow uma soo joogaan
@MohamedHassan-iw3bc
Күн бұрын
Dad masakiina oo lacag yar la siiyey
@AliAhmedAyanle
2 күн бұрын
Dalkaan waxaa ubilaawatay huwanti la,aan siyaasadeed ee soomaaliya isbar qabta oo wada hadla koley dhibkii yimaada cidna u eedsan meyno
@MulkiBashiir-j1n
2 күн бұрын
Aniga isma laheen intaan oo saameyn ah ayuu leeyahay axmed garcade
@MulkiBashiir-j1n
2 күн бұрын
Xasan quuso koley intaan ka dib kama sii dabajiitami kartid madaxweyne axmed madoobe
@MulkiBashiir-j1n
2 күн бұрын
Oday axmed saameentaada wey muuqataa waan kuu saaray salaanta
@AhmedCabdalleAhmed
2 күн бұрын
Waad ku fashilantay ragii muqdisho ka soo dirtay si ay u carqaladeeyaan doorashada
@AhmedCabdalleAhmed
2 күн бұрын
Xasan sheekh waa lagaa guuleystay
@XasanXaajiCaliBoore
2 күн бұрын
Asc
@maxameddeeqow7708
3 күн бұрын
Shalay markii uumucaaradka ku ahaa dowladii farmaajo waxuu lahaa jubaland iyada umadaxbanaan doorashooyinkeeda. Maantana uma madaxbanaana waxaasi miyaa dowladnimo ah
@maxameddeeqow7708
3 күн бұрын
Dhaqanka xasan sh waa lajoojiyaa banaan lajiifiyaa banaan
@maxameddeeqow7708
3 күн бұрын
Dib udhac dagaal sokeeye iyo dulmi ayaa ka bilaawday dowlada dhexe dhankeeda
@Uthmail2804
3 күн бұрын
Goormaan dowladnimo gaareynaa oo aan cadowga is iska celineynaa
@Uthmail2804
3 күн бұрын
dalkaan bad bad badbadin ayuu ubaahan yahay maxaa yeelay madaxda iyakaaba isfiixsanaayo
@ShirkaaraXuseen
3 күн бұрын
Dalka baarlamaan ayuu leeyahay ayagaana ansixiyey 😂😂😂
@Uthmail2804
3 күн бұрын
sheekadaan waa dheeraatay ee tanaasul ma Jira miyaaa
@ShirkaaraXuseen
3 күн бұрын
😂😂😂😂Qaswadayaal waa yihiin shacabka somalida ee daacada ah ayaa qiraayaan 😂
@AhmedCabdalleAhmed
4 күн бұрын
Koley Abu Abu wan maqalnaa waa yaabe Abu Abu talow ehel ma leeyahya?
@AhmedCabdalleAhmed
4 күн бұрын
Wey dhacdaa balse maleeska wareeystay dadka rayodka ah
@nasteexoabuukar7582
4 күн бұрын
Wqa arin kale markay halkaas xaajada mareyso
@MulkiBashiir-j1n
5 күн бұрын
Weli ma qaan gaarin xasan sheekh
@AliAhmedAyanle
5 күн бұрын
Wax weliba ha dhaceene koley doorashada wey qabsoomeysaa maxaa yeelay gudoomiyaha baarlamaanka waala doortay
@AdamAbdullahi-xp5th
5 күн бұрын
Xasan shiiq isseji cadi iska dhig tan wey ku martay
@AdamAbdullahi-xp5th
5 күн бұрын
Dastuurka hadiiba uu ugolyahay waa in axmee madoowe howshiisa qabsado
@maxameddeeqow7708
5 күн бұрын
Madaxda dowlad goboleedyada waxay u afduuban yihiin xasan sh marka laga reebo deni iyo axmed madoowe
@maxameddeeqow7708
5 күн бұрын
Markii horaba sharci kuma dhisneen heshiisyada dowlada xasan sheekh ee waxaa daciifnimo siyaasadeed ah in shacabka la cadaadiyo ganacsiga la cuuryaamiyo
@FcWadajirjowharFcwadajir
5 күн бұрын
Walee fashil siyaasadeed ayuu ku dhacay Xasan sheekh
@FcWadajirjowharFcwadajir
5 күн бұрын
Oo hada ma waxa leedahay xasan sheekh dabintii uu isaga dhigay ayuu ku dhacay
@MohamedHassan-iw3bc
5 күн бұрын
Waa guul wayn ahmed uma joojinayo kopxda villada fadhida
@AhmedCabdalleAhmed
5 күн бұрын
Beesha caalamka aad sheegeysid waaba iyada waxa dhibay oo iska horkeenay siyaasiinteena
@FcWadajirjowharFcwadajir
5 күн бұрын
Waa wax lagu farxo hadii ay yihiin wax leesku haleenkaro
@AliAhmedAyanle
5 күн бұрын
Wey bateen kulamada taliye asad ilaa intee siisocondoonaan kulamada taliyaha mise shaqada taliya ugu sareeyo booliska miyaa ah kulamo in uu qabto
@nasteexoabuukar7582
5 күн бұрын
Allah hanagu xafido dalkeena
@nasteexoabuukar7582
5 күн бұрын
Iskuduubnida bulshada ayaa ka tayo badan qalabkaas
@AdamAbdullahi-xp5th
5 күн бұрын
Koley qaraxyada muqdisho allah uunba dhameyn kara allah hanaga yasiro
@AdamAbdullahi-xp5th
5 күн бұрын
Subax suuban asal tv
@AliAhmedAyanle
6 күн бұрын
Bahda Asal Tv wad ku mahadsan tihiin sida aad usoo gudbiseen maalintaan qiimaha bada