Hees Saalax Qaasin Naaji
7:22
6 жыл бұрын
Riwaayadii Cidla ka qooq part 3
46:31
Deg Deg Daawo Heeso xul ah part 4
8:15
Deg Deg Daawo Heeso xul ah part 3
51:57
Deg Deg Daawo Heeso xul ah part 2
51:50
Deg Deg Daawo Heeso xul ah part 1
51:53
Riwaayadii Godob Jacayl part 4
15:04
7 жыл бұрын
Riwaayadii Godob Jacayl part3
43:53
7 жыл бұрын
Riwaayadii Godob Jacayl part 2
43:55
7 жыл бұрын
Пікірлер
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 9 сағат бұрын
Hees wayn weeye oo qiso xambaarsan aun abwaanku wxuu curiyay waqtigii majeerteenka la laynayey qaarna la xirxirayey dagaalkii itobiya lagula jirayna uusan wali dhammaan Mxm'd Sleebaankuna ay kusii qulqulayeen Itobiya oo Saldhigga ka dhiganayeen xaaladihii ayuu suuraynayaa wxuu leeyahay anigoo wxaas oo dhibaato ah kasoo maray dhulkayga dufaaciisa iyo ina siyaad barre baanan maanta ka hor caroon weeye. Qiso wayn ayay leedahay heestaan dhallaanka dambe saas ha ogaadaan. INA cali Walash oo waayahaas SSDF galay ayaa mihindisay wuxuu udhashay majeerteen Ciise Mxm'd reer Muuse Cadde nin is guhaamay ayuu ahaa oo laga baqo suugaantiisuna ubadantahay.
@zaakhir
@zaakhir 15 күн бұрын
Habeen jawiga dagan yahay sanadkuna yahay dabayaqada 2024,qurbaha jooga ayan si dagan oo bilaa shanqar iyo sawaxan lahayn igu baxaysaa codka xasan iyo kabanka daaud ilaw kunaxariso
@ignatyev7448
@ignatyev7448 22 күн бұрын
Miller Daniel Williams Laura Young Patricia
@gregsedonaldson7937
@gregsedonaldson7937 Ай бұрын
Wilson Nancy Taylor Angela White Eric
@QaadiroSaleeban
@QaadiroSaleeban Ай бұрын
Abwaan.qaadito.salebaan
@cabdulaahiSAID-w6c
@cabdulaahiSAID-w6c Ай бұрын
22:50 habeen nimo 2024 xasuus kali nimo ah
@Daadirabdi121
@Daadirabdi121 Ай бұрын
Markaad isku fiiriso labada gacmood oo eey heestaan kuwada tumeen goobe iyo daauud AUN sow kuuma muuqata in aweys goobe la yiri kaban shaqadaada maahee boongaha iyo darbuugada noo haay 😅😅😅😅😅😅 runti waxay ahayeen labo xariif oo gacmahoda maalay😢
@shiinemahamed3693
@shiinemahamed3693 2 ай бұрын
Anigoo dhax dabaalanaya mawjadaha heesaha qaraamka ah kana mid ah mucashaqiinta fankii hore waxan dul imi hees aad u miisaan culus codka erayo laxan kaban aan la cajabay iskugu biireen. 8/14/2024 qaraamiga ma dayn karo. 🔥🎸
@KhaliilPoi
@KhaliilPoi 2 ай бұрын
DIb mA us00 RaDisaN 2024 🫶💔🙈
@WAAYAARAGMedia1
@WAAYAARAGMedia1 2 ай бұрын
RIWAAYADII Hablaha Maanta Erayadii Abwaan cali aflow
@OLDLEGEND-uy7jw
@OLDLEGEND-uy7jw 2 ай бұрын
Salax Qasim naji heesahiisa dhan siden ku helaaa
@BashirMursalIssaBotan
@BashirMursalIssaBotan 3 ай бұрын
Yet another incredible song by Ali Warsame Afloow
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 3 ай бұрын
Absolutely incredible
@KhadarCaanògeel
@KhadarCaanògeel 3 ай бұрын
Haadgeedwaayabataaha
@sadiiqtawakal
@sadiiqtawakal 3 ай бұрын
Riwayadii beeney waa,run welkagu hadanu buuxin wax saarku kuqaban ogaa wax,heyntu mar ficana walalka koley kutahay baryadu weydeysana waqtigu nacaseysana hadan washo wajaqo wareerka Rabba daweye illahey wngsanaa
@mohamedshire2940
@mohamedshire2940 3 ай бұрын
21_6_2024 ___ kismayo Meeley ku geysaba godobteyda la carow what a song ❤
@cqanioomaar4489
@cqanioomaar4489 3 ай бұрын
Shuuf haada walad, Abdi Haybe.
@CanabCabdixasan-rn9mt
@CanabCabdixasan-rn9mt 4 ай бұрын
wanag rak malahan dumarku qalad yaan lasarin rak xune wujiraa intaa wanajiguu xumaan igu badalay
@CanabCabdixasan-rn9mt
@CanabCabdixasan-rn9mt 4 ай бұрын
wax hentu marficanaa waan cilanahay
@CumarXusen-xd3to
@CumarXusen-xd3to 4 ай бұрын
Weelkagu hadana buxin wasaarku kuqaban oga wedhaadu itaal yara cajiib😢😢😢😢😢
@Mudugboy0806
@Mudugboy0806 4 ай бұрын
Heestaan qof walba oo marxalado adag haystaan wuu fahmi karaa nuxurka dheer ee ku duuban wa ayadii soomalidu dhihi jirtay (Biya Sacabadaada Looga Dhargaa)
@SAIDGALER
@SAIDGALER 4 ай бұрын
Qurbe iyo waqti baa jiraa heestaan Baan saaka Soo raadiyay 06-06-2024
@AbdinasirAli-zq2bs
@AbdinasirAli-zq2bs 2 ай бұрын
Raga siidisaba waqtiga mar buu saacida pro qurbe aya ku warer ku daremeysaa anaguna dalkii aya ku yaabanahay lkn mar uun aya wqtiga nasacidaya insha allh
@SAIDGALER
@SAIDGALER 2 ай бұрын
Haa sxb insha allah mar uunbeey noo Kala kaceysaa​@@AbdinasirAli-zq2bs
@SacdiyoSiman-dl8cl
@SacdiyoSiman-dl8cl 2 ай бұрын
😊😊 0:16 😊😊😅😅Let's say.😊😊😊😅😊😊😊😅😅 0:31 😊 0:43 0:50 😊
@ASADABADIHAAJI
@ASADABADIHAAJI 7 күн бұрын
Nolow zhp nosha waa wakhti gabane
@MohaaRobii
@MohaaRobii 4 ай бұрын
@MohaaRobii
@MohaaRobii 4 ай бұрын
@Ruun-ii4rz
@Ruun-ii4rz 5 ай бұрын
Ahun Ali warsame muse waa adeerkay waa reer hargeysa iyo jabuuti riwaayadn waa lagu xidhay waxaase dib loogu dhigay hargaysa 97kii waa abwaan weyn ha loo duceeyo
@Ruun-ii4rz
@Ruun-ii4rz 5 ай бұрын
Ahun Ali warsame muse waa adeerkay waa reer hargeysa iyo jabuuti riwaayadn waa lagu xidhay waxaase dib loogu dhigay hargaysa 97kii waa abwaan weyn ha loo duceeyo
@CabdifataaxGeesale
@CabdifataaxGeesale 5 ай бұрын
Fab
@DaganHussen
@DaganHussen 5 ай бұрын
Waa run wllhi siita waxay ka hadlay saa wax la aanta
@omarazhari7948
@omarazhari7948 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@xis7762
@xis7762 6 ай бұрын
Waa ereyadii cali aflow waa nin adaraxman sacada sacad muuse habar awala
@abdirahmanlyrics3023
@abdirahmanlyrics3023 6 ай бұрын
still 2024 ❤
@GOLYOSHOW
@GOLYOSHOW 6 ай бұрын
Haben talada narirobi 2024 toban kii danbe bisha ramadN bay iga iso horbaxday heestan midra macn iyo muusigaba isku darsaty alle cimri dheer ha siiyo saalax qaasim naji anigana towfiiqda hayna wafajiyo Hadan dhiman malin un wan arki massage kan Like saar 🎉❤
@mudalibyare6807
@mudalibyare6807 6 ай бұрын
1;4:2024👁👀
@TaygaQalombi
@TaygaQalombi 6 ай бұрын
😢😢
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 7 ай бұрын
(Wcb)2 bullring ppe24/25 elite(eagle-eyed).
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 7 ай бұрын
(Wcb)2 viking ppe24/25 elite(eagle-eyed ).
@Asaltelco
@Asaltelco 7 ай бұрын
Religion
@marwodhawrsan5730
@marwodhawrsan5730 7 ай бұрын
Wanijiyow I wanaji
@Musphe
@Musphe 8 ай бұрын
The best song
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 8 ай бұрын
Ereyada maxamed nuur nidaamiye Heesaha laga dhintay yaanla sheegan
@guuleedcumar3230
@guuleedcumar3230 8 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉 yaaah sallaam sasuus qaalih ah waan kuh aqlihaysatay dahgaysihay geeh
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 8 ай бұрын
Erayada Hassan Abdilaahi X Ganney Laxanka Hassan Aadan Samatar Luuqda : Hassan Aadan Samatar. #MUSIC Saxophone 1 🎷 M Suleiman AHUN Saxophone 2 🎷 Ismail Yare AHUN Guitar 🎸 1 Aways Tiifow AHUN Guitar 🎸 2 C/qaadir M Lugey AHUN Baytari AWAYS GOOBE AHUN Boonge CISMAAN moorgan AHUN CLarine AHMED Aamito AHUN Keyboard Caydaruus Xaaji AHUN
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 3 ай бұрын
Yaan futada lagaa wasin erayadaan Xasan Geni ma samayn karee doofaaryhow doofaarku dhalay beenlowga ah.
@Hamsebaashe1
@Hamsebaashe1 8 ай бұрын
2024/1/28 habeen axad ah saacadu tahay 10:38 Waxa aan daawanaya xili aan kujiro marxalad adag xili aanan wax shaqo ah haysan xili aanan karumayn riyooyinkaygi xili aysan jeebkayga wax aduun ah kujirin Weelkaagu hadaanu buuxin Weedhaadu itaal yara Walaalka kolay kuutahay Baryadu waydaysana Illahayow iigargaar rabiyow 💯 Illahayow adoonkaagi ban ahe hamigayga iirume 💯
@bishaaroabdielmi9016
@bishaaroabdielmi9016 8 ай бұрын
Insha Allah wll wadka baxeysaa bi’idnllah
@shucayb271
@shucayb271 9 ай бұрын
❤😂
@cadaaweaxmed6336
@cadaaweaxmed6336 9 ай бұрын
Anigoo ilmeynayaa ayaan qoraalkan qorayaa Xaaskeyga oo aan jeclahay ayaa iga xanaaqsan Noloshana mugdi ayaan dareemayaa Fadlan iisoo duceeya. Waxu waa Adduunyee Ruuxba waayo soojoog.
@mhassan0163
@mhassan0163 3 ай бұрын
Xaasku hadday yara xanaaqday wey iska soo noqon, waa qayb ka mid ah guurka xanaaqa iyo murunku, every marriage has it's ups and downs, quarrel is an integral part of marriage, no quarrel no bond
@muxiyadiincali5249
@muxiyadiincali5249 9 ай бұрын
Yaaa goobeh ceesh calaaa hees xasan adan samatar ❤❤❤
@Said-q7r
@Said-q7r 9 ай бұрын
Eesh calaa hees
@xasanxuseen9897
@xasanxuseen9897 9 ай бұрын
Iyo dhamaan muslimiinta intii dhimatayba
@xasanxuseen9897
@xasanxuseen9897 9 ай бұрын
Ilaahay haw naxariisto fanaanad aamina cabdilaahi
@SirajMoosa
@SirajMoosa 9 ай бұрын
Heestaan dhiiga ayeey tabaneysaa macankeda iyo qimaha
@dalmarabdi877
@dalmarabdi877 9 ай бұрын
2023 yaa dawanaya