Qaramada midoobayna waxay dan u arkaan in maaliyad joogta ah ku baxdo qorshaha amaanka soomaaliya
@maxameddeeqow770811 күн бұрын
Masar Turkish itoobiya iyo dhamaan kuwa ku mideysay qm maxaa ka quseeya danaha soomaaliya😮😮
@AdamAbdullahi-xp5th11 күн бұрын
Turkiga danta uu Africa ka leeyahay iga daba geeya
@AdamAbdullahi-xp5th11 күн бұрын
Waanba fahmi waayey mida kale masar iyo itoobiya dagaalkooda soomaaliya kaga faaidaysanayaan
@AliAhmedAyanle11 күн бұрын
Dhibaatada waxaa keenay nimaanka midowga afrika la baxay
@FcWadajirjowharFcwadajir11 күн бұрын
La yaab malaha itoobiya in soomaaliya ay xoog usheegato waxaa usawab ah dadka qaar ee soomaalida ah oo ku faraxsan in soo.aal8ta ay sii joogaan ama ay la macaamilaan
@MulkiBashiir-j1n11 күн бұрын
Malin walba ma dhageysan karno ethiopian aa sidana dhahaday sand sameeyssy
@AliAhmedAyanle11 күн бұрын
Dhibaato aan oolim dalkeena ayaa shaqo abuur ka dhigteen
@MulkiBashiir-j1n11 күн бұрын
Ethiopian ha inoo tuuhtuuhina intaan ka dib dagaal ayaa taagan tahay